Home » Directory

Fursad shaqo oo ka bannaan Jaamacadda Nugaal

Sep 15, 2009
Nugaal University Fursad shaqo Jaamacadda Nugaal oo ku taal magaalada Laascaanood waxay u baahan tahay macallimiin jaamacadeed oo kala ah: kulliyadda maamulka iyo maaraynta (Business adminstaration) 1macallin. Kulliyadda cilmiga kumbuyuutarka (Computer science) 1macallin luqadda ingiriiska (English) 1 macallin. Codsaduhu waa in uu: Haysto ugu yaraan bachelor ay weheliso khibrad macallinimo oo saddex... 
Halkudheg:

Sakeriye: wuxuu u baahan yahay Afar Boqol oo Doolar si uu uga badbaado Naafo

Sep 14, 2009
Sakeriye: wuxuu u baahan yahay Afar Boqol oo Doolar si uu uga badbaado Naafo Sakeriye Cali Cumar waa 10 jir ka soo jeeda Qoys Sabool ah wux ku dhaawacmey Dagaalada magaalada Muqdisho Hooyadii waxay ku dhimatey Dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho waxaa dhaawaciisa la dhigey Sakeriye Mid ka mid ah Isbitaalada Muqdisho hase yeeshee markii uu muddo ku jirey ayaa la soo saarey isagoo aan weli Boqgsan... 

GUMAADKA NAAFADA – Madaafiic ku dhacay Cisbitaal Naafada ee Martini Muqdisho

Sep 12, 2009
GUMAADKA NAAFADA Jimco 11 septermber 2009 galabnimadii shalay abaarahii maqribka ayaa waxaa si lama filaan ah ugu soo dhaceen isbitaalka duqowe ee Martini halkaas oo hooy u aheed dad naafo 100 qofod ku dhow iyo qooysaskooda. Madaafiicdan oo ku soo adey xili dadaka naafada kunool xeradaas ay isu diyaarineeyeen ineey afuraan ayaa waxaa halaas ka dhacay xasuuq foooxun oo ka dhan xaquuqda adamaha iyo... 
Halkudheg:

Af Soomaaliga oo lagu daray Xarunta Minnesota, USA

Sep 7, 2009
In af Soomaali ka dhexmuuqdo aqalka xarunta Minnesota state waa tallaabo haboon Guriga Minnesota state looga taliyo waa guriga saddexaad xagga weynaanta marka la eego guryaha xarumaha dalka maraykanka waana guri aad u qurux badan. Gurigan waa guriga lagu sameeyo dhamaan shuruucda lagu dhaqo reer Minnesota. Waa hoyga golayaasha sharci dejinta Minnesota iyo governorkaba. Gurigan waxaa uu astaan u yahay... 
Halkudheg: ,

Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta waxqabadkiisu waa mid muuqda oo aan la inkiri Karin

Sep 7, 2009
Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta waxqabadkiisu waa mid muuqda oo aan la inkiri Karin SAWIRADA Halkan ka daawo GUJI Markii 12-kii Maarso ee sanadkii 2007 Guddomiyaha Xiriirka K/cagta loo doortay Siciid Max’ed Nuur (Mugaanbe) kadib markii ay kullan isugu yimaadeen guddiga fulinta Xiriirka Soomaaliyeed sidoo kalana ay kullan isugu yimaadeen Guddoomiyayaasha Kooxaha ayaa xiligaasi marka laga soo... 
Halkudheg: , ,

Jaamacadda Muqdisho oo Qaadanaysa Arday ah heer Master of Business Administration

Aug 29, 2009
BISHAARO IYO OGAYSIIS Xafiiska Daraasaadka Sare ee Jaamacadda Muqdisho waxa uu ogaysiinayaa ardayda heysta Shahaadada Jaamacadeed (Bachelor) 4 sano ah, in Jaamacaddu qaadanayso dafcaddii 2aad ee Takhasusska Master of Business Administration (MBA) oo ay isla fulinayaan Mogadishu University iyo Open University Malaysia. Barnaamijkani wuxuu u fududeynayaa ardayda dhamaysatay waxbarashada heerka jaamacadeed: in... 
Halkudheg: ,

Ururka NSUM Ma Ku Guullaysan Doonnaa|Galoose

Aug 29, 2009
Ururka NSUM Ma Ku Guullaysan Doonnaa: Halganka Uu Ugu Jiro Dibu Soo Noolaynta Kooxdii Darwiish Ee Burburtey 1993.? (Qaybta 2aad) Innagoo sii tixraacayna qormadan qaybteedii hore ee aynu kaga hadalnay Hannaanka Isboorti ee Adduunka ka jira, Burburkii xidhiidhka Soomaaliya, Taariikhdii Kooxda Darwiish iyo Qaabkii ay u kala jajabtey. Muddo shan sananood ah markuu xaalku sidaas ahaa ayaa waxaa sanadkii... 

Dhibaato naxdin leh oo haysta wiil Soomaaliyeed oo badbaado u baahan

Aug 26, 2009
Buuhoodle (Radiolaascaanood)—-Jaamac waa 23 jir ka soo jeeda qoys raacato ah oo degga baadiyaha u dhaxeeya Buuhoodle iyo Laascaanood Jaamac waxaa Bakteria kaga beerantay lugta midigta taas oo ku fidaysay jidhkiisa mudo hada gaadha shan sano. Sawiro dheeraad ah halkan ka daawo (Digniin: dumarka uurka leh iyo dadka aan xamili karin sawirada naxdinta leh fadlan ha furin) Jaamac waxa uu kasoo... 
Halkudheg:

100 jir labada Gacmood ka jaban oo in la kaalmeeyo u baahan.

Aug 24, 2009
Aabe Soomaaliyeed da’diisuna tahay 100 jir islamarkaana labada gacmood ka jaban ayaa ka codsanaya Dhamaan Walaalaha Muslimiinta ah gaar ahaan kuwa Soomaalida ah ee Alle wax siiyay kuna sugan gudaha iyo dibada inay u miciinaan, noloshiisa oo dhibaato ay soo foodsaartayna wax kala qabtaan. Qaar ka tirsan Saxafiyiinta ayaa Maanta ku booqday Odeygaasi dhibaateysan gurigiisa oo ku yaal halka lagu... 
Halkudheg:

Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga oo Hambalyo u diray Ciyaaryahan

Aug 23, 2009
Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga Soomaaliya ayaa Hambalyo u direy ciyaaryahan dadaal ka muujiyay Cayaaraha Oradada Aduunka. London 22.08.2009.Mudane Saleebaan Colaad Rooble Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga dalka Soomaaliya ayaa nagula soo xiriirey qadka Telefoonka isagoo jooga magaalada Muqdsiho , waxana u yiri ‘’waxaan sharaf weyn ii ah inaa Hambalyo u diro anigoo ku hadlaya wasaarada... 
Halkudheg:

Wargalin:Dhamaan Maraakista iyo Masaajida Majliska ee USA

Aug 20, 2009
XAFIISKA GUDOONKA SARE EE GOLAHA ISUTAGA IIMAAMADA IYO MASAAJIDA WAQOYIGA MARAYKANKA: (THE NORTH AMERICA OF COUNCIL SOMALI IMAMS) WARGALIN:-DHAMAAN MARAAKISTA IYO MASAAJIDA MAJLISKA. DHAMAAN JAALIYADA MUSLIMIINTA EE KU DHAQAN WAQOOYIGA MARAYKANKA…   Dhamaan jaaliyada muslimiinta ah,gaar ahaan soomaalida, wuxuu ugu hanbalyaynayaa golaha isutaga masaajida iyo maraakista waqoyiga maraykanka,soo... 
Halkudheg:

Kooxda Al-Hijra oo hanatey koobkii Somali Week London 2009

Aug 19, 2009
London 18.08.2009 .Waxaa maalintii axada la soo gaba gabeeyay cayaarihii Somali Week London, ciyaarahaas kubada cagta ah oo ay ka soo qayb galeen 12 kooxood oo kala yimid wadamada Yurub & England, tartankaas oo ka biloowday horaantii bisha Agoosto 4teeda socdayna ilaa 14 bishaan Agoosto 2009 ayaa waxaa ka soo qayb gali jirey dadwayne aad u badan oo ka kale yimid dalka Ingiriiska iyo dalalka... 

Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Malaysia oo la Kulmay Raisul Wasaaraha

Aug 19, 2009
Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Malaysia oo la Kulmay Ra’isul Wasaaraha Malaysia Kuala Lumpur: Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Malaysia Dr. Maxamed Cabaas ayaa maalintii Jimcaha ahayd ee taariikhdu ahayd 7th August 2009 caasimada dalkaasi kula kulmay Ra’isul Wasaaraha dalka Malaysia Datuk Seri Mohd Najib Tun Razak. Kulankan ayaa dhacay ka dib markii Ra’isul wasaarahu ka qeyb galay xaflad... 

Shir: Musiibada ku habsatay qoyska Soomaaliyeed ee Stockholm

Aug 19, 2009
Shir weyn: Musiibada ku habsatay qoyska Soomaaliyeed ee Stockholm/sweden Waxa la ogaysiinayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimadda Sweden iyo agagaarkeeda in la qaban doono shir weyne ku saabsan : ” Qoyskii ay musiibada gubashada ahi ku habsatay” Shirkaa waxa uu ku saabsanaan doonaa: Mahadnaq loo jeediyo dadka Soomaaliyeed ee sida hagar la´aanta iyo midnimada ah ugu gurmaday qoyskaas... 

Ogaysiis:Somali Community in Denmark iyo Puntland Aid Service

Aug 18, 2009
Urur weynaha Somali Community in Denmark iyo Puntland Aid Service waxay si wadajir ah Dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Denmark ogeysiinayaan in kulan balaaran oo loogu talagalay Xog wareysiga wasiirka demoqaraatiga, arimaha federaalka iyo maamul wanaaga ee Puntland Mudane Dr Abdi Hassan Jimaale Isagoo diyaar u ah in uu xog buuxda ka bixiyo dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ka dhacay gobalada Puntland... 
Halkudheg: , ,

Hambalyo Meher Bile iyo Ladan

Aug 15, 2009
DHAMAAN QARAABADA, EHELKA IYO ASXAABTA MAGACYADOODA KU XUSAN YIHIIN HOOS OO KALA JOOGA YURUB, ASIA, AFRICA IYO DUNIDA DACALADEEDA. WAXA EY HALKAA HAMBALYO MEHER WACAN U MARINAYAAN LAMANAHA AAN KALA MAARMIN, AAN KALA DHANTAALMIN EE ISKU AH FAR IYO FARAANTIGEEDA WAA BILE KHALIIF CIBAAR IYO LADAN AHMED QEYRE OO MEHERKOODA KA DHACAY MAGALADDA QAHIRA EE DALKA MASAR MARKA EY TAARIIKHU AHEED 15-08-2009. REER... 
Halkudheg: ,

Ramadaan: Ogaysiis ku socda Jaaliyadaha W.Maraykanka

Aug 15, 2009
XAFIISKA GOLAHA ISUTAGA IIMAAMADA IYO MASAAJIDA WAQOYIGA MARAYKANKA (THE NORTH AMERICA OF COUNCIL OF SOMALI IMAMS) OGAYSIIS KU SOCDO DHAMAAN JAALIYADAHA MUSLIMIINTA AH EE KU NOOL W/MARAYKANKA. GAAR AHAAN JAALIYADA SOOMAALIYEED. Dhamaan umada muslimiinta ah ee ku nool waqooyiga maraykanka, Gaar ahaan jaaliyada soomaaliyeed,wuxuu idinku wargalinayaa majliska isutaga iimaamada iyo masaajida inay nagu... 

Tartanka Oradada Somali Week oo caruurtu ka qayb qaateen

Aug 15, 2009
Tartanka Oradada Somali Week oo xiiso badan maanta lagu qabtey garoonka New River. Ciyaaraha fudud ayaa maanta lagu qabtey garoonka New River oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Somali Week iyo Prof Mussa Naasir oo ah qabiir Sports Soomaaliyeed. Tartankaan ayaa loogu magacdarey oradka caruur iyo ciroole ayaa waxaa ka soo qayb qaatey da’yar Soomaaliyeed oo aad u badnaa kuwaasoo laga soo aruuriyay... 

Ciyaarihii ugu Danbeeyey ee Somali Week oo ay iskugu soo hareen 4

Aug 14, 2009
Semi finalkii Somali Week London oo ay iskugu soo hareen kooxaha AL-HIJRA, HILTOP,ILAMOS & LIECESTER STARS. London 13.08.2009. Koobkii xiisaha badnaa ee ka socday magaalada London ee Somali Week London 2009 ayaa soo gaarey heerkii ugu dambeeyay kadib markii wareega labaad ay ka soo gudbeen 4 kooxood . Ciyaaro aad u xiisa badnaa oo dhaxmarey kooxaha kale ah: Ilamos v Milton Keynes Ilmos V Milton... 
Halkudheg: ,

Mutamarkii Assunnah isamic centre ee Aug 14, 200

Aug 13, 2009
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka UK iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii Assunnah isamic centre ee 14-16aug.2009 WAXAA KA MID AH CULIMADA KA SOO QAYB GALEYSA: 1: Sh. C/Qaadir Cukaashe Nairobi 2: Sh. Axmed Maxamuud (Axmed Yare) U.k 3: Sh. Maxamed Cbadi Daahir U.K 4: Sh. Daahir Cabdi Xuseen U.K 5: Sh. C/qaadir Sh.Maxamud Mire Holland 6:... 
Halkudheg: ,

Masjidu Rowda Ramadaan Soo dhowow|Minneapolis

Aug 13, 2009
Masjiddu Rawdah ayaa wuxuu Bisha Ramadaan ee barakaysan oo foodna nagu soo haysa wuxuu ku soo dhaweynayaa asbuucaan Duruus iyo Muxaadaraad Calumada halkaas ka hadlaysa ayaa waxay iskugu jiraan Culumo dalka dibadiisa ka timid iyo kuwa ku sugan America Sh C/qani Bashir wuxuu ka yimid Dalka kenya wuxuu Jamcaha la hadli doonaa Dhalinta Qaan gaartay ama Xiliga Waajibaadka ay gudan lahaayeen gaartay wuxuuna... 
Halkudheg: , ,

Ururka NSUM Ma Ku Guullaysan Doonnaa|galoose

Aug 12, 2009
Ururka NSUM Ma Ku Guullaysan Doonnaa: Halganka Uu Ugu Jiro Dibu Soo Noolaynta Kooxdii Darwiish Ee Burburtey 1993.?(Qaybta 1aad) Qormada Ciyaaraha :-Waa mar kale iyo Barnaamijkeenii faaqidaadda Ciyaaraha oo aynu qormadeenan ku qaadddaa dhiggi doonno haddii alle idmo: arimihii dhaliyey in uu Burburo Naadigii ku ciyaari jirey magaca Gobollada Sool,Sanaag iyo Cayn sanadkii 1993, iyo hawlaha uu waddo NSUM... 
Halkudheg:

Annual fund raising conference for Gurre Community

Aug 12, 2009
Annual fund raising conference for Gurre Community in North America. Where: Powderhorn Park 3400 15th Ave South Minneapolis, MN 55407 When: August 15th,2009 Time: 12:00 noon to 9:00 PM Mission: “Our mission is to build schools and water wells in rural area” Helping people: Survive and Thrive Pastoralist girls at Gurra Dhamole. Your browser may not support display of this image. This conference... 
Halkudheg: ,

Tacsi wadaadadii lagu laayey Gaalkacayo

Aug 12, 2009
JAALIYADA SWEDEN EE REER PUNTLAND Waxaan aad uga xunahay sida waxashnimada ah ee lagula kacay culumada tabliiqa ah ee lagu dilay magaalada galkacayo anga oo ah dadka reer sweden waxaan cambaaraynaynaa falka loo gaystay culimada waxaan halkan tacsi uga diraynaa dadkii iyo eheladii ay ka geeriyoodeen culumadaasi. 1: cabdi xakiim ismaciil beeldaaje 2: Dr. Cabdirashiid Axmed ceegaag 3: Dr. yaasiin...