Home » Archive Qoraaga
Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ku Geeryooday Magaalada Muqdisho.
Gudoomiyihii Fulinta Ahlu Sunna oo loo qaadey Guriceel si halkaasi loogu Aaso
Waxaa habeenkii Khamiista ahaa Gudaha Magaalada Muqdisho ku Geeryooday Marxuum Shiikh Nuur Cali Aadan oo ka Tirsanaa Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Xildhibaanka ayaa u dhintay Jirro Caadi ah oo la sheegay in ay ku soo booday kaasoo markii Isbitaalka la geeyay halkaas ku Geeryooday.
Xildhibaankan Geeryooday...
Shirkadda FRUITSOME oo Heshiis Caalami ah la gashey Shirkadaha DOLE iyo DEL MONTE
Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka lagu soo Gabagabeeyay Shirweyne Caalami ah oo looga hadlay Dhoofinta Mooska iyo Miraha kale kaasoo socdey 6-9 Bishaan waxaana arrimo ku saabsna Shirkaas iyo Heshiisyo ay soo gashey Shirkadda Fruitsome ayaa Xarunteeda Muqdisho Shir Jaraa’id ku qabtay Shirkadda Frutsome oo iyadu shirkaas ka qayb gashay.
Ugu horeynba waxaa Shirkaas ka hadlay Guddoomiyaha Shirkaddaasi...
Xeerka Saxaafadda ee ay Dowladu Dooneyso in ay ku Dhaqdo Saxaafadda Madaxa Banaan
Halkaan ka akhriso Xeerka Saxaafada Madaxa Banaan ka soo horjeedaan –
–
Xeerka Saxaafadda iyo Warbaahinta
Horudhac;
Warbaahintu waa adeeg daruuri u ah bulshada, waxtar weyna u leh. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa :“War la helaa, talo la helaa” murti kale oo Soomaliyeed waxay leedahay: “Muslimow run sheeg, Muslimow ka rumayso”. Xikmado kale oo badan oo ku jira dhaqanka iyo saqaafadda...
Kafaalo Magazine-2013 oo Soo Baxay
Kafaalo Magazine 2013 waa magazine Soomaaliyeed oo ka hadlaya mawduucyo wada taabanaya qofka noloshiisa oo ay kamid yihiin culuumta sayniska, taarikhda, dhaqaalaha ganacsiga iyo culuumta bulshada, sida xoojinta iyo xakameynta dareenada qofka ee la xiriira culuumta nafsiga.
Daabacaadii 2012 waxaa lagu falanqeeyay Soomalida kudhaqan Yurubta Galbeed tiro ahaan iyo tayyo ahaan. Meesha daabacadaan 2013...
Survey on the most beneficiary countries and the worst for Somalia
Asalamu Calaykum, waxaan ahay Cabdiqaadir Dooy oo dhigta jaamacada KLMU, qaybteeda Maamulka iyo Maaraynta, Kani waa Sahan ku saabsan afkaarta dadka Soomaliyeed ee ku aadan wadamada ugu waxqabadka fiican dalka Soomaliya iyo dhinacyada ay ka caawiyeen, iyo wadamada dhibka u gaysta iyo falalka ay u gaystaan, waxaan jeclahay inaad waqtigiina igu caawisaan idinkoo iiga jawaabaya suaalahan kooban, sahankan...
XAL & XISAABTAN
Mudaaharaadkii Madaxweynaha Soomaaliya looga soo horjeeday ee ka dhacay Wadanka Ingriiska kaasoo oo ay uga Cabanayeen Mudaaharaadayaashu dhowr arimood oo kala ah, Gobolka Banaadir iyo 17kiisa Degmo in ay haysato Hal qolo & sidoo kale illaha dhaqaale ee uu leeyahay.Sida Garoonka Diyaaradhaha iyo Dekedda Magaalada Muqdisho.
Arintaas waxaan ku beeneyneynaa in aan hal qolo haysan ninka u hadlahayey...
Dowladda Federaalka oo u Muuqata in ay Xaar- Xaaraneyso Wadadii Dowladii ka Horeeysey ee uu Khilaafka Hareeyey.
Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha oo isku khilaafsan sidii loo maarayn lahaa Lacago Deeq ah oo laga heley mid ka mid ah wadamada Khaliijka… Sidoo kale waxay isku khilaafsan yihiin qaabka amaamul u samaynta Kismaayo…
iyo Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa isku khilaafsan xil ka qaadistii Gudoomiyihii Gobolka Bay Cabdi Fitaax Geeseey….
Madaxweynaha Dowladda...
Warsaxaafadeed: Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Ayaa Si Kulul Cambaareeyey Qaraxii Maanta Ka Dhacay Magaalada Galkacyo
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFS Ayaa Si Kulul Cambaareeyey Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Galkacyo, waxana uu u qornaa sidan:
Moqdisho, Feb, 11, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay magaalada Galkacyo kaas oo ay ku dhawacmeen ciidamo ka tirsan Booliska iyo...
XIR AMA I DIL, WALLAAHI MA AAMUSAYO… !!
Caaqil dalmar Ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka Soomaaliyeed in saxafi lagu dilo ama lagu dhaawaco gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo qorshaha laga leeyahay dilka wariyeyaashuna ay tahay caburin iyo in la aamusiyo saxaafadda Soomaaliyeed si loo waayo cid ka hadasha xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta Soomaaliya.
Tan iyo sanadkii 1991-kii, dilka saxafiyiintu waa uu soo taxnaa, xilligaasoo dalku uu ku jiray...
Beesha Asharaaf oo ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed oo Caleema saartay Ugaas Cusub
Waxaa Hatelka Dooxa 2 ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey, taasoo ku saabsaneyd Caleemo Saarka Ugaaska ama Malaaqa Beesha Asharaaf waxaana ka qaybgaley Caleemo Saarkaas Ugaasyo, Malaaqyo, Nabadoono, Garaadyo, Xildhibaano iyo Masuuliyiiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Marti Sharaf kale oo lagu Casuumey Caleemo Saarkaas.
Ugu horeyn waxaa halkaa ka hadley...
The Somali President on his Prime Minister and the Speaker : “We agreed not to Disagree/ Waxaan ku Heshiiney In aan is Khilaafin” / By Ahmed A Hirsi.
Introduction
The aim of this short and hastily written article is not to blindly/ negatively criticize the newly formed Somali government, but it aims to present various core issues that need to be debated, and addressed by the Somali government and its citizens.
“We agreed not to Disagree” is a direct quotation from the newly “selected” Somali president on his relationship with his Prime...
iimaam Sheikh Maxamed Khadar iyo Culimadii la xirnayd oo Maxkamadi u bilaabatay
{ Diyaariye Abdullahi Abul-Fadli.} 02/09/13
Sida aad lawada socoteen walaalayaal waxaa in mudo ah ku xirnaa wadanka maraykanka,gobalka calafornia magaalada Sandeigo Culimo uu ka mid yahay,Imaamkii masaajidka Al-ansaar ee magaalada Sandiego Sheikh Maxamed Khadar.Culimadaas horay ayaan idin kugu soo bandhigay,wax yaabihii lagu soo eedeeyay,marar badana waxaa dib loo dhigayay,maxkamad...
Mabaa’diida Afarta ah ee Badbaadisa Aadanaha
Qore: Abdirahman Maxamed (Xiddig)
Q. 1aad
Qodobada Qoraalka
.Hordhac
.Waqtiga
.Xaqiiqda Aadanaha
.Mabda’ Koowaad
.Mabda’ Labaad
.Mabda Saddexaad
.Mabda Afaraad
Hordhac
Aadanaha adduunka ku nool mid walba badbaadada, sharafta iyo farxada meel ayuu ka raadshaa. Mid baa u maleeya maal la kasbado in ay badbaadadiisu ku jirto. Oo hadh iyo habeen wuxuu u soo jeedaa sida uu hanti u heli lahaa....
Shuruuc loo Samaynayo isgaarsiinta ka howlgasha Soomaaliya sida Shirkadaha Telefoonada, Internetka, iyo Warbaahinta qaybaheeda kala duwan
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Maanta Si Rasmi Ah U Furay Siminaar Looga Hadlayo Xeerka Isgaarsiinta Iyo Warbaahinta.
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tibaaxay in tababar labo cisho soconaya oo ka furmay Muqdisho looga hadlayo “sidii shuruuc loogu samayn lahaa Isgaarsiinta ka howlgasha dalka gudihiisa sida Shirkadaha Telefoonada, Internetka, iyo Warbaahinta...
Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo Deeq ay soo Dhiibeen Walaalaha Muslimiinta Waqooyiga Ameerika ka qaybiyey Magaalada Muqdisho
Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) waxay Gargaar gaarsiisey dad Indhoolayalaal ah oo ku jira Kaamka Indhoolayaasha ee Dergamada wadajir , Ardey iyana Ina Indhoolayaal ah oo dhigta Dugsiga Indhoolayaasha ee Al Nuur sidoo kale waxay Deeq u badan Joodariyaal ay gaarsiisey dad ku jira Isbitaalka dadka Dhimarka La’ ee Ahlu Khayr waxay dadka la siiyey Deeqdaas Gargaarka ay ku kala...
Buluuqul Maraam | Kitaabka Dahaarada | Cutubka Biyaha: Xadiiska 12aad
Abii Hurayrah- radiyal Laahu canhu- waxaa laga weriyey in uu yiri: Rasuulkii Alle – sallal Laahu calayhi wasallam- badda ayuu wuxuu ka yiri: “Baddu ku lagu dahaaro qaato weeyaan biyihiisu, uu xalaasha yahayna bakhtigiisu.”
Sharax
Sababta uu ku yimidna waxay ahayd waa la weydiiyey oo nin mallaax ahaa oo dooni lahaa ayaa wuxuu yiri: Rasuulkii Alloow badda ayaan korraa oo aan ku safaraa anaga...
Dhibanayaal lagu Abaal Mariyay Xarig!!
Hadal heyntii ugu ballaarneyd ee muddooyinkaan dambe ka socotay magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo caalamka ka mid ah ayaa Dhawaan soo af xirantay, waxaana sheekadaasi oo la xariirtay kufsi la sheegay inuu ka dhacay magaalada Muqdisho soo afjartay Maxkamadda Gobolka Banaadir oo iyadu la tilmaamay inay ridday xukun lagu sheegay inaanu cadaalad ku dhisneyn, kaddib markii ay Maxkamaddaasi soo saartay...
Madaxa Ururka EASTADO oo soo dhaweeyay dhaq-dhaqaaqyo la rabo in looga qeyb qaato maamul goboleedka Jubbaland
Waxaan soo dhaweynayaa dhaq-dhaqaaqyada beryahaan socda oo ay qaar ka tirsan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada Jubbooyinka ka wadeen gudaha iyo dibadda dalka.
Waxaa jirta ifafaalo horumarineed oo horseedi kara taabagalka maamul goboleedka Jubbaland, waayo waxaa markii ugu horeysay muddo 21 sano ah maalmahaan dhanka fekerada ay ku kala gedisan yihiin isaga soo dhawaanaya mas’uuliyiin iyo...
Golaha Wasiirada oo erey bixin cusub u sameeyey maamul u sameynta gobalada dalka
Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tibaaxay in shir ay yeesheen Golaah Wasiiradu “ay erey bixin cusub u sameeyeen maamul u sameynta gobalada dalka, oo maanta kadib ay isku raaceen in loo isticmaalo “Maamul u sameysashada Gobalada dalka”. Maadaama ay gobol iyo degmo kasta xaq u leeyihiin inay iyagu iska soo dhex doortaan dadka hogaanka u noqonaya, taasoo Xukuumaduna...
Shiikh Shakuul: Aan garteena kala goosanee gogol inoo xaar! | Q.3aad
Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Mahad oo idil Illaahay baa iska leh nabad gelyo iyo naxariis Nebi Muxamed(SWC) korkiisa ha ahaato.
Sayid Maxamed Cabdule Xassan oo ka hadlayey qolyo asaga oo aan ka fileyn gaadey oo xoolihiisii ka dhacay ayaa wuxuu lahaa erayadan:
Caku iyo wayey hadii la is caraadaayo, cishadii tagtaan dagaal iga calaal meene…
Ugu horayn aqristayaasha sharafta leh waxaan u cadeynayaa...
Aabbe Muxyadiin “Xaaskeyga waa la Kufsadey, Xukunkii Shalayna wuxuu ahaa mid Cadaalodaro ah
Dowladda , Garsoorka,Xeer Ilaaliyaha iyo Booliiska oo ku Goobtey Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul
Ban Ki Mon”Aad buu ii Niyad jabyey Xukunkii lagu ridey Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul”
Wariye Cali Muuse Cabdi “ Xeer Ilaalinta Qaranka waxay noo Muujisey Cadaawada ay u Hayaan Saxaafadda
Dowladda Mareykanka oo Xukunkii Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Luul ku Tilmaamey mid Goodis ahaa.
Caydiid...
Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Haweeneydii la Kufsadey oo Min Hal Sanno oo Xarig ah lagu Xukumey
Qareenada u Doodayey Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul oo Racfaan ka qaatey Xukunkaasi
Cabdulaahi Shiikh Xasan, Xasan Cali Geesey, Maxamed Ibraahim Bakistaan iyo Eng Sidow Xasan Mahdi oo Xukunkaasi ku Tilmaamey Cadaalodarro tii ugu Weyneyd
“Waxyaabaha la yaabka lahaa ee Xeer Ilaaliyaha uu halkaa ka sheegey waxay ahayd markii Hooyo Luul Canuga ay Nuujineyso uu ku tilmaamey mid iyada...
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Guddi Madax banaan Oo Baaritaan Ku Sameeynaya Xadgudubka Ka Dhanka Ah Xaquuqda Aadanaha
“Kufsiga iyo dilka wariyayashu waa laba arrimood oo ah ku xadgudub xuquuda bani’adamka aad ayeeyna noo xanuujinaysaa arrinkaas ka dowlad ahaan maahan mid aanu u dulqaadanayno inay sii socoto,” sidaas waxaa yiri ra’iisul wasaaraha DFS oo intaas raaciyey “Si aan dadaalkeena u sii kordhino waxaan maanta samaynay Gudigan madaxa banaan oo talo naga siin doona arrimaha la xariira kufsiga iyo...
Dowladda Federaalka oo uu soo Wajahey Cadaadis Caalami ah oo ku aadan Dacwada Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Dadka kale ee la xiran
Xasan Shire Shiikh “Markii hore ayaa Dacwdaan Madaxeedii Majo loo rogey marka waxaa ku talinayaa ….
”Dowladda Federaalka waxay dooneysaa in Shaarkeeda uu u Caddaado, Hayada ku lugta leh Dacwdaan waxay Dooneysaa in ay Nadiif ka noqoto Kiiskaan, halka Booliiskuna uu doonayo in isna Shaarkiisa u Caddaado, marka waxaa meesha ku dhibaateysan waa…”
Waxaa maanta oo Talaado ah Taariikhduna...
Dhulweynaha shiinaha: arayda iyo ganacsatada Somaliyeed iyo xiriirkii umadaha somalida iyo shinayska waqti fog iyo mid dhow.
WAXBARASHADA ARDADA SOMALIDA EE DALKA SHIINAHA
Burburkii dawladeenii waxaa la burburay dhamaan adeegyadii bulshada.
waxaa kamida meelaha dhaawucu garay waxbarashada dalka .waxaana gaaray dhawac ayasan ilaa hada sidiilarabay iyo si udhow uga soo kabsan ururo iyo dad sigaara isku xilqaamay danagaarana mideeyeen ayaa
melabadan oo dalka kamida kabilaabay inay soo celiyaan waxbarashadii aasaasiga ahayd...




