Home » Faallo
Howraarsankii Hanti-wadaagga iyo Hammigii Hanti-goosadka Halkee bay ku dambeeyeen?
ALLAH ayaa Xummaan oo dhan ka nasahan,waxaana ku Sallinayaa RASUULKA (CSW).Intaa kadib akhriste Maqaalkaan waxan ku eegaya haddu Rabbi idmo Taariikhdii Dal iyo Dad ay soo martay Ummadan aynu ku abtirsanno ee Soomaaliyeed, gaar ahaan heerarkii Ganacsi ee ay soo mareen,waqtigii Dowlad li’ida nahaysay ilaa markaan yeelanayba, anigoo ku sheegi doona waa sidaan aaminsanahaye sababta dhabta ah...
84 Sano oo Sabar & Dadaal ah Maxay Dhaliyeen ????
AL-Akhwaanul Muslimiin
Horudhac:
waxaa laga joogga 84 sano markii Shiikh xasan Al-bannaa uu ku aasaasay xarakada AL-Akhwaanul Muslimiin 1928, magaallada AL-ismaaciiliyah .
waxay jamaacadu soo martay marxalado fara badan oo intooda badan loo adeegsaday Dilitaan, xiritaan,jir dil ,musaafirin iwm.
waxaa ugu horeeyey oo feb,11,1949 la dilay shiikh xasan Al-bana,waxaa ku xigay oo...
Soomaaliya Uma hogaansameyso Siyaasada Ethiopia ee Ku Dhisan Xooga Milatari
Soomaliya waa dal aan lahyn dowlad Rasmiya taasna waxey keentay in wadamada deriska ay xoog ciidan ku soo farageliyaan arrimaha gudaha Soomaaliya. Ujeedada faragelintoodu waa mid ku dhisan iney hogaanka siyaasada Soomaaliya taladeedu ka timaado Addis Sababa ama Nairobi. Waxaa muuqata in isku daygaas ay u rukuuceen madax goboleedyo iyo kuwa ka tirsan dowlada dhexe. Shacab weynaha Soomaaliyeed marna...
I AM NOT A SPOILER – (MA IHI QASWADE)
Codsi ku socda ODAY DHAQMEEDYADA SOOMAALIYEED
Waxaa xaqiiqo ah in Ummadda Soomaaliyeed ay la wada socdaan damaca faraha badan oo lagu raadinayo in DHULBADEEDKA SOOMAALIYA lala wareego (LA BOOBO).
Si arrintaas looga hortago waxaan Oday Dhaqmeedyada Soomaaliyeed ka codsanayaa in ODAY kasta uu keeno XILDHIBAAN uu hubsaday in uu wadani yahay.
Masiirkii ummadda Soomaaliyeed maanta waxuu gacanta ugu jiraa ODAY...
Gudoomiyihii hore ee baarlaamanka Soomaaliya marxum Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen oo ku geeriyoodey Nairobi
Shir jaraa’id
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Geeridu waa xaq
Waxaa shalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya Gudoomiyihii hore ee baarlaamanka Soomaaliya marxum Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen oo ahaa ruug cadaa siyaasi soomaliyeed.
Waxaa manata shir deg deg ah isugu yeeray golaha wasiirada Ku xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Xuseen Carab Ciise...
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii 24-aad
Casharkii XXIV
Markaas uu Talyaanigu soo weerarayo xuduudda Faransa, ciidamada keliya ee dowladda Faransa ay ka hor-geyn kartey weerarkaas waxay ahaayeen ciidankeeda badda. Gaar ahaan cuntubyada fadhigoodu ahaa badda dhexe (Mediterranian). Raxanta saddexaad ee ciidanka badda Faransa ayaa markaas ku sugnaa degmada Toulun ee ku taal xeebta uu Faransiisku ku leeyahay dhanka bari ee badda dhexe. 14/ 6-...
Ohio: kulankii koobaad ee North American Council of Somali Youth
Mahad dhamaanteen waxaa iska allaah SW nabad gelyo iyo naxariis allaah ha yeelo nebigeennii Muxamad ahaa SCW dushiisa.
Intaas ka db.
Masjidka Ibnu taymiya and Islamic center ee magaalada Columbus, ee gobolka ohio Waxaa farxad weyn u ah inuu walaalaha muslimiinta u soo diyaariyey kulankii koobaad ee North American Council of Somali Youth, ururkaas oo ah mid ay ku midaysanyihiin dhammaan dhalin yarada...
Nuur Geedi Bootaan “Waa Arrin aan ka Aamusi Waayey oo u Baahan in loo Sheego Dowladda Federaalka ”
(Warbixin la Yaab leh)
Anigoo Wada fadhina Goob Qaxwaha laga cabbo oo Tiraddeenu gaareyso 4 qofood ayaa waxaa nagu soo biirey nin odey ah oo lagu magacaabo Nuur Geedi Bootaan markii aan dhameysaney Qaxwahii ayaa ka wada hadalney Xaaladda Dalka gaar ahaan Magaalada Muqdisho ,qaar ka mid ah ayaa sheegey in maalmahaan Magaalada sidii hore dhaanto waxaa Durbaba in Muqdisho sidii hore dhaanto ka qayliyey...
War-Saxafadeed: Taageero Shirka Istambuul iyo ka soo qaybgalka Maamuladda Soomaaliyeed | Qurbajooga PDF
Ref: PDF/011134 | Date: June 1st, 2012
www.puntlanddiaspora.org
mediarelations@puntlanddiaspora.org
Golaha Qurbajoogta Puntland (PDF) Wuxuu soo dhawaynayaa taageerada dhaxalgalka ee ay Dowlada iyo Shacabka Turkigu u fidiyeen lana garab taagan yihiin walaalahooda Soomaaliyeed, waana talaabo geesinimo leh oo geli doonta taariikhda Soomaaliyeed.
Sidoo kale ayaa Goluhu soo dhaweynayaa Shirka Caalamiga...
Faallo: Dastuurka Qabyo Qoraalka Soomaaliya
(Ee lagu wado in dhawaan Bisha Juun 2012 dhexdeeda la ansixiyo)
Diyaariye: Saciid Birmad cigaal
SOSCENSA Legal Adviser.
(LLB/LLM, Sharia and Law)
Soo jeedin Guud ahaan Dastuurka.
Waxay ila tahay in maanka lagu hayo Qoraalka Dastuurkana lagu cadeeyo (in meelkasta oo Dastuurka dhexdiisa lagu sheegay Kalmadda “Sharci” aysan kaliya ku koobneyn shuruucda Dastuurkan ee sharciga 1aad ee ilaalinta mudan...
Xisbiga SSUP oo soo dhaweeyay go’aanadii shirarka istanbuul iyo Addis-Ababa
Hogaamiyaha Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed SSUP Mudane Yaasiin Maaxi Mo’alim oo ah musharaxa madaxweynaha Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhaweeyay go’aankii beesha caalamka ee shirkii Istanbul II isagoo ku amaanay dowladda walaalaha ah ee Turkiga in Dowr-lama ilaabaan ah ka istaagatay arinta la xariirta sidii Soomaaliya looga samata bixin lahaa xiliga KMG
Musharax Yaasiin Maaxi oo warbaahinta...
Damaca Siyaasada Turkiga Lama Aqbali Karo
Qarnigii 15aad dowladii Turkiga waxey xukunkeeda ku maamuleysey xeebta Zeylac ilaa gobolada Harar iyo Shawo oo ay ku nooleyeen abayaasheeni Soomaaliyeed. Dowlada Turkiga uma sameyn Soomaalida iney iyagu ismaamulaan, waxeyse door biday iney wadankeeda kala timaado dad u dhashay wadankeeda oo Soomaalida maamula. Dowladii Turkiga waxey Soomaalida ku soo gashay degaankooda qaab diimeed salka ku haya beerlaxawsi...
Tacsi: Sh. Ismaaciil Xaaji Cabdi iyo Sh. Xasan Xabeeb
Tacsi: Sh. Ismaaciil Xaaji Cabdi oo saaka June 3, 2012 ku geeriyooday shil gaari isaga oo maraya magaalada Huddisa, kuna sii jeeday Hargeysa iyo Sh. Xasan Cali Maxamed (Sh. Xasan Xabeeb) oo saaka ku geeriyooday xaafadda Shiirgole ee magaalada Muqdisho,
Jamaacada Al-ictisaam Bil-kitaab wassunnah oo ka tacsiyeynaysa geeridii Ismaaciil Xaaji Cabdi
إنا لله وإنا إليه راجعون
“إن...
Fadeexad ka soo shaac baxday qaabkii loo xulay xubnihii reer Minnesota uga qaybgalay Shirkii Istanbul
Waxaa soo shaac baxay in qaab musuqmaasuq iyo isdaba maryayn ah loo maamulay qaabkii lagu soo xulay xubnihii qurbajoogga reer Minnesota uga qayb galay shirkii dhawaant alagu soo gabagabeeyey Istanbuul…
Ka daawo Video
Read More →
Qodobbadii ka soo baxay Shirkii Istanbuul oo la soo gabagabeeyey
Shirkii Soomaalida loogu qabtay magaalada Istanbul ayaa Jimcadii June 1, 2012 la soo gabagabeeyey, waxaana laga soo saaray warsaxaafadeed ay ka mid yihiin arrimahan:
1- In La Tixgelinayo madaxbanaanida, Sharafta iyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed.
2- In Nabad dhab ah laga sameeyo Soomaaliya ayadoo Shacabka Soomaaliyeed ay raadinayaan dib u heshiisiin, nabadeyn iyo Xiriir Siyaasadeed si loo helo Dowlad...
In kabadan $130 Million oo doolar oo DFKMG aysan sheegin meesha ay martay
Warbixin uu soo saaray Bangiga Adduunka (World Bank) ayaa sheegtay in Dawladda FKMG ee Soomaaliya aysan meel ku sheegin dakhligii iyo mucaawnadii soo shalay muddo laba sano ah oo ah 2009 iyo 2010.
Warbixinta oo toddobaadkan uu faafiyey Bangiga Adduunka ayaa sheegtay in DFKMG ay soo gashay lacag aad uga farabadan inta ay sheegtay.
Warbixinta oo uu qoraa ka yahay Joakim Gundel ayaa sheegtay in kaddib...
31 May Maalinta Joojinta Cabista-Sigaarka ee Caalamka
Maanta oo ay bishu tahay 31 Maajo 2012 waa maalinta loo asteeyey joojinta cabista sigaarka ee caalamka, taasoo looga gol leeyahay in bulshada caalamka lagu wacyigeliyo khatarta uu leeyahay.
Isticmaalka Tubaakada ama cabitaanka sigaarka waxay noqon kartaa : cabista sigaarka, Siigarka, Bayb-ka, Shiishadda, tubaakada la ruugo ama la calaliyo, midda daanka la gashado, iwm. Intaas oo dhan waxay keenayaan...
IS-FITAAXA ADDUUNKA
Sida la ogsoon yahay caalamka nagu hareereysan wuxuu ka kooban yahay xiddigo (planets) isu raacsan hab-caa’iladeed, cirjiidyo (galaxies) ay ku urusan yihiin milyaaraad qoysas oo xiddigo ah iyo bannaa dhexahooda yaal (inter-galactic & inter planets spaces). Abuuraleydaas na dul-heehaabaya markii leysu-geeyo waxay lee-yihiin muuqaal buufin oo kale ah, kaas oo dhibco yar-yar oo fara-badan (xiddigihii)...
Warqaddii Cali Mahdi Ku Ogolaaday in Sunta Halista ah Lagu Duugo Soomaaliya..
“Qiimaha Qofka Bini’aadamka ah waxa uu la mid yahay eber, waxa keliya ee ay qiimeeyaan waa lacag iyo weliba lacag siyaado ah, ma jiro wax ay kala jecel yihiin” Sidaas waxaa yiri nin lagu magaacaabo Giampiero Sebri oo ahaa kuwii Sunta Halista ah keeni-jirey Soomaaliya… Waxana uu intaas ku daray “Halkaas uma tegin in aan jokolaato iyo nacnac u qaybiyo carruurta, waxaan...
Jaalliyadaha Soomaalida oo kor u qaadaya Codkood Shirka Istanbuul
Qoraalka oo faahfaahsan ka akhri halkan
Taalado 29da May 2012
Ayadoo laga ambaqaadayo shirkii London ee bishii February ee sanadkan oo looga arrinsanayay Soomaaliya ayaa garwadeenada (Jiliyaasha) dhinaca siyaasadda iyo ururada bulshada ee xilligan waxay ku shirayaan mar labaad Istanbuul si ay diiradda u saaraan “Diyaarinta Mustaqbalka Soomaaliya ” (Pre paring for Somali’s Future).
Hayadaha ...
FM-ta iyo Weriyaha yaa Muhiimsan
(HADAL AAN FIIRSI LOO ORAN IYO CAANO AAN FIIQSI LOO DHAMIN FEERAHEEY WAXYEELEEYAAN)
Muqdisho ayaa noqotay goobta idaacadaha FM-ta ugu badan ka furan yihiin marka la fiiriyo dunida, taasina waxay dadka qaar ku macneeyeen in ay ka dambeyso iyadoo qof kasta uu doonayo in uu dhaqaale ka helo sidii doono ha u adeegsadee, waxaana haatan Magaalada M uqdisho ka furan ilaa 25 FM oo ay ka mid tahay Radio SIMBA,...
Waddaddii Ma Haynaa Mise Waa Ka Habownay 2012
Sii Akhri Buugga
Qoraalkan wuxuu ku saabsan yahay sababaha keenay in lagu guulaysan waayo shirarka loo qabto Soomaaliya iyo Dawladaha laga soo dhiso shirarkaas. Wuxuu wax ka taabanayaa sababaha saldhigga u ah guul darradaas waxaana ka mid ah:
1.Dalalka deriska ah oo cuqdad ka qaba inuu soo laabto Qaran Soomaaliyeed oo soo noolayn kara fikraddii Soomaali weyn, waxayna jecel yihiin in Soomaaliya loo...
Gabay: Tiiraanyo Qaran – Tabo Maammul Goboleed miyay talo qabiil keentay?
WT. Maxamuud Axmed Cabdalle (Abwaane Shiine)
May 24, 2012
Email: mabdalle@gmail.com
HORDHAC: Dhammaan ummadda Soomaaliyeed salaan baan halka uga dirayaa.
Gabaygan TIIRAANYO QARAN—TABO MAAMMUL GOBOLEED MIYAY TALO QABIIL KEENTAY? Waxa igu kallifay markaan arkay xaaladda dalka Soomaaliya ku sugan yahay maanta, siiba Maammul Goboleeddada Soomaaliya look ala jarjarayo.
Waa farriin ku socota Soomaali...
Ugaaska Guud ee Beesha Sade oo ka tacsideeyey Geeridii Sh.Maxamed Sh.Axmed Cigaal (Xaadle)
Marxuum Ugaas Sh.Maxamed Sh.Axmed Cigaal (Xaadle) oo Mombasa ku geeriyoodey Mayy 22, 2012, Allah ha u naxariisto
Ugaaska Guud ee Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi iyo dhamaan dhaqanka beelaha Sade oo tacsi dirayo.
Inaalillaahi wa innaa ilayhi raajicuun
Anigoo ku hadlayo magaca isimada dhaqanka beesha Sade, Waxaan tasci u dirayaa dhamaan duubabka dhaqanka beelaha Soomaaliyeed, gaar ahaan duubabka...




