Home » Warar
Warar Goos Goos ah oo ku Saabsan Soomaaliya
Somalitalk 12-6-2014
· Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed aya Magaaladda Adis Ababa ee Dalka Itoobiya kulan kula qaatey Raiisul Wasaaraha Itoobiya Hayle Mariam Desselign, waxaana Kulankaas Raiisul Wasaaraha Somaaliya uga Mahadceliyey Doorka Ciidamada Itoobiya kaga jiraan nabad Ilaalinta Soomaaliya waxaanala isku Afgartey in la sii wado dagaalada lagula Jiro wax loogu yeerey...
Kulan Balaaran oo lagu Dardar Gelinayey Waxbarashada Jaamacada Green Hope University oo ka Dhacdey Xarunta Jaamacadda
Waxaa Xarunta Jaamacad Green Hope ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Kulan Balaaran kaasoo lagu dardargelinayay Howlaha Waxbarasho ee Jaamacada Green Hope ka dib markii ay ka soo Guurtey Xarunteedii Degmada Hodan soona degtey Meel aan sidaa uga dheereyn Halkii ay hore u Degeneyd ,waxaana Kulankaas ka qayb galey Masuulyiinta Jaamacada,Culimadudiin, Macalimiinta Jaamacada , Ardeyda wax ka barata iyo...
RW Cabdiwali oo saaka furay Shirkii Sadexaad ee Higsiga Cusub (New Deal)
Muqdisho, 12,June, 2014…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa saaka furay shirkii saddexaad ee Higsiga Cusub ( New Deal) waxaan shirka ka soo qayb galay xubno ka tirsan golaha Wasiirada, qaar ka mid ah safiirada beesha caalamka, Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyo Hay’adaha Qaramada Midoobay.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya...
Dowladda Somalia wey ka go’antahay in si hab furfuran oo isla xisaabtan ah uu ku dhaco Nidaamka Dastuurka dib u eegis loogu sameynayo
Warsaxaafadeed DFS:
Mogadishu, 12 June 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow ayaa maanta ka hadlay horumarka laga sameeyey nidaamka Dastuurka dib u eegis loogu sameynayo oo Wasaaradda Garsoorka & Dastuurku ay hormuud ka tahay, isla makraana si hab furfuran, hufan oo isla xisaabtan leh u dhici doonto dib u eegista dastuurka, oo qeyb ka ah tiigsiga 2016ka.
29kii May ayey Golaha Wasiiradu...
Sheekh Maxamed Idriis … Saxafi islaami ah!
Sheekh Maxamed Idriis Axmed oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee baaca dheer ku leh dacwada gaar ahaan isaga goosha qaaradaha dunida isaga oo xambaarsan farriintii Rasuulkeenu صلى الله عليه وسلم inooga keenay xagga Rabbigeen ayaa faafiyey qoraal uu ku caddaynayo in aanu ahayn Sh. Maxamed Idriis-ka lugu dilay Mombasa.
Subaxnimadii Sheekha Mombasa lugu dilay ilaa shalay waxaan ku jirey...
Madaxda Sare ee Dowladda Somalia oo isku Khilaafsan Cidda loo Magacaabay Wasiirka amniga Qaran
Warar Goos-Goos ah oo ku Saabsan Soomaaliya
Somalitalk: June 11, 2014
· Waxaa Dalka Holand ka dhacay Shirweyne ay isugu Imaanayaan Xisbiga Tayo, waxaana uu shirkaas lagu qaban doonaa Dalka Holland 21 June ee Sannadkaan ,waxaana lagu waramey ion shirkaas uu ka soo qayb geli doono raiisul wasarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyadoo Shirkaas looga hadli doono Xaaladihii ugu...
Kulan ka Dhacay Xarunta Madaxtooyada oo ay Wada yeesheen Marwada Madaxweynaha iyo Gabadho Suxufiyin ah oo ka socdey Ururka SWJ.
Kulan aad u balaaran isla markaana si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa waxaa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya waxaana kulankaas wada yeeshey Marwada Madaxwerynaha Sahro Cumar Xasan iyo Xubno ka sodey Ururka Suxufiyiinta Haweenka Soomaaliyeed ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan SWJ (Somali Women Journalism, wuxuuna Kulankaas uu ahaa mid is Barasho...
R.W Cabdiwali “Dagaalka waa in deg deg loo joojiyo, laysugna yimaado goggol wada xaajood”
Sidoo kale Ergeyga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka taagan Shabeelada Hoose
iyo Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika oo Walbahaar ka muujiyay isku dhacyada ka taagan Gobolka Shabelle Hoose
Warsaxaafadeedka DFS:
Muqdisho, June 9, —–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed oo saaka shir gudoominayey...
Dowro Diiniya oo loo qabanayo Ardeyda Dugsiyada Sare ee Gaalkacyo
09/09/1435H kuna began 07/06/2014, Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ka furmey Dowro ay soo qaban qaabisiyey qabashadeeda & fulinteedaba Mu’asasada Dacwada & Tacliinta ee SAFA looguna talo galey ardeyda Dusgiyada Sare ee Magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan Dhanka Koonfureed.
Dowradu waxey soconeysaa inta u dhaxeysa 9 ilaa 14 Bisha Shacbaan ee Sanadka 1435H, Intey socotana ardeydu...
“Mushkiladda Soomaaliya hadda ka jirta waa hoggaan xumo” waraysi Xildhibaan Dr. Cabdicasiis Sh. Yuusuf
SomaliTalk oo waraysi la yeelatay Xildhibaan Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf, daawo waraysiga
Warbixintii kulan lagu qabtay Minneapolis hoos ka akhri
Xildhibaan Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf oo Khudbad Kulul U Jeediyey Soomaalida Minnesota. “…Meelo Waxaa badan Adigaagan Soomaaliga Ah Aadan Tegikarin, Xalane Wixii Xagaas Ka Xiga Waxaa Ku Yaal Hoteelo Lagu Seexdo $300, Waan Maqley Anniguse Ma Tegikaro…!”
Seddax...
Kenya oo Qarka u saaran in ay Xukuumada Xasan Maxamuud kala wareegto baaxad weyn oo Badda Soomaaliya?
Kenya oo doonaysa in heshiiskii uu hore u diiday baarlamaanka Soomaaliya ay markale la gasho xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
Wararka ay baahiyeen warbaahinta Kenya ayaa tibaaxay sida “Kenya ugu niyad santahay uguna rajo-weyn tahay in ay heshiis xagga badda ah la gelayso Soomaaliya.”
Hadallada ay warbaahinta Kenya ku celcelinayaan, shacabkoodana ka dhaadhicinayaan, waxaa ka mid...
Siciid Atom oo ka tirsanaa Saraakiisha Alshabaab ayaa isu soo dhiibay Dawladda Federaalka Soomaaliya
Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS:
Wasiirka Warfaafinta: “Waxaan soo dhoweyneynaa Sheekh Maxamed Saciid Attam oo diiday ka mid noqoshada Al-Shabaab, tanoo dhiiri gelin u noqoneysa kuwa la jooga Al-Shabaab inay tusaale ka dhigtaan oo midnimada iyo nabadda dalka ka qeybqaataan.”
Mogadishu, 07 June 2014: Anigoo ku hadlaya magaca Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud, Ra’iisul...
Kulan Dhex maray Gudoomiyaha Baarlamaanka Minnesota iyo Seddax Xubnood Oo Ka Socdey Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka Hon. Paul Thissen iyo Seddax xubnood oo ka socdey Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshey xarunta golaha baarlamaanka State-ka Minnesota June 3, 2014.
Kulankan oo ahaa mid aad u muhiim ah, isla markaana uu soo qaban qaabiyey Madaxa soomaali American community Maxamed Axmed Cali (Maxamed Kaaley) ayaa ku bilowdey is-barasho...
Shirkii Mu’tamarka Galbeedka Canada oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday Magaalada Edmonton,ee Gobolka Alberta ayaa la soo gaba gabeeyay,
kulankan oo ahaa mid sanadle ah ayaa sanadkan ka weynaa kuwii ka horeeyay, waxaana ka soo qaybgalay Culimo Soomaaliyeed oo waawayn oo ka kala yimid Dalalka USA iyo UK . Waxaa sidoo kale kulanka kasoo qayb galay Culimo reer Canada ah oo isugu jira Soomaali iyo Culimo kale intaba.
Cinwaankan Shirka oo ahaa (Xageen u Soconaa Haddaan nahay Qurbajoogta Soomaaliyeed) ayay culimadu waxay dadka aad ugu baraarujiyeen...
Golaha Wasiirada oo soo dhoweeyey xoojinta xiriirka diblamaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Maraykanka
Muqdisho, June 05, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo looga dooday xaaladda uu dalku marayo. Golaha Wasiirada ayaa soo dhoweeyey qorshaha ay dowladda Maraykanku safiir ugu soo magcaabayso Soomaaliya, tallaabadaasi oo kor u qaadaysa xiriirka diblamaasiyadeed ee ka...
RW. Cabdiwali oo maanta ka qayb galay kulan wada tashi ah oo dhexmaray Xukuumadda iyo bulshada qaybaheeda kala duwan
Muqdisho, 04, June, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta furay wajiga koowaad ee kulanka wadatashiga bulshada iyo dawladda oo ka dhacay xarunta Degmada Xamar Ja-Jab, waxaana kulanka kasoo qeyb galay , xubno kamid ah golaha Wasiirrada, Maamulka gobolka Banaadir, qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyo 125...
Wasiirka Warfaafinta oo Marti-geliyey xafladda Sanadguurada 1aad ee UNSOM
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dawladda Federaalka Soomaaliya xafiiskeeda warfaafinta kuna saabsan sannadguurada UNSOM ayaa u qornaa sidan:
Mogadishu, 03 June 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulowayaa maanta xarunta Wasaaradda Warfaafinta ku martigeliyey xafladdasanadguurada 1aad ee UNSOM, una mahadceliyey Mr. Nicholas Kay, ErgeygaGaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Somalia oo si hagar-la’aan...
Shirkii London ee looga hadli lahaa Batroolka Soomaaliya oo ka baaqday dhanka dawladda Soomaaliya
Waraysi uu bixiyey wasiirka macdanta iyo batroolka u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in uu baaqday shirkii horraanta bishan June 2014 lagu qaban lahaa London, shirkaas oo ka baaqday dhanka dawladda federaalka soomaaliya.
Dhegeyso waraysiga
Read More →
Jabhada ONLF oo noqotay Jabhadii ugu daggaalka dheereed Geeska Afrika.
Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO/ONLF) oo halgamaysay muddo 30 sanno ah qorigana ridaysay 20 sanno oo kaamil ah ayaa noqotay jabhadii ugu halganka dheereed ee la daggaalanta gumeysiga Ethiopia.
Iska hor imaadyadii lala galay dowladihii kala gadisnaa ee ka talin jiray Ethiopia ama boqortooyadii Abbysinia waxaa kamid ahaa Daggaalkii Axmed Gurey oo socday muddo 16 sanno ah (1527-1543).
Daggaalkii...
Warsaxaafaadeed: Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyey horumarka Dowladda
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dawladda federaalka soomaaliya ayaa u qornaa sidan
Mogadishu, June 1, 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulow oo maanta warbaahinta Muqdisho kula hadlayey ayaa ka warbixiyey horumarka iyo wax-qabadka dowladda ee usbuucii hore. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin Weerarkii iyo Qaraxii Baarlamaanka, arrimaha beeraha, sharciga Isgaarsiinta,...
Warsaxaafadeed ku aadan websiteyo qoraalo been abuur ah qoray
War-Saxaafadeed
Mogadishu, 31 May 2014 – Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda Federaalka
Soomaaliya waxey aad uga xuntahay in shaqsiyaad ay sameystaan
website-yo ay ku sheeganayaan inay yihiin kuwii Dowladda ama
wasaaradaha dowaldda. Sidoo kale shaqsiyaadkan waxey caadeysteen inay
sameystaan facebook ama twitter ay isaga dhigayaan inay yihiin kuwo ay
dowladda ama wasaaradaha leeyihiin.
Sidaas daraadeed,...
Xildhibaan Ibraahim Suleymaan Ilko case “Somaliland iyo Somaliya marka la isku daro ayaa la yiraahdaa Jamhuuriyadda Soomaaliya”. Khudbad uu ka jeediyey Minneapolis
Qaybtii saddexaad ee kulankii ka dhacay Minneapolis oo ay khudbado ka jeediyeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya.
Ibraahim Suleymaan X.Nuur (Ilka Case) oo isna inta badan ka Hadley arrimaha dastuurka ayaa waxaa hadaladiisa ka mid ahaa“annigu waxaa la igu soo riixey Dastuurka mar baan wasiir ka ahaa ilaa sided bilood ah, waqti addag bey ahayd xoogaa dhibkeygaa batey marka waa la iga...
Golaha Wasiirada Oo Maanta Ansixiyey Gudiga Madaxa Banaan Ee Dib-u-eegista Dastuurka
Muqdisho, May 29, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa waxaa looga hadlay ansixinta gudiga madaxa banaan ee dib-u- eegista Dastuurka iyo Arrimaha la xariira amniga.
Wasaarada Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka ayaa golaha usoo gudbisay xubnaha gudiga madax banaan...
Xildhibaan Maxamed Axmed Keynaan “Isku Cadow Ma Nihin…, Five-ka Naguma Filna…!!”
Seddax xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isla markaana xilal wasiir, wasiir ku xigeen ka soo ahaa dowladihii KMG-adda ee dalka Soomaaliya iyo Cabdiwaaxid Cilmi Cumar (goonjeex) oo isna ku xigeen Ra’iisul wasaare, wasiir iyo xildhibaan ka soo ahaa Dowladihii KMG oo kulan ay ka soo isugu yimaadeen xubno isugu jira, aqoon yahanada Diinta iyo kuwa maadiga, siyaasiin, wax garad,...
Dugsiga Darawalnimada ee Somali Driving and Traffic School oo Xusey Sannad Guuradii Koowaad ee Wax Qabadkooda.
Gen Cali Gaab “Bishaan waxaa Shilal ku Dhintey 7 qof Halka Bishii hore ay ku Dhinteen 47 Qof
Waxaa Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guuradii Koowaad ee ka soo Wareegtey Dugsiga Darawalnimada iyo Sharuucda Wadooyinka ee Soomaaliya ( Somali Driving and Traffic School ) Waxaana ka qayb galey Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaal, Xildhibaano, Saraakiisha Ciidanka...




