Home » Warar

Wasiirka Warfaafinta oo ka Qayb galey Daawashada Filim ay Markii ugu Horeysey Sameysey Xarunta SAPIC oo ka hadlaya Burcad Badeedeeda.

Mar 6, 2014
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho maanta oo ay taariikdu tahay 4/3/2014 lagu qabtey Kulan lagu Daawanayey Filimka ka hadlaya waxa keeney in ay Hoos u dhacaan Falalkii Buradeednimada ee labadii Sanno ugu Dambeysey , waxaana sida wadajir u soo qaban qaabiyey Wasaaradda Warfaafinta iyo Xarunta Macluumadka iyo ka Hortaga Burcad Badeednida ee (Sapic ) SAMLIA ANTI-PIRACY INFORMATION CENTER waxaana... 

Xildhibaan Cabdalla Boos: Soomaaliya waa dal la haysto

Mar 5, 2014
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka DFS oo sheegay in Soomaaliya tahay dal la haysto – Xildhibaan Cabdalla Boos oo ka tirsan Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka dalka Soomaaliya uusan gacanta ugu jirin dadka Soomaaliya, uuna yahay dal la haysto, waxana uu tilmaamay in xukuumadihii soo maray oo ay ku jirto Dawladda hadda jirta ee Federaalka Soomaaliya ay yihiin... 

Dowladda Imaaraadka Carab oo Dalkeeda u qaadey mid ka mid ah Bukaan Soomaaliyeed oo Dalka Wax looga Qaban waayey.

Mar 4, 2014
Waxaa Maanta oo ay Taariikdu tahay 3/3/2014 Magaalada Muqdisho laga Dhoofiyey mid ka mid ah Bukaanada Soomaaliyeed oo ku jirey Xaalad Koomo ama Miyir la aan ah ka dib markii ay Xabad kaga dhacdey Madax waxaana loo qaadey Dalka Imaaraadka Carabta . Soo Daaweynta Bukaankaan Qaadistiisa iyo Daaweyntiisa Dhabarka u ridey Dowladda Imaaraadka Carabta ka dib markii ay Codsi ka heshey Dowladda Federaalka Soomaaliya... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta

Mar 4, 2014
iyo Ra’iisul Wasaaraha oo kulan casho ah la yeeshay madaxda ganacsatada ee Isutaga Imaaraadka Carabta Warsaxaafadeed Abu Dhabi, March 4, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Abu Dhabi kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Isutaga Imaaraadka carabta, ahna wasiirka arimaha madaxtooyada Sheikh Mansour bin Zayed bin Sultan... 

Mowqifka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan shirarka ka socda Baydhabo

Mar 3, 2014
iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Ruushka. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli  “ Isutaga Imaaraadka Carabta waxay naga caawinayaan dib-u-dhiska dalka iyo hay’adaha dawladda” Xukuumaddu waxay wal-wal ka muujinaysaa habka ay u socdaan shirarka Baydhabo iyo dhibaatada ka imaankarta natiijada dhamaadka shirarkaas iska soo horjeeda. DOWLADDA FEDERAALKA AH EE SOOMAALIYEED WASAARADDA... 

Sirta Dowladda iyo Suuqyada Muqdisho !!

Mar 2, 2014
Wareegtada Dowlada oo ka Horeysa Wareegtada Shacabka – Wareegtooyinka uu Madaxweynuhu soo saaro waxaa Xaqiiqo ah oo ka horeysa Wareegtada Bulshada ay soo saaraan ee ay ku soo Bandhigaan Suuqyada Magaalada Muqdisho ka hor intaan la shaacin, Nin aan Saaxiibo nahay ayaa maalin maalmaha ka mid ah oo aan sidaa u fogayn iga Hor yimid, kaas oo ay muddo isugu kaaya dambeysey wuxuuna hadal iiga bilaabey... 

Haweeney Somali ah oo ka mid Noqotay Saraakiisha Ciidanka Booliska Mareykanka.

Mar 2, 2014
Khadra Mohamed oo Soomaali ah ayaa  loo ogolaaday in ay ka mid  noqoto saraakisha booliska qeybta St. Paul ee dalka Mareykanka. Haweeynedan oo ah Haweeneydii  ugu horeesay oo Soomaali ah oo ku biirtay Booliska dalkaasi Mareykanka  ayaa muujisay sida ay ugu faraxsan tahay ku biiritaanka ay ku biirtay Boliiska dalka Maraykanka oo sida ay sheegtay muddo dheer ay ku riyoonaysey. Ku biirista  Khadra... 

Hayadda ICBL ee Soomaaliya oo Xustey Sannad Guurada 15-aad ee ka soo Wareegtey markii uu Dhaqan galey Heshiiskii Mamnuucida Miinada.

Mar 1, 2014
Waxaa Hotelka Aaran ee Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guuradii 15 aad ee Dhaqan galka Heshiiska Mamnuucuda Miinada Dhulka lagu Aaso kaasoo loo yaqaan (MBT) ka dib markii Magaalada Mabuto ee Dalka Mozambique Shirweyne lagu qabtey 1/3/1999 lagu Go’aamiyey, waxaana ka qayb galey Munaasabadaas Hayadaha u Xilsaaran Miinada ee Soomaaliya , Hayadda Qaran ee u Qaabilsan... 

Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Dalka Kenya

Mar 1, 2014
Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda Baarlamaanka dalka Kenya kuwaasi oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho. Kulankan oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa oo ay ku yaalaan xafiisyada Gudoonka iyo guddiyada Baarlamaanka ayaa waxaa ku wehlinayey ku simaha... 

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo u kicitimay New York si ay uga qeybgalaan kulanka Golaha ammaanka.

Feb 28, 2014
Mogadisho, February 28, 2014 – Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho , iyagoo ku wajahan Xarunta Qaramada Midoobey ee Magaalada New York , halkaas oo uu ka furmayo Shir looga hadlayo arrimaha ammaanka Soomaaliya iyo ciidamada AMISOM. Shirka golaha ammaanka ay ka yeelanayaan arrimaha... 

Qarax Ismiidaamin ah oo Goor Dhow uu ka Dhacay meel aan sidaa uga Dheereyn Xarunta Nabadsugidda ee Magaaladda Muqdisho.

Feb 27, 2014
Waxaa Goor Dhow meel aan sidaa ugu dheereyn Xarunta Nabad Sugida ee Magaalada Muqdisho ka dhacay Qarax Ismiidaamin waxaana la sheegey in Bartilmaameedku uu ahaa Goob Maqaaxi ah oo inta badan ka Cunteeyaan Ciidamada Nabasigada waxaana Goobta Qaraxu ka dhacay lagu arkayey Uuro iyo Qiiq Madow. Waxaa markii uu dhacay Qaraxaasi Goobta Xirey Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka sidioo kale waxaa la arkayey... 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Falkii lagu weeraray Maqaaxida waa astaan kale oo muujinaysa in laga Guulaysanayo Nabad-diidka”

Feb 27, 2014
Warsaxaafadeed Muqdisho, February 27, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa fal foolxumo iyo fuleynimo ah ku tilmaamay qaraxii ay maanta ka fuliyeen kooxaha nabadiidku maqaaxida laga cunteeyo ee ku taala isgoyska KM-Zero ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, weerarkaasi oo ay ku nafwaayeen dad rayid ah oo goobta ku sugnaa. Ra’iisul... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Khudbaddii ku aaddan weerarkii madaxtooyada

Feb 26, 2014
Khudbad ku aaddan weerarkii madaxtooyada February 25, 2014 Bismilaahi Raxmaani Raxiim, Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku salaamayaa salaanta Islaamka, Assalaamu calaykum wa raxmatu laahi wabarakaatuhu. Mar kale, waxaan tacsi u dirayaa ummadda Soomaaliyeed iyo eheladii ay ka geeriyoodeen marxuumintii ku dhintay falkii argagixisanimo oo ka dhacay Villa Soomaaliya maalintii Jimcaha ee 21-kii bishan. Waxaan... 

Dacwada Soomaaliya iyo Dowkii Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax – VIDEO

Feb 25, 2014
Muuqaal taariikheed (Documentary) kan wuxuu ka hadlayaa dowrkii dacwada Soomaaliya uu kulahaa Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax oo ahaa caalim si wayn looga yaqaanay geeska Afrika iyo Caalamkaba. Sidoo kale wuxuu ka hadlayaa sidii loo dilay Sheikha, cidii dishay, sababtii loodilay iyo ehelka Sheikha oo arintaan markii ugu horaysay sharxaya. Waxay ahayd goor aan Salaadii casar ka baxnay waxaan joogay magaalada... 

Aqoon isweydaarsi ku saabsanaa Qorshaha Nabadgelyada iyo Xasilinta Wadanka ay soo qaban qaabisey Dallada SOSCENSA oo lagu qabtey Magaalada Muqdisho

Feb 25, 2014
  Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho Muddo Laba Maalmood ah ka socdey kulan Aqoon Isweydaarsi ah ay isgu yimaadeen qaybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka waxaana Kulankaan soo qabanqaabiyey Jilayaasha aan Dowliga ahayn ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ee SOSCENSA  , waxaana Kulanakaanlagu Casuumey Masuuliyiinta qaabsan dhinaca Aminga ee Dowladda Federaalka , Maamulka Gobolka Banaadir... 

IGAD oo sheegtay inay sii xoojineyso taageerada dawladda Soomaaliya.

Feb 24, 2014
Warsaxaafadeed Muqdisho, February 24, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee urur goboleedka IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Afey. Danjire Maxamed Cabdi Afey ayaa u gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha dhambaal tacsi ah oo uu ka siday urur goboleedka IGAD, kaas oo ku... 

Muqdisho: Shirkii Golaha Wasiirada Oo Caawa Go’aano Laga Soo Saaray

Feb 22, 2014
Kulan degdeg ah oo golaha Wasiiradda DFS ka yeesheen weerarkii lagu qaaday Madaxtooyada DFS ayaa waxaa ka soo baxay warsaxaafadeed u qornaa sidan: Warsaxaafadeed 22/2/2014 Shirkii Golaha Wasiirada Oo Go’aano Ay Kasoo Baxeen. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa gudoomiyay shir aan caadi ahayn oo caawa lagu soo gaba gabeeyay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyadoo looga hadlay arimo ay kamid yihiin... 

Qaybaha kala Duwan ee Bulshada Rayidka oo si weyn u lafa Gurtey Heshiiska New Deal ee Soomaaliya.

Feb 22, 2014
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Kulan looga doodayey Dooraa Bulshada Rayidka kaga aadan Heshiiskii New –Deal ee Soomaaliya looga yaboohay Dhaqaale gaaraya Malaayiin Doolar , waxaana Kulankaan ka qayb galey Qaybaha kala duwan e Bulshada , waxaana soo qaban qaabiyey Jilayaasha aan Dowliga ahayn ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ee SOSCENSA Kulankaan ayaa waxaa si aad... 

Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Maxamuud Xersi wuxuu ahaa shaqsi daacad ah oo naftiisa u huray Qaranka”

Feb 22, 2014
Innaa Lillaahi Wa innaa illeyhi raajicuun Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Maxamuud Xersi wuxuu ahaa shaqsi daacad ah oo naftiisa u huray Qaranka” Muqdisho, February 22,2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay aaska Xoghayihii joogtada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Marxuum Maxamuud Xersi... 

Burcad Badeeda Xabsiyada ku jirta oo sii Kordhaysa.

Feb 21, 2014
“Dhacdooyin Xanuun Badan “. Iyadoo Mudooyinkii dambe Kooxaha Buircad Badeeda ka Qowleysnayey Xeebaha ku Dherersan Soomaaliya kuwa la Deriska ah Soomaaliya Falalkooda uu siI yaraanayey ka dib markii Maraakiib Dagaal oo laga leeyahay Wadamada Caalamka ay Dagaalo kula jireen ayaa haatan waxaa Muuqda in Kooxaha Burcad Badeedka inta badan Howgalkaas lagu qabtey kuwaa oo ka Buuxa oo ku jira... 

Naadiga Hal Abuurka iyo Qalin Maalka Soomaaliyeed oo Xusey Maalinta Afka Hooyo ee 21 February

Feb 21, 2014
Munaasbad ku aadan Maalinta Afka Hooyo 21 February ayaa waxaa lagu qabtey Hotel Amiira ee Magaalada Muqdisho , waxaana Munaasabadaan ka soo qayb galey Ragii Aas-Aaska u ahaa in la Qoro Afka Soomaaliga , Xildhibaano, Aqoonyahano , Xubnaha Naadiga Pen ee Koofurta iyi Bartamaha Soomaaliya Ardeyda Jaamacada , Warbaahinta Qaybahooda kala duwan iyo Bulshada Rayidka waxaana soo qaban qaabiyey Naadiga... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kampala kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Burundi.

Feb 20, 2014
WARSAXAAFADEED: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo xalay soo gaaray magaalada Kampala ee dalak Uganda oo booqasho rasmi ah uu ka helay ayaa la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Brundi Mudane Gervais Rufyikiri. Labada Mas’uul ayaa ka hadlay sidii xiriir dhow iyo iskaashi ay u wada wadaagi lahaayeen. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka warbixiyay kaalinta ciidnaka... 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku yimid Nairobi.

Feb 19, 2014
WARSAXAAFADEED – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Nairobi, waxaa garoonka Jomo Kenyatta ee Nairobi kusoo dhoweeyay madax ka tirsan dalka iyo Safaarada Soomaalida ee fadhigeedu yahay Nairobi. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa isla galabta kulan la yeeshay Mas’uuliyiinta dalka iyo inta badan Xildhibaanada... 

Mashruuc Haweenka Soomaaliyeed ugu Diyaar-Garoobayaan Doorashada Sannadka 2016 oo ka Furmey Xarunta SWDC ee Muqdisho.

Feb 19, 2014
Waxaa Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC) ayaa Maanta ka furey Mashruuc loogu Gogol Xaarayo Muddo Sannad ah in Haweenka Soomaaliyeed Door Muuqda ug Qayb qaadan lahaayeen Doorashada Soo socota ee Sannadka 2016 islamarkaana ay u heli lahaayeen Xaquuqdooda Siyaasadeed oo muddoyinka Dambe ay sheegeen in ay waayeen. Kulankaan oo ay ka qayb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka,... 

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Tehran Kula Kulmay Dhigiisa Dalka Iran Ali Larijani

Feb 18, 2014
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa magaalada Tehran kulan kula qaatay dhigiisa dalka Dr Iiran Ali Larijani ayadoo kulankanna ay labada Gudoomiye kaga wada hadleen iskaashiga iyo wadashaqeynta labada Baarlamaan ee Soomaaliya iyo Iiraan. Kulankan oo ka dhacay xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalkan Iiraan oo ku yaala magaalada Tehran...