Home » Archive Qoraaga

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM oo ku baaqay in la labanlaabo dadaallada ku aaddan nabad soo celinta

Dec 10, 2009
WAR-SAXAAFADEED 032/2009 Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qarammadda Midoobay oo maalinta Xuquuqul Insaanka Adduunka ku baaqay in la labanlaabo dadaallada ku aaddan nabad soo celinta Nayroobi, 10 Diisembar 2009 – Ergeyga Gaarka ah ee Qarammadda Midoobay u Qaabilsan Arrimmah Soomaaliya, Ahmedou Ould-Abdallah, SRSG, ayaa ku ku baaqay in la labanlaabo dadaallada ku aaddan nabad soo celinta laguna... 

Afhayeenka Ximan iyo Xeeb oo soo kormeeyay Mashaariic ka socota Degmadda Cadaado

Dec 9, 2009
  Afahayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Mudane Maxamed Cumar Hagafey ayaa maanta kormeer ku soo kala bixiyay qaar ka mida dhismooyinka maamulka, dugsiyo iyo isbitaalka magaalada Cadaado oo ay ka socdeen howlo dhismo iyo shaqooyin kale. Mudane Maxamed Cumar ayaa ugu horreyntii soo kormeeray xarunta cusub ee Maxadtooyada oo dayactir lagu hayay uu ku dhow yahay gebagebo, wuxuuna ka qaybgalay howl iskaa... 
Halkudheg:

Shir Looga Hadlaayo Burcadbadeeda iyo Saameynta ay ku yeesheen Dhaqaalaha Aduunka oo ka dhacay dalka Holland.

Dec 9, 2009
Shir Looga Hadlaayo Burcadbadeeda iyo Saameynta ay ku yeesheen Dhaqaalaha Aduunka oo ka dhacay dalka Holland. Halkan ka Daawo Sawirada Shirka…. Waxaa maanta ka dhacay dalka Holland magaalada Den haag shir aad u balaaran kaas oo looga hadlaayo Burcadbadeeda Soomaaliya iyo saameynta ay ku yeelatay dhaqaalaha aduunka. Shirka waxaa soo qabanqaabiyey ururo ay iska leeyihiin qurbajoogta Soomaaliyeed... 

Soomaalidda qurbaha iyo Al-shabaab | Siciid Cali Axmed

Dec 9, 2009
Duruufaha dhaqaale iyo siyaasaddeed ee ka jira dhulalka ay Soomaaliddu degaan waxa ay sabbab u noqdeen in dad badan oo Soomaaliyeed ay hoy ka dhigtaan qurbaha- khaastana wadamada galbeedka. Dhibaatooyinka caruurta, khilaafaadka qoysaska, dhaqaalo yirida iyo la qabsi la’aanta nolasha wadammada loo soo qaxay waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka ay Soomaalidu kala kulmeen hoygoodda cusub. Dhalliinyaro... 
Halkudheg:

Culimada Reer Kenya oo si aad uga horyimid in la joojiyo Aadaanka Salaadda

Dec 9, 2009
Culimada Reer Kenya oo si aad uga horyimid in la joojiyo Aadaanka Salaadda Xisbul Islaam oo sheegay in aysan waxba kala socon wixii ka dhacay Dugsiga Ibnu Khuseyma Culimada Reer Kenya oo si aad uga horyimid in la joojiyo Aadaanka Salaadda Dalladda Culumaa’udiinka dalka Kenya ee Supkem ayaa si kulul u cambaareeyay isla markaana ka hor timid ku dariddii ay Dowladdu ku dartay Aadaanka Salaadaha waxyaabaha... 

Xarumaha Caafimaadka MSF ee Gaalkacyo, Soomaaliya oo ay buux-dhaafiyeen carruur nafaqo-xumo ay hayso

Dec 9, 2009
Wixii xog dheeraad ah kala soo xiriir: Lucy Kang’ethe, Nayroobi, + 254 (0) 720 839 245 Xarumaha Caafimaadka MSF ee Gaalkacyo, Soomaaliya oo ay buux-dhaafiyeen carruur nafaqo-xumo ay hayso Disembar, 2009 WAR DEGDEG AH: Tirada carruurta laga daaweynayo nafaqo-xumada ba’an ayaa gaartey halkii ugu sarreysey ee abid soo marta barnaamijka nafaqeynta ee MSF ee Gaalkacyo, Soomaaliya. In ka badan 1,300... 

In Somali Chaos, Japan and Germany Offer Separate Training, U.S. Cuts Aid

Dec 8, 2009
In Somali Chaos, Japan and Germany Offer Separate Training, U.S. Cuts Aid By Matthew Russell Lee UNITED NATIONS, December 8 — Mirroring the chaos of the Transitional Federal Government in Somalia, donors and vultures and purported helpers are all working at cross purposes. Among the vultures we place a company called “Phoenix,” which brags of having contracts with the TFG to train... 
Halkudheg:

Ogaysiis Ku wajahan Bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan UK: Isu soobax Dec 12, 2009

Dec 8, 2009
Ogaysiis Ku wajahan Bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan UK     Ururka dhalinyarad iyo Ardayda soomaaliyedd ee somali Youth Congress waxa uu ogeysiinayaa bulshada soomaaliyeed  Ku dhaqan UK in la qaban Doono isusoobax balaaran oo loogu baroodiiqayo Dadkii qiimaha lahaa ee isugu jiray ardayda, aqoonyahanada, Suxufiyiinta, Waalidiinta iyo mas’uuliyiintaba ee sida waxuushnimada leh loogu xasuuqay... 

Puntland oo Shirkadaha Batroolka la gashay heshiis ay ku baxday $100,000 USD

Dec 8, 2009
Puntland oo Shirkadaha Batroolka la gashay heshiis bedelidiisa ay ku baxday lacag kor u dhaafeysa ilaa 100,000 USD taas ay qaateen qaareeno caalami ah War ka soo baxay Xafiiska La taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha saxaafada Puntland ayaa shaaca ka qaaday in ay Puntland heshiis dib ula gashay shirkadaha Africa Oil iyo Range Resourece, kaddib markii heshiiskii hore dib loo eegay oo wax laga bedelay. Waxarku... 
Halkudheg:

Wasiirka Isboortiga iyo dhalinyarada Saleebaan Colaad oo Xaaladiisa Caafimaad ka soo rayneyso

Dec 8, 2009
Wasiirka Isboortiga iyo dhalinyarada dalka Soomaaliya mudane Saleebaan Colaad Rooble Allah mahadiis waa uu nool yahay, inkastoo uu weli dhaawac yahay Waxaan rabaa inaan umadda Soomaaliyeed meel kasto oo ay joogta u xaqiijiyo inuu weli uu nool yahay Wasiirka Isboortiga iyo dhalinyarada dalka Soomaaliya mudane Saleebaan Colaad Rooble islamarkaana uu ka soo raynayo maalinba maalinta ka dambaysa xaaladiisa... 
Halkudheg:

Dalada Ardada Soomaaliyeed ee wadanka Australia oo tacsi u sameeyay dadkii wax kuyeeloobay qaraxii Hotel Shaamoow.

Dec 8, 2009
Ururka Dalada ardada  Soomaaliyeed ee wadanka Australia oo maraka lasoo gaabiyo looyaqaan ASSU ayaa baroordiiq iyo tacsi u sameeyay ehelada Ardadii, Maclimiintii iyo Dhaqaatiirtii , iyo Wasiiradii ku geeriyooday qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lala beegsaday xafladii qalinjabinta ahayd ee Jaamacada Banaadir maanlintii khamista ahayd 03/12.2009.   Isku imaanshaha baroordiiqan loo sameeyay dadkii ku... 
Halkudheg:

Garoowe:- Isbitaalka weyn ee magaalada Garoowe oo la soo gaarsiiyey qalab caafimaad.

Dec 8, 2009
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Waxaa maanta si rasmi ah loo soo gaarsiiyey isbitaalka weyn ee caasumada Puntland Garoowe agab caafimaad oo isugu jira kuwo qaliin iyo kuwo kale iyadoona wareejin qalabkaasi ay ka soo qeybgaleen masuuliyiin kala duwan. Qalabkani caafimaad oo ay soo gaarsiiyey isbitaalka dhexe ee Garoowe Dowladda dalka Jarmal ayaa waxa ay u soo marisay ururka bishacas iyadoona wareejinta... 

Ehelada wiil xabad wiifo ah ay bareelis ka dhigtay oo shacabka somaliyeed ugu baaqay in ay ka caawiyaan

Dec 8, 2009
Ehelada wiil xabad wiifo ah ay bareelis ka dhigtay oo shacabka somaliyeed ugu baaqay in ay ka caawiyaan sidii dhaqtar dibada ah loogu qaadi lahaa . Wiil dhawaan xabad wiifto ah ay bareelis ka dhigtay oo walidkiis codsaday beesha caalamka ,ururada samafalka ,ganacsatada ,shirkadaha iyo dhamaan muslimiinta in ay gacan ka siiyaan sidii wiilkooda uu u heli lahaa gar gaar caafimad oo deg deg ah . Ispitalka... 
Halkudheg:

Wafti Jaaliyada Soomaalida K/Afrika, wasiiro iyo Madax UN-ka ah oo xalato u ambobaxay Geneva

Dec 8, 2009
Wafti ka kooban wasiiro xukuumada K/Afrika ah, madax ka socota xafiiska UN-ta ee wadamada koonfurta afrika iyo Jaaliyada Soomaalida k/Afrika ee SASA ayaa xalayto k ambobaxay magaalada Johannesburg iyagoo kusii jeeda magaalada Geneva ee dalka Switzerland oo ay kaga qeybgalayaan shir caalami ah oo looga hadlayo arrimaha qaxootiga.   Agaasimaha Guud ee ururka Jaaliyada Soomaalida (Somali Association... 

Waraysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG, Cali Axmed Jaamac Jangali – Qaybta 2aad

Dec 7, 2009
Waraysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG, Cali Axmed Jaamac Jangali Wasiirka Arrimaha dibadda DFKMG, Cali Axmed Jaamac Jangali, oo Jabuuti kaga qaybgalaya shirka IGAD oo aan waraysi la yeelanay ayaa ka hadlay waxa uu ku saabsan yahay shirka ka socda Jabuuti, iyo arrimo ay ka mid yihiin miisaaniyadda xukuumadda ee DFKMG ay hor dhigtay IGAD. Waxa kale oo uu ka hadlay qaraxii ka dhacay Hotel Shaamow iyo... 
Halkudheg:

Puntland oo yeelanaysa Calan u gaar ah iyo Astaan iyo Guddi loo saaray arrintaas

Dec 7, 2009
HALKAN KA AKHRI… Madaxweyanaha Dowladda Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole oo maanta magacaabay Guddi loo xilsaaray in ay dadka reer punland u soo bandhigaan soo helida Calanka Astaanta iyo Heesta Calanka DPL. Madaxweyanaha Dowladda Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole oomaanta magacaabay Guddi loo xilsaaray in ay dadka reer punland u soobandhigaan soo helida Calanka Astaanta... 

Copenhagen : Shir Dood iyo Wadatashi ee Doorka Qurba Joogta kaga aadan dalkooda Hooyo ee Soomaaliya

Dec 7, 2009
SHIR DOOD IYO WADATASHI KU SAABSAN DOORKA QURBA-JOOGTA KAGA AADAN DALKOODA HOOYO SOOMAALIYA Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Waxaa magaalada Copenhagen ee caasimada Denmark ka dhacay shir wadatashi iyo dood ku saabsan doorka qurba-joogta soomaaliyeed ee reer Denmark ka ciyaari karaan dib u dhiska dalkii asal ahaan kasoo haajireen ee soomaaliya. Dood waxaa abaabulkeeda iska kaashaday Project consult... 
Halkudheg:

Ha Noqon Shabaabkii Sharta!! | Qore Maxamed Macallin Cismaan (All-man)

Dec 7, 2009
Ha Noqon Shabaabkii Sharta!! Qoraalka oo dhamaystiran ka akhri halkan GUJI…. Fadlan akh-riste ha fududeysan qormadan, shar iyo khayrba, sabab iyo sabab la’aan, hana dhibsan oo hana ku farxin ama dhab ka hadal wuu noqon ama dhalanteede oo waa waxa jira ama dhicikaree, intaas weyga Afeefe sidaad doonto u qaado, mar waa baraarujin, marna waa wax is-weydiin, marna dhoolatus cad ama xujo cad oo... 
Halkudheg:

Dafiraada Alshabab Dulmigay Dhigeen Dibindaabyada Caalamka Dedaal xumada Dowlada KMG ah

Dec 7, 2009
Waxaan halkan salaam uga gudbinayaa Dhaman ummadda somaliyed. Ugu horayn mahad allaah ayay u sugnaatay {swt} nnkh nabigena muxamad {scw}. Marka xiga waxan leyahay allaha unaxariisto umadi lagu halaagay hotel shamow samir iyo iiman allaha kasiiyo eheladooda iyo ummadda somaliyed dhaman. Aqristayasha sharafta lahow qormadan yar waxan uga hadlayaa qarixi hotel shamow iyo waliba dowrka dowlada {kmg}... 

Wararkii ugu dambeeyey Xaaladda Caafimaad dadkii ku waxyeeloobey Qaraxii Shamow ee Isbitaalka Aga Khan

Dec 7, 2009
Isbitaalka Agakhan ee magaaladda Nairobi ee wadanka Kenya ayaa lagu daaweynayaa dhaawaca Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga Saleebaan Colaad Rooble, 5 ka mid dhaqaatiirtii magaaladda Muqdisho ugu caansaneyd, 2 weriye iyo 4 Ardaydii ka qalin jabinayay Jaamacadda Banaadir oo maalintkii Khamiita aheyd ku dhaawacmay ismiidaamintii ka dhacday Hotelka Shamo ee magaaladda Muqdisho. Qaraxaas oo galaaftay... 
Halkudheg:

Jaaliyada Soomaaliyeed ee degan magaalada London oo xalayta si weyn uga hor yimid qaraxii Hotel Shamow

Dec 7, 2009
Jaaliyada Soomaaliyeed ee degan magaalada London oo xalayta si weyn uga hor yimid qaraxii Hotel Shamow ee lagu xasuuqay birimagaydo. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Baroordiiq loo sameeyay Masuuliyiintii, Barayaashii, Taqaatiirtii, Ardaydii qalanjabinaysay, waalidiintii iyo dadkii xaflada lagu martiqaaday ee Soomaaliyeed ayaa lagu qabtey xaafada Hollaway oo ku taal Waqooyiga magaalada London, ayna... 
Halkudheg:

Xildhibaan Shiikh Saahid: Labadeyda Maalmood mideen Dhimashada ka fakanayaa

Dec 7, 2009
Labadeyda Maalmood mideen Dhimashada ka fakanayaa !!!! Sharaxa Cinwaanka: Oraahdaan waxaa iska leh Khaliifkii Rasuulka islamarkaasna ahaa inaadeerkiis oo haddana qabay gabadhiisii Faduma Binti Rasuul, sidaan ognhayba Cali Bin Abii Daalib RC wuxuu ahaa dadkii ugu cilmiga iyo Qadahaba badnaa saxaabada, sidoo kale waxayse dadka badankiisu ogeyn in asaga iyo wiilkiisii Xasan Bin Cali Bin Abii Dalib ay ahaayen... 
Halkudheg:

Geela, diinta iyo dhaqanka soomaalida- Q.1aad | Dr Abdullahi-Spanish

Dec 6, 2009
January 4, 2010 Hordhac Sida aynu ka war qabno nafleyda waxa loo qaybiyaa shan qaybood oo waawyen, oo kala ah: Xamaarato, Cayayaan, Berri-biyood, Haad iyo Naasley. Shantaas qaybood ee xayawaanka loo qaybiyo haddaynu dib ugu laabano geelu wuxuu ka mid yahay ama gaar ugu abtirsadaa qaybta loo yaqaan naasleyda. Taas oo uu ka sii yahay qolada cananqasata oo uu weliba ka siiyahay kuwa cidiyaha lamaan, waana... 
Halkudheg:

Midowga Ardayda G/Banaadir Oo Baaq Kasoo Saaray Qaraxii Dhowaan Ka Dhacay Hotel Shaamow iyo Ardayda Karachi oo…

Dec 6, 2009
Midowga Ardayda Gobolka Banaadir Oo Baaq Kasoo Saaray Qaraxii Dhowaan Ka Dhacay Hotel Shaamow ee Muqdisho Shir-Tacsi loogu dirayo dadkii ku dhintay Qaraxii Mogadishu, oo London ku qabsoomey Ururka ardeyda Jaamacada Karachi oo Canbareyey Qaraxii ismidaminta aha ee muqdisho Midowga Ardayda Gobolka Banaadir Oo Baaq Kasoo Saaray Qaraxii Dhowaan Ka Dhacay Hotel Shaamow ee Muqdisho Midowga ardayda Gobolka... 
Halkudheg:

Jaamacada Muqdisho oo la kulantay jaaliyadda Puntland ee dalka Norway.

Dec 6, 2009
Jaamacada Muqdisho oo la kulantay jaaliyadda Puntland ee dalka Norway. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Gudoomiyaha jaamacada Muqdisho Dr: Cali sheekh Axmad Abuubakar oo booqasho shaqo ah ku maraya qeyb ka mid wadamada yurub ayaa kulan la qaatay Odayaasha, Aqoonyahanada , Culimada , Dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee jaaliayada Puntland caasisamada dalka Norway ee Oslo. Kulankaas oo ay ujeedadiisu... 
Halkudheg: