Home » Qoraallada Halkudhegga "Batroolka"

Shirkad Itoobiyaan ah oo iibsatey Dhammaan Saamiyadii Batrool Baarista Dhulka Soomaali Galbeed

Oct 14, 2010
Shirkadda PETRONAS ee laga leeyahay Malaysiya oo dhammaan saamiyadeedii Bartool iyo gaas baarista ee Dhulka Soomaali galbeed ku wareejisey SouthWest Energy …. Addis Ababa waxaa lagaga dhawaaqay in shirkadda SouthWest Energy (oo ay leeyihiin Ethiopian) iyo PETRONAS (Malaysian) uu heshiis dhexmaray ku saabsan in shirkadda Itoobiyaanka lagu wareejiyey saamiyadii shidaal sahaminta ee shirkadda PETRONAS... 
Halkudheg: ,

Puntland oo Shirkadaha Batroolka la gashay heshiis ay ku baxday $100,000 USD

Dec 8, 2009
Puntland oo Shirkadaha Batroolka la gashay heshiis bedelidiisa ay ku baxday lacag kor u dhaafeysa ilaa 100,000 USD taas ay qaateen qaareeno caalami ah War ka soo baxay Xafiiska La taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha saxaafada Puntland ayaa shaaca ka qaaday in ay Puntland heshiis dib ula gashay shirkadaha Africa Oil iyo Range Resourece, kaddib markii heshiiskii hore dib loo eegay oo wax laga bedelay. Waxarku... 
Halkudheg:

Ruqiyaay run sheeg|Nafiso Jaamac

Aug 12, 2009
Maanta ayaan akhrinayey 31/07/2009 qormo af gaalaad ku qornayd oo aad kaga hadleysey sahaminta shidaalka ee Puntland oo aad u bixisay ‘hoggaamiyayaasha Puntland oo weli kulamo qarsoodi ah la leh shirkado shidaal’. Waa run Mrs Ruqiya in kulanku Dubai ka dhacay, in meel dhexe oo shirkadaha iyo dawladda Puntland u sahlan la isugu yimaadona ceeb ma aha, sidoo kale kulankani wuxuu geba gebo... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...