Home » Warar

Warsaxaafadeed ka soo baxay golaha dhaqanka iyo minimada beelaha hawiye oo

Mar 22, 2010
Cambaareynayaa Warbixin sanadeedka uu Guddiga Qarammada Midoobey ee Dabagalka Xayiraadda Hubka ee Soomaaliya ka soo saaray…. Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 22/03/2010 kulan degdeg ah isugu yimid Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha, wuxuuna kulankaasi uga hadlay Warbintii Guddiga Dabagalka Xayiraadda Hubka ee Soomaaliya taasoo xambaarsaneyd eedeymo loo jeedinaayo dhammaan qaybaha siyaasadda... 
Halkudheg:

Muqdisho: Warbin iyo kaalmo Caasha shaacuur “Walaalaheygow dadkaan Madaafiicda halaga daayo

Mar 21, 2010
…sidaan ha loo dhaamo walahayow waxaa inoo wada roon in la wada hadlo dadkii wuu dhamaadaye” Ururka aadami iyo qaar ka mid ah Jaaliyadda gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Holand gaar ahaan magaalada Heeg oo kaalmo lacageed Gaareysa $ 1800 soo gaarsiiyay Xaruha ispitalada keysaney,madiina iyo dayniile ee magaalada Muqdisho Gobolka banadir . DHEGEYSO Caasho iyo Duniyo warbixin Cisbitaalka Ispitaladaan... 
Halkudheg:

Wax ka Bedelidda Daryeelka Caafimaadka USA (Healthcare) oo ka gudbey Caqabad Weyn

Mar 21, 2010
Xisbiga Dimoqraadiga oo ku guulaystay Codbixintii Aqalka Congreska ee Wax ka bedelka Daryeelka Caafimaadka Health Care Reform: (HAA 219  –  MAYA 212) (SomaliTalk.com, USA: March 21, 2010): Dood muddo dheer socotey kaddib waxaa habeenimadii Axadda (21-kii Maarso 2010) Aqalka Congress-ka (House) ayaa codbixin u  qaaday in la qabalo xeerkii Senate-ka ee lagu hirgelinayo wax ka bedelidda daryeelka... 

Denmark: Shirkii Jaaliyadda Puntland ee Århus oo Qabsoomay

Mar 21, 2010
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 21-03-2010 kadhacay shir ay kasoo qaybgaleen jaaliyada puntland ee wadanka Denmark gaar ahaan magaalada Århus iyo nawaaxigeeda. Madaxdii shirkaa  kaga soo qaybgalay Khadka ee la hadlay Jaaliyadda waxaa ka mid ahaa: 1:wasiirka maamul wanaaga.Mohamed faarax Cise(Gashaan) 2:Duqa magaalada BOOSAASO 3:Duqa magaalada GAROOWE 4:Duqa magaalada GAALKACANYO 5:Duqa magaalada... 
Halkudheg:

Garsoorayaal Kubadda Cagta tababar ugu soo gabagaboobey dalka Jabuuti

Mar 21, 2010
Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay laguna soo gabagabeynayay tababar maalmahanba dalka jabuuti uga socday 26 ka mida garsooreyaasha kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa habeenkii Arbacadu soo galeysay lagu qabtay hotelka Sheraton ee magaalada Jabuuti. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Xafladaas ayaa waxaa kasoo qeyb galay sii hayaha safaarada Soomaaliya ee dalka Jabuuti,masuuliyiin sarsare oo ka... 
Halkudheg:

Cabdullaahi Xasan Jaamac oo loo doortey Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka DFKMG

Mar 19, 2010
 iyo Norway oo Goob Joog ka ahayd Siminaar Agaasimayaasha guud ee dowlada FKMG iyo Waraysi Wasiirka Horumarinta Shaqada iyo Shaqaalaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Gudiga “Madaxa Banaann” ee Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka DKMG Soomaaliya ayaa Hoteel Kempinski ee caasimada dalka Jabuuti 18/03/2010 doorasho ay ku sameysteen ku doortey gudoomiye, gudoomiye ku xigeen iyo Xog-hayanta gudiga. Kulanka... 
Halkudheg: ,

Xafladii Qalinjabinta Quraanka Kariimka ee Ardayda Abuubakar Sadiiq Minneapolis

Mar 19, 2010
Video :  Xafladdii dufcaddii labaad qalinjabinta Quraanka Kariimka, ardayda qalinjabiyey oo tiradoodu tahay 20 arday. Ardaydaas oo ka qalin habiyey Xarunta Abuubakar As sadiiq ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. Ardaydaas oo da’yar xafladdii qalinjabintooda Ka daawo Video-ga hoose:  Read More →
Halkudheg:

Booqashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ku yimid Turkiga

Mar 19, 2010
Waxa Taariikhdu markay ahayd 16 bishan march 2010 kasoo dagay garoonka diyaaradaha  Esenboga Magaalada Madaxada Turkiga ee Ankara Wafdi uu horkacayay Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya  Md.Sheikh Adem Maxamed Nuur madoobe iyo xildhibaano kale oo oo safar kiisa ku wehliayay waxa maalintii 17 bisha march uu lakulmay Guddoomiyaha baarlamaanka Turkiga Mudane Mohmet Ali  SHahin waxa kale uu lakulmay... 

Arday Soomaaliyeed oo Ku Guulaystay Abaalmarinta Caalamiga ah ee Gold Medal ee Jaamacad Dalka India

Mar 19, 2010
Waxaa Maalinimadii Jimcaha oo ku beegnayd 5-3-2010 ayaa waxaa lagu qabtay Xaflad Abaalmarin Gudoonsiin ah oo aad u balaaran Jaamacadda University Of Mysore oo kutaala Gobolka Karnataka Gaar ahaan Magaaladda Dhanka Cimiladda Ku Wanaagsan ee Mysore Xaflaadaas ayaa Abaalmarinta Caanka ah ee lagu abaalmariyo Qofka ugu sareeya Imtixaanka celcelis ahaan ardayda dhigata kuliyada cilmiga horumarinta biladaas... 
Halkudheg: ,

Sidey Shacabku u arkeen Diidmadii Qaramada Midoobey Heshiiskii Badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Mar 19, 2010
Dhawaan markii ay Qaramada Midoobey ku dhawaaqday in ay laashay heshiiskii is fahamka dhanka Badda ee dhex maray Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa arrintaasi si weyn u soo dhaweeyey Bulshada Soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan, iyagoo sheegay diidmada Qaramada Midoobey ay ku timid markii qaylo dhaan aad u weyn ay muujiyeen shacabka Soomaaliyeed iyo waliba markii heshiiskaasi ay hor istaageen xubnaha Baarlamaanka,... 
Halkudheg:

Xildhibaan Cabdulaahi Waqaa oo wax ka weydiiney halkii uu ku dambeeyey Mooshinkii Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid

Mar 19, 2010
Xidhibaan Maxamudd Cabdulaahi Wehliye (Waqaa) kana mid ahaa Xildhibaanadii Mooshinka ka geeyey Raiisul Wasaare Cumar Cabdi Rashii Cali Sharmaarke ayaa waxaan waxa ka weydiiney halkii uu ku dambeeyey Mooshinkaas wuxuu sheegey Xildhibaan Cabdulaahi Waqaa in arrintaas uu kala hadley Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh uuna u sheegey in Muddo ah Dib oogu dhigo Mooshinkaas inta Xaalada iska badaleysa islamarkaan... 
Halkudheg:

Xisbiga MJS: Warbixinta QM ee lagu eedeynayo DFKMG, Mucaaradka iyo Hay’adaha waa Nasiib darro u soo hoyatay Dadka iyo Dalka

Mar 17, 2010
Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliya ayaa kulan ballaaran oo ay yeesheen madaxda iyo xubnaha ka tirsan waxay uga hadleen guud ahaan xaaladda dalka Soomaaliya, waxaana shirkaasi oo socday muddo dhowr saacadood ah laga soo saaray warsaxaafadeed ku aadan dhammaanba go’aanada ay ka soo saareen qodobadii ay ka hadleen. Md. Cali Maxamed Nuux Tima Jilic oo ah K/Xigeenka Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada... 
Halkudheg: ,

Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka DKMG “Waxaan si buuxda u cadeynayaa inaan u gudubney qoristii dastuurka Federaalka Jamhuuriyada Soomaaliya…”

Mar 17, 2010
 hadal uu u jeediyey labada gudi Baarlamaanka iyo gudiga madaxa banaann ee dastuurka. Kulan ay isugu yimaadeen Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka DFKMG, Gudiyada Dastuurka Baarlamaanka iyo Gudiga Madaxa Banaann ee Dastuurka, Hay’addaha caalamiga ah ee caawiya Wasaaradda Dastuurka iyo UNPOS ayaa lagu qabtey Hoolka shirarka ee Hoteel Kampinski ee Caasimada dalka Jabuuti 15/03/2010. Kulan... 
Halkudheg: , ,

InnerCity Press: Qarammada Midooba oo si Aamusnaan ah u Aqbashay in Qorshaheedii ay ka lahayd xeebta Soomaaliya ay diideen Shacabka Soomaaliyeed

Mar 16, 2010
Heshiiskii Is-fahamka Badda ee UN-tu u Ololaynaysay oo UN-tu qirtay in la diidey…. Shabakada Innercity Press ayaa waxay qortay warbixin faahfaahsan oo ay cinwaan uga dhigtay “Ku saabsan Soomaaliya, UN-ta Gaabiska ah oo Qirtay diidmada Is-fahamkii MOU ee ay la gashay Kenya” Qoraalkaas ka akhri HALKAN… GUJI AKHRI HALKAN… GUJI  Read More →
Halkudheg:

War saxaafadeed HANOOLAATO ka soo saartay goaankii UN ka ee dhul badeedka Soomaaliya

Mar 16, 2010
Waxaanu soo dhoweynaynaa go’aankii Qaramada Midoobay ku laashay Is-afgarad ku sheeggii ay wada gaareen Kenya iyo TFG da Somalia Ref: DQ/HNL/15/03/2010 15/03/2010 Haddii aannu nahay Xisbiga HANOOLAATO waxa aannu soo dhoweynaynaa war murtiyeedkii ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee lagu laalay heshiis ku sheeggii is af-garad ee dhex maray xukuumadda Kenya iyo TFG-da Somalia. Is af-garad ku... 
Halkudheg:

Ururka Ganacsatada iyo Maalgeshiga Soomaaliyeed (SBIC) oo Go’aansadey in uu Dayactir ku Sameeyo Xarunta Safaarada Soomaaliya ee Dalka Jabuuti

Mar 15, 2010
iyo Lacag ay ugu Deeqeen Dadka Barakacayaasha Soomaaliyeed  Xaflad lagu soo xirayo Kulankii ay lahaayeen Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku shirayey Caasimada dalka Jabuuti oo ay ka soo qayb-galeen Madaxa Maalgeshiga dalka Jabuuti, Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga dalka Jabuuti, Political/Economic Officer Somalia Affairs U.S Embassy ee xafiiskoodu yahay dalka Kiiniya iyo gudoomiyaha Ururka ganacsatada Soomaaliyeed... 
Halkudheg: ,

Walad Cabdalla oo Qoraal ka soo saaray Heshiiskii DFKMG & Ahlu Sunnah

Mar 15, 2010
 Xafiiska Qarammada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) WAR-SAXAAFADEED 05/2010 Ergayga Gaarka ah: Soomaaliya waxay si tartiib-tartiib ah uga guureysa xaladii aheyd dawlad fashilaney, waxayna u sii guureysa hab ah dawlad jilacsan Nayroobi, 15 Marso 2010 – Ergayga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Arrimmaha Soomaaliya Ahmedou-Ould Abdullah ayaa maantay ku amaaney... 
Halkudheg:

Gudoomiye Ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Dalxa oo soo dhaweeyay go’aankii lagu diiday heshiiskii Badda ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya

Mar 15, 2010
“13-kii bishan Maarso [2010] Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay waxay tixraaceen Go’aankii sharafta lahaa ee baarlamaanku uu ka qaatay ee isaga uu ku hor istaagay badda Soomaaliyeed ee shacabka Soomaaliyeed iyaga oo aan u kala harin iyaga aad dood uga keeneen , kaddib markii xukuumadda wada hadal ku dhex maray arrimahaas la xiriira isla markaasna ay soo shaac baxday in ummadda Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

SONO oo Xaflad qalinjin ah ugu qabtay arday Soomaayeed Magalada Karachi

Mar 15, 2010
 Karachi, Pakistan: Xaflad qalin jabin ah oo ay soo agaasimeen  Ururka waddaniga  Soomaaliyeed ee Somali Nationalists Organization (SONO) ayaa loogu qabtay magalada karachi ee dalka Pakistan,Ardey Soomaaliyeed isagu jira Wiilal iyo Gabdho kuwaa oo dhammaystay waxbarshadooda heerka jaamacadeed. Halkan ka daawo sawirada qalinjebinta Xafladaan qalin jabinta ah ee uu soo qaban qaabiyay Ururka Waddaniga... 
Halkudheg: ,

Qarammada Midoobey oo Shaaca ka Qaaday in Heshiiskii Is-Afgarad ee Badda (Somalia & Kenya) uu yahay Waxba kama Jiraan

Mar 13, 2010
Waa guul u soo hoyatey Shacabka Soomaaliyeed oo ka dhiidhiyey is daygii in dhulkooda lala wareego… Qoraal kooban oo March 12, 2010 lagu faafiyey shabakadda rasmiga ah ee Qarammada Midoobey (UN) ayaa shaaca ka qaaday in Heshiiskii Is-fahamka (MOU) ee dhex maray DFKMG iyo Kenya “in Baarlamaanka Federaalka kumeelgaarka ay diideen is-afgaradkaas, sidaas daraadeedna waa in loo tixgeliyo mid... 
Halkudheg:

sanad guuradii labaad oo ay ku kulmayaan Urur Ganacsato Soomaaliyeed oo Fadhigoodu yahay dalka jabuuti,

Mar 13, 2010
Xaflad sanad guuradii labaad oo ay ku kulmayaan Urur Ganacsato Soomaaliyeed oo Fadhigoodu yahay dalka jabuuti, islamarkaana furitaanka xaflada ay ka soo qayb galeen Madawxweynaha dalka jabuuti md, Ismaaciil Cumar Geelle, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada dalka Jabuuti md, Dileyte Maxamed Dileyte, marti sharaf kala duwan oo isugu jira xubno ka socda Xafiiska madaxweynaha, Duqamaalada jabuuti, Gudoomiyaha... 
Halkudheg:

War galinta mu’tamarkii sanadlaha ahaa ee ka dhaca Oslo Norway

Mar 13, 2010
Mu’tamarkii 8aad ee Tawfiiq Islamisk Senter Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan kheyrka jecel ee ku dhaqan wadamada Yurub. Waxaa loogu bishaareynayaa in la qabanayo Mu’tamarkii sanadlaha ahaa ee xiliga Gu’ga uu qaban jiray Masjid Tawfiiq. Mu’tamarkan oo ah Mutamarkii 8aad ayaa la qabanayaa 01 April wuxuuna soconayaa Illaa 05 April Insha Allaah.Waxaanu Idinka codsaneynaa inaad kasoo qeyb... 
Halkudheg:

Golaha Sharciyaqaanada Soomaaliyeed oo hogaan cusub doortay kana warbixiyey…

Mar 13, 2010
Shir ay shalay (March 12, 2010)  Magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Sharciyaqaanada Soomaaliyeed Somali Low Society ayaa waxay uga hadleen waxyaabihi u qabsoomay Golahooda iyo waxyaabihii aan u qabsoomin tan iyo markii dhidibada loo tagay. Shirka ay yeesheen Golaha Sharciyaqaanada Soomaaliyeed ayaa waxaa warbixin dhinacyado badan taabanaysay ka jeediyey Xoghayihii guud ee hore Avv Xasan Xeyle,... 

Cali Khalliif Galeyr:- Puntland ayaa kaga orod badan Somaliland inay ka go’do Soomaaliya inteeda kale

Mar 13, 2010
Cali Khaliif Gallayr Ra’iisal-Wasaarihii hore ee dowladdii lagu soo dhisay tuulada Carta ee dalka Jabuuti ayaa sheegay in xalka Soomaaliya uu ku jiro in Somaliland lagala hadlo sidii shirweyne loogu qaban lahaa magaalada Hargeysa, iyadoo la waafajinayo danaha Somaliland. Raiisul Wasaarihii hore wuxuu dhaliilay hab uu sheegay inay ka jirto Somaliland iyo Maamul-goboleedka Puntland, taas oo la xiriirta... 
Halkudheg:

Sheikh Shariif: Is-fahamkii Badda “Lagama hadli karo….

Mar 12, 2010
Sheikh Shariif oo Amaal Cali iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed Ka Qancin waayey Su’aal ku saabsanayd Heshiiskii Badda ee Xukuumadiisu la gashay Kenya oo ay London ku weydiisey Amaal Cali oo ka tirsan xisbiga Hanoolaato  AKHRI/DHEGEYSI/VIDEO AKHRI/DHEGEYSI/VIDEO  Read More →
Halkudheg: