Home » Faallo

Dhibaatooyin haysto Soomaalida ku nool Wadanka Konfur Afrika | Nuur Yare

Apr 24, 2010
Dhibatoyin faro badan oo ay kamid yihiin Dil, Boob, Dhaawac, Handadaa, Gubid, Jirdil iyo ku dhibtoonshaha helida Sharciyada lagu joogo wadanka Konfur Africa ayey kala kulmaan dadka Soomaaliyeed ee ku nool halkaas. Waxeyna inta badan ka sheekeystaan Muwaadininta Soomaaliyeed ee ku ganacsado wadankaas dhibatada anan dhamaadka laheyn ee haysato ayadoona ayayna jirin cid wax ka qabaneyso wax yeelada loo... 
Halkudheg:

SAYID QUTUB ! : MA SHIIKHBAA MISE MUFAKIR ISLAAMI ?!

Mar 27, 2010
 HORUDHAC : SAYID QUTUB waa shakhsiyad aad la iskugu khilaafsan yahay se la isku raacsan yahay in uu Caan ka yahay Dunidda Islaamka iyo Adduunka oo dhanba. Waxaan ku dadaali doonaa in wada koobo arrimaha la qabo oo dhanba anigoo cadaalad falaaya isla markaasna dadka ku xadgudbayna sheegaaya kuwa xaqiisa yareystana sheegaaya, isla markaasna saari doona insh-alaah miisaan Islaami ah . Waxaana soo qaadan... 
Halkudheg:

Gefefkii diblomaasiyadeed ee ka dhashay booqashadii Madaxweynaha Soomaaliya ee Guriga Downing Street

Mar 19, 2010
Maxamed Xaaji (Ingiriis) London, UK ingiriis@yahoo.com Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa toddobaadkii la soo dhaafay socdaal rasmi ah ku yimid magaalada London ee dalkan Ingiriiska. Booqashada Madaxweynaha ayaa, marka laga eego diplomatic category, waxay ahayd mid salaan ah (courtesy visit). Is-aragga noocan ah ayaa aalaaba wuxuu yahay mid kooban. Ujeeddada socdaalka Madaxweynaha... 
Halkudheg:

Maxaa keenay in Adis-Abab heshiis ay ku saxiixdaan Dowladda Federaalka iyo Ahlu-Sunna Waljameeca

Mar 15, 2010
Maalmahan waxa Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya kulan uga socday Dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Waljameeca, waxaana kullankaasi ka qaybgalay mas’uuliyiin sarsare oo ka tirsan labada dhinac, waxaana heshiiskaasi ka soo shaqeeyey beesha Caalamka oo iyadu dooneysa in Dowladda Federaalka ay xoog milatari ka hesho dhinaca Ahlu Sunna Aljameeca, waxa uuna heshiiskaasi soo maray marxalado kala... 
Halkudheg:

Intii aan qabyaaladda iyo balaayada bilaabay!

Mar 13, 2010
Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com Wuxuu ahaa nin sheekha oo aan muddo dheer saaxiib ahayn, waayadaan dambena wuxuu dacwada ka dhex wadey soomaalida u qaxday Yurub. Markii salaadda cishaha laga soo baxay ayaan isa salaanay, ka dibna labadayadii iyo labo nin oo kale ayaa isla jaanqaadnay. Intuba inta ka dhaqsa lehe wuxuu hadal iiga bilaabay: ninyohow aad iyo aad baa laguu jeclaa intaadan qabyaaladda... 
Halkudheg:

Sheikh Sharif oo ka qeyb galay fadeexadda boobka cunada Danyarta (WFP) | Dr Ali Osman

Mar 10, 2010
 Xafiiska hanta dhowrka guud (Office of Accountability and Foresic Audit) ee Qaramada Midoobay u qaabilsan ilaalininta iyo meel marinta howlaha ay fuliyaan dhamaan Hay’adaha hoos yimaada ayaa muddo dheer wuxuu waday baaritaan lagu sameeyey habsami u socodka cunada loo diro Soomaaliya. Dacwado badan oo ka yimid dhinaca Soomaaliya ayaa sheegeeyay in cunadaasi inteeda badan aysan gaarin dadka tabaalaysan... 
Halkudheg:

Muqdisho: Hoobiye iyo Horumar

Mar 10, 2010
Daawo Sawiradda Muqdisho 20 sano ayaa waxaa ka socday dagaalo aan hakad laheyn kuwaas oo galaaftay naf iyo hanti badan ilaa iyo hadana ma jirto saansaan looga bixi karo dhibaatadaasi gaamurtay, waxayna dagaaladaasi ay keeneen in ay dalka yimaadaan ciidamo shisheeye oo kala duwan marka laga soo bilaabo 1992-dii iyo waqtigaan, hase yeeshee dadka Soomaaliyeed cabaqad kuma aysan noqon dagaaladaasi iyo... 
Halkudheg: ,

Walaalo is Nacay way Xabaalo badiyaan wayna Xoolo yareeyaan.

Mar 1, 2010
Maqaalkaan halkaan aan ku soo bandhigi doonohalku dhigiisu , dhab ahaantii waa run haddii ay walaalo isnacaan in ay xabaalo badinayaan ayna xoolo yareynayaan. Aan dib u qooraansano taariikhda markii uu Islaamku ku faafay adduunka uuna xoogeystay ayaa waxa uu gaaray wadamo ku yaala Qaaradda Yurub gaar ahaan Andulus ayna ku jireen Wadamada Spain, Portugal iyo deegaano ka tirsan dalka France. Waxaana... 
Halkudheg:

Daabacaadda lacagaha cusub iyo saamaynta ay ku yeelan karto dhaqaalaha Soomaaliya – Qaybtii 3aad

Feb 24, 2010
Saciid Cali Shire Qaybahii hore Halkan ka akhri  Labadii qormo ee hore waxaan wax ka iftiiminay xilliyada la daabaco lacag cusub iyo ujeeddooyinka loo daabaco. Waxaan sidoo kale ‘miisaan’ saarnay qaar ka mid ah xujooyinkii ay ku andacoodeen xubnaha ka tirsan xukuumadda dawladda ku meelgaarka ah (TFG) ee ku aaddanaa daabacaadda lacagta cusub. Waxaan iyana wax ka tilmaanay bur-burka dhaqaale, ee... 
Halkudheg: ,

Calaamooyinka Nabaad Guurka Luqada iyo Dhaqanka Soomaaliga

Feb 22, 2010
 Akh-ristayaasha sharafta lahoow inta aynaan gudagelin qormadeena, waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa xusuusin yar oo qormadan kor ku xusan ee cinwaankeedu yahay Calaamooyinka Nabaad Guurka Luqadda iyo Dhaqanka Soomaaliga ku saabsan oo aan hore ugu qorey Wargeyska Ayaamaha iyo Webka Goobjoog, sanadkii 2006-da, xiligaasoo dadka wax qora ama akh-riya ay ku sii jeedeen dhinaca siyaasada dalka iyo helitaanka... 
Halkudheg:

Waa Maxay Valentine’s Day(Maalinta Jacaylka) – 14th February, Dhanka Sharciga iyo Asalkeeda | Maxali

Feb 14, 2010
Horudhac: Waxaa naxdin ah in maanta dad Muslimiin ah ay xusayaan  Baadari Christan ah geeridiisa iyo Wax ay caabudi jireen Roman kii hore!. Waxaan galaynaa meel walba oo ay gaaladu galaan waxaana samaynaynaa wax walba oo ay gaaladu sameeyaan, xataa waxaan la galnay cibaadadoodii iyo xusaskoodii ay ku waynaynayeen dad ama wax ay caabudi jireen. Haddaba waxaa loo baahan yahay in aan iska fiirino oo... 
Halkudheg: ,

AL-Shiikh AL-calaamah maxamed saalax cuthaymiin(2)

Feb 13, 2010
Waxaan Qeybtii kowaad ku soo gabagabeynay kutubtii Shiikhu qoray qaarkood,waxaa kaloo jira oo aad u fara badan cajalladihii Shiikha laga duubay oo lagu qiyaasay 6000 oo saacadood oo sowt ah,kaas oo  dad fara badan oo Caalamka joogga ay ka faa,ideysteen, oon annigu ka mid aha sidaan hore u soo sheegay. Waxaan tusaale u soo qaadan doonaa Nin Cadaan ah oo Islaamay oo Saleemaan la yiraahdo oo afka carabiga... 
Halkudheg:

XUSUUS QORKAYGA – 1 (CEELKA YAA KA CABAYA?) | Sh. Muxamad Idris

Feb 4, 2010
W/Q. Sh. Muxamad Idris Axmed Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna korkiisa ha ahaato. Bishii December 24-keedi ilaa 4-tii January 2010 waxaan Booqasho dacwadeed kusoo maray Dalka Zambia labada magaalo ee ugu caansan Lusaka iyo Ndola, Soomaaliduna ku badan tahay. 5-tii January ilaa 28-kii January 2010, waxaan iyana Booqasho dacwadeed ku tegey Dalka South Africa oo Jaaliyadda... 
Halkudheg:

Habeenadii Cabsida | Axmed C/samad

Feb 3, 2010
Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com Qoyska adeer Cali wuxuu yaaley meel bahgooyo ah oo u dhexaysa labada beelood ee colaadda ehliga ahi u dhexaysey. Goor cawaysin ah ayaa qaylodhaan soo yeertay, waxaana laga qaylo keenay qoyskii adeer Cali oo la yiri col baa ku habsaday. Wada tashi ka dib waxaa la guddoonsaday in wixii waa la baryo la sugo, cidina aysan guure ugu kicin halka laga qaylo keenay. Guddoon... 
Halkudheg:

Shariif Sheikh Axmed: Sanad kadib ma Madaxwayne mise Maxbuus?!

Jan 31, 2010
 “Cabdulaahi Haduu Ethiobiyaan Keenay, Sheikh Shariif Waxa Uu Bixiyey Dhulkii Somaliyeed” Sheikh, Macalin, Gudoomiye iyo Madaxwayne waa magacyadda Sheikh Shariif Sheikh Ahmed xilliyo kala duwan loogu yeeri jiray balse hadda darajada ama magaca uu Shariif huwanyahay waa Madaxwayne. Sanadkii 2003 ayay aheyd markii uu magaciisa soo ifbaxay kadib markii la afduubtay wiil ka mid ah ardaydii... 
Halkudheg: ,

Beesha Caalamka Ciidan Nabad ilaalin ma uweyday Soomaaliya | Najax

Jan 26, 2010
W:D:- Najah Mohamed Ali. Laga soo bilaabo 1990 markii ay burburtay Xukumadii hose ee Somalia waxaa meesha ka baxay awoodi ciidan ee uu lahaa wadanka Somaliya, waxaana gacanta u galay dadkii shacabka ahaa Saanadii Ciidan ee uu lahaa wadanka Soomaaliya ayadoo shacabka qaarkoodna ay si xun u isticmaaleen hubkii gacantooda galay kuwaaso u adegsaday Burburinta Dalkooda iyo Baabi’inta Dadkooda. Xaalada... 
Halkudheg: ,

Shariif, Mar Kasta Ma Qob Moosaa Laguu Dhigayaa!! | Amiin Yuusuf

Jan 25, 2010
Nin odey ah oo si aad ah ula socda xaaladda Soomaaliya ayaan wax ka weydiiyey Madaxweyne Sheekh Shariif oo ay u buuxsantay mudo hal sano ah markii la doortey , waxa uuna hadalkiisii ku bilaabay. “Qiyaasta lagu cabiro rabitaanka Shacabka, Sheekh Shariif haddii aad ku ogeyd 95%, maanta hoos ayay u dhacday qiyaastaasi waxayna mareysaa 30%”, waxaaan weydiiyey waxa uu sidaas u leeyahay, waxa uuna yiri... 
Halkudheg:

Geela, diinta iyo dhaqanka soomaalida – Q.2aad | Dr Abdullahi-Spanish

Jan 21, 2010
 Qaybta 2aad: Caanaha Geela Sidaynu hore u soo sheegnay qaybta 2aad ee qoralkan waxa aasaas u ah aayadda 66naad ee surat an naxal oo aynu isku deyi in aynu wax yar guud marno waxyaalaha ay inoo sheegayso oo ku saabasan samayska caanaha xoolaha, ka dibna waxaynu uga gudbi doonaa waxtarka caanaha geela ee dhinaca caafimaadka. Waxaynu soo xusnay in Ancaam waxay carabtu u tiqiin uu ahaa geela, laakiin... 
Halkudheg:

Waxyaalaha horseedi kara in ilmahaagu guul ka gaaro tacliinta | C/risaaq

Jan 13, 2010
Waxyaalaha horseedi kara in ilmahaagu guul ka gaaro tacliinta Hordhac Waalid weliba waxaa uu jecel yahay in ilmihiisu noqdo mid aad ugu fiican tacliinta. Mar kasta oo ilmuhu guul ka gaaro waxbarashadana waxaa uu waalidku dareemaa farxad aan lasoo koobi karin. Jidka dheer ee loo maro tacliintu waa mid u baahan dadaal iyo dulqaad badan. Waa mid u baahan iskaashi dhexmara waalidka iyo ilmihiisa, macalimiinta... 

Shiikh Ustaad Badiicu Zamaan Saciid AL-Nuurasi (3)

Jan 12, 2010
Shiikh Ustaad Badiicu Zamaan Saciid AL-Nuurasi (3) Ummad Hal Nin Badbaadshay ??? Ustaad Caasim Al-xuseyni wuxuu ku yiri kitaabkiisa ( Qeybo ka mid ah noloshii Badiicu Zamaan Saciid AL-nuurasi)waxa ka dhacay Turkiya waxyaabo aad u waaweyn, Runtii wuxuu ahaa wixii ugu khatarsanaa ee ka dhaca Caalamka Islaamka markii ka Riday Khilaafaddii Cusmaaniyiinta 1923. Arrinkaas weyn ee dhacayna wuxuu ahaa in Shacabka... 
Halkudheg:

Al-Shiikh Maxamed Saalax Al-Cuthaymiin (1) | Saahid

Jan 11, 2010
DHALASHADIISII: Abuu C/llaahi mohamed ibnu saalix alcuthaymiin AL-tamiimi Al-najdi wuxuu ku dhashay magaalada Cunayza, Gobolka Qasiim 27 Ramadan1347 H oo ku aadaneyd 1926 M, wuxuuna ka dhashay qoys caan ku ah Diinta Islaamka (1). WAXBARASHADIISII: Waxbarashadiisii ugu horeysay wuxuu Quraanka xifdiyey asagoo yar, kadibna wuxuu arday u noqday oo wax ka bartay Caalimkii weynaa ee reer Najdi , Shiikh C/raxmaan... 
Halkudheg:

Sanad guuradii 50aad ee xornimada Soomaaliya (Maandeeq). Oohin mise damaashaad? | Wadheere

Jan 10, 2010
Soomaaliya oo 50 jirsatay????? ——- Nus Qarni????? Sanadguuradii 50aad ee Maandeeq waa soo dhowdahay ee maxaan ka yeelnaa? Sida aan la soconno dawlado badan oo ay ka mid ahaayeen Hindiya iyo Gaana waa la wada arkay sida ay u dabaal degeen 50 guurada xornimadooda iyo waqtiga dheer ee ay u diyaargaroobayeen. Anagana wax hadal haya ma jirto, sababtoo ah dadkeena waxay ku sugan yihiin xaalad... 
Halkudheg:

Maxaa ka xasuusataa Dhacdooyinkii Sanadkii 2009?. Qore:Xaamid

Jan 7, 2010
Runtii way adagtahay waxyaabo sanad dhan dhacayey in lagu soo koobo qoraal yar, balse waxaan isku dayaaya waxyaabihii ugu muhiimsanaa oo sannadkaas 2009 ka dhacay in laga helo warbixintaan . Sannadkaas dhamaaday ee 2009, waxaa lagu tilmaami karaa in Soomaliya ay ka dhacdey Isbedelo Siyaasadeed oo waaween, oo ay ka mid yihiin Doorashadii SH. Sharkiif ,Bixitaankii ciidamada Ethiopia iyo Doorashadii puntland... 
Halkudheg:

Warbixinta Shirkii Qurba Joogta Gobolka Bari ee USA – Qaybtii Koowaad

Jan 2, 2010
WARBIXINTA SHIRKII QURBAJOOGTA GOBOLKA BARI USA– QAYBTII KOWAAD. Min-Guurshe: Architect Yusuf Botan, Isku Dubaridkii iyo Saxitaanka  Eng. Muhidin Hussein Eid, Asluubayntii Eng. Mohamud Siwaqron, Qalinkii Prof. Farjac Warbixinta kooban: Shirkii Qurba Joogta beelaha Gobolka Bari ee Mareykanka (USA), waxay tala ku soo jeediyeen in Gobolka Bari loo qaybiyo shan gobol oo kala ah Gobolka Bosaso, Gobolka... 
Halkudheg:

Maanso: MUQDISHO -W.T. Maxamuud Axmed Cabdalle (shiine)

Dec 29, 2009
Maanso: MUQDISHO -W.T. Maxamuud Axmed Cabdalle (shiine) Email: mabdalle@gmail.com abdalle9@hotmail.com  12/07/2009 Halkan ka dhegeyso Gabayga…. (mp3) “Muqdishaannu doodnoo, madhax reeba bay tiri…anna mooyi baan iri, mawlaha dugsaan iri, midigtay go’day tiri, oohin baan la miirsaday,” Maansadan waxan curiyey ka dib qaraxyadii dhowaan ka dhacay Muqdisho mar aan indhaha... 
Halkudheg: