Home » Warar

Jaaliyadda Sweden oo qabatay kulan lagu tageerayo hoggaanka cususb ee SSC

Oct 25, 2009
Jaaliyadda Sweden oo qabatay kulan lagu tageerayo hoggaanka cususb ee SSC! Halkan ka daawo Sawiro Dheeraad ah (Sweden) Jaaliyadda SSC ee Sweden ayaa ku qabatay magaala madaxda Stockholm kulan si heersare ah loo soo agaasimay, oo lagu ayidayo go´aamaddii ka soo baxay shirweynihii beeshu ku yeelatay magaalada Nairobi. Waxaa kulanka lagu furay aayado quraan ah, ka dibna waxaa warbixin qoto dheer ka... 
Halkudheg: ,

Arday Somaliyeed oo wacdaro ka dhigay Bandhig Dhaqameedka Jamacada Karachi

Oct 25, 2009
Arday Somaliyeed oo wacdaro ka dhigay Bandhig Dhaqameedka Jamacada Karachi, Markay bishu ahayd 16/10/2009, ayaa waxa ka dhacay Jamacada Karachi ee dalka Pakistan Xaflad lagu soo Bandhigayo Bandhig Dhaqameedyada Ardayda Ajaanibta ee wax ka barta Jamacada Karachi, Xafladaasi oo ay ka soo qayb galeen in ka badan 8 Wadan oo ay ka mid ahayeen Somalia, Suudan , Nepal, Kenya ,Falstin , Jordan,Cuman,,iyo Yemen... 
Halkudheg:

Jaaliyadda Soomaalida K/Africa Oo Boliiska Kala Hadlay Dib usoo Celinta Lacag $50-kun Dollar ah Oo Laga Qaatay Xawaaladda Qaran Express.

Oct 25, 2009
Jaaliyadda Soomaalida K/Africa Oo Boliiska Kala Hadlay Dib usoo Celinta Lacag $50-kun Dollar ah Oo Laga Qaatay Laanta Xawaaladda Qaran Express. Cape Town – Jaaliyadda Soomaalida K/Africa ee Somali Community Board of the Western Cape, ayaa daboolka ka qaaday inay ku daba jiraan lacago Kumanaan Dollar ah oo October 14, 2009 Ciidamo la sheegay in ay yihiin Boliis ah iyo Waaxda Canshuuraha oo wada jira... 

Cadaado: Nabadoon Cali Geeddi Afeey oo Geeriyooday

Oct 24, 2009
Allaha u naxariistee Caaqil Cali Geeddi Afeey oo ah Nabaddoon si wanaagsan looga yaqaan gobollada dhexe ayaa maalinadii Jimcadii 23-ka Oktoobar 2009, ku geeriyooday magaalo madaxda maamulka Ximan iyo Xeeb ee Cadaado. Caaqil Cali Geeddi ayaa waxaa lagu xasuustaa inuu ahaa oday nabaddoon ah, oo waqtigiisa intiisa badan ku qaatay nabadaynta beelaha Soomaaliyeed ee wada dega gobollada dhexe. Bishii aanu... 
Halkudheg:

Ra’isul-wasaaraha Cumar Cabdirashiid “Kooxaha naga soo horjeeda ayaa Shacabka Madaafiicka ku garaaca, waxayna doonayaan in Dowladda iyo ciimada AMISOM la iska horkeeno”

Oct 23, 2009
Ra’isul-wasaaraha Cumar Cabdirashiid “Kooxaha naga soo horjeeda ayaa Shacabka Madaafiicka ku garaaca, waxayna doonayaan in Dowladda iyo ciimada AMISOM la iska horkeeno” Wafdi uu hogaaminayo Ra’isul-wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta kulamo gooni gooni ah kula yeeshay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya masuuliyiin ka kala socotay Qaramada Midoobay, hay’addo iyo... 
Halkudheg: ,

Xaaladii ugu danbeysay iyo sida ay Xalay ahayd Muqdisho

Oct 22, 2009
Xaaladii ugu danbeysay iyo sida ay caawa tahay Muqdisho Waxaa isa soo tarayo qasaraha ka dhashay duqeymihii Ciidamada AMISOM u geysteen qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho wuxuuna dhibka ugu weyni gaaray dad rayid ahaa oo ku sugnaa jidka wadnaha agagaarka tarbuunka ilaa geed jacayl inta u dhaxayso siiba masaajidka macalin biyo mamlow ,qeybo ka tirsan xaafda howlwadaag ,suuqa xoolaha oo ay ku dhinteen... 
Halkudheg:

Gen. Cade Muuse oo si wayn loogu soo dhowayey Garoonka Diyaaradaha Bosaso

Oct 22, 2009
Madaxwaynihii Hore ee Dowlada Puntland Mudane Cade Muuse ayaa si wayn loogu soo dhowayey Maanta (Oct 22) Garoonka Diyaaradaha Bosaso ee Benderqasim Airport. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Madaxwaynihii hore ee Maamulka dowlada Pl Mr Cade Muuse oo wayahanba ku suganaa Magaalada Nayroobi ee Xarunta dalka kenya ayaa ka soo degey Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Bosaso,Waxaana Maanta Garoonka diyaaradaha... 
Halkudheg:

Ra’iisul wasaaraha dawladda DFKMG oo Wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Aljazeera

Oct 21, 2009
RA’IISUL WASAARAHA DAWLADDA FEDERALKA KMG EE SOOMAALIYA, MUDANE DR. CUMAR CABDIRASHIID CALI SHARMARKE OO WAREYSI GAAR AH SIIYAY TELEFISHINKA ALJAZEERA waxaa diyaariyay xafiiska afhayeenka dawladda federaalka kmg soomaaliya mogadishu, oct. 21 2009 — siyaasadda dawladda ee dib u heshsiinta waa lagu guuleystay oo qaybo ka mid ah mucaraadka waxaa lala gaaray muwaafaqo inkasta oo ay jiraan qayb... 
Halkudheg:

Xildhibaan Maxamed Cabdi Afey oo wada olole uu ku doonayo in magdhaw lagu siiyo dadkii ku waxyeeloobay dhibaatooyinkii ka dhacey NFD-dii todobaatameeyadii.

Oct 21, 2009
Halkan ka dhegeyso warka oo uu akhrinayo Saciid Anteeno (mp3) Xildhibaan Maxamed Cabdi Afey oo ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa wada olole uu ku doonayo in magdhaw lagu siiyo dadkii ku waxyeeloobay dhibaatooyinkii ka dhacey NFD todobaatameeyadii. Xildhibaanka oo u waramayey Star FM ayaa sheegay iney doonayaan baarlamaanka iney hor geeyaan sharci xad gudub ku ah ummadda gobolka ku nool iyo ummadda... 
Halkudheg:

Muqdisho: Bank Casri ah oo islaami ah laga furey iyo Siminaar ku saabsan Xuquuqul Insaanka oo lagu soo gabagabeeyey iyo safiirka Somalida u fadhiya Indonesia oo…

Oct 20, 2009
– Muqdisho: Siminaar ku saabsan Xuquuqul Insaanka oo lagu soo gabagabeeyey Magaaladda Muqdisho – Muqdisho: Bank Casri ah oo oo islaami ah laga furey – Dajire Maxamuud Colow oo ka qayb galay beeridda dhirta ee difaaca deegaanka ee Indonesia ……….. Siminaar ku saabsan Xuquuqul Insaanka oo lagu soo gabagabeeyey Magaaladda Muqdisho Waxaa Hotelka Ambaasadoor ee Magaaladda... 
Halkudheg:

“Sheekh Cabdulqaadir M Cabdullahi iyo Waxaan ku bartay?” Muxamad Idris

Oct 19, 2009
بسم الله الرحمن الرحيم Sheekh Cabdulqaadir M Cabdullahi iyo Waxaan ku bartay? Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. Innaa Lilaah Wa Inaa Ileyhi Raajicuun. Waxaa maanta xagga aakhiro inooka guurey Sheekh Cabdulqaadir Muxammad Cabdullaahi, Ilaahay waxaan uga baryeynaa inuu Jannaatul Firdoos ka waraabiyo, Eheladiisii iyo Asxaabtiisi iyo Muslimoontoo... 
Halkudheg:

Isbitaalka Al-Qudus ee Muqdisho: Wiil si weyn ula xanuunsanaya Buro halis ku haysa

Oct 19, 2009
Isbitaalka Al-Qudus oo maanta soo Bandhigay wiil si weyn ula xanuunsanaya Buro Qofkii wax haystow aan la tacaalno wiilkaas Dr. C/llaahi Xuseen Cabdi oo ka mid ah dhaqaatiirta Qalliinka ee ka howlgala Isbitaalka Al-Qudus iyo Keeyseneey oo ku yaalla duleedyadda Muqdisho ayaa maanta soo bandhigay wiil 30-jir ah oo la il-daran bur xumaatay. Wiilkan oo lagu magacaabo Shariif Aybakar Max’ed ayaa sheegay... 
Halkudheg:

Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Heshiis Dhexmaray DFKMG iyo Shirkadda Price Water House Coopers Associates Africa Limit

Oct 19, 2009
Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka KMG Soomaaliya oo maanta yeeshay shir aan caadi aheyn War ka soo baxay Xafiiska Afhayeenka Xukuumada C/qaadir Maxamuud Walaayo Mogadishu, October, 19, 2009——- shir aan caadi aheyn oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirada ee Dowladda Federaalka KMG Soomaaliya oo lagu qabtay xarunta Dowaladda ayaa waxaa Goluhu si buuxda ugu ansixiyay Heshiis Idaari... 
Halkudheg: ,

Sheekh Daahir Aw Cabdi oo ka hadlay Geerida ku timid Dr C/qaadir Garre

Oct 18, 2009
Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa maanta Salaadii Duhur ee Magaalada Boosaaso waxa uu kalmad uu uga hadlayo Noloshii iyo dhaqankii Dr C/qaadir Maxamed Cabdalla ka jeediyay Masjidka Ramadaan . Ugu horeyn waxa uu Sheekh Daahir ka hadlay wakhtigii ay si barteen iyo mudadii ay is yaqiineen ,wuxuuna Sheekh Daahir uu sheegay in xiligii ay is barteen isaga iyo Dr C/qaadir Maxamed Cabdalla ay ahayd 1974 wixii mudadaas... 
Halkudheg:

Dr C/qaadir Garre oo saaka ku geeriyooday Jabuuti

Oct 18, 2009
Gudoomiyihii hore ee Jaamacadda Bariga Afrika ee Magaalada Boosaaso Dr. C/qaadir Maxamed Cabdalla ayaa saaka 8-dii subaxnimo ku geeriyooday Isbitaalka Djibouti Medical Center ee magaalada Jabuuti, isbitaalkaas oo shalay galinkii dambe la dhigay kadib markii uu wacyigu ka tagay. Ilo goob joog ah ayaa Somalimirror u xaqiijiyay geerida Dr C/qaadir, waxa ay ilahaahis sheegen in shalay galankii dambe... 
Halkudheg:

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in maamulkoodu abaabulato dagaal dhan ka ah maamulka Galmudug

Oct 18, 2009
MAAMULKA XIMAN IYO XEEB OO WAXBA KAMA JIRAAN KU TILMAAMAYEY WARARKA SHEEGAYA IN MAAMULKOODA UU ABAABULAYO DAGAAL DHAN KA AH MAAMULKA GALMUDUG EE KOONFURTA GAALKACYO. Afhayeenka maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Hagafeey. Maamulka ximan iyo Xeeb ee ka arimiya qaybo ka mid gobollada Mudug iyo Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa si xoog leh u beeniyey warar lagu faafiyey saxaafada Soomaalida... 
Halkudheg: ,

Ururka Caawiye Foundation Trust oo Kaalin ka qaadatay Bad-Baadinta Wiil Yar oo ay meesha laga Saxaroodo ka xirneyd

Oct 17, 2009
Ururka Caawiye Foundation Trust oo Kaalin ka qaadatay Bad-Baadinta Wiil Yar oo ay meesha laga Saxaroodo ka xirneyd. 12/10/2009 Ururka Caawiye Foundation Trust oo ah Urur samafaleed waxbana ka qabtay baahida iyo dhibaatada ku habsatay bara kacayaasha soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhibaateysan magaalada muqdisho ayaa Bad baadiyay Wiil yar oo lixbilood jira oo ay kaxirneyd meesha laga saxaroodo islamarkaana... 
Halkudheg:

Todobaadka Sportiga iyo soo Nooleynta Naadiyadii hore oo Xariga laga jarey

Oct 17, 2009
— Muqdisho: Todobaadka Sportiga iyo soo Nooleynta Naadiyadii hore oo maanta (Oct 17) Xariga laga jarey — London, UK: Kooxda Heegan oo faro marnaan dhigtey kooxda Betroolka koobka Nabadda iyo soo noolaynta kooxihii hore. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Cayarahaan loogu magaca daray todobaadka nabada iyo soo nooleynta naadiyadii hore waxaa ay ka socdaan Garoonka dugisga bolice –ka Waxaa... 
Halkudheg: ,

GAROOWE: Roobab ma hiigaan ah oo ka da’ay Gobolka Nugaal.

Oct 17, 2009
Roobab xoogan oo mahiigaan ah ayaa waxa ay xaleytoole ka da’een magaalada Garoowe ee caasumada dowlada puntland iyo degmooyinka kale oo ka tirsan gobolka Nugaal. Roobabkan ayaa waxa ay saacado si xiriir ah uga da’ayeen magaalada garoowe iyo deegaanada ku xeyndaaban. Roobabkan mahiigaanka ah ayaa ka mid ah roobabka dayrta waxa ayna khasaaro u geysteen aan aad u buurneyn dad ku dhaqan qeybo ka mid... 
Halkudheg: ,

Dhibaatooyinkaay ciidamada Cawga itoobiya ku hayaan shacabka Ogaadeenya

Oct 16, 2009
Barnaamijkii Radio Xoriyo 16 Oktober 2009. · Dagaalo iyo iska hor imaad ciidan oo warinaayo meelo badan oo ogadenya ka mid.´ · Dhibaatooyinkaay ciidamada Cawga itoobiya ku hayaan shacabka Ogaadeenya · Filimkii “Silent Cry” oo wadanka Finland soo gaaray. · Gudiga Fulinta Ogaden Students Forum (OSF) oo shir isugu yimid. Dagaalo iyo iska hor imaad ciidan... 
Halkudheg:

Golaha dhaqanka iyo Midnimada beesha Gaaljecel oo ka warbixiyey Abaar daba dheeratay, baaq degdeg ahna jeediyey

Oct 15, 2009
Golaha  dhaqanka iyo Midnimada beesha Gaaljecel oo ka warbixiyey xaaladaha degaannada ay beesha Gaaljecel degto, baaq degdeg ahna jeediyey Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah Iyadoo Goboladda qaar ay ka jiraan Jiilaal aad u daba dheeraadey kaasoo dhibaato u keeney dad iyo Duunyo ayaa Odayaal. Waxgarad ,Nabadoono iyo Culama’udiin ka tirsan Beesha Gaaljecel waxay isugu yimaadeen kulan kaasoo looga... 

Prof. Cadow: Deeq waxbarasho oo la musuq maasuqo waa dhamaatay

Oct 14, 2009
Dowladda KMG Soomaaliya oo munaasabad sagootin ah maanta u sameysay ku dhowaad 100 Arday oo helay waxbarasho Jaamacadeed oo lacag la’aan ah. Halkaan ka daawo sawiro dheeraad ah Munaasabad ballaaran isla markaana sagootin ah ayaa maanta ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya, iyadoo halkaasina ay goob joog ka ahaayeen 90 Arday Soomaaliyeed ah isla markaana nasiib u yeeshay... 
Halkudheg:

Safiirka Mareykanka u fadhiya Kenya oo ugu baaqey dadka Soomaaliyeed iney midoobaan

Oct 14, 2009
Safiirka Mareykanka u fadhiya Kenya oo ugu baaqey dadka Soomaaliyeed iney midoobaan Cod: Halkan ka dhegeyso Warka Sawiro: Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah… Safiirka u fadhiya Mareykanka dalka Kenya Michael Ranneberger ayaa ugu baaqey shacabka Soomaaliyeed ee kusugan guddaha iyo dibadda iney garab istaagaan dowlada Soomaaliya. Safiirka oo ka hadlayey xaflad shaley loogu dabaal dagayey maalinta... 
Halkudheg:

Laba wiil oo ka dhaawacan Wajiga kaalmana Ubaahan iyo in la caawiyo

Oct 14, 2009
Halkaan kadaawo sawiro dheeraad ah Walaalayaal sida ku cad caruurtaan waa labo wiil oo aad u dhibaataysan oo dhaawac ka soo gaarey wajigooda, alle mahadi haka gaartee waxaan ka codsanayaa walaalahay Somaliyeed in ku dadaalaan caruurtaan oo aad ugu baahan kaalmo bini aadam, Sida ku cad warbixin uu sii daayey Maamulaha Isbitaalka ayaa sheegay in wiilashu yihiin laba wiil oo isku da’ ah . Ahmed... 
Halkudheg:

Ururka Xisbul Islaam oo xaqiiyey Ciidamo ka goosteen inay Dowlada u galeen

Oct 14, 2009
Ururka Xisbul Islaam Oo Ay Ciidamo ka Goosteen Oo Dowlada U Galeen Oo Xaqiijiyay Arintaasi Ururka xisbul islaam ee sida weyn uga soo horjeeda dowlada FKMG ah ayaa ciidamo ka kooban 19-askari oo wata labo kamid ah gawaarida tikinikada ah iyo hubka garabka lagu qaato waxay u galeen dowlada ,iyagoo ururkaasina uu xaqiijiyey goosashada ciidamadaasi . Xogyahaha Warfaafinta Ururka Xisbul islaam Sh, Max’ed... 
Halkudheg: