Home » Warar

Hay’adda DBG oo si cad uga Jawaabtay Hadalkii ka soo yeeray Gudoomiyeku-xigeenka Maamulka G/Banaadir

Apr 14, 2010
Hay’adda Daryeel Bulsho guud (DBG): Iyado maalintii shalay (April 11, 2010) aheeyd ay ku beegneeyd 11kii bishaan si weeyna aduunka oo dhan loogaga xusayay maalinta caafimaadka aduunka gaar ahaana Dalka soomaliya, ayaa waxaa munaasabad lagu qabtay xarunta maamulka gobolka Banaadir, taas oo si weeyn looga hadlay xaaladda caafimaad ee dalka soomaliya iyo wax uu ku sugan yahay xiligaan, iyadoo aysan... 
Halkudheg:

Warar Goos Goos ah ee Maanta

Apr 13, 2010
Shirkadda Dahabshiil oo la gudoonsiiyey Abaalmarinta Adeegga Bulshada iyo  Wasiir Kuxigeenka Amniga Puntland (Xoosh) oo la hadlay reer  Minneapolis iyo Duqayn ka dhacday Muqdisho…. Wararkaas faahfaahsan hoos ka akhri: ……… Khudbadii W/xigeenka Amniga Puntland Cali Yuusuf Xoosh u jeediyey Jaaliyadda Minneapolis HALKAN KA DAAWO.. …. Duqeymo iyo madaafiic oo la isku weydaarsaday... 

Heshiis Is-Afgarad oo Dhexmaray Maamulka Puntland iyo Xukuumadda DFKMG

Apr 12, 2010
Waxaa maanta 12 April.2010 lagu kala saxiixday Hotel Safari Park ee Nairobi, heshiis is afgarad oo dhex maray maamulka Puntland iyo xukuumadda federalka ku meel gaarka ah ee Somaliya, heshiiskaas oo daba socday heshiiskii ay kal hore labada maamul ku kala saxiixdeen magaalada Gaalkacayo, ayaa ujeedadiisu ahayd ; 1- In la xoojiyo sharciga iyo kala dambaynta bad iyo berigaba. 2- In dib loo dhiso lana... 
Halkudheg: ,

JWXO oo iska Fogeysey dilkii nin British ah oo u shaqynayey Shirkad Shidaalka baarta

Apr 12, 2010
  Dagaalo lagu naafeeyey ciidamada gumaysiga Itoobiya.  Gudoomiyaha jwxo oo soo gabagabeeyey socdaalkiisii South Afrika.  Nin u dhashay Ingiriiska oo kooxo budhacda ahi ku dileen duleedka Dannood.  Shir ka dhacay xarunta jaaliyada Denmark oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin jwxo ah.  Ururada Dhalinyarada Ogaden ee Qatar iyo u.s.a(Seattle) oo shirar isugu yimid  Ururka dhalinyarada ee California... 
Halkudheg:

Aadan Madoobe oo Addis Ababa kula Kulmay Meles Zenawi, Xilli Xildhibaanada Baarlamaanku Sheegeen in Waqtigii Ka Dhammaday Guddoonka Baarlamaanka..

Apr 10, 2010
Afhayeenka Baarlamaanka DFKMG, Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa magaalada Addis Ababa waxa uu Khamiis April 8, 2010 kula kulmay ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi, sida ay shaacisay wakaalada wararka u tebisa xukuumadda Itoobiya ee loo soo gaabiyo ENA. Waxaa warku intaas ku daray in ay ka wada hadleen xaaladda hadda ee Soomaaliya. Warku waxa kale oo uu sheegay in Sheikh Aadan... 
Halkudheg:

Prof. Maxamed Xasan Cismaan oo Muxaadaro ka jeediyey Kuliyadda Waxbarashada ee Garoowe (GTEC)

Apr 9, 2010
Maxamed Xasan Cisman waa aasaasaha DUGSI ACADEMY, Minnesota. Muddadii u dhaxaysay 1980 ilaa 1983, wuxuu ahaa hormuudkii kuliyaddii waxbarashada ee Lafoole. Muddo fara badan Maxamed waxaa uu ku noolaa dalka dibadiisa, gaar ahaan cariga Maraykanka. ____________________________________ Prof. Maxamed Xasan Cismaan waxa uu 31-kii bisha March ee sanadkan 2010-ka, ka soo jeediyey hoolka Kuliyadda Waxbarashada... 
Halkudheg: ,

Dagaal adag oo ka dhacay meel u dhow magaalada Qabribayax, Jigjiga

Apr 9, 2010
Weeraro mir ah oo lagu burburiyey saldhigyo door ah oo gumaysigu ku lahaa ogadenya Ku dhawaad 30 gaadhi oo siday raashin ganacsi oo ciidmaada gumaysigu ku xayireen magaalada Shilaabo. Hogaanka warfaafinta ee jwxo oo soosaaray bayaan uu kaga xaal waramayo xaaladaha halganka kagana digayo shirqooolada cusub ee gumaysiga itoobiya. Xarakada al-shabaab oo maanta ka mamnuucday meelaha ay xukumaan in laga... 
Halkudheg:

Maamulka dakada Muqdisho oo sheegay in ay wadaan qorshe lagu hormarinaayo howlaha dakada, Xilwareejintii kaddib…

Apr 9, 2010
Sida uu saxaafada u sheegay maareeye ku xigeenka dakada caalamig ah ee Magaalada Muqdisho Yaasiin Cusman Maxamuud waxaana ka mid ah taawer dheer oo heer caalami ah kaas oo suurta galin doono in lagala socdo maraakiibta isaga gooshto biyaha caalamiga ah Maareeye ku xigeenka ayaa hadalkiisa ku darey in ay haatan ku tala jiraan sidii loo hormarin lahaa loona casriyeyn laha holwlaha ay haatan qabato dakada... 
Halkudheg:

Kulan ka dhacay Magaalada Aarhus oo looga hadlay qadiyaddii Boobka Badda

Apr 7, 2010
Waxaa masaajidka At-taqwaa ee magaalada Aarhus, dalka Denmark, ka dhacay kulan looga hadlay isku daygii dhowaan dhicisoobay ee la isku dayay in qayb ka mid badda Soomaaliyeed loo xalaaleeyo waddanka Kenya. Shirkaas oo ay ka soo qayb galeen waxgarad fara badan ayaa aad loogu lafaguray iskudaygaas lagu hungoobay, iyadoo sidoo kalena si aad ah loo bogaadiyay, looguna hambalyeey dhammaan ummaddii Soomaalida... 
Halkudheg:

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka KMG ah Oo Kulan Ku Yeelan Lahaa Muqdisho Oo Ay Hor Istaageen Ciidamada…

Apr 7, 2010
Ciidamada sirdoonka dowlada KMG ah ayaa Arbacadii hor istaagay kulan ay Magaalada Muqdisho ku yeelan lahaayeen qaar ka tirsan xildhibaanada KMG ah ee soomaaliya kuwaasoo saluugsan Xukuumada KMG ah wax qabadkeeda .   Labaatan iyo Shan xildhibaan (25) oo ka tirsan Mudanayaasha Barlamanka KMG ah ee Soomaaliya oo doonayay in ay kulan ku yeeshaan Hotel Ambasadoor ee Magaalada Muqdisho islamrkaana ay kaga... 
Halkudheg:

(Warbixin) Gudigii Dastuurka u Samaynaya Dawladda FKMG oo…

Apr 5, 2010
Afeef Akh-ristaha sharafta lahoow marka hore qormadan, si degan u dhuux murtida ay xambaarsan tahay, waa fariin toobiye ku socota ama tigaad kuu noqon iyo togagg soo rogmada ama Tareen ku jiiray talo la’aane ee ruux kastoow garo micnaha cinwaanka maann-gaabni kuma ogi Ummaddaan muslimka ahee abtirkeed Soomaali yahay, Adigoon Mudac, Mindi iyo Masaar Midna ii Qaadan, Hadii Kale Mufsidoow Adiga iyo... 
Halkudheg: ,

“Dastuurka lixdankii Shacabka Soomaaliyeed Hore Ayuu u siiyey cod buuxa…”

Apr 2, 2010
 Hadal uu Sheikh Shariif  u Jeediyey Kulan uu La Qaatey Gudiga Dastuurka DFKMG iyo waraysi safiirka Dowladda FKMG u fadhiya Dalka Iiraan…… Madaxweynaha DFKMG Shariif Sheekh Axmed oo safar laba maalmood ku joogey dalka Jabuuti, islamarkaana la kulmey dhigiisa dalka Jabuuti Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Hoteel Kempinski ee caasimada dalka Jabuuti kula kulmey Xubno uu hogaaminayo... 
Halkudheg: ,

Somali channel waa TV cusub oo Af-soomali ku bixi doona

Apr 2, 2010
Waxaa shalay 04-01-10 hawada soo galay Tv cusub oo la yiraahdo Somalichanneltv, Tv-gaas oo kubixi doona luuqada Soomaaliga, hadawana ku jiri doona 24-saacood oo dhan. Somalichanneltv waa tv soo kordhindoona barnaamijyo cusub oo tayo leh, sidaa waxaa yiri Maxamud Siciid oo kamid ah masuuliyiinta Tv-ga. Sidoo kale Maxamud wuxuu intaa kuday inay xooga saari doonaan Barbaarinta dhalinta iyo barnaamijyada... 
Halkudheg:

Dagaal ay ku dhinteen 15 qof, iyo dhaawac 35 qof, oo ka dhacay Muqdisho

Apr 2, 2010
iyo Madfac habaw ah oo 5 qof ku diley guri ku yaal xaafadda Boondheere… Faahfaahin dheeraad ah dagaaladii iyo duqeymihii is barbarsocday ee ka dhacay qeybo ka mid ah xaafdaha magaalada Muqdisho . JIMCE, April 2, 2010: Dagaaladaan ayaa waxey xoogooda ka dhacayeen degaanada tarbunka,dugsigii sare ee banadir,KM4 agagaarka ispitalka digfeer xaafada taleex . Dagaalka ayaa dhacay ka dib markii xoogaga... 
Halkudheg:

Minneapolis: Telefishanka Somali Media oo Qabtay Dood ku Saabsan Qubuuraha

Apr 2, 2010
Doodan oo Jimcadii April 2, 2010 uu soo daayey Telefishanka Somali Midea ee magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ayaa dhex martay Sheikh Ahmed Fanax iyo Cabdiwali Dalboon. Doodaas oo ku saabsan burburinta qubuuraha HALKAN KA DAAWO HALKAN KA DAAWO  Read More →
Halkudheg:

Jabuuti: Siminaar loo soo gabagabeeyey Gudiga Dastuurka DFKMG oo ay ka hadleen Dr. Xaamud iyo Nuunow

Apr 1, 2010
 Wasiirka Arrimaha Diinta Dalka Jabuuti Dr. Xaamud “…Bulsho Kasta Wax Bay La Gaar Noqon Kartaa, Marka Waxaa La Rabaa Inaad Aqoon u Leedihiin, Dasaatiirta Caalamka Inta Aan Deegaan…” khudbad dar-daaran oo u jeediyey Gudiga Dastuurka DFKMG Wasiirka Dastuurka Madoobe Nuunow Maxamed “Saaxiibada Ka Soo Qayb Galey Xafladan oo Meelo Fog Fog Uga Yimid Ma Dhayalsaneyno In Ay Ka Go’an Tahay, In... 
Halkudheg: ,

Dr. Faroole iyo Sheikh Shariif oo Addis Ababa kula Kulmay Sayoum Mesfin…

Apr 1, 2010
iyo Dowladda Kenya oo diiday in Burcad badeeda lagu Maxkamadeeyo dalkeeda Kenya ayaa sheegtay inay joojisay in dalkeeda la keeno, oo lagu maxkmadeeyo dadka looga shakiyo burcad badeedda ee laga soo qabto xeebaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadan. Wasiirka arimaha dibadda Kenya Moses Wetangula oo Saaka Shir Jira’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ku shaaciyey in ay dhaqan gelinayaan go’aan ay labo asbuuc... 
Halkudheg: , , ,

UK: Mudaharaad Looga soo horjeedo Zenawi oo kadhacay London

Mar 31, 2010
Waxaa Arbacadii oo ay tahay 31 March 2010 ka dhacay Mudaaharaad looga soo horjeedo Meles Zenawi oo booqasho ku yimid Dalka England ee UK.  Mudaaharaadkan oo ay qayb ka ahaayeen mushtamaca Bariga Africa oo ay ka mid ahaayeen, Somalida, Itoobiyaan, Oromada iyo Soomaali Galbed. Mushtamacaadkaas oo ay u jeedadoodu ahayd sidii Meles loo horkeeni lahaa maxkamada danbiyada caalimiga ah ee Hague. Sababo... 
Halkudheg: ,

Sheikh Aweys oo ka Hadlay Burcad Badeedda, Heshiiskii DFKMG & Ahlusuna, Dagaalka iyo Burburinta Qubuuraha

Mar 31, 2010
Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam ayaa si kulul u Canbaareeyey Kooxaha Burcad Badeedda Soomaaliyeed, waxaana uu ugu baaqay in ay soo daayaan doonyaha ay qafaasheen…. .   Gudoomiyahay ururka xisbul islaam sheikh Xasan dahir aweys oo khadka talefoononka magaalada Muqdisho ku qabtay shir jaraaid gabaldhicii Talaadada (March 30, 2010) (Iyo su’aalo la weydiiyey) ayaa si kulul u canbaareeyey... 
Halkudheg:

Soomaaliya: Xaaladdu sida ay hadda tahay lagu hayn karo | Walad Cabdalla

Mar 29, 2010
Xafiiska Qarammada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) WAR-SAXAAFADEED 06/2010: Neyroobi 26 Maarso, 2010 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midaabay u Qaabilsan Soomaliya, Md. Ahmedou Ould-Abdallah, ayaa maalin ka hor shir madaxeedka Dowladaha Jaamacadda Carabta ee ka dhacaya dalka Libya sheegay inuu ku faraxsanyahay dardata xaaladda ka jirta Soomaalia ee ku... 
Halkudheg:

Guddoomiyihii Degmada Xamar Jajab oo ku geeriyooday Qarax miino oo loo dhigay

Mar 27, 2010
Iyadoo dhowrkii maalmood ee ugu dambeeyey xaafada Afisyooni ka jirtay xaalad aad u adag kadib markii boqolaal qoys oo dad  barakacayaal ah uu Maamulka Gobolka Banaadir ku amray in ay ka guuraan xaafaddaasi.   Dadka oo halkaasi ka sameystay guryo cooshado ah oo iyo Jiingado ayaa waxay sheegeen in ay halkaasi ay u yimaadeen in ay ka nabad galaan madaafiicda iyo dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho,... 
Halkudheg:

Xubno Ka Tirsan Ururka Ardayda SSDO Oo Tababar Loo Qabtay

Mar 25, 2010
Badhan : Xubno ka kooban 12 oo ka socdey qaybaha kala duwan ee laamaha ururka SSDO ( Sanaag Student Development Organization ) ayaa siminaar labo casho soconayey loogu qabtay qolka shirarka ee dugsiga Al-Furqaan ee magaalada Badhan. Siminaarkan ayaa lagu kobcinayey xubnaha SSDO si ay u gudan karaan masuuliyaadka iyo agaasimka qorshayaasha SSDO, wuxuna ka koobnaa afar cashar oo muhiim u ah dhallinyarada... 
Halkudheg:

Dallada Haweenka (KWDON) oo Sameysay Wacyi gelin ku sabsan HIV/AIDS.

Mar 24, 2010
Dallada Haweenka (KWDON) oo sameysay Wacyi gelin ku sabsan HIV/AIDs Waxayna ka sameysay Schoolka Imamu-Nawaawi ee Magaalada Qardho Schoolkaas oo Wax lu baro  Haweenka Aan waxna Qorin waxna Akhrin.  Guddomiyaha Dalada Haweenka G/karkaar Ubax Saciid Daahir ayaa  Fahfahisay khatarta u leyahay Cudurka HIV/AIDS waxa ay sheegtay in cudurkaan u aafeyay adduunka lona bahan yahay in laga digtonaado, waxaay... 
Halkudheg:

Dood cilmiyeed loogu magac daray “Doorka aqoonyahanka iyo bad baadinta dalka iyo dadka soomaaliyeed” oo ka dhacday Karachi, Pakistan.

Mar 23, 2010
Barnaamij dood cilmiyeed ah uuna ka qayb galay madaxa qaramada midoobayd qaybteeda caafimaadka ee dalka Pakistan Dr. Khaliif Bile Mohamoud, madaxda ururka wadaniga soomliyeed iyo arday ka kala socotay jaamacadaha kala duwan ee dalka Pakistan ayaa waxay ka dhacday magaalada Karachi ee koofurta dalka Pakistan. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Doodaan oo socotay qadar saacado ah ayaa waxaa looga hadlay... 
Halkudheg:

Khilaaf Xoogan oo soo dhexgaley Ahlu Sunna Waljameeca Heshiiskii Adis Ababa ka dib

Mar 22, 2010
 Iyadoo dhawaan Magaalada Adis-Abab heshiis ay ku gaareen Ururka Ahlu Sunna Waljameeca iyo Dowlada Federaalka ayaa heshiiskaas waxaa durbadiiba uu keeney Khilaaf Xoogan oo soo kala dhexgaley Ahlu sunna Waljameeca ka dib markii  qaarka mid ah beelaha ku jira Ururkaas ay ka biya diideen heshiiskaas iyagoo ku tilmaamey mid aan loo dhameyn oo ay saxiixiisa ay ka qaybgaleen dad aan ka tirsaney Ururka... 
Halkudheg: