Home » Warar
Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka qeybgalay Kulan Dood wadaag ah, su’aalaha shacabkana ka jawaabayey
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta ka qeybgalay kulan ay soo abaabushay hay’ada CRD oo ah kulan noocii ugu horreeyey ee uu Ra’iisul Wasaare Soomaaliyeed ka qeybgalo isagoo ka jawaabayey su’aalihii ay weydiinayeen ka soo qeybgalayaashii kulanka iyo weliba Qurbo joogta Soomaaliyeed oo si toos ah internet ka ula socda barnaamijka.
Kulankan oo ay soo abaabushay hay’adda...
Meydad Dad Soomaali ah Oo la soo Gaarsiiyay Isbitaalka Magaalada Sanca ee Dalka Yaman.
Iyadoo dalka yaman rabshadaha iyo dagaalada ka jira ay sii kordhayaan maallinba maalinta ka danbaysa ayaa waxa ay rabshadahasi saameeyeen dadka Soomaalida qaxootiga ah ee ku sugan gudaha dalka Yaman.
Qaxootiga Soomaalida oo muddo dheer dalkaas ku sugnaa ayaa dhibaatooyinka ay la kulmaan waxaa ka mid ah dil Xarig iyo dhac loo gaysto.
Rabshadaha ka dhaca inta badan gudaha wadanka Yaman ayaa dhibaatooyin...
Banbaano lagu weeraray guriga uu dagan yahay mid ka mid ah saraakiisha sare ee ciidamada dowlada KMG somaliya .
Bambada F1 ayaa lagu weeraray guriga uu magaalada ka dagan yahay admiral guuto faarax Cumar Axmed Farax qare oo ah taliyaha ciidamada badda somaliyeed waxaana bambaanadu burbur gaarsiisay dhismaha inkasta oo aan la sheegin dad wax ku noqday
Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in ay maqlayeen qarax weyn kaasi oo cabsi galiyey dadkii goobta ka agdhowaa ,waxaana qaraxu dhacay xiligii salada maqrib iyo cishaha...
Faarax Macallin: Ma dhici doonto in Mardambe Xamar looga taliyo Kulbiyow, ninka taas ku riyoonayana waxaa uu ku nool yahay qarni kale…
Gelitaanka Ciidamada Itoobiya ay galeen Soomaaliya waxay dhibaato weyn u keeneysaa hawlgalka Kenya.. waxa kale oo uu sheegay in Kenya ay ka duwan tahay Itoobiya.
Sii Akhri
Read More →
Ra’iisul Wasaaraha oo maanta booqday xerada Xanaanada caruurta ee Al-Birri oo ay ku jiraan caruur agoon ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqday xerada Xanaanada caruurta ee Al-Birri oo ku taala degmada Hodon ee magaalada Muqdisho halkaasoo ay ku jiraan 700 oo caruur u badan agoon iyo kuwo ay qoysaskoodu awoodin inay waxbarasho geeyaan halkaasoo lagu baro qur’aanka iyo waxbarashada kale ee Iskuulka.
Halkan kadaawo masawiro dheeir ah
Xaruntan...
Cabdiqaasin Salaad Xasan Oo Shacabka Soomaaliyeed Ku Booriyay In ay Meel Uga soo wada Jeestaan Ciidamada Shisheeye ee Dalka Soo Galay
Madaxweynihii hore ee DKMG Soomaaliya oo iminka ku nool Dalka Masar ayaa waraysi uu siiyay Idaacadaha maxaliga ee magaalada Muqdisho waxaa uu ka waramay dhibaatada iyo degid la’aanta ka taagan Soomaaliya.
Dhag sii
Read More →
Ra’iisul Wasaaraha oo maanta kormeer howleed ku tegay saldhigyada Booliska
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeer howled ku tegay qeybo ka tirsan saldhigyada Booliska ee magaalada Muqdisho isagoo sidoo kalena soo kormeeray mushaar bixinta ciidanka Booliska oo ka soconeysa Dugsiga Tababarka ciidanka Booliska ee Jen. Kaahiye Ex. Iskoola Bolisiyo.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa kormeerkiisan ku wehlinayay...
Dowladda FKMG oo Sheegtey in ay soo Dhaweyneyso Ciidan kasta oo la Dagaalamaya Al-Shabaab
Wasiirka gaashaandhigga dawladda federaalka KMG Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka dib ugu soo noqday ka gadaal markii uu safaro ku soo kala bixiyay dalalka Kiinya iyo Itoobiya.
Sii Akhri
Read More →
Warsaxaafadeed: Dowladda FKMG ee Soomaaliya oo ku dhawaaqday Guddiga Wadajirka ah ee Roadmap ka
Muqdisho, November 20,2011—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta ku dhawaaqay guddiga Wadajirka ah ee habraaca marxaladda kala guurka ah “Rodmap” 2011/2012. Dhaqangelintii Roadmap ka ayaa u socda si habsami ah iyadoo lagu guuleystay in wax badan laga qabtay howlahii uu tilmaamayey habraaca marxaladda kala guurka “roadmap” 2011/2012.
Hoos ka dhegeyso...
Markab Dagaal oo laga leeyahay Wadanka Kenya oo lagu Gubey Meel ku dhow Xeebaha Kudhaa ee Gobolka Jubbadda Hoose
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubada Hoose waxay sheegayaan in Afar Doonyood oo kuwa dheereeya oo ay ku rakiban yihiin Hub Noocyadiisa kala duwan ay weerar ku qaadeen Maraakiib Dagaal oo laga leeyahay Dalka Kenya oo ku sugnaa Meel ku dhow Xeebta Kudhaa gaar ahan Jasiirada Midhaawa .
Sii Akhri
Read More →
Warsaxaafadeed: Ra’iisl Wasaaraha oo maanta u dukaameysi tegay Suuqa Bakaaraha
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG:
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u dukaameysi tegay Suuqa Bakaaraha oo ah suuqa ugu weyn suuqyada dalka isla markaana ay dowladdu dib u howlgelisay kadib markii waqti kooban uu hakat galay howlihiisii ganacsi.
Ra’iisul Wasaaraha oo ay safarkiisa ku wehlinayeen saraakiisha Booliska iyo kuwo...
Ciidamo Itoobiyan ah Oo aad u Fara Badan Oo Soo Gaaray Degmada Balan Balle ee Gobolka Gal Gaduud
Wararka naga soo gaaraya Gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in barqanimadii Maanta Ciidamo Itoobiyaan ah aad u hubaysan watana Gaadiidka Uuraalka, Taangiyo Diyaaraduhuna ay galbinayaan in ay soo gaareen Magaalada Balan Balle ee Gobolka Gal gaduud.
Sii Akhri
Read More →
Cabdulaahi Cabdi Yirid oo Shirkii London ku Tilmaamey Shirkii Hagardaamada Soomaaliya.
Arrimo Sir ah oo uu Daboolka ka qaadey
Cabdulaahi Cabdi Yirid oo ka mid ahaa Dhalinyaro lagu martiqaadey shir ka dhacay Magaalada London ee Cariga Ingriiska gaar ahaa 31 dii Oktoobar ayaa sheegey inshirkaas lagu martiqaadey dad fara badanoo isugu jirey Soomaali iyo Ajaaniib , sago sheegey ama ku tilmaamey Shirkas Shirkii Hagardamada ee Soomaliya wuxuuna Wareysigiisa daboolka uu kaga qaadey arrimo...
Safiirka Kenya ee Qaramada Midoobey oo Sheegey in Dhalinyaro u Dhalatey Mareykan oo Tiradoodu u dhaxeyso 700- 1000 ay ka Barbar Dagaalamayaan Xarakada Al-Shabaab
16-kii oktoobar ayey markii Ciidamada Wadanka Kenya ka soo talaabeen Xuduuda Soomaaliya gaar ahaan Deegaano ka tirsan Gobolka Jubadda Hoose waxaana Gelitaanka Ciidamada Kenya ka soo horjeestey inta badan Shacabka Soomaaliyeed kuwaas oo ku tilmaamey Mid sharcidaro ah hase yeeshee sidey Ciidmada Kenya u soo galeen Soomaaliyeed waxaa Dowladda Kenya ka soo baxayey qayla dhaan ku aadan in Dagaalka gacan...
Xisbiga Hiil Qaran oo Xaruntiisa Muqdisho ku qabtey Siminaar ku saabsan Hogaaminta Wanaagsan
Waxaa Xarunta Xisbiga Hiil Qran ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Siminaar ku saabsan habka Hogaamnta Wanaagsan waxaa ka qaybgaley Qaybaha kala duwan ee Bulshada ee hoos tagta Xisbiga Hiil Qaran sida Odoyaasha , Culamau’diin ,Dhalinyarada , Haweenka iyo Waxgarad
Siminarkaan ayaa waxaa Casharo ka bixinayey Macalin Cali Maxamed Yuusuf oo si aad ah ugu dheeraadey Habka Hogaaminta Wanaagsan isagoo sheegey...
Shacabka Kenya oo loo sheegay in Sheikh Shariif taageersan yahay hawlgalkooda Militari ee ay ka wadaan gudaha Soomaaliya
Weli Sheikh Shariif shacabka Soomaaliyeed uma caddayn waxa bedeley mowqifka hore ee uu ka qaatay diidmada ciidanka Kenya.
Sii Akhri
Read More →
Isbahaysiga Nabada Soomaaliyed (SPA) oo ku baaqay in Kenya iyo Al-Shabaaba loo aqoonsdado gumeysi cadow ku ah Qaranimada dalka
Masuuliyinta Isbahaysiga Nabada Soomaaliyeed ayaa maanta xaruntooda magaalada Muqdisho ku qabtay shir saxaafadeed kaasoo ay uga soo horjeesteen heshiiskii maalintii shalay ay ku kala saxiixdeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya madaxweynayaasha Kenya, Somalia iyo Ugandha kaasoo dhigayey in meel looga soo wada jeesto si wadajir ahna loola dagaalamo Xarakada A-shabaab, iyadoo isbaheysigu uu sheegay in...
Maxamed Cumar Xabeeb ( Maxamed Dheere) Oo Soo Dhaweeyay Soo Gelitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya
Maxamed Dheere oo mar noqday Guddoomiyaha Maamulka Dawladda Federaalka Soomaliya ee Gobolka Banadir ayaa markii u horeeyay ka hadlay soo gelitaanka Ciidamada Kiinyaanku ay soo galeen Gudaha Dalka Soomaliya.
Maxamed Cumar Xabeeb oo waraysi uu siiyay qaar ka mid ah Warbaahinta Gudaha ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegey in soo gelitaanka Kiinya ee soomaaliya lagu qasbay ka gadaal markii Nabad gelyadeedii...
Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii Golaha wasiirada ee maanta
Golaha Wasiirada ee Xukuumada FKMG ah ee Soomaaliya ayaa manta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoomiyay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Kulankan ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xaaladda ammaan ee dalka, bannaynta dhismayaasha dawladda, Mashrruuca Guriyeynta ee dawladda Turkiga ballan qaadey, la dagaalanka musuqmaasuqa,...
Mamulka Gal Mudug oo Sheegey in ay Xoog ku soo Furan doonaan Haweeney Mareykan ah iyo Nin u Dhashey Denmark
Wasiir Ku Xigeenka arrimaha Gudaha iyo amniga ee Mamaamul Goboleedka Gal Mudug Axmed Maxamed Baasto ayaa ka hadlay qorshaha maamulkiisa ee ku aadan afduubkii dhawaan lagu sameeyey shaqaale Ajaaniib ah oo ka dhacay Koofurta Galkacyo.
Baatso aya sheegey in marnaba uusan maamulkiisu ka waaban doonin sidii dib xuriyadooda ugu soo celin lahaa shaqalihii ka tirsanaa Hay’adda DDGda kuwasoo sida la sheegey...
Ra’iisul Wasaaraha oo shir guddoomiyay galabta kulan looga hadlay Amniga Muqdisho iyo dib u soo celinta Bilicdeedii
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay Amniga caasimadda (Mogadishu Stabilization Plan), Bilicda magaalada iyo sidii goobihii dowladda dib loogu soo celin lahaa gacanta dowladda, waxaana kulankan ka soo qeybgalay guddoomiyeyaasha 16-ka degmo, saraakiil ka socotay hay’addaha...
Duullaanka Kenya waa mid salka ku haya in ay Shidaal ka Baarato Xeebaha Soomaaliya…
Weerarka Kenya ku gashay gudaha Soomaaliya waxa uu sababi karaa in Soomaalidu la soo noqoto NFD oo gumaystayaashii reer Yurub gacanta u geliyeen Kenya ……..
Sii Akhri
Read More →
Ra’iisul Wasaaraha oo maanta shirar muhiim ah la yeeshay wufuud ka socotay Q/midoobay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada
Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ballaaran kula qaatay
xafiiskiisa Muqdisho wufuud ka socotay Q/midoobay oo ay kala hogaaminayeen kuxigeenka
wakiilka xoghayaha guud ee Q/midoobay Christian Manhall iyo xiriiriyaha
Q/midoobay ee gargaarka Mark Bowden waxaaana kulamadani looga kala hadlay
arrimaha Roudmap-ka iyo wixii ka qabsoomay iyo weliba caqabadaha jira,...
Prof Xuseen Warasame “Dowlada Kenya waa ku Fashilantey Duulaankii Soomaaliya , Taakulo yar oo ay ka Heshana Israa’iil waxay ku Diri doontaa Muslimiinta”
Inta badan dadka soomaaliyeed ayaa si weyn uga soo horjeestey Duulaankii Ciidamada Itoobiya ku soo galeen Deegaano ka tirsan Gobolada Jubada Hoose iyo Gedo ka dib markii u arkeen Duulaankaas mid Sharcidaro ah islamarkaana aan lagala tashan Dowladda Federaalka iyadoo taasi ay jirto ayaa Aqoonyahan Prof Xuseen Warsame oo wax ka dhiga Jaamacad ku taal dalka Kanada ayaa mar uu u wareamayey Idaacadda...
Miyay Guulaysatay Dowladda Kenya Afar Todobaad kadib Duulaanka Soomaliya?
Dowladda Kenya oo Duulaanka Ay ku soo Qaaday Dalka Somaaliya uu Jirsaday Afar Todobaad oo Ciidankoodu ay meel kaga dhaqaaqi la’yihiin inta u dhaxaysa Dhooblay iyo Taabto ayaa bilowday inay sii xoojiso Taageero u helis qorshaheeda ku wajahan Gacan Ku dhigida Magaalada Dakada Leh ee Kismayo.
Wasiirka Arimaha Dibada Kenya Moses Wetangula iyo Safiiradooda u fadhiya Dalalka Carbeed ayaa kulamo aan waqti...




