Home » Archive Qoraaga

Waa maxay Aabbenimadu? Qore: Farah Aw-Osman

Jun 22, 2015
Happy father’s Day to all dads out there: Waa maxay aabenimadu? Maanta ayaa ubadkaygu ii keeneen gift cards iyo warqado ay ku muujinayaan jacaylka ay ii qabaan iyagoo iigu hambalyaynaya maalinta aabenimada. Hadaba, waxaan anigoo keligay ah isweydiiyay waxay ay tahay aabenimadu, doorka ay tahay in aabuhu uu ka cayaaro aqalkiisa iyo nolosha ubadkiisa. Sidoo kale waxaan dib u yare jaleecay koriimadaydii,... 

Jaamacadda HIMILO oo Tababar u qabatey qaar ka mid ah Macalimiinta waxa ka dhiga Dugsiyada Magaalada Muqdisho

Jun 22, 2015
Waxaa Hoolka Jaamacadda HIMILO ee Magaalaada Muqdisho lagu soo Gebageboobay Tababar loo qabtay qaar ka mid ah Macalimiinta Wax ka Dhiga Dugsiyada Magaalada Muqdisho.wuxuuna Tababarkaan ahaa mid ku yimid ka dib markii Xarunta Cilmi Baarista & tababarada Jaamacada Himilo ay Baaris ku sameysay heerka u adeegsiga Tiknoolojiyada macalimiinta wax ka dhigga dugsiyada magaalada Muqdisho ayna... 

Kusimaha RW ayaa ka tacsiyeeyey dilkii saaka loo gaystay Marxuum Anwar Xaaji

Jun 22, 2015
Muqdisho, 21, June, 2015…Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Cabdullahi Axmed Jamac Ilka Jiir, Maamulka Xafiiska, Agaasimayaasha waaxeyaha iyo Dhamaan shaqaalaha iyo howl-wadeenada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxay tacsi u dirayaan ehelkii, asxaabtii iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay allaha u naxariistee Marxuum Anwer Xaaji Dayib Haaruun oo ka... 

Tababar Dhaqanka iyo Farshaxanka la xiriirra oo Jowhar lagu qabtay

Jun 17, 2015
Tababarkaan oo qayb ka ah barnaamijka soo nooleynta Dhaqanka, Farshaxanka iyo Ciyaaraha oo ka socdey qaar ka mid ah degmooyinka gobollada dalka, ayaa tababar dhinaca Farshaxanka loogu furay dhalinyarada ku nool degmadda Jowhar. Tartankaan oo ay qeyb ka yihiin qaar ka mid dugsiyada magaalada jowhar, ayaa waxaa ka mid ahaa: Dusiga hoose dhexe iyo sare ee Shiikh Xanafi, Imaamu Shaafici, Horseed iyo Shiikh... 

W. Xanaanad Xoolaha ayaa maanta daahfurtay Mashruuca la dagaalanka gubista dhuxusha iyo joojinta xaalufinta dhirta

Jun 14, 2015
Muqdihso, 14, June, 2015…..Wasaarada Xanaadanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ayaa maanta daahfurtay mashruuca ka hortaga xaalufka dhirta, waxaana ka soo qayb galay Wasiirka Kaluumaysiga mudane Maxamed Cumar Caymooy, Wasiir ku xigeenka Batroolka mudane Maxamed Axmed Kulan, Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha mudane Cabdinaasir Gaarane, Wasiirka Deegaanka Koonfur Galbeed mudane Macalin Jiis, Wasiirka... 

W. Maaliyadda XFS iyo wafti uu hogaaminayo ayaa dalka Mozambique uga qayb galay shirkii sanadlaha ahaa ee Bangiga Horumarinta Islaamka

Jun 14, 2015
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa magaalada Maputo ee dalka Mozembiqeu uga qayb galay shirkii sanadlaha ahaa Bangiga Horumarinta Islaamka, kaas oo ay ka soo qayb galeen in kabadan 56 wadan oo xubnaha ka ah iyo Hay’ada uu leeyahay Maal qabeenka u dhashay Maraykanka Bill Gate. Wasiirka ayaa shirka ka jeediyey Khudbad dheer oo uga hadlayo horumarka... 

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kaga qeybgalaya dalka Talyaaniga Shir ku saabsan horumarinta .

Jun 10, 2015
Milan – Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Khaled Omar Ali ayaa kaga qeybgalay maanta Magaalada Milan ee dalka Talyaaniga Shirka Qaramada Midoobey ee dowladaha horumarkoodu hooseeyo (LDCs) ee ku yaala Saxaraha weyn ee Africa oo ay martigelineyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Talyaaniga , iyadoo... 

Wiil uu Dhalay Abwaan Sangub oo lagu diley Minneapolis

Jun 9, 2015
Wiil da’diisu ahayd 25-sano-jir ayaa lagu diley magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka. Qiyaastii 10:45 ee fiidnimo ee Axaddii ay Isniintu soo geleysey ayaa dilkaasi toogashada ah ka dhacay xaafadda Cedar ee Soomaalidu u badan tahay. Sida ay qortay jariidadda Startribune waxaa la arkayey laba nin oo kasii cararayey goobta toogashadu ka dhacday, welina cid looma qaban dilkaas. Booliska ayaa... 

Golaha Wasiirada Ayaa Maanta Ansixiyey Magacaabista Xubin Ka Mid Noqonaysa Gudiga Madaxa Banaan Ee Dastuurka

Jun 5, 2015
Muqdisho, 03, June, 2015…..Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirahid Cali Sharmarek, waxaana shirka looga hadlay Amniga, Ansixinta xubin kamid noqonaysa Gudiga Madaxa Banaan ee Dastuurka, iyo Dhibaatooyin ka jira dhul xeebaadka Muqdisho, Wasiirka Dekedaha iyo Gadiidka Badda ayaa golaha... 

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Qeybgalay Munaasabadda Furitaanka Kalfadhiga 5aad Ee Baarlamaanka Uganda

Jun 5, 2015
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga qeybgalay Munaasabadda furitaanka Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka Uganda. Munaasabadda furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka Uganda oo lagu marti qaaday Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka Afrika ayaa waxaa sanadkan uu... 

Warqad gaar ah oo ku socota wasiirka ina-adeerkay ah

Jun 1, 2015
1- Mudane wasiir xilka aad haysid waa xil ummadeed, wax aan danta ummadda ahayna uma adeegsan kartid diin ahaan iyo nidaam ahaanba. Adigu si gaar ah uguma danaysan kartid, tolkaana kuma naas-nuujin kartid oo adiga iyo iyaguba ummadda ayaad ula simantihiin. 2- Ina adeer xilkaan waa masuuliyad Ilaahay aakhiro kaala xisaabtamayo oo haddaad wanaajisid iyo haddaad xumaysidba abaalmarinteeda agtiisa ayaad... 

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wafdi ka socda Dowladda China .

Jun 1, 2015
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Khaalid Cumar Cali ayaa ku qaabilay Xafiiskiisa Ergey gaar ah oo ka socda Madasha Iskaashiga China-Africa ( Focac) Mr. Liu Guijin oo ay ka wada hadleen arrimaha siyaasadda ,ammaanka iyo fulinta mashaariic horumarineed . Kulankan oo ay ka wada qeybgaleen Saraakiil ka kala tirsan Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Qorsheynta , halka dhanka... 

KENYA OO DERBI KORONTO AH KA DHISAYSA XAD-BEENAADKA SOMALIYA AY LA WADAAGTO !!

Jun 1, 2015
Waxaa soo shaac baxayeyey wejigii dhabta ahaa ee Kenya ka lahayd Somaliya oo ay muddo dheer ku taameysey qorsheheedii ku aaddanaa dhul- iyo Bad fidsiga iyadoo si wanaagsan ugala tashatay saaxiibadeed oy ka caawinayaan dhaqaalaha xoogga leh ee ku baxaya dhismaha derbigaas, qorshahaan oo hadda sida muuqata ka baxay tijaabadii dhowr-jeerna caalamka la maqashiiyey waxay damacsan tahay si aan su’aalo... 

Ra’iisul Wasaare Cumar Ayaa Maanta ka Furay Cadaado Wajigii Labaad Ee Shirka Maamul U Samaynta Gobolada Dhexe

May 31, 2015
Cadaado, 31, May, 2015…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ayaa maanta gaaray degmada Cadaado, halkaas oo uu ka socdo shirka maamul u samaynta Gobolada Dhexe, Ra’iisul Wasaaraha iyo waftigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey masuuliyiin... 

Dalladda FENPS oo qabatey Munaasabad lagu soo Gabagabeysey Sanad Dugsiyeedka 2014-2015 iyo Soo Dhaweynta Sannad Dugsiyeedka 2015-2016.

May 27, 2015
Dalada Waxabarashada ee FENPS ( Formal Education Network for Private Schools ) ayaa ku qabatey Magaalada Muqdisho Munaasabad si heer sare ah oo loo agaasimey laguna Gabagabeynayey Sannad Dugsiyeedka 2014-2015 islamarkaana lagu soo Dhaweynayey Sanad Dugsiyeed Waxbarashada ee 2015-2016 waxaana Munaasabadaas ka qayb galey Masuuliyinta Daladdaha Waxbarashada , Bulshada Rayidka , Jaamacadaha , Ururada... 

Madaxweyne Lacagta aad Xayesiineyso Teenii Ma ahan !!

May 25, 2015
Dadka Soomaaliyeed waxay yiraahdan “ Dhar Aaddan lahayn Dhaxan Kaama Celiyo , waxaana Murtidaan u soo qaatey markii ay ii soo baxdey arrimo aan is dhihi karo Khatarteeda ayey leedahay oo Halis gelin kara Jiritaankeenna , iyadoo taasi ay jirto ayaa Dal marka uu ka mid noqonayo Qaramada Midoobey waxaa uu Diwaangeliyaa Dhowr Arimood mid waa Astaanta Calanka oo uu Dalkaasi leeyahay gaar ahaan Midabkiisa... 

Wasiirka arrimaha Dibada Qadar oo Kulankii uu la qaatey Madaxda Dowlada ay isla soo qaadeen arrinta Shiikh Xasan Daahir Aweys

May 24, 2015
Warar aan ka helney Siyaasiyiin ku dhow dhow Dowlada Federaalka Diideyna in magacooda la sheego waxay noo sheegeen in Wafdigii uu hogaaminayey Wasiirka arrimaha Dibadda ee Dalka Qadar oo dhawaan soo gaarey Magaalada Muqdisho ay Masuuliyiinta ugu sareysa Dowladda ay isla soo qaadeen arrimo la xiriiro Shiikh Xasan Daahir Aweys oo muddo ku dhow laba sano uu Xabsi guri ugu jira Dowladda Federaalka... 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta booqday Dekedda eeyn ee Muqdisho

May 24, 2015
Muqdisho, 24, May, 2015…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaailya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa maanta kormeer uu ku tagay dakedda weyn ee magaalada Muqdisho, kormeerka ayaa u jeedkiisu ahaa, inuu u kuurgalo hamsami u socodka howlaha ka socda Dekedda weyn ee Muqdisho. wuxuuna indha indheeyn ku soo sameeyey qeybo ka mid ah Dekedda oo shaqooyin ka socdeen, Kormeerka... 

Shiikh Mukhtaar Cabdi Rooble “Maamulka Jubbaland Cadaaladaro tii ugu weyneyd uu ku sameeyey Beesha Jareer Weyne”

May 21, 2015
Waxgarad , Nabadoono iyo  Cuqaal  ka tirsan Beesha Jareer weyne ayaa  Cadaaladaro tii ugu weyneyd  ku tilmaamey maamulka iyo Baarlamaanka laga dhisey Gobolada Jubooyinka Shiikh Mukhtaar  Cabdi Rooble oo ka mid  Cuqaasha Beesha Jareer weyne oo ka hadlayey arrimaha Gobolka Jubada Hoose ayaa yiri “ Waxaan nahay dadka ugu badan ee Dega Gobolada Jubada Hoose , Jubada Dhexe iyo Gedo marka... 

Wasiirka Gaashaandhigga oo maanta booqday jiida hore ee goobaha Dagaalka gobollada Jubbooyinka.

May 21, 2015
Kismaayo, May 20, 2015…Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, oo weheliyaan masuuliyiin ka tirsan maamulka KMG ah ee Jubba, ayaa maanta kormeer howleed ku tagey jiida hore ee fariisimaha ay dagan yihiin ciidamadda ka howlgala aagga Jubbooyinka iyo Ciidamadda AMISOM gaar ahan deegaanka Buulo-guduud oo qiyaastii 30 KM u jira magaalada Kismaayo, waxana uu halkaas kulamo... 

Wasaaradda Gaashaandhigga oo Siminaar 5 casho soconayey usoo xirtay Guddiga Isku dhafka Ciidamadda X.D.S.

May 18, 2015
Muqdisho, May 17, 2015….Guddiga Isku dhafka Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta loosoo xiray siminaar soconayay muddo 5 cisho ah, kaas oo looga hadlayay qaabka ugu habboon ee si wadajir looga qeyb qaadan karo isku dhafka Ciidamadda. Waxana munaasabadaas goob-joog ka ahaa Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane C.qaadir Sheekh Cali Diini, Taliyaha Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed... 

RW. Cumar: “Dhalinyarada maanta joogta waa iney la yimaadaan wadaninimo iyo dal jacayl si cadowga meel looga soo wada jeesto”

May 15, 2015
Muqdisho, 15, May, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa ku tilmaay maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed inay shacabkeena ugu fadhido qiimo weyn, baal dahab ahna kaga jirto taariikhda Soomaaliya, ayna hormuud u ahayd dhalashadii xoriyadaan aan maanta haysano. Ra’iiusl Wasaaraha ayaa sheegay in umad walba ay leedahay maalin ay bilowday... 

Golaha Wasiirada ayaa maanta ansixiyey sharciga la dagaalanaka argagaxisada

May 15, 2015
Muqdisho, 14, May, 2015..Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliye ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaan shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna kusimaha Ra’iisul Wasaaraha mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa looga hadlay arimaha qaxootiga, sharciga la dagaalanka argagaxisada iyo arrimaha amnig. Golaha wasiirada ayaa dood dheer ka yeeshay sharciga la dagaalanka... 

NUSOJ oo ugu baaqday AMISOM inay wax ka bedesho Qaab-Baariseedka Shaqaalaha Warbaahinta

May 13, 2015
Muqdisho, Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa ugu baaqay ciidamada AMISOM inay wax ka bedelaan qaab baariseedka ah isticmaalka eeyaha ee ka dhanka ah Qalabka shaqo ee shaqaalaha Warbaahinta marka ay u casuumaan inay tebiyaan wararkooda, isla markaana ka fekeraan qaab baariseed ka duwan midka hadda la isticmaalo. Suxufiyiinta ka howlgala Muqdisho ayaa maalinimadii Shalay ka soo kala... 

Sh. Khadar Jaamac oo dhibaatada ilma iska soo tuurida ku qaatay Ph.D.

May 12, 2015
Sh. Khadar Jaamac ayaa gaaray darajada Ph.D. kadib markuu baaritaan kusameeyey  “Dhibaatada ilma iska soo rididda ee  kataagan Galbeedka, asbaabteeda iyo Axkamteeda dhinaca shareecada Islaamka” Sh. Khadar ayaa mowduucan ka diyaariyey cilmi baaris kuna mutaystay inuu ku qaato Dictooraa, (Ph.D. Sheikh Khadar ayaa ka qaatay Dictoorada Jaamacada  Graduate Theological Foundation (GTF) ee kutaala... 
Halkudheg: