Home » Warar

Xarunta Al- Shahid Center oo lagu qabtey dood cilmiyeed loogu magacdarey Bedelitaanka hab-Dhaqanka qofka Soomaaliga

Sep 15, 2009
Xarunta Al- Shahid Center oo lagu qabtey dood cilmiyeed loogu magacdarey Bedelitaanka hab- Dhaqanka qofka Soomaaliga Waxaa shalay galab lagu qabtay hortel Barakat magaalada Nairobi dood cilimiyeed halkudhigeedu ahaa “Changing the attitude of Somalis” (bedelitaanka hab-dhaqanka qofka Soomaaliga) oo ay ka soo qayb galeen 35 weriye oo ka mida weriyeyaasha ku nool magaalada Nairobi. Dooddaan waxaa... 

Barnamij daqli uruurin ah oo la doonayo in lagu fidiyo dalka inta ay DFKMG gacanta ku heyso

Sep 14, 2009
Barnamij daqli uruurin ah oo la doonayo in lagu fidiyo dalka inta ay DFKMG gacanta ku heyso .   Sawirada Halkan ka daawo… Munaasibad ay ka soo qeyb galeen wasiirka lacagta Cbadiraxman Cumar Cusman Enj yariisow ,wasiiru dowladaha arimaha gudaha Cabdirashiid maxamed Xidig ,Gudoomiyaha Gobolka banadir ,maxamed Cusman cali ( dhagaxtuur ) iyo kuxigeenadiisa Sida cabdifataax Ibraahim Cumar Sabriye... 

Xukuumada EPRDF oo xabsiga u taxaabtay xubno mucaarad ah.

Sep 14, 2009
Barnaamijkii Radio Xoriyo   14 September 2009.     Hogaanka Cilmi baadhista jwxo oo soosaaray warbixin dhowr bog ah oo ka hadlaysa  tacadiga ciidamada gumaysiga Itoobiya kula kacaan dadka rayidka ah.   Xukuumada EPRDF oo xabsiga u taxaabtay xubno mucaarad ah.   DFKM ee Soomaaliya oo kala hadashay dowkada K/Afrika dhibaatooyinka haysta soomaalida ka ganacsata K/Afrika.   Waraysi gabadh ay ciidamada... 

Khudbadii Madaxweyne Obama ee Qorshihiisa daryeelka caafimaadka dadka Mareykanka ‏

Sep 14, 2009
Khudbadii Madaxweyne Obama ee Qorshihiisa daryeelka caafimaadka dadka Mareykanka ‏ Qudbadii madaxweyne Obama uu gobolka Minnesota – Magalada Minneapolis ka jeediyey dadka uu ugu fasiray qorshihiisa daryeelka caafimaadka ee uu uu la doonayo guud ahaan dadka mareykanka iney helaan (Warbixin qurux badan oo xiiso leh) Madaxweyne Obama ayaa waxaa uu difaacay qorshihiisa uu dib ugu habeynayo ugu qaabeenayo... 

Ciidamada AMISOM oo si Naxariisdarro ah u laayey Geel Fara badan oo ku soo jeedey Muqdisho

Sep 13, 2009
Ciidamada AMISOM oo si Naxariisdarro ah u laayey Geel Fara badan oo ku soo jeedey Magaalada Muqdisho Sawirada Geela la laayey Halkan ka Daawo…. (GUJI) Ciidamada “Nabad Ilaalinta” Midowga Africa ee ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia, ayaa xalay si arxan darro ah u laayey Geel fara badan oo loo soo wadey Magaalada Muqdisho oo markii la xasuuqayey marayey illinka hore... 
Halkudheg: ,

Khilaaf ku saabsan Badda Soomaaliya oo soo Kala Dhexgalay Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif iyo Ra’iisul wasaarahiisa

Sep 12, 2009
Khilaaf ku saabsan Badda Soomaaliya oo soo Kala Dhexgalay Madaxweynaha DFKMG Sheikh Shariif iyo Ra’iisul wasaarahiisa Axmed Walad Cabdalla oo Booqday Hargeysa iyo Garoowe Mudaharaad ka dhacay Hargeysa oo dad ku dhinteen Dr. Faroole oo fariin adag u dhiibtey Axmed Walad Cabdalla (Puntland waxay kalsoonida kala laabanaysaa DFKMG haddii aan…..) Warar laga helayo ilo wargal ah ayaa tibaaxay... 
Halkudheg:

Maalinta Jahliga oo si weyn looga xusey Magaaladda Muqdisho

Sep 12, 2009
Maalinta Jahliga oo si weyn looga xusey Magaaladda Muqdisho Sawirada Halkan ka daawo.. GUJI… Hotelka Shaamow ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtey manaasbad lagu xusayey maalinta la dagaalanka Jahliga oo ku beegan 8 –da bisha September waxaa Munaasabdaas ka qaybgaley madax ka soo Hayadaha Samafalka ,Macalimiin , ardey iyo Marti sharaf kale waxaana Xafladaan si wadajir ah u soo qaban qaabiyey... 

Kaligii taliye Males oo ku dhawaaqay inuusan xukunka ka dagaynin dibna isu sharaxayo

Sep 12, 2009
Barnaamijkii Radio Xoriyo 11 September 2009. Ciidamada qalabka sida ee xoreynta ogadenya oo cagta mariyey ciidan gumaysi iyo gaadiidkii dagaal ee ay wateen. Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo waxyeelooyin kala duwan gaadhsiiyey dad shacab ah. G/Kuxigeenka 2aad ee jwxo oo booqasho gaaban ku jooga wadanka Australia shirna kaga qayb galay magaalada Perth. Kaligii taliye Males oo ku dhawaaqay inuusan xukunka... 

Madaafiic Habow ah oo Muqdisho ku laysay Qoysas Askartii ku dhaawacmay dagaalkii 1977

Sep 12, 2009
Mashaqo ka dhalatay Madaafiic habow ah oo ay dadi ku dhinteen qaar ka mid ahaa naafadii xooga dalka Somaliyeed kuwa kalana ay ku dhaawacmeen galabta gudaha ispitalka Dmartiino ee Magaalada Muqdisho.| Si ay shegayaan dad goobjooyagayaal ah laba madfac oo galabta (Sept 11, 2009) ku dhacday gudaha ispitalka Dmartiino ayaa geysatay dhimasho ilaa 7 ka mid ah ciidankii naafada xooga dalka somaliyeed ee 30kii... 

“..Heshiiskii Isfaham uma baahneyn in Baarlamaanka la geeyo…” Wareysi – Wasiirka Tiknaloojiyada iyo Cilmibaarista DKMG Xagaa

Sep 11, 2009
Wasiirka Tiknaloojiyada iyo Cilmibaarista DKMG Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa “…heshiiska Isfaham uma baahneyn in Baarlamaanka la geeyo…” wareysi xiiso badan XAGAA: “madaxweynuhuna waa ka hadlay  waxaa uu yiri, arrintaasi Baarlamaanku si khaldan ayey u fahmeen…” Wasiirka Tiknaloojiyada iyo Cilmi Baarista Dowlada Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cali Xagaa oo aan wareysi gaaban... 
Halkudheg:

Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariif oo ka Dhoofey Dalka Jabuuti

Sep 11, 2009
Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Wafdigii uu hogaaminayey ee soo gaarey 09/09/2009-ka dalka Jabuuti ayaa dib ugu laabtey dalka Soomaaliya, kadib markii socdaal qaatey laba maalmood uu ku joogey caasimada dalka Jabuuti. Booqashada Madaxweynaha DFKMG oo lagu sheegey martiqaad uu ka heley, dhigiisa Madaxweynaha dalka Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Geele ayaa intii uu joogey waxaa uu kulan... 
Halkudheg: ,

Dawlada Jabuuti iyo DFKMG oo isla Gaaray heshiis Ku Saabsan Xarunta la Dagaalanka Burcad Badeeda

Sep 10, 2009
Dowlada Jabuuti iyo Dowlada FKMG Soomaaliya oo Heshiis Dhinaca Xarunta la Dagaalanka Burcad Badeedda Ku Yeeshey Hoteel Kempinski ee Caasimada Dalka Jabuuti 10/09/2009 shir jaraa’id Dowlada Jabuuti iyo dowladda FKMG Soomaaliya ayaa isla gaarey Heshiis ka kooban dhowr qodob oo dhinaca baddaha ku saabsan oo looga soo horjeedo Arrimaha Burcad Baddeeda, xaalufinta kheyraadka Badda, wasakheynta iyo... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif oo Imanaya Maraykanka xilli ay dhici karto in UN ay Goaan ka Gaaraan heshiiskii Isfahamka ee Kenya-Somalia

Sep 10, 2009
 UN: Go’aankii Baarlamaanku waa go’aan Soomaaliyeed UN: Go’aanada ka soo baxa guddiga xadaynta badaha waa go’aana aan rafcaan laga qaadan Karin Warbaahinta: Norway waxay Kenya siisay $200 million si uu u hirgalo heshiiska isfaham ee Somalia-Kenya Sheikh Shariif oo Imanaya Maraykanka, Xilli laga yaabo in Qarammada Midoobay go’aan ka gaaraan Dukumiintihii ay Kenya u gudbsatey UN... 
Halkudheg:

Ismaaciil Cumar Geelle iyo Sheikh Shariif oo Kulan ku yeeshay Jabuuti

Sep 9, 2009
Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo Kulan Gaar ah ku Yeeshey Qasriga Madaxtooyada ee Dalka Jabuuti 09/09/2009 Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariir Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaarey caasimada dalka jabuuti 08/09/2009-ka, iyadoo ay Garoonka ku soo dhaweeyeen Ra’iisul wasaaraha dalka jabuuti Dileyte Maxamed Dileyte iyo mas’uuliyiin kale... 
Halkudheg: ,

Baarlamaanka Switzerland oo go’aamiyey in ciidan la dagaalama burcadda Badda loo diro Soomaaliya

Sep 9, 2009
Baarlamaanka Switzerland oo go’aamiyey in ciidan la dagaalama burcadda Badda loo diro Soomaaliya Dowladda Wadanka Switzerland ayaa hadal ay soo saartay waxay ku sheegtay in ay ciidamo u soo direyso wadanka Soomaaliya gaar ahaan xeebaha Soomaaliya si ay ula dagaalamaan burcad badeeda Soomaalida oo iyagu dhibaatooyin ba’an ku haya Maraakiibta isticmaasha Badweyta Hindiya. Baarlamaanka Switzerland... 

Eeney: wuxuu ahaa wiil Kabaha Caseeya maanta wauxuu ka mid yahay Xulka Qaranka Soomaaliyeed

Sep 8, 2009
Eeney: wuxuu ahaa wiil Kabaha Caseeya maanta wauxuu ka mid yahay Xulka Qaranka Soomaaliyeed Magiciisa oo buuxa waa Aadan Xuseen Ibraahim, waxaana lagu naaneesaa Eeney, waxsaana uu ku dhashay degmada Waajid ee gobalka Bakool sanadku markuu ahaa 1993-kii, wax ehel ahna uma joogaan magaalada Muqdisho. Waxaa uu Muqdisho soo galay isagoo jira 10 sano, si uu u raadado nolol u dhaanta tii Waajid waalidikiisna... 
Halkudheg:

Madaxwaynaha Kenya oo xillka ka xayuubiyay Mejer General Mohamed Hussein Ali

Sep 8, 2009
Madaxwaynaha dalka Kenya oo xillka ka xayuubiyay Mejer General Mohamed Hussein Ali laguna eedeeyay danbiyo in uu galay. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxwayaha dalka Kenya Mudane Mwia Kibaki ayaa lagu sheegay in Madaxwaynaha uu xilka ka xayuubiyay General-ka ugu sareeya police-ka dalka Kenya Mohamed Hussein Ali oo madax ka ahaa Police-ka dalka Kenya tan iyo sanadki 2004 iyadoo xilkaasi loo magacaabay... 
Halkudheg:

Dagaalo lagu naafeeyey ciidamada gumaysiga Itoobiya oo saldhigyadooda lagu weeraray.

Sep 7, 2009
Barnaamijkii Radio Xoriyo   07 September 2009.   Kulan balaadhan oo ku dhexmaray xarunta jaaliyada Denmark dhalinyaro u dhaqdhaqaaqda sidii ay caalamka ugu soo bandhigi lahaayeen tacadiga gumaysigu u gaysto dadka rayidka ah  iyo shacabka ogadenya ee kunool wadanka Denmark   Dagaalo lagu naafeeyey ciidamada gumaysiga Itoobiya oo saldhigyadooda lagu weeraray.    Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo... 
Halkudheg: ,

Labo Diyaaradood oo laga leeyahay Jasiiradda Shiishilis oo lagu qabtay Garoonka Gaalkacyo iyo Warar GoosGoos ah

Sep 7, 2009
Labo Diyaaradood oo laga leeyahay Jasiiradda Shiishilis oo lagu qabtay Garoonka Gaalkacyo. Xarakadda AL-Shabaab ee sugan Geddo oo sheegay in ay is ku soo dhiibeen Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Saameynta Dagaalada Magaalada Muqdisho iyo Ramadaanka Waxaa isku soo dubariday: W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com Labo Diyaaradood oo laga leeyahay Jasiiradda Shiishilis oo... 
Halkudheg:

Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta waxqabadkiisu waa mid muuqda oo aan la inkiri Karin

Sep 7, 2009
Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta waxqabadkiisu waa mid muuqda oo aan la inkiri Karin SAWIRADA Halkan ka daawo GUJI Markii 12-kii Maarso ee sanadkii 2007 Guddomiyaha Xiriirka K/cagta loo doortay Siciid Max’ed Nuur (Mugaanbe) kadib markii ay kullan isugu yimaadeen guddiga fulinta Xiriirka Soomaaliyeed sidoo kalana ay kullan isugu yimaadeen Guddoomiyayaasha Kooxaha ayaa xiligaasi marka laga soo... 
Halkudheg: , ,

Ururka SSCO Ee Bosaso oo Qaaday Olole Nadaafadeed iyo Hay’adda Daamun oo la garabgashay.

Sep 7, 2009
Ururka SSCO Ee Bosaso oo Qaaday Olole Nadaafadeed iyo Hay’adda Daamun oo la garabgashay. SAWIRADA Halkan ka daawo…. (GUJI) Qaar ka mida isimada iyo Ururka iskuxirka ardayda somaliyeed ee SSCO ayaa Maanta waxaa ay howlo nadaafadeed ka Fuliyeen daafaha Magaalada Bosaso iyagoo gacan fiican ka helay isimada gobolka Bari iyadoo ururku uu si xilkasnimo ah arintan ugu quudhay xoog tabar dhaqaale... 

Sheekh Aweys oo beeniyey in uu wax wada hadal kula jiro DFKMG

Sep 6, 2009
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo beeniyey in uu wax wada hadal kula jiro Dowladda Federaalka. Maalmihii ugu dambeeyey Saxaafadda gudaha iyo dibadda ayaa waxay hadal hayeen in wada hadal hoose u socdo Dowladda Federaalka iyo mas’uuliyiin ka tirsan Ururka Xisbul Islaam oo ka dagaalama qaybo ka mid ah dalka Soomaaliya, hase yeeshee waxaa wararkaasi gaashaanka ku dhuftay Guddoomiyaha Xisbul Islaam Sheekh... 
Halkudheg: ,

Wiilkii 5aad oo ka tagay Minnesota oo Lagu Dilay Muqdisho

Sep 5, 2009
Wiilkii 5aad oo Maraykanka (Minnesota) ka tagay oo Waraku sheegeen in uu ku Dhintay Magaalada Muqdisho… Sabtidii ayaa idaacada Fox9 shaacisay in wiilkii 5aad oo ka tagay Minnesota uu ku dhintay Muqdisho wiil kaan ayaa magaciisa warku ku sheegay Mohamoud Hassan oo dhigan jiray Jaamacadda Minnesota kana qalin jabiyey Dugsisga sare oo Roosevel. Abdirizaq Bihi oo u waramayey warbaahinta oo ay Fox9... 
Halkudheg: ,

Dowladda Holand oo sii deysey Afar nin oo laga shakisanaa in ka dagaalameen soomaaliya

Sep 5, 2009
Wadanka Holland ayaa la sheegay in ay xoriyaddooda heleen 4 nin oo sirdoonka wadankaasi horey uga qabteen xadka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya sida uu sheegay xubin ka tirsan Baarlamaanka wadankaasi Holland. 4-taan nin ayaa la sheegayaa in ay ka soo jeedaan asal ahaan wadanka Marooko, balse ay saddex ka mid ahi haystaan jinsiyadda wadanka Holland halka mid afraadna uu haysto Baasaboor Holland ah,... 
Halkudheg: ,

Xarunta Daryeelka Agoonta Iyo Dadka Waalan Oo Ay Darxumo Darteed Ugu Geeriyoodeen 30-Qof

Sep 4, 2009
Xarunta Daryeelka Agoonta , Derbi Jiifka Iyo Dadka Waalan Oo Ay Darxumo Darteed Ugu Geeriyoodeen 30-Qof Warbixinta Xarunta oo uu soo jeedinayo C/raxmaan Macow (DHEGEYSO) Sawirada Halkan ka daawo Waa sidee xaalada dadka waalan ,caruurta derbi jiifka ah ,iyo agoonta ku jirta xerada ahlu kheyr ee magaalada muqdisho,ma dhabaa in jirkoodu u joogo qalbigoodune uu maqan yahay ? Maamulaha xerada cabdiraxman... 
Halkudheg: