Home » Archive Sannadka 2009

Warqad Furan oo ku socota Sheikh Shariif Sh Axmed | Dr Maxamud Yusuf

Sep 8, 2009
WARQAD FURAN OO KU SOCOTA MADAXWEYNAHA SOMALIA MUDANE SHARIIF SHEEKH AXMED KU: Madaxweynaha Dowlada Kumeelgaadhka ah. Mudane: Shariif Sheekh Axmed KA: Xubnaha Ururka Aqoonyahanada Qurbojoogta Somaliyeed (SIDG) Somali Intellectual Diaspora Group (SIDG) United Kingdom, London  Mudane Madaxweyne waxad marka hore naga gudoontaa Salaan qaali ah oo kaaga timid, dhamaan xubnaha ururka aqoonyahanada qurbojoogta... 

UN role in Somalia comes under fire

Sep 8, 2009
UN role in Somalia comes under fire By Saeed Shabazz -Staff Writer- | Last updated: Sep 7, 2009 – 7:04:37 AM UNITED NATIONS (FinalCall.com) – The UN Secretary-General’s special representative to Somalia, Ahmedou Ould-Abdallah has not answered reporters’ questions concerning his involvement in the crafting of a 15-page “Memorandum of Understanding” that would give Kenya... 
Halkudheg:

Dagaalo lagu naafeeyey ciidamada gumaysiga Itoobiya oo saldhigyadooda lagu weeraray.

Sep 7, 2009
Barnaamijkii Radio Xoriyo   07 September 2009.   Kulan balaadhan oo ku dhexmaray xarunta jaaliyada Denmark dhalinyaro u dhaqdhaqaaqda sidii ay caalamka ugu soo bandhigi lahaayeen tacadiga gumaysigu u gaysto dadka rayidka ah  iyo shacabka ogadenya ee kunool wadanka Denmark   Dagaalo lagu naafeeyey ciidamada gumaysiga Itoobiya oo saldhigyadooda lagu weeraray.    Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo... 
Halkudheg: ,

Isku Shaandhentii Isku Shaandheyn Dhashey | Allman

Sep 7, 2009
Isku Shaandhentii Isku Shaandheyn Dhashey Ramadaan Kariim Akh-ristayaasha aynu jecel nahayoow meel kasta oo aad joogtaan, Akh-riste ha dhibsan qormadan oo hana ku farxin waayo waxaan halkan idiinku soo gudbindoonaa Qormada cinwaankeeda kore ku xusan oo aan uga hadli doono Isku Shaan-dheynta lagu sameeyey dhowaan Golaha Xukuumada Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid, hadalo kala duwan oo ka soo baxaya... 
Halkudheg:

Af Soomaaliga oo lagu daray Xarunta Minnesota, USA

Sep 7, 2009
In af Soomaali ka dhexmuuqdo aqalka xarunta Minnesota state waa tallaabo haboon Guriga Minnesota state looga taliyo waa guriga saddexaad xagga weynaanta marka la eego guryaha xarumaha dalka maraykanka waana guri aad u qurux badan. Gurigan waa guriga lagu sameeyo dhamaan shuruucda lagu dhaqo reer Minnesota. Waa hoyga golayaasha sharci dejinta Minnesota iyo governorkaba. Gurigan waxaa uu astaan u yahay... 
Halkudheg: ,

Igaara Fiijay …. Areey xoo yiri hee | Saciid Ducaale

Sep 7, 2009
Wafdi matalaya Guddiga Olympigada soomaaliyeed ( G O S ) ayaa dhawaan tagay magaala madaxda dowlad goballedka Puntland, ujaddeda booqashada wafdigaan ayaa aheyd in ay kala hadlaan maamulka Puntland in ay ku qabtaan Ciyaarahii gobalada soomaliya magaladan Garoowe, sannadkan 2009. In ciyaaraha goblada la qabtao waa rayi aad u fiican oo looga faaideeysan karo nabadeeyta iyo isku soo dhaweeynta ummada... 

A nation destroyed by its own youth | Abdifatah Bashir

Sep 7, 2009
A nation destroyed by its own youth The troubled nation of Somalia is in a disturbing state of affairs but it is a nation destroyed by its own people, what a shame for those who claim to be the leaders. It has suffered 20 years of destruction, loss of human lives and mass murdering in the name of Qabiil (clan), Qabqable (warlord) and also in the name of religion (This is a new phenomenon). If one wants... 
Halkudheg:

Somalia: Puntland Response to Seychelles-Kenya Pirate Smuggling

Sep 7, 2009
Government of Puntland State PRESS RELEASE 7 September 2009 Somalia: Puntland Response to Seychelles-Kenya Pirate Smuggling On Sunday, 6 September 2009, two light aircraft landed illegally at an abandoned airstrip about 12km south of a small village called Gara’ad located on the Indian Ocean coastline, particularly Puntland State territory near the southern boundary with central Somalia. The two... 
Halkudheg: ,

Number of Somalis internally displaced is over 1.5 million

Sep 7, 2009
Number of Somalis internally displaced is over 1.5 million MAP: SEE HERE (CLICK) The number of internally displaced people living in Somalia is now over 1.5 million*. The main reason for the increase of the overall number of displaced (from 1.3 million in the first quarter of 2009) is the renewed violence in Mogadishu that displaced over a quarter of a million* people since May 7th. Despite the fact... 
Halkudheg:

Labo Diyaaradood oo laga leeyahay Jasiiradda Shiishilis oo lagu qabtay Garoonka Gaalkacyo iyo Warar GoosGoos ah

Sep 7, 2009
Labo Diyaaradood oo laga leeyahay Jasiiradda Shiishilis oo lagu qabtay Garoonka Gaalkacyo. Xarakadda AL-Shabaab ee sugan Geddo oo sheegay in ay is ku soo dhiibeen Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Saameynta Dagaalada Magaalada Muqdisho iyo Ramadaanka Waxaa isku soo dubariday: W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com Labo Diyaaradood oo laga leeyahay Jasiiradda Shiishilis oo... 
Halkudheg:

Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta waxqabadkiisu waa mid muuqda oo aan la inkiri Karin

Sep 7, 2009
Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta waxqabadkiisu waa mid muuqda oo aan la inkiri Karin SAWIRADA Halkan ka daawo GUJI Markii 12-kii Maarso ee sanadkii 2007 Guddomiyaha Xiriirka K/cagta loo doortay Siciid Max’ed Nuur (Mugaanbe) kadib markii ay kullan isugu yimaadeen guddiga fulinta Xiriirka Soomaaliyeed sidoo kalana ay kullan isugu yimaadeen Guddoomiyayaasha Kooxaha ayaa xiligaasi marka laga soo... 
Halkudheg: , ,

In Somaliland, Democracy Relies on Healthy Dialogue | Al-Mutairi

Sep 7, 2009
In Somaliland, Democracy Relies on Healthy Dialogue When I visited Somaliland in 2003 and traveled from Sanaag to Awdal regions via beautiful and mountainous Sheikh City, I could always see one thing: whatever the town or city, every time I would see locals gathered at some teashops discussing and resolving the great issues of the country in very good-natured and healthy way, I consider such gatherings... 
Halkudheg:

Ururka SSCO Ee Bosaso oo Qaaday Olole Nadaafadeed iyo Hay’adda Daamun oo la garabgashay.

Sep 7, 2009
Ururka SSCO Ee Bosaso oo Qaaday Olole Nadaafadeed iyo Hay’adda Daamun oo la garabgashay. SAWIRADA Halkan ka daawo…. (GUJI) Qaar ka mida isimada iyo Ururka iskuxirka ardayda somaliyeed ee SSCO ayaa Maanta waxaa ay howlo nadaafadeed ka Fuliyeen daafaha Magaalada Bosaso iyagoo gacan fiican ka helay isimada gobolka Bari iyadoo ururku uu si xilkasnimo ah arintan ugu quudhay xoog tabar dhaqaale... 

Tolow Yaa u Caqli Celiya ina Godane | Faarax Maxamed

Sep 7, 2009
TOLOW YAA U CAQLI CELIYA INA GODANE Hogaamiyaha ugu sareeya ururka Al-shabaab ee xoogga ku haysta gobolo door ah oo ka mid ah koonfurta Soomaaliya ayaa dhowaan warbaahinta u soo gudbiyey hadal uu ku weeraray Soomaliland. Waxa ninkaa labaxay Abuzubayr oo ogaan magiciisa u qariyaa uu dhowaan ku dhaliilay maamulka Soomaliland in aanay dadka waxba u hayn wax rajo ahna aan laga sugin. Waxa uu hadalkiisa... 

Ramadaanku waa Fursada Cumriga. Q.5aad | Calinuur

Sep 6, 2009
Ramadaanku waa Fursada Cumriga (Dersiga Shanaad) Ramadaanku waxa uu fursad u yahay Muslim kasta, waxaa uu fursad u siiyaa inuu ka mid noqdo Mutaqiintii illaah jeclaa, oo waxaa u siman Caalimka Iyo Caabidka in ay ka faaiidaan, waxaana uu illaah u yaboohay qofkii Ramdaanka fursadahiisa ka faaiideysta inuu gaaro darajada ah { لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ}. Ramadaanku waa fursad lagu toosiyo... 
Halkudheg: ,

Halaagii Dhacay Looma Kala Harin | Cabdiwali

Sep 6, 2009
HALAAGGII DHACAY LOOMA KALA HARIN!!. -Qeybta Koowaad- Weedhaa akhrinteeda ama maqalkeeda maskaxda inay weydiimo faro badan kaaga furto waa laga yaabaa!!. Haddaba, haddaad xaalad ceynkaa ah isku aragto ha argagixin, dhibna ha u qaadan, waxna ha sheegan, ceymaad leedahaye. Walwalku waa astaan wanaagsan oo aad badan dheertahay. Dareenkaagu wali inuu dhaqan yahay ayay tilmaan u tahay!. Doqonta... 
Halkudheg:

Sheekh Aweys oo beeniyey in uu wax wada hadal kula jiro DFKMG

Sep 6, 2009
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo beeniyey in uu wax wada hadal kula jiro Dowladda Federaalka. Maalmihii ugu dambeeyey Saxaafadda gudaha iyo dibadda ayaa waxay hadal hayeen in wada hadal hoose u socdo Dowladda Federaalka iyo mas’uuliyiin ka tirsan Ururka Xisbul Islaam oo ka dagaalama qaybo ka mid ah dalka Soomaaliya, hase yeeshee waxaa wararkaasi gaashaanka ku dhuftay Guddoomiyaha Xisbul Islaam Sheekh... 
Halkudheg: ,

Wiilkii 5aad oo ka tagay Minnesota oo Lagu Dilay Muqdisho

Sep 5, 2009
Wiilkii 5aad oo Maraykanka (Minnesota) ka tagay oo Waraku sheegeen in uu ku Dhintay Magaalada Muqdisho… Sabtidii ayaa idaacada Fox9 shaacisay in wiilkii 5aad oo ka tagay Minnesota uu ku dhintay Muqdisho wiil kaan ayaa magaciisa warku ku sheegay Mohamoud Hassan oo dhigan jiray Jaamacadda Minnesota kana qalin jabiyey Dugsisga sare oo Roosevel. Abdirizaq Bihi oo u waramayey warbaahinta oo ay Fox9... 
Halkudheg: ,

Minneapolis Man Killed in Somalia

Sep 5, 2009
Minneapolis Man Killed in Somalia Published : Saturday, 05 Sep 2009, 5:18 PM CDT MINNEAPOLIS, MN – A fifth Somali-American man from Minneapolis has been killed in Somalia, according to his family members. Mohamoud Hassan was a former engineering student at the University of Minnesota and a recent graduate of Roosevelt High School. In the last couple years, about 20 Minnesotan men have left for... 
Halkudheg:

Dowladda Holand oo sii deysey Afar nin oo laga shakisanaa in ka dagaalameen soomaaliya

Sep 5, 2009
Wadanka Holland ayaa la sheegay in ay xoriyaddooda heleen 4 nin oo sirdoonka wadankaasi horey uga qabteen xadka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya sida uu sheegay xubin ka tirsan Baarlamaanka wadankaasi Holland. 4-taan nin ayaa la sheegayaa in ay ka soo jeedaan asal ahaan wadanka Marooko, balse ay saddex ka mid ahi haystaan jinsiyadda wadanka Holland halka mid afraadna uu haysto Baasaboor Holland ah,... 
Halkudheg: ,

Soomaalida nafsi iyo jir ahaanba wey u sameeyeen dagaaladu.

Sep 5, 2009
Soomaalida nafsi iyo jir ahaanba wey u sameeyeen dagaaladu. Dagaalada iyo xasilooni la’aanta ka taagan soomaaliya waxaa ku cireystay jiil, waxaa sidoo kale ku garaadsaday jiil ha noqdo kii ku hanaqaaday bilawgii dagaalka iyo midkii lagu dhalayba. Jiilkani waxay ku barbaaren dhawaqa rasaasta, waxayna u arkaan dagaalka qeyb kamid ah nolosha, iyo in nidaam iyo kala dambeyn tahay gumeysi iyo cuburin... 

Samaaxatul Shiikh C/aziiz ibnu Baaz !!!! ( 2)

Sep 5, 2009
Samaaxatul Shiikh C/aziiz ibnu Baaz !!!! ( 2) Casharkeenii hore waxaan uga soo hadalnay Sifaat fiican uu lahaa Shiikhu ,haatanna qaar kale ayaan ka sii sheegeynaa insha’alaah. Cilmigiisa iyo Xifdigiisa: Wuxuu dadka badidiisa Shiikhu uga duwanaa Xifdin aad u ballaaran iyo dhaqso u helidda jawaabta saxa ah iyo fahamka weyn uu u lahaa soo ururinta masaa’isha cilmiga ah, wuxuu ahaa Shiikhu... 
Halkudheg: ,

SRSG welcomes UNPOS visit to Somaliland

Sep 5, 2009
For Immediate Release PRESS RELEASE 026/2009 SRSG welcomes UNPOS visit to Somaliland Nairobi, 4 September 2009 – A delegation from UNPOS, led by the UN Deputy Special Representative for Somalia Charles Petrie, visited Somaliland this week to meet officials, with a focus on the continued and strengthened engagement of UNPOS in Somaliland. The delegation also met members of the Government as well... 

Somali Continental Shelf Filing Rejected by Parliament Has Norway “Embarrassed,” UN Admits

Sep 4, 2009
Somali Continental Shelf Filing Rejected by Parliament Has Norway “Embarrassed,” UN Admits By Matthew Russell Lee Source: http://www.innercitypress.com UNITED NATIONS, August 31 — The Somali parliament recently voted over 90% against a deal cut by UN envoy Ahmedou Ould-Abdallah, using Norwegian assistance, to make a joint Kenya – Somali filing about the Somali people’s... 
Halkudheg:

Xarunta Daryeelka Agoonta Iyo Dadka Waalan Oo Ay Darxumo Darteed Ugu Geeriyoodeen 30-Qof

Sep 4, 2009
Xarunta Daryeelka Agoonta , Derbi Jiifka Iyo Dadka Waalan Oo Ay Darxumo Darteed Ugu Geeriyoodeen 30-Qof Warbixinta Xarunta oo uu soo jeedinayo C/raxmaan Macow (DHEGEYSO) Sawirada Halkan ka daawo Waa sidee xaalada dadka waalan ,caruurta derbi jiifka ah ,iyo agoonta ku jirta xerada ahlu kheyr ee magaalada muqdisho,ma dhabaa in jirkoodu u joogo qalbigoodune uu maqan yahay ? Maamulaha xerada cabdiraxman... 
Halkudheg: