Home » Archive Maalinta January 25th, 2011
Barashada Luqadda English. Q.2aad
Qoraalka oo dhamaystiran ka akhri HALKAN
Qaybtaan wuxuu si toos ah ugu xiran tahay, qaybtii hore ee aan kasoo hadalnay, hase yaashee, casharkaan ugama hadli doonno qaabdhismeedka weero (Sentences) iyo wixiii la xiriiira, sababtoo ah kuwaas waxaan uga soo hadalnay qaybihii hore.
Qaybtaan, waa qaybta ugu muhiimsan waxayna ku saabsan tahay qaabdhismeedka Tuducda(faqrada) Paragraph sidaas darteed ...