Home » Archive Maalinta January 31st, 2011
IGAD oo isku raacday in loo baahan yahay in Waqtiga loo kordhiyo Baarlamaanka Federaalka KMG ee hadda
Halka Arrimaha kale ee siyaasadeed loo dhaafay Dadka Soomaaliyeed….
Qoraal ka soo baxay kulankii Ururka IGAD ee ku shiray magaalada Addis Ababa ayaa waxaa looga hadlay arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan waxaa qormadaas lagu xusay “in xilliga Dawladda FKMG oo dhammaanayo 20 August 2011 sidaas daraadeed ay ururku isku waafaqsan yihiin in si degdeg ah loogu baahan in waqtiga loo kordhiyo Baarlamaanka...