Home » Warar

Banaanbax looga horjeedo xil ka qaadistii Gen. Cabdi Qaybdiid oo ka dhacay qaybo ka tirsan Magaaladda Muqdisho

Dec 3, 2009
Banaanbax looga horjeedo xil ka qaadistii Gen. Cabdi Qaybdiid oo ka dhacay qaybo ka tirsan Magaaladda Muqdisho Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay Dibadbax looga soo horjeedo xilka qaadistii lagu sameeyay Gen. Cabdi Qaybdiid waxayna ku qaylinayo erayo liddi ku ah Dowladda Soomaaliya, waxaana dibadbaxaan ka qeyb qadanaayay Boqolaal dad ah oo Gubaayay taayaro. Dibadbaxa... 

Maalinta Cudurka Halista ah ee AIDS-ka iyo Muqdisho

Dec 2, 2009
Magaalada Muqdisho oo laga xusay Maalinta AIDS-ka Adduunka Muqdisho oo ka baxdey Aamusnaantii Cudurka AIDS-ka Halkan ka daawo sawirro dheeraad ah Munaasabad lagu xusayay Maalinta AIDS-ka Adduunka oo maanta ku beegan oo ay soo agaasimeen 11-urur oo ka mid ah kuwa la dagaalama faafidda cudurka HIV/AIDS ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Hotelka Shamo oo lagu qabtay xafladdan ayaa lagu xardhay... 
Halkudheg:

Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif oo Xiran Tuutaha Milatariga lana Hadley qaar ka mid ah Ciidamadiisa

Dec 1, 2009
Sheekh Shariif oo Xiran Tuutaha Milatariga lana Hadley qaar ka mid ah Ciidamadiisa Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho ku tagay Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley oo koonfurta Muqdisho ku yaalla, waxaana uu halkaas kula hadlay Ciidamada Dowladda KMG ah ee Soomaaliya. Waxaa ammaankooda sugayay Degmooyinkaasi ka hor intii uusan... 
Halkudheg:

Sidee Soomaalida Shiinaha Joogta U Ciidey iyo Munaasabadi Ciidda ee Toronto(Daawo)

Dec 1, 2009
Munaasabadi Ciidda ee Toronto Daawo Maqal iyo Muqaal xafladdii maalinta Ciida barakeysan ee Cidu Adhha ee lagu tukaday Markazka weyn ee Dar Ul Hijra ee ku yaal magaalada Toronto – Canada VIDEO: Qaybta 1aad | Qaybta 2aad Sidee Soomaalida Shiinaha Joogta U Ciidey ???. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Inkasta oo aysan joogin wadanka shiinaha Tira aad u badan oo dad soomaaliyeed ah marka loo eego... 
Halkudheg:

Deeq Lacageed oo Gabdhaha Soomaaliyeed ee Holand ay gaarsiiyeen barakacayaasha ku jira Kaamka Shabeelow ee Muqdisho

Dec 1, 2009
Deeq lacageed gaarayso $500 qaar ka tirsan gabdhaha Jalaiyada ku dhaqan dalka holand oo la gaarisiiyey kaamka barakacayaasha reer shabelle ee Magaalada Muqdho . Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Kaalmadaan lacageed ay iska soo uruuriyeen gabdho somaliyeed oo ku dhaqan dalka holand ayaa la gaarsiiyey qaar ka mid ah barakacayaasha gurahodii uga cararay dagaalada Muqdisho ka socdo oo dadka intiisa badan... 

Gabar 5 jir ah oo Gargaar u Baahan….

Nov 30, 2009
waxana laga laxiriiri karaa Cabdi Qaadir Cismaan jimcaale mobel:25290766398 ama 0015672660145 Gaalkacayo Gabadha xanuusan magaceedu waa shamso cirre diini. Da’deedu waa jirto 5 sano. Gabadhan oo xanuunkan qabta muddo dheer markii loo geeyeey dhakhaatiirta waxba waa ka qaban waayeen. Qoyska gabadhan waa reer sabool ah oo aan awoodin in ay dhakhaatiir bannaanka ah u qaadaan ama ku soo daweeyaan. Waxaa... 
Halkudheg:

Cali waa sagaal jir Kaadi haysta Banaanka taalo wuxuu u baahan yahay Gargaar deg deg

Nov 30, 2009
Cali waa sagaal jir Kaadi haysta Banaanka taalo wuxuu u baahan yahay Gargaar deg deg Mudadii labaatanka Sanno ee dhibaatada ka jirey Gayiga Soomaaliyeed waxaa dadka soomaaliyeed isugu darsamey Colaad, Abaaro iyo Cudduro waxayna Galaafteen dad farabadan oo aan waxba galabsan, iyadoo taasi ay jirto ayaa dadka soomaaliyeed ee ku dhaqan Dibadaha waxay u istaageen ama gunta u xirteen in ay gacan siiyaan... 
Halkudheg:

Warbixin: Waddooyinku waxay muhiim u yihiin Nolosha Bulshada (Wadada xidid)

Nov 30, 2009
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Hordhac: Jidadku waa kaabeyaasha dhaqaale kuwa ugu muhiimsan, sidaa darteed ayaa bulshooyinku xoogga u saaraan wax ka qabadka jidadka. Gebi ahaan wadooyinka Gobolka Sanaag ayaa ah kuwo aan wax shaqo ah laga qaban oo raf ah. Degaanka Gebiga oo ah degaan magaalooyinka waawayni ku yaalliin , lehna biyaha joogtada ah , waxa ka baxa labo waddo oo ku xidha degaanada gobolka... 
Halkudheg:

Ardeyda soomaaliyeed ee turkiga oo dooratay guddoomiye

Nov 30, 2009
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Xaflad si weyn loo soo agaasimay ee ka dhacday dalka turkiga gaar ahaan magaalada İstanbul, xafladaas ee ka soo wada qeyb galen dhamaan ardayda soomaaliyeed iyo soomaalida ku nool dalka turkiga soomaalida ka soo qeyb gashay xafladaasi ayaa ka kala yimid gobolada turkiga. Ardeyda ayaa ah kuwa u taagan mar waliba isku keenida ardeyda... 

Muqdisho: Kooxda WAXOOL ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha ayaa dib boorka looga jafay

Nov 30, 2009
Kooxda WAXOOL ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha ayaa dib boorka looga jafay xaflad lagu qabtey maanta Hotelka Saxaafi ee magaalada Muqdisho. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Waxaa lagu qabtey magaalada Muqdisho xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkaana ay ka soo qayb galeen madaxda Isboortiga dalka Soomaaliya iyo ciyaartooyda cusub ee kooxda WAXOOL oo maanta si rasmi ah looga dhawaacay... 

Kooxda Xulka Qaranka Soomaaliya oo u amabaxay Kenya….

Nov 30, 2009
Kooxda Xulka Qaranka Soomaaliya oo u amabaxay Kenya…. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Cayaartoyda Xulka Qaranka dalka Soomaaliya oo muddooyinkanba diyaar garrow ku jiray ayaa u amba baxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas oo ay kaga qeyb galayaan tartanka qaramada dalalka bariga iyo bartamaha Afrika oo sanadkan Kenya marti gelineyso. Ka hor bixitaankooda ayaa munaasabad sagootin ah... 
Halkudheg:

Madaxa Haweenka Xafiiska Arrimaha Bulshada madaxtooyada Soomaaliya oo Kaalmo lacageed gaarsiisay caruur Agoon ah

Nov 30, 2009
Nove 28, 2009: Madaxa Haweenka Xafiiska Arrimaha Bulshada madaxtooyada Soomaaliya oo manta Kaalmo lacageed gaarsiisay caruur Agoon ah. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Madaxa Haweenka Xafiiska Arrimaha Bulshada madaxtooyada Soomaaliya Drs. Xabiibo Sheekh Xuseen ayaa maanta kaalmo lacageed gaarsiisay Hooyooyin wata Caruur Agoon ah, kuwaasi oo la liita nolosha dhalaankooda. “Kaalmadaan waxaa... 

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Gariiga oo Munaasabad soo dhaweynta Ciida ah ku qabatay wadankaasi.

Nov 30, 2009
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Gariiga oo Munaasabad soo dhaweynta Ciida ah ku qabatay wadankaasi. Waxaa maanta dalka Greece kadhacay xaflad si heer sare ah loosoo agaasimey taasoo lagu maamuusaayey Munasabada Ciidul Adha iyadoo ay kasoo qeeb galeen masuulyin aad ufara badan oo ay kamid ahaayeen Madax kasoctey Baaarlamaanka dalka Greece iyo Xisbiyo, sidoo kaleed waxaa qadka telefoonka uga soo qeb... 

Jaaliyada Magaalada Orgos Denmark Oo Deeq Soo Gaadhsiiyey Dadka Barakacayaasha ah Ee Duleedka Muqdisho

Nov 29, 2009
Jaaliyada Muslimiinta Denmark Gaar Ahaan Magaalada Orgos Oo Deeq Soo Gaadhsiiyey Dadka Barakacayaasha ah Ee Duleedka Muqdisho Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Gudiga taakulaynta dadka tabaalaysan ayaa deeq hilib ah oo ay gowraceen 115-neef oo adhi ah u qeybiyey dadka barkacaayaasha ah ee duleedka caasimada muqdisho munaasabada ciida awgeed taasoo ay gaarsiiyeen in ka badan 600-qoys ,oo qoyskiiba... 
Halkudheg: ,

Sidii looga Ciidey London UK iyo Seattle Washington – Sawirro iyo Video

Nov 28, 2009
Sidii looga ciidey London, UK Video: Daawo Video uu soo duubay Ibraahim Baaffo ……… muslimiinta gobalka washington oo hal meel ah kuwada tukaday ciidda maanta”daawo sawiro+video Halkan ka daawo sawirada Ciidda Seattle ciida maanta ayaa u dhacday sidi loogu tala galay magaalada seattle,gobalka washington,waxaana marki labaad si wada jir ah ugu midoobay 17 masaajid kuwaasi oo ku kala... 

khudbad xasaasi ah oo uu jeediyey madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Nov 27, 2009
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle “Waxaan Leenahay Dowlada Hada Jirta ee Mujtaaca Dunida Ictiraafsan Tahay Gacan Hala Siiyo, Dadka Wax Sheeganaya Marka uu Dhulku…” Halkan ka dhegeyso Khudbadii Geelle Madaxweynaha dalka Jabuubi Md, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Munaasabad lagu weynaynayo maalinta Ciidul Adxaha khudbad xasaasi ah oo uu kaga hadlayo dalallka Soomaaliya, Yeman, Sucuudiga iyo dalka... 

Goobaha ay gacanta ku hayaan ciidamada Ahlu sunna oo aan laga ciidin maanta, iyo goobaha kale oo laga ciidey

Nov 27, 2009
Sidee looga ciiday Magaalada Muqdisho , Gobolada qaarkood iyo goobaha ay gacanta ku hayaan ciidamada Ahlu sunna oo aan laga ciidin maanta… Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa guud ahaan manta waxay u eheyd maalin ciida inta la ogyahay waxaana la iskuugu marxabeynayay cidwanaagsan iyada oo jawiga magaaladuna ahaa mid wanaagsan wax dagaal ah iyo iska horimaadyana... 
Halkudheg:

Sidee Looga Ciidey Deegaanada Duleedka Caasimada Muqdisho Ee Loo Barkacay, Garoowe iyo Minnesota

Nov 27, 2009
Minneapolis: Muslimiinta Minnesota oo u dareeray Salaaddii Ciidda Halkan ka daawo sawirada Ciidii Minneapolis Kumaan Mulimiinta reer Minnesota aya maanta (Jime Nov 27, 2009) waxay u dareereen goobaha lagu tukanayey salaadda ciidul Adxaa. Jawiga magaalada ayaa aad u wanaagsanaa, cimiladu ma ahayn baraf, dhaxan badanina ma jirin, qorraxdana daruuro badani ma qarin. Cillada keliya oo jirtey waxay ahayd... 

Gabdhaha Soomaaliyeed ee deggan Britain oo Deeq Lacageed gaarsiiyey Shacabka ku dhibaataysan Muqdisho

Nov 27, 2009
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Qaar ka mid ah Jaaliyadda gabdhaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Briting gaar ahaan magaalada Bolton ayaa kaalmo lacageed gareysa $400 soo gaarsiiyay qaar ka mid ah dadka jilicsan ee ku nool Magaalada Muqdisho Gobolka Banadir . Deeqdaan oo la gaarsiiyey Hawen, Caruur, Ciroole, iyo dad kale oo naafo ah , Dad masaakiin ah oo isugu jira indhoolyaal,cuuryaamiin garguurta... 

CIID MUBAARAK – Bahda SomaliTalk waxay Muslimiinta u dirayaan Hambalyada Ciidul Adxaa

Nov 26, 2009
CIID MUBAARAK Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-Adxa u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk. Waxaan halkan hambalyo uga tebineynaa dhammaan umadda Islaamka ah oo maanta ku ciidaya daafaha dunida. Waxaan xujeyda sannadkan 1430 u rajaynaynaa baraare iyo barwaaqo iyo in Allah ka aqbalo cibaadadooda. Dhammaan... 
Halkudheg:

Sheikh Maxamed-Rashaad oo ku Geeriyoodey Xajka, Allah ha u Naxariisto

Nov 26, 2009
Sheikh Maxamed-Rashaad Macallin oo ah Sheikh Soomaaliyeed oo caan ku ahaa fidinta diinta Islaamka ayaa Maanta (Carafo) ku geeriyoodey Xajka. Sheikh Maxamed-Rashaad Macallin Allah ha u naxariistee waxa uu ku geeriyoodey Mina. Sh. Maxamed-Rashaad waxa uu deganaa magaalada Ottawa ee magaalo madaxda dalka Canada, halkaas oo uu iimaan ka ahaa masjid ku yaal magaaladaas. Waxa kale oo Dr. Maxamed-Rashaad... 
Halkudheg:

Axmed Walad Cabdalla oo Warqaddii 20aad u diray Soomaalida

Nov 26, 2009
United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) Letter to the members of the Somali Jaaliyadda – (no 20) Nayrobi, 27 November 2009 Salaam Aleikum Saaxiibayaal , Iga Gudooma Salaan diiran. 1. Waxaan munaasabadda Ciidul Ad-ha u dirayaa tahniyad iyo salaan diiran dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan. 2. Eidul Ad-ha waa markii uu Ilaahay soo dejiyey aayadda Qur’aanka... 
Halkudheg:

Hay’adda CDHR oo siminaar u qabatey Xubno ka kala socdey qaybaha Bulshada

Nov 26, 2009
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Waxaa Hotelka Ambaasadoor ee Magaaladda Muqdisho lagu soo gabagabeeyey siminaar socdey Muddo Saddex Maalin ka soo ay soo qaban qaabisey Hayadda Center For Democracy And Human Rights CDHR waxaana ka qaybgaley Dad gaaraya 40 xubnodd oo ka kala socdey qaybaha kala duwan ee Bulshada sida Culama’udiin, Odayaasha dhaqanka, Hayadaha Xuquuqda Aadanaha , Maamulada Hoose... 

Garoowe: diyaar garowga ciidul adxaa oo si weyn loog dareemayo magaalada garowe

Nov 26, 2009
Diyaar garowga ciidul adxaa ayaa si weyn looga dareemayaa dhamaan suuqyada magaalada garowe iyadoo ayadoo ay ciidul adxaa ku beegantahay Jimcada ataa suuqyada laga dareemayo diyaar garow aad u weyn gaar ahaan suuqyada dharka iyo bakaashka. Dhaq dhaqaaqa ganacsi magaalada garowe ayaa isaku si xowliya ku socda iyadoo maalmahaanba ay aad ucamirnaa suuqa dharka. Dhanka kalena suuqa xoolaha (siinada) ee... 
Halkudheg:

Ugaas Maxamed Weli Sheekh Axmed-Nuur oo soo jeediyey Talooyin Xal loogu heli karo arrimaha soomaaliya

Nov 25, 2009
Ka dib markii aan eegay xaaladda uu dalku marayo iyo dhibaatooyinka ku baahay dalka iyo dadka Soomaaliyeed, isla markaana uu dalku ku jiro kala qo-qob ayaa waxaan ku talo bixinayaa in la qaato qodobada soo socda, si looga badbaado masiibooyinka ay maleegayaan cadowga Muslimiinta iyo kan ummadda Soomaaliyeed, waxayna qodobadaasi kala yihiin:- Waxaan ku baaqayaa in la joojiyo dagaalada ka socda gobollada... 
Halkudheg: