Home » Maqaallo
Gabey:Duulaankii Deyniile Ka Naxow Nafta Waa
Muslimiinta Xaqqa jecel Meel kastoo ay joogaan Maalin farxadeed ayay u ahayd 20-Bishii Octobar ee 2011-ka Maxaa yeelay Caasimadda Soomaaliya ayaa lagu laayay Gaalo tira badan oo ku soo duushay dad Muslimiin ah.
Reer Muqdisho kuwooda Kheyrka doonaya Maalintaas Dabaal ayay ku jireen Alle ayayna u Mahad celiyeen laakiin Bujambura oo ah Caasimadda Dalka Burundi waxa a u ahayd Muruga iyo tacsi.
Askar lagu...
Faragelinta shisheeyuhu ku hayaan Dowlada iyo shacabka soomaaliyeed
Marka aad u dhaba gasho siyaasada wadanka soomaaliya ayaa waxaad dareemaysaa
In Madax iyo minjo ay ka siman yihiin cilada ah inaysan isku filnayn dhinac walba aqoon, talo iyo dhaqaaleba sidaa awgeed waxaa muuqata inay yihiin dad wadankooda dhexdiisa ku ah shaqaale u shaqeeyaa umaddo kale oo ka leh dalkooda iyo dadkooda dano gaar ah.
Tusaale ahaan waxaad arkaysaa nin madax ah oo soomaali ah oo...
Kenya – Ethiopia Ciidankooda iyo madaxweeyne Sharif.
Soomaaliya waxay la yaabaneeyd ciidanka Kenya, waxaa soo cadaatay in ciidanka Ethiopia kusoo noqonayaan Soomaaliya, xagee loo socdaa? Soow wadamadani ma ahan kua safka hore – goormaa laga noqday.
Aawey dhaqaalihii faraha badnaa ee dowladaha Yurub ku bixiyeen-aduun kor u dhaafaya 200-milyan oo Euro, si loo soo tababaro ciidamo soomaaliyeed oo la wareega amniga dalka ayagoo caawinaad kahelaya AMISOM,...
Qeylo dhaan nabadeed oo ku aadan dagaalada ka socda Aaga Rako Raaxo
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadib dhammaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow iga gudooma salaanta islaamka ACWW.
Salaan kadib Anigoo ka xun kana murugeysan dagaalada soo noqnoqday ee ka socda gobolka Karkaar ee u dhaxeeya Beelaha walaalaha ah, waxaan leeyahay oo ka codsanayaa dhammaan waxgaradka,...
Ardayda Soomaaliyeed ee sandkan ka qalin jabisay jamacad University Utara Malaysia
Sanadkan 2011 waxaa Jaamacadda University Utara Malaysia ee loo soo gaabiyo UUM ka qalin jabiyay ardaydii ugu badneyd ee Soomaali ah. Ardaydan qalinbisay ayaa isuga jira bachelor degree iyo Master degree.
Jaamacadda UUM ee ku taal Gobalka Kedah Waqooyi Galbeed ee dalka Malaysia oo ay dhigtaan arday badan oo Soomaali ah ayaa horay waxaa ooga qalin jabiyay arday badan oo Soomaali ah balse sanadkan...
QORSHAHA QARSOON EE YEMEN
Waxaa jirta in beryahan danbe ay warbaahinta dunida ku badan tahay wadanka Yemen, taasoo wadamada reer galbeedku leeyihiin waxaa joogta Alqaacida weliba ku xoog weyn, haddaba si aynu wax ogaano arimaha dhabta ah ee Yemen waa inaynu fahamnaa wadankaas, sida taariikhdiisii hore, tiisii gumaysiga, tiisii markay kala ahaayeen labada wadan, tii markay midoobeen iyo sida xaalku maanta yahay, haddaba kusoo...
Dardaarano ku Gaar ah Bisha Dul-xaj Q 4aad Fadliga Maalinta Carafo
Dardaaranka Todobaad ee Bishaan Dul-xaj waxaa uu yahay ianana ka faaiideysano Maalinta Carafada, Maalinta Carafo waa maalin aad u Fadli Badan waana Maalin maamuus Gaar ah ku leh Diinta Islaamka ah iyo Dadka Muslimiinta, waxaana tusaya Fadliga Maalinta Carafo arimahaan soo socda:
1- Maalinka Carafo waa maalintii la dhamestiray Diinka iyo Nicmadauu Allaah ku Maneestay Muslimiinta, waxaaana soo dagay...
Dardaaran ku gaar ah Dul-Xaj Q 3aad Sabtiga Sagaalka Carafo Waa la Soomi karaa!!
Waxaa horay u jiray welina taagan khilaaf ku saabsan Soonka Sunada Aadag ah haduu ku aado Maalin Sabti ah, sida hada taagan oo Soonka Carafo uu ku began yahay Maalin sabti ah, waxaanan weliba arkay Maqaal uu qoray Nin walaal ah [Mala Soomi karaa carafada sanadkan ..] , kuna soo gababaeeyay Qoraalkiisa inaan la Soomi Karin Sabtiga Carafo ahaan, asaga oo daliishanaya Xadiiskii daciifka ahaa iyo Nuqul...
Xoog aan xikmadi ku dhisneyn xabaal baa u danbaysa
Umad kasta oo dunida ku nooli waxa ay u baahan tahay in ay yeelato xoog ka caabiya cadaw kasta oo dibadda iyo gudaha kaga yimaada si ay u helaan nabad iyo nolol waarta oo caalamka ay kula jaanqaadaan.
Soomaaliya tan iyo maalintii ay dhacday xoogii militari ee maamuli jiray dalka muddo kabadan 20 sano, lahaana awood milatari oo haybad iyo quwad ku lahaa dhamaan qaardda Afrika ma is waydiisay “aaway...
Dardaarano ku Gaar ah Bisha Dul-Xaj Qeybtii 2aad
Dardaranka 5aad waa inaan si gar ah uga faaideysano Udxiyada oo ah cibaado aad u fadli badan, si aan Fadliga Udxiyada u garano waxaan faahfaahin doonaa Axkaamta Udxiyada,
Udxiyada waa xoolaha loo goowraco Ciidda darteed Cibaado ahaanmaalinta ciidda ah iyo Sadaxda maalin ee ka dambeysa (11-12-13 Dul-Xaj) Cibaado ahaana loola jeedo in ilaahey loogu dhawaado waxa uuna Qur’aankiisa allaah ku yiri:-
Suurada...
Khilaafka Madaxda dawladdaha DFKMG ah ee soomaaliya soo maray.
Soomaaliya oo dawlad la,aan ahayd tan iyo 1991kii waxa tiro ka dhawr jeera la isku dayay in dawlad wax ku ool ah loo sameeyo laakiin taasi waa lagu hungoobay oo waxaa halkoodii ka sii socda dagaalada iyo khilaafyada ragaadiyay koonfurta Soomaaliya .
Shirar dibu heshiisiin oo dalka dibadiisa loogu qabtay kooxaha Soomaaliya ayaa waxa ka dhashay dawlado KMG ah oo aasaas looga dhigay axdi KMG ah inta looga...
QADAAFI : ADUUN IQATAL
Cidina kuma fikirayn in uu sidan oo kale udhimanayo, taladiisu waxay u egtahay tii Aadan galaydh oo kale. Aadan galaydh oo ahaa nin caan ku ah, hanti iyo wiilal fara badan, kuna noolaan jiray Waqooyiga Soomaliya ayaa inankiisu dilay nin ay tol yihiiin, arintu waxay socotaba waxay duqowdii isla garteen, in mag laga bixiyo ninkaa ladilay, oo waliba tolka Aadan Galaydh ay 99 halaad keenaan, hasha kahartay...
Muqdishaa Hadashay
Muqdisho waa Muraayadii dalka wax badan waa loo soo dalxiisi jiray weyna sheekeyn jiritay waxeyse aamustay 1991kii waxii ka dambeyey sababtuna waxey ahayd wax aysan ka hadli karin ayaa lagu sameeyey xad gudub ayaa lagu la kacay madaafiic ayaa lala dhacay waa la jirdilay dharkii ayaa laga fiiqay indhihii ayaa basbaas iyo baaruud wax loo kala garan waayey looga shubay, shib ayaa ka soo hartay.
Intii...
Waxaaa Jirta Xikmad Caalami ah oo Dhaheeysa Marka Mukulaali Maqnaato ayuu Dooligu Ciyaaraa.
Marka xikmadani waxay ku rumoobaysaa xaalada soomalida markii la waayay qaranimadii soomalida waxaa soo baxay damacyo tiro badan oo u hanqal taagay inay qeyb ka helaan hantidii qaranka soomaliyeed.
Waxaan ku xusuyaa 3 ka mid ah damacyadaaas oo si muuqata u soo baxay waana kuwaan.
1-Qeybinta Soomalida ilaa Somaliland iyo Puntland in lagu daro Ethiopia inta kalena lagu daro Kenya, mida kale heshiiska...
Dilka Muslimka Ula-kac iyo Kama’ba kuma banaana
Waxaa murugi iyo naxdinba dadkii soomaliyeed ku noqday Qaraxyada waa weyn eek a dhaca goobaha dadka isugu yimaadaan kuwaas galaaftay dad fara badan oo Muslimiin ah, waxa ayna Qaraxyadaas sabab sababeen Dad badan oo daganaa Wadanka inay ku dhaliso ninyad jab iyo qax hor ah, sidoo kalana Qaraxyadaas waxay ku beereen Soomalidii hore Qaxootiga u ahaa niyad Jab iyo inay Duli kusii ahaadaan Qurbaha!
Hadaba...
Sharta Shabaab fari kama qodna.
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, intii ku dhimatay falkiii foosha xumaa ee shalay lala beegsaday dad shacab ah oo u badnaa Arday Allaha u naxariisto, kuwii ku dhaawacmayna allaha caafimaad deg deg ha ugu badalo dhaawacyadooda.
Damiirkeyga ayaa i siin waayay inaan ka aamuso dhacdadii shalay lagu gumaaday Arday ku han weyneyd iney waxbarashadooda sii wataan iyo shacab kale oo agagaarka dhismaha...
Maamul Goboleedyada iyo Kaallinta ay kaga jiraan Horumarinta Dalka
Hordhaca sooyaalka taariikhda Soomaaliya ayaa waxaa ka soo ifbaxaya maamul goboleedyo kala duwan kaddib dagaaladii sokeeye ee burburka ugu geystay guud ahaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed oo dhan kuwaasi oo bedelay wejigii siyaasadeed ahaa burburka iyo dagaalada sokeeye, kuna bedelay jawi xasiloon oo ku dhisan nabad iyo horumar taasi oo ay maanta horseed u noqotay in ay Soomaaliya ka abuuranto dowlad...
TALO ADUUNEEY MAXAY GALINBA HEER JOOGTAY
waxaan booqasho ku tagay shir caasumada Denmark loogu qabtay Dr. Cabdiweli Gaas, oo ah raysul wasaaraha DFKMG, sababta aan u tagay waxa ay ahayd in aan shacabka Soomaaliyeed Sii akhri…
Read More →
Warsaxaafadeed Wasiirka Gaashaandhigga Yugandha oo Muqdisho yimid kormeerna ku tegay Xerada Barakacayaasha ee Rajo iyo Xerada tababarka ee Jaziira
Wasiirka Gaashaandhigga dalka
Yugandha Dr. Crispus Kiyonga ayaa maanta socdaal ku yimid magaalada Muqdisho
iyadoo si heer sare ahna loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaraddaha Aadan-cadde
Int. Airport.
Wasiirka iyo wefdigiisa ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey Ku-simaha Ra’iisul
Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Xuseen Carab Ciise, waxayna
kormeer ku tageen xerada cusub ee Barakacayaasha...
Mid ka Mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo is Hortaagey in Dib loo Dhiso Isbitaalkii Hore ee Digfeer
Iyadoo Ha’yado , Dowladu ka tirsan Caalamka iyo Dadka Soomaaliyeed ee ku sugan Dibadaha iyo Guddaha ay u soo Gurmadeen Dadka Soomaaliyeed ku waxyeeloobey ee ay isugu Darsameen Colaada , Abaaraha iyo Cudurada kuwaas gargaarkood mid weliba Baahida jirta u weeciyey , iyadoo taasi jirto ayaa warar aan ka helney dada Magacooda diidey in la sheego waxayn noo sheegeen in mid ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed...
Ururka Puntland Diaspora Forum oo baaq nabadeed u diray dadka reer Gaalkacanyo
Waxaa ururka PDF uu aad uga xunyahay dhiigga dadka walaalaha ah ee ku daatay dagaalkii labada maalmood socday ee ka dhacay xaafado ka mid ah Magaalada
Madaxda Gobolka Mudug ee Gaalkacayo. Waxaanu tacsi u diraynaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii dadka kaga geeriyooday dhacdadaasi anagoo u rajaynayna samir iyo iimaan inuu Ilaahay ka siiyo.
Waxaan dhamaan shacabka walaalaha ah ee reer Puntland xusuusinaynaa...
Kuala lumpur : Faallo ninkii Malaysianka ahaa ee lagu dilay Soomaaliya
Kuala lumpur :- inta aanan u galin dhimashada ku timid nin ka Malaysian ah ee lagu dilay Mogadishu 03 Sept 2011 & sida eey u saameeysay dadweynaha Malaysian ka ah . waxaan Marka hore Jecelnahay in wax yar idinka xasuusiyo sida eey dowlada Malaysia ku bilaawday in eey Dhaqaatiir & Wariye-yaal u dirto Soomaaliya.
Ugu horeeyntii 17 Aug 2011 ayeey ahayd markii Dowlada Malaysia eey si rasmi...
Warmaha Sh Aadan Siiro Tuurayaa waa wax ula jeedo leh!
Aanba iraahdo Sh Aadan Siiro anoon Jecleyn inaan wax ka dhimo Xaq ama Sifo uu leeyahay, waxaase iga yaabiyay Dhiiranaantiisa iyo Arxandarada ka muuqata maruu isla jaljaleecinayay Mikarofonka asagoo Ciidda Fidriga Khudbo jeedinayay ama Jimcihii xigay, waxaaa dad badan isweydiinayaan intee Damiirkiisii iyo Diinkiisii iyo Dadnimadiisii ku dhinteen? Arxan darada Intaas la eg miyaa Dad Diin Islaam ku abtirsada...
Yaa Hortaagan in laga faaiideeysto Walaalaha-Turkida ee noo soo gurmaday?
Wadanka iyo madaxda TURKIDA aan taariikh wadaaga iyo dhaqamada isku dhowba aan leenahay muujiyeen, islamarkaana jebiyeen qufulkii lagu xiray dalka guud ahaan, gaar ahaan caasimada, ee ahaa inaan caasimada la tagai karin,lagana shaeeyn karin amni daro aawgiis.
Sidaad ogtihiin RW-Turkiga Ardogan waa diiday inuu raaco gaadiidka AMISOM. Markii u horeeysay madaxda wadanka gaar ahaan labada Shariif ayeey...




