Home » Qoraallada Halkudhegga "Ingriisi"
Gefefkii diblomaasiyadeed ee ka dhashay booqashadii Madaxweynaha Soomaaliya ee Guriga Downing Street
Maxamed Xaaji (Ingiriis)
London, UK
ingiriis@yahoo.com
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa toddobaadkii la soo dhaafay socdaal rasmi ah ku yimid magaalada London ee dalkan Ingiriiska. Booqashada Madaxweynaha ayaa, marka laga eego diplomatic category, waxay ahayd mid salaan ah (courtesy visit). Is-aragga noocan ah ayaa aalaaba wuxuu yahay mid kooban. Ujeeddada socdaalka Madaxweynaha...