Home » Archive Qoraaga

DFKMG oo faah faahin ka bixisay booqashada Mahiga ee Muqdisho iyo muhiimadda kulanka Golaha Ammaanka

Mar 12, 2011
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFKMG ayaa tibaaxay in Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha DFKMG uu faah faahin ka bixiyay booqashada Mahiga ee Muqdisho iyo muhiimada kulanka Golaha ammaanka, warsaxaafadeedkaas oo u qornaa sida hoos ku qoran: Halkan ka dhegeyso shirka jaraa’id [audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/kusime_dfkmg_mar11.mp3] 11.03.2011———Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha... 
Halkudheg: ,

Ciidamada AMISOM oo Magaalada Muqdisho ka geystey Duqeynii ugu weyneyd

Mar 11, 2011
Shiikh Shariif oo u tacsiyadeeyey Ciiddamada Burundi iyo Uganda oo Dhimasho ka soo gaartey Dagaaladii ugu dambeeyey Banaanbax looga soo horjeedo Hadalka Shiikh Shariif oo ka dhacay Muyqdisho “Doolar Qaate Doonimeyno” “Shiikh Shariif Waxa uu ka damqadey Dhimashada soo gaartey Ciidamada Amisom, aad baan uga xunahay in uu ka damqan weeyey Xasuuqa loo geysanayo shacabka Muqdisho”, Ciidamada... 
Halkudheg:

Sweden: Jaaliyadda magaalada LYSEKIL oo xarun yeelatay

Mar 10, 2011
Xafladan oo si aad uheer saraysa loo soo agaasimay kana soo qayb galeen dad aad u tira badan oo katirsan jaaliyada soomaaliyeed ee kudhaqan gobolkaas ayaa waxay u dhacday sidan hoos kuxusan. Xaflada waxaa Ayadu Qur’aan ah ku furay sheek Cabdi Nasir Gure Osman , waxaa kaloo uu ku daray wadaadku muxadaro yar oo kusabsan xusnul khuluq. Halkan ka daawo sawirada xafladda Gudoomiyaha jaliyada ee magaalada... 
Halkudheg:

Shiikh Cumar Faaruuq waxa uu ahaa Buundadii isku xirka Culumada Soomaaliyeed (1) !!!!

Mar 9, 2011
Horudhac : Wuxuu ka mid ahaa Culumaddii Soomaaliya soo martay Qarnigii 20- aad kuwa ugu cilmiga badan, wuxuuna Ummadda Uga tagay Tafsiirkiisa Quraanka Kariimka ah oon laga waayeen Guri Soomaali degan tahay Miyi & Magaaloba. Wuxuu ahaa Caalim Rabaani ah : Caalimka Rabaaniga ah waxay Culumadu Salafku ku tilmaamaan Ruuxii Seddex Arrimood isku darsada : 1) in uu cilmiga Islaamiga ah barto, Barasho... 
Halkudheg: ,

Sheikh Cumar Faaruuq oo ku Geeriyooday Sacuudiga

Mar 9, 2011
Sh. Cumar Faaruuq: Turjumaankii Soomaaliyeed ee Qu’raanka Kariimka (1939-2011) – Maarso 8, 2011: Waxaa magaalada Jiddah ee dalka Sacuudiga ku geeriyoodey Allah ha u naxariistee Sheikh Cumar Faaruuq oo ahaa Sheikh caan ka ahaa umaadda Soomaaliyeed dhexdeeda iyo dunida Muslimka oo ahba. Sheikh Cumar Faaruuq Allah ha u naxariistii waxa uu ku geeriyoodey 72 jir (1939-2011). Bahda Somalitalk... 
Halkudheg:

Xaafada Xerada Cirka Uga furan Dunida Koowad Ee Islii

Mar 9, 2011
Nairobi Juqurafi ahaan waa Magaalo aad u balaaran oo saran dhulka Buuraleyda fiida sare Ee Gobalka Bartamaha Wadanka Kenya, Marka la eego qaab dhismeedku waa Daaro Dhadheer oo dabaqyo ah dadkuna ay wada dagan yihiin dhismayaal loogu yeero Falaay Iyo Singalo Intaba waana mid ay ku Noolyihiin dad aad u tiro badan xaga baaxada Bey’ada oo ka yar Dareenka Sixmada Dadweynaha,Magaaladu waxa ay dhacdaa... 

Daahir Xuseen” Waxay u jeedada ahayd Xilka laga qaado Taliyaha Nabadsugida kuwa kale waa Boor isku Qaris”

Mar 9, 2011
Cali Faarax “Wareegtada xilka looga qaadey kama imaan Shiikh Shariif ee waxay ka timid Midowga Afrika” Ciise Maalin “Shiikh Shariif waa uu la soo daahay Xil ka qaadista ee Mar hore ayey ahayd in uu xilalka ka qaado Taliyayaasha Ciidamada Generaal Axmed Jimcaale” Waxaa la igu feregeliyey Arrimaha Zaadka iyo Hubka waxaana igu farageliyey: (Yaa lala rabaa in Xilalka ay baneeyeen Taliyayaasha... 
Halkudheg:

Suldaanka Guud ee Beesha Hawle oo Jigjiga Lagu Xidhay

Mar 8, 2011
Suldaanka waxaa lala xiray laba nabadoon, waxaana la tarxiilay 11 qof, waxaana Kililka 5aad khasab looga saaray qurbo joog soo laabtay…. Madaxweynaha “ismaamulka Soomaalida Ethiopia” Cabdi Illey oo adeegsanaya hoggaanka nabad galyada “Ismaamulka Soomaalida Ethiopia” Cabdillaahi Ethiopian ayaa amar ku bixiyey in xabsiga loo taxaabo Suldaanka Guud ee beesha Hawle, Suldaan Shaqalle Suldaan Cali... 
Halkudheg: ,

SIDII SOOMAALIYAY KU SOCOTAA

Mar 8, 2011
Waa eray cusub oo ku soo kordhay qaamuuska siyaasadeed ee aduunka,waana mid aan ku kasbanay khasaaraha aan u gaysanay qaran nimadeenii iyo dalkeenii iyo dadkeeniiba. Waxaa la oran jiray markii hore kolka la doonayo in la tilmaamo xaalad xanuun iyo murugo badan waxaa la oran jiray xaalkaygu ama xaalku waa bariga dhexe laakiin maanta uma baahna aduunka in ay dul taagnaadaan tusaalahaas waxaana arinkaas... 

Warbixin Dheer oo ku saabsan Ciidamo Itoobiyaan ah oo ay Wehliyaan Kuwo Dowlada Federaalka iyo Ahlu Sunna oo Dagaalo ka bilaabey Deegaano ka tirsan Soomaaliya

Mar 7, 2011
Shiikh Cali Dheere ”Markii Ciidamada Itoobiya ay soo galeen Beled Xaawo waxay ka taageen Calanka Itoobiya kuwa la socdana ma Dareensana Qorshaha Itoobiya” Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa Dhuuso Mareeb oo la sheegay in halkaa Gebi ahaanba isaga baxeen Maxamuud Siyid Aadan oo beeniyey in ay la socdaan Ciidamo Itoobiyaan Shiikh Shariif oo sheegey in Dagaalkii ka dhacay Buulo Xaawo ay Itoobiya ku... 
Halkudheg: ,

Madaxweyne Geelle oo Dhagax Dhigey Dhisme cusub oo ay Leeyihiin Ganacsato Soomaaliyeed

Mar 7, 2011
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo Dhagax Dhigey Mash-ruuc Dhisme 20,570 Mitir Iskuweer Ah oo Ku Baxaya In Ka Badan $30 Milyan oo Doolar…. Munaasabad lagu Furayo dhisme cusub oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed oo ku midoobey Shirkad Al Rayan Real State, islamarkaana ay kasoo qayb galeen Madaxweynaha dalka Jabuuti Md, Ismaaciil Cumar Gelle iyo Marwadiisa Khadra Maxamuud Xayd, Ra’iisul... 
Halkudheg:

Odoyaal iyo Nabadoono oo Noqdey kuwii ugu Horeeyey oo sheegey in ay ka qayb qaadanayaan Dagaalada lagula jiro Ciidamada AMISOM

Mar 6, 2011
iyo Shir jaraa’id oo uu qabtay Madaxweynaha DFKMG oo uu ku sheegay in dagaalkii Beled Xaawo ay Itoobiya ka caawisay xagga Logistikada — Nabadoon Cali Shiikh Yuusuf “Dagaalada ka socda Muqdisho waa kuwo Xaq ah Maadaama Ciidamada Amisom ay Xasuuqayaan Shacabkeenna” Iyadoo Dagaalo ay ka socdaan Degaano ka tirsan Gobolada Banaadir , Gedo , Galgaduud iyo Hiiraan ayaa Xarakada Al Shabaab... 
Halkudheg: ,

Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo bilaabey Ololihiisa ku aadan in mar kale loo Doorto Xilka Madaxweynenimada

Mar 6, 2011
Axmed Diiriye: Waxaan soo jeedin lahaa in Waqtiga loo Kordhiyo Madaxweyne Shiikh Shariif – Waxaa lagu wadaa in bisha Ogoosto ee Fooda nagu soo heyso ay bilaabanto Dooorashada Madaxweynimada ee Dowlada Federaalka iyo Midda Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa waxaana durba soo baxay ololhii Xilalakaas loogu tartamayo waxaana Hotelka Ambasadoo lagu qabtey Xaflad u ekeyd mid si weyn... 
Halkudheg: ,

Maxay Naga Mudan Yihiin Sama-falayaasha Bulshada Soomaaliyeed ee Seben Xumaadkan!?

Mar 6, 2011
Qalinka Abukar Albadri, Stockholm Sebenkan xumaha mooyee samaha laga caagay, nin wax isbidey oo dhamina ku faano xumaha uu geystay, dhagar uu galay iyo dhibaateynta bulshada, dadkuna u kala baxay ku la dilay, ku la barakiciyey, ku naftiisa la caray ee Yurub iska dhiibay, ku dilka iyo dhaca shacabka dantiisa ka goobay, ku badaha sun ku shuba iyo ku maraakiibta ka soo qabsada, weli waxay bulshadu leedahay... 
Halkudheg:

Qabyo Qoraalka La Tashiga Dadweynaha

Mar 6, 2011
Ma dow baa mise waa jahawareer soo kordhay? Dastuur waa heshiis bulsho oo dad ku dhaqma.  Sidoo kale waxaa la yiraahdaa, dastuur waa kontract ay bulsho iyaga dhexdooda isla galaya. Bishii Juun, 1960, saqdii dhexe habeenkii BAARLAMAANKA Soomaaliyeed (oo ka koobnaa 33 xidhibaan oo ka soo jeedday Gobollada Woqooyi iyo 99 xildhibaan oo laga soo doortay Gobollada Koonfureed ee Dalka sanadkii 1959) wuxuu... 
Halkudheg:

Dalkiisa dulleeye waxaa u dambeyn aayo-xumada asiibtay Madaxda Carbeed | Qore: Culusow

Mar 5, 2011
Kacdoon gunnima-diid ah ama xorriyad-doon ah (Arab Liberation or Freedom Revolution) ayaa ka qarxay dalalka Carbeed. Shacabka Carbeed wuxuu ka gilgishay karaamo-darro, cadaala-darro, musuqmaasuq, dayaca danaha dalka, iyo dar-xumo nololeed. Kacdoonkaas ama Iftiinkaas waxaa shiday wiil dhallinyaro ah ee la yiraahdo Tariq Al Tayib Maxamed Bouazizi oo isku gubay bannaanka Xafiiska Dowladda Hoose ee Magaalada... 

PUNTLAND IYO QODIDDA BATROOLKA:

Mar 5, 2011
W/Qorey: Ahmed Mahamoud AR-AAR: Run ahaantii horumarka wax soosaarka dhaqaaleed ee umaddi ku talaabsato ayaa ah mida lagu qimeeyo,hadii waddan dhaqaalihiisu kobco,waxaa horumara qaybaha nololeed ee bulshadaasi,sida caafimaadka,waxbarashadda iyo wax soorka cuntadda,isla markaasna waxaa hoos u dhaca jahliga ,cudurka iyo gaajadaba.Waa arin xaqiiqa ah in ay taasi daba socoto dhibaatooyin baaxad weeyn... 
Halkudheg:

Mogdisho Media House oo soo saartey Xog ururinta Dadweynaha

Mar 5, 2011
Somalia: Xaqiiqda Dahsoon – Hoyga Saxaafadda Muqdisho – Hoyga Saxaafada Muqdisho (Mogdisho Media  House) oo Waayadaan ku Howlaneyd Xog Ururin ay ugu Magacdartey Somaaliya Xaqiiqda Dahsoon waxayna ka soo saartey Qoraalka Hoose hase yeeshee Agaasimaha Mogdisho Mediya House Cabdulaahi Maxamed Xasan Black oo shir Jaraaid ku qabtey Xarunta Mogdisho Media House  ayaa Faaf faahin ka bixiyey... 
Halkudheg:

Malaayiin Lacag iyo Dahab oo laga helay Qalcadihii uu ka cararay Madaxweynahii Tuuniisiya, Bin Cali…

Mar 4, 2011
TV-ga Tunisia ayaa soo bandhigay arrin aad looga cajaa’ib oo ah in lacago noocyo kala duwan, dahab iyo maal aad u farabadan in laga helay qalcadihii ay ka carareen Madaxweynahii Tunisia, Bin Cali iyo qoyskiisa. Waxyaabaha cajiibka badan waxaa ka mid ah in derbiyo loo ekaysiiyey maktabado oo lagu raseeyey Buugaag iyo kutub in gadaashooda ay ku qarsoonaayeen khasnado la ciir-ciiraya lacago aan... 
Halkudheg: , ,

Saameynta uu dagaalkii Balad xaawo ku yeeshay degmada Mandera oo cabasho laga muujiyey.

Mar 4, 2011
iyo Qaar kamid ah xildhibaanada xisbiga ODM oo laga saaray xisbiga. iyo Abaarta Gobolka Waqooyi Bari oo kasii dareysa. Star FM. Nairobi, Kenya. Dagaalkii dhawaan ka dhacey degmada Balad Xaawo oo ku taala xuduudda uu dalka la wadaago Soomaaliya ayaa waxa uu saameyn dhinac waliba ah waxa uu ku yeeshay dadka reer Mandera. Saameynta uu ku yeeshay dagaalka degmada Mandera ayaa waxaa kamid ah in shaqaalihii... 

Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif oo la Tashi kadib lasheegay in uu ka Tanaasulay Isjiidjiidkii u Dhexeeyey isaga iyo Shariif Xasan

Mar 3, 2011
Iyadoo maalmahan uu khilaaf aad u weyn soo kala dhex galay Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan kaas oo la xiriiray markii Sheekh Shariif uu Baarlamaanka dib ugu soo celiyey go’aankii uu baarlamaanku ku gaaray in mudo saddex sano ah ay ku darsadeen xiligoodii oo ku ekaa 22-ka Agoosto 2011, isagoo sheegay in qoraalka uu u gudbiyey Baarlamaanka... 
Halkudheg: ,

Kiiska canshuur ka qaadista xaafada Eastleigh oo bilooyinkan ugu dambeeyey socdey oo u muuqda mid soo dhamaaneysa.

Mar 3, 2011
Waxaa bilooyiinkii uggu danbeeyay socday kiis maxkamadeed oo ku saabsan canshuur ka qaadista xaafadan Eastleigh. Kiiskani oo ay maxkamada geeyeen guddiga ganacsatada xaafada Eastleigh oo muda soo daba jiitameysay ayaa waxey shalay xukuntay maxkamada in maadaamaa canshuurta qaadisteeda aan la joojin karin loo baahan yaahay in guddiga ganacsatada ee xaafadda iyo “City Council” dowladda hoose ay... 
Halkudheg:

Xarakada Alshabaab oo Fariin Hanjabaad ah u diray Burundi

Mar 2, 2011
Waxaa maalmahan isa soo tarayey hanjabaadyo loo jeedinayo wadamada lugta ku leh arrimaha Soomaaliya sida Kenya, Uganda iyo Burundi, waxaana hanjabaaddii ugu dambeysay ka timid amiirka ugu sareeya xarakada Alshabaab Sheekh Mukhtaar Sheekh C/raxmaan Abuu Zubeyr ayaa baaq digniin u diray shacabka reer Burundi kadib markii uu sheegay in dagaaladii ugu dambeeyey ciidamada Burundi laga dhigay, kuwo la dilay,... 
Halkudheg: ,

Magaalada Hargeysa oo weli ay ka socdaan Guryaha gubanaya

Mar 2, 2011
Qoysas badan ayaa dibadda jiifa kadib markii 27 guri ay gubteen – Maalmihii aynu kasoo gudubnay Waxaa gudaha Magaalada Hargeysa ka soo ifbaxay Arrin anfariir ku riday ummadda halkan ku dhaqan, marka aan sidaa leeyahay sababtu waxay tahay amaba aan dhihi karaa waa arrin ku cusub hargeysa oo aan horey loo arag. Qof walba oo ku nool halkan haddii aad weydiisana uusan si sax ah kuugu jawaabi Karin... 
Halkudheg:

Soomaaliya oo Magan galyo Siyaasadeed Siisay Safiirka Liibiya u fadhiya Muqdisho

Mar 2, 2011
Warsaxaafadeed ay ka soo baxay DFKMG ayaa sheegay in safiirkii Liibiya u fadhiyey Muqdisho in la siiyey magan-galyo siyaasadeed kaddib markii uu iska casilay safiirnimadiisii… Warsaxaafadeedkaas hoos ka akhri. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada FKMG Soomaaliya  iyo Safiirka Liibiya u fadhiya dalka Soomaaliya oo baaq wada jir ah u jeediyay shacabka Liibiya 01.03.2011——–Ra’iisul... 
Halkudheg: