Home » Warar

Guddoomiyaha Baarlamaanka Madoobe Nuunow oo ka hadlay Khilaafka ka Dhex Dhashay Madaxweyne Shariif iyo Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

Mar 6, 2012
Kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho ayna yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka ee Dowlada Federaalka kuwaas ah kuwa ka soo hor jeeda Shariif Xasan ayay kaga hadleen guud ahaan Xaaladaha uu dalku marayo haatan. Xildhibaanada ayaa sheegey in loo baahan yahay in dalku ka gudbo Marxaladda uu haatan ku jiro isla markaana lala jaan qaado is bedelka siyaasadeed ee ku dhisan xiliga kala Guurka. Xildhibaanadan... 
Halkudheg:

Xaflad Xariga looga Jarayey Duulimaadka Caalamiga ee Shirkada Turkish Airway 20 Sanno ka dib oo maanta ka dhacdey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Mar 6, 2012
Iyadoo maalmihii u danbeeyayba si weyn loo hadal hayay in Shirkadda Turkish Airways ay Duulimaad ka bilaabayso Soomaaliya ayaa Duulimaadkii i ugu horeeyay ee Shirkaddaas waxay maanta ka Bilowdey Magaaladda Muqdisho .Diyaaraddan oo ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha Dalka Turkiga ayaa Saakey Aroortii soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Magaalada Muqdisho. Munaasibad aad u ballaaran oo... 
Halkudheg:

Isbaheysiga Dhismaha Dekedda Lamu iyo Baraarug La’aanta Wadamada Islaamka ee Bariga Afrika

Mar 6, 2012
Hogaamiyayaasha Dowladaha Kenya, Koofurta Suudaan iyo Itoobiya oo dhawaan Xarigga ka jaray Mashruuc ballaaran oo lagu furayo Dekad Cusub oo laga dhoofiyo Shidaalka laga soo saaro Dowladda Cusub ee Koonfurta Suudaan. Dekaddan Cusub oo laga furayo magaalada Laamuu ee dhacda Xeebta Badweynta Hindiya ayaa waxaa looga kaaftoomi doonaa Tubbooyinka Gaaska qaada ee hadda Dowladda Cusub ee Koonfurta Suudaan... 
Halkudheg: , ,

XAFLAD QALIN JEBIN KA DHACDAY JOHANNESBURG

Mar 6, 2012
Maanta oo ay taariikhdu tahay 4/3/2012 ayaa waxaa dhacday xaflad qalin jabin ah, taasoo lagu maamuusayay ardayaddii ugu horeysay ee quraanka ku dhamaysay muddo sanad iyo hal bil, ayadoo mudadaa laga reebay iskuulka si ay Kitaabka Ilaahay u xifdiso. Xafladdan waxaa lagu qabtay masaajidka Imaamu Shaafici ee magaalada Johannesburg, halkaasoo ay ka soo qayb galeen dadwayne aad u fara badan, isuguna jira... 
Halkudheg:

Gudoomiyaha Naadiga Pen oo Muqdisho kala Qayb galey Xusas loo sameeyey Sannad Guurada 40 aad Maalinta Caalamiga ee Afka Hooyo iyo Sannad Guurada 17 aad ee Naadiga Pen

Mar 6, 2012
Waxaa maanta Hotelka Amiira ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad si heer Sare ah loo soo agaasimey oo lagu Xusayey Sannad Guurada 40 aad ee Maalinta Caalamiga ah Afka Soomaaliya iyo Sanand Guurada 17 ee Naadiga Hal Abuurka iyo Qalimaalka Soomaaliyeed ee Somali Pen waxaana Xafladaan qabtey Naadiga Pen ee Koonfurata iyo Bartamaha Soomaaliya Xafladaan oo lagu wadey in la qabto 21 Feberaayo ee la soo... 
Halkudheg:

Ardayda Soomaaliyed ee waxkabarata wadanka Bangaladhesh oo Shahada sharaf gudoonsiiyay safiirka Dalka Turkiya ufadhiya Bangaladhesh, kulanna laqaatay

Mar 4, 2012
Waxaa maanta (Maarso 4, 2012) safaaradada dowlada Turkiya ee wadanka Bangaladhesh kulan aad iyo aad muhiim ahaa ku yeeshay guddi matalayay ardayda Soomaaliyeed ee wadanka Bangaladhesh iyo safiirka dowlada Turkiya ee wadankan. Kulankaaas oo muddo saacad ku dhawaad ah ka socday hoolka shirarka ee safaarada, intuu socday shirka ayaa waxay isla soo qaadeen xaaladaha ardayda Soomaliyed ee waxkabarata wadankan... 
Halkudheg:

Banaanbax aad u xoog badan oo ka dhacay Magaalada London – Safaarada Itoobiya horteeda

Mar 4, 2012
Abaarihii 11 Duhurnimo ayaa waxa dad kasoo jeeda dhulka Somalida Ogadeniya waxa ay isasoo hor tubeen Safaarada Itoobiya ee ku taala London. dadkan oo kor udhaafaya 500- oo qof ayaa isugu jiray Caruur, haween, dhaliyaro iyo qeybaha kala gadisan ee bulshada sida culumo iyo aqoonyahanka Somalida Ogadeniya. Dadka mudaharadaya ayaa waxa ay kasoo horjeedaan Gumeysiga Ethiopia oo ka geystay dhulka Ogadeniya... 
Halkudheg:

Ciidamada Gumeysiga Kenya oo in ka badan 140 maalmood ku jira Gudaha Soomaaliya

Mar 4, 2012
Iyo Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo ayaguna ku jira Soomaaliya in ka badan 64-maalmood – Ciidamada gumeysiga Kenya waxay ka gudbeen xad beenaadka NFD bishii October 16, 2011, ayagoo intii ka dambeysey deggaanada goboladda Jubooyinka iyo kuwa laolloga ahba ka geystey duqayn isugu jirta madaafiicda noocyadeeda kala duwan iyo duqayn hawada oo ay ku waxyeeleeyeen shacab Soomaaliyeed oo aan waxba... 
Halkudheg:

Zenawi iyo Kibaki oo Shirkii London kaddib Dhagax dhigay Deked laga dhisayo Lamu

Mar 3, 2012
Iyo Kenya iyo Itoobiya oo kala saxiixday heshiis ku saabsan waddo-tareen oo isku xiraysa Lamu iyo Addis Ababa… Kulan ay Maarso 1, 2012 magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki iyo ra’iisul wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi ayaa waxaa labadaas dal ku kala saxiixdeen heshiis ku saabsan waddo tareen oo isku xiriirineysa magaalada Lamu iyo Addis Ababa. Heshiiskaas oo ay goobjoog... 
Halkudheg:

Dagaalka ka socda Raaso waxaa hurinaya Gumeysiga iyo adeegayaashiisa

Mar 3, 2012
Taliska gumeystaha ee Addis Ababa, suu u sii cimri dheeraysto wuxuu caado ka dhigtay inuu isku diro oo hubka isugu dhiibo shacabka walaalaha ah ee Somalida Ogadenya. Si uu qorshihiisa gumeysi iyo isir sifayntu ugu hirgasho wuxuu si xishood la´aan ah u adeegsadaa tabta lagu yaqaano gumeysiga ee ah qaybi oo xukun. Wuxuu Taliskaas dhiigya cabka ah iyo kuwa dhidid dhawrka ah ee uu ku adeegto ay si kumeel... 
Halkudheg: ,

Faah Faahin Dheeraad ah oo ka soo Baxaysa dagaalkii Saaka Muqdisho ka Dhacay

Mar 2, 2012
Iyadoo subaxnimadii hore ee saaka dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dawladda iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo Xarakada Shabaab uu ka qarxay Degaanada Waqooyi ee magaalada Muqdisho ayaa tafaasiil dheeraad ah waxaa ka soo baxaya dagaalkaas.Madaafiicdii labada dhinac ay is weeydaarsanayeen ayaa sida la sheegey mid ka mid ah wuxuu ku habsaday Guri ku yaala Suuqa Xoolaha halkaasoo ay ku dhinteen illaa Lix... 
Halkudheg:

Fariin muhiim ah oo ku socota Somalida Minnesota

Mar 2, 2012
Fadlan kasoo qayb gal Shir lagu casumay madaxda Gobolka Minnesota iyo labada Bangi ee ugu waawayn gobolkan Wells Fargo iyo Usbank, iyo saxaafada Maxaliga ah, Culimmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Waqtigu waa 6:00pm, goobta waa Abubakar As- Saddique Islamic Center. Warbixin kooban: Sida aan dhamaanteen lawada socono waxaa jirtay in Bangiyada waawayn ee Maraykanka ay diideen inay la shaqeeyaan... 

Meles Zanawi Maxaa Xiligaan ku soo beegey in uu Eedeyn u jeediyo Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom

Mar 1, 2012
Raiisul Wasaaraha Itoobiye Meles Zanawi ayaa mar uu wareysi siinayay Mid kamid ah TelevishinadaDalkaasi ku yaala ayaa ka hadlay arimaha Soomaaliya ,iyo dhaqaalaha ay qaataan Ciidamada Shisheeye ee Muqdisho Zenawi ayaa eedeen kulul usoo jeediyay howlaha Ciidamada Shisheeye ee Caasimadda Soomaaliya jooga ay ka wadaan,waxaana uu sheegay in ciidamadaasi ay ku baxayaan dhaqaalo faro badan,hadana aysan dhaafi... 
Halkudheg:

Dood siyaasada Somalia kusaabsan oo channel ka caalamiga ah E-TV/ africa 360 U Qabtay Jaaliyada Somalida South Africa ( SASA)

Mar 1, 2012
Channel-ka Caalamiga ah E “AFRICA 360” ayaa maanta dood ku saabsan shirkii soomaalida ee London loogu qabtay ku qabtay magaaladda Johannesburg. Waxaa shirkaa kasoo qaybgalay DR. IQBAAL oo ah safiirka Koofur Afrika ee dalka Eretaria iyo madaxa xiriirka guud ee jaaliyadda soomaalida Koonfur Afrika mudane Maxaamed amiin: Channel –ka caalamiga ah E “Africa 360“ ayaa manta dood ku saabsan shirkii... 

Jaaliyadda Sweden oo casho sharaf u sameysey Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ee Soomaaliya.

Mar 1, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sweden ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ku soo dhoweeyeen casho sharaf si heer sare ah loo soo agaasimay. Casho sharaftan ka dhacday Makhaayadda Jubba ee magaalada Stockholm ayaa waxaa soo abaabulay Ururka Nabadda iyo Horumarka. Xafladan ayaa cashadii ka dib waxaa goobta ka hadlay mas’uuliyiin ka tirsan... 
Halkudheg:

Shiikh Shariif :Ciidamada Itoobiya iyo Kenya Haa Cabdi Qaasim : Ciidamada Itoobiya iyo Kenya Maya

Feb 29, 2012
Iyadoo deegaano ka tirsan Soomaaliya ay ku jiraan Ciidamo ka tirsan Dowladaha Kenya iyo Itoobiya ayaa deegaanadaas wararka ka imaanaya waxay sheegayaan in Ciidamadaas ay halkaa ka wadaan Dhibaatooyin kala duwan oo ay u geysanayaan dadka Rayidka ah ee halkaa ku dhaqan iyadoo weliba ay u sii dheer tahay Duqeymaha aan loo aabo yeelin ee markasta lagu garacayo dadka Rayidka ahj ayaa dhibaatooyinkaan waxaa... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Sweden

Feb 29, 2012
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo maanta soo gaaray magaalo madaxda Stockholm ee dalka Sweden ka dib markii uu soo dhameystiray booqasho uu maalmahan ku joogey Norway. Ra’iisul Wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt oo ah Ra’iisul Wasaarihii 32aad ee dalka Sweden iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ah Ra’iisul Wasaarihii... 
Halkudheg:

Dhinacyada Siyaasadda Soomaalida oo Aragtiyo kala duwan ka bixinaya Shirkii London islamarkaan waxaa shirkaas lagu tilmaamey Mid Dowladda Ingiriiska ku dooneyso in ay la soo baxdo Shidaalka Soomaaliya

Feb 28, 2012
Wixii ka dambeeyay maalintii la soo gabagabeeyay shirka Magaalada London waxaa soo if baxay oo cirka isku shareeray cadeymaha dhabta ah ee ka tarjumaya danaha dhabta ah ee uu ingiriisku ka leeyahay dalkeena Soomaaliya.Inkastoo qodob kasoo baxay shirka lagu cadeeyay Maxmiyadda dhaqaalaha ayaa haddana wargeysyada dalka Ingiriisku billaabeen in ay si toos ah u faah faahiyaan dowrka gumeysi ee ay dowladdoodu... 
Halkudheg: ,

Xaflad si Heer loo soo Agaasimay laguna soo Dhaweynayo Xayiraadii laga qaaday Shirkada Barakaat oo ka Dhacday Magaalada London.

Feb 28, 2012
Munaasabad si heer sare ah looga soo shaqeeyey ayna soo abaabuleen Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska ayaa ka dhacday Magaalada London taasoo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowlada Kumeel Gaarka Soomaaliyeed iyo shacbi weyne isaga kala yimid qeybaha kala duwan ee Magaalada London. Xafladan oo iyadu qado iyo Khudbadaba isugu jirtay tasoo lagu soo dhaweynayey... 

War-Saxaafadeed Ra’iisul Wasaare Abdiweli: Xilliga Kala Guurka ah Waa Inuu Dhamaadaa 20ka August 2012

Feb 28, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Norway ayaa sheegay in Xilliga Kala Guurka ah uu ku egyahay August 2012 oo aysan jiri doonin muddo kororsi danbe. Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri “ Shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba waxaa ka go’an in Xilliga KMG ah la soo afjaro August 2012 oo Soomaaliya ay yeelato Dowlad Rasmi ah oo u adeegeysa... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo kulamo la qaatay mas’uuliyiinta Norway

Feb 27, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa u qornaa sidan: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Norway ayaa maanta kulamo la qaatay mas’uuliyiinta Norway oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal, shirkii London, Roadmap ka iyo sidii loo soo afjari lahaa Xilliga KMG ah. Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya ayaa kulamadii uu mas’uuliyiinta... 
Halkudheg:

Jamaacada Al- Ictizaam oo qodobo Muhiim ah kasoo saaray Xaalada wadanka Soomaaliya

Feb 27, 2012
Shir uga socday Jamaacada Al-ictizaam shantii bari ee lasoo dhaafay magaalada Hargaysa ayaa maanta soo gabagaboobay. Kulankan ayaa lagu qabtay Hotel-ka Ambassadoor ee caanka ka ah Hargaysa. Bayaanka kasoo baxay shirka ayaa ka kooban 20 qodob oo ka hadlaya arimo kala duwan, waxaa ka mid ah; in ummada Soomaaliyeed illaahay u noqoto, heshiiso, danaheedana garato, in magaca diinta aan ummada lagu dhibaatayn,... 

Xog-hayaha Guud Ee Madaxtooyada Jabuuti “Haddii Soomaali Siyaasadii Ay Guracantey Oo La Diidey In Wax Meel Loowada Wado, Bal Dhanka Dhaqaalaha Iyo Dhaqanka…”

Feb 26, 2012
Gudoomiye ku xigeenka koowaad SBIC Cabdirashiid Haybe Dubadd “…Markaad Addigu Dooneyso Malyuun Doolar In Aad Ummaddaada Ku Badbaadiso Ee Boqol Milyan Oo Dadka Lagu Fasahaadinayo La Keeno Ma Joojinkareysid” wareysi. Golaha Ganacsatada iyo Maalgeshiga Soomaaliyeed ee Xaruntoodu tahay caasimadda dalka Jabuuti oo shir looga hadlayo wax qabadka mudadii uu jirey (SBIC), qorshaha mustaqbalka iyo doorashada... 

Dowladda Kenya oo Sheegtay in wax wada hadal ah aysan la Galayn Xarakada Al Shabaab ee ku saabsan sii Deynta Sarkaal ka tirsan Ciidamada Kenya .

Feb 26, 2012
Afhayeenka Xukuumadda Kiinya Cyrus Aguna ayaa ka hadlay dadaalada Ciidamadooda ay ka wadaan gudaha Soomaaliya.Af hayeenka oo la hadlay war baahinta Dalkaas Kiinya ayaa sheegey in Dawladda Kiinya Ciidamadeeda marnaba aysan kala bixi doonin Soomaaliya illaa ay ka cirib tiraan Xarakada Shabaab oo iminka dagaal uu kala dhaxeeyo. Mr Aguna ayaa sheegey sawirada dhawaan ay soo ban dhigeen sarkaal ka tirsanaa... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya oo gaaray Oslo, Norway

Feb 26, 2012
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaas oo uu martiqaad rasmi ah ka helay madaxda Dowladda Norway. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka soo ambabaxay London oo uu uga qeybgalay shirkii 23ka Febraayo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu wadaa inuu madaxda Norway kala hadlo xiriirka labda dal, sidii loo dhaqangelin... 
Halkudheg: