Home » Archive Qoraaga
Dood ku Saabsan Qabyo Qoraaleed Dastuurka Soomaaliya oo lagu qabtey Jaamacadda Caalamiga ah ee Afrika ee Suudaan
Dood cilmiyeed looga hadlaayey qabyo qoraaleedka dastuurka soomaaliya ayaa waxaa ay ku qabsoontay jaamacada international university of Africa oo kutaala bartamaha magaalada Khartoum ee xarunta wadanka sudan.
Doodaani ayaa waxaa markaasi soo qaban qaabiyey ururka ardeyda qaanuunleyda soomaaliyeed ee ku dhaqan sudan,waxaana kasoo qeyb galay aqoonyahano soomaaliyeed ,safiirka soomaaliya sudan...
Gabeygii Gurdan Raac
Gurdan Raac waxaan Tiriyay dhmaadkii Sanadkii tegay ee 2010-ka Maalintii Ninka ku Magacaaban Ra’iisalwasaaraha soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu ku dhawaaqay Golaha wasiirada ee sidiisoo kale ahaa Qurbo joog aanay Shacabka soomaalidu aqoon buuxda u lahayn.
Waxa ay bedeleen oo Kuraastoodi ku fariisteen kuwo sidooda oo kale Liiskooda Shisheeyaha Lagala Tashaday .
Waxa ay ku soo Biireen xubno...
DHAMBAAL – Ku: Aqoonyahanka Soomaaliyeed | Qaybta 3aad
Geela marka uu dido, lama hor istaago, lagamana haro. Haddii aad hor istaagto oo aad isku daydo in aad celiso, waa uu kugu tumanayaa; waxaana dhici karta in uu halkaas kugu dilo, isna uu sii dido oo uu cararka aad ugu sii fogaado. Sida ugu fiican oo Soomaalida oo geel-dhaqashada aad u taqaan, ay arrintan ku maarayso; waxaa weeye, in marka hore la hubiyo waxa geellu ka diday, lana aqoonsado jiritaankeeda...
Golaha Wasiirada DFKMG oo Go’aamiyey in Doorashadii la qaban lahaa Agoosto 2011 Dib loo dhigo ilaa Agoosto 2012
iyo in DFKMG waqtiga loo kordhiyo muddo Hal Sano ah…..
Golaha Wasiirada DFKMG oo maanta (Axad March 27, 2011) ayaa Goluhu wuxuu go’aamiyay in dhamaan dawlada FKMG ah waqtiga loo kordhiyo muddo hal sano ah isla markaana doorashadii dhici laheyd August 2011 dib loogu dhigo ilaa August 2012.
Shirka Wasiirada DFKMG waxaa ka soo baxay Warsaxaafadeedka u qornaa sidan:
Warsaxaafadeed shirka...
Maxamed Dheere oo Xabsiga laga sii daayey ka dib markii Maxkamada Gobolka Banaadir ay ku weysey wax Dambi ah
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta waxay Xabsiga ka sii deysey Gudoomiyihii Hore Gobolka Banaadir Maxamed Cumar (Maxamed Dheere ) ka dib markii lagu eedeeyey in isaga rag kale ay ka dambeeyeen Dil iyo Dhaawac loo geystey dad dhigayey Banaanbax Nabadeed oo lagu taageerayey Madaxweyne Shiikh Shariif oo uu soo qaban qaabiyey Maamulka Gobolka Banaadir
Maxamed Dheere oo Bil 10 Cisho ku xirnaa Xabsiga...
Khilaafkii u Dhexeeyey Laba Shariif oo Meeshii ugu saraysay Maraya
Madaxweynaha DFKMG Shariif oo Qarka u saaran in uu Albaabada isugu Dhufto Xarunta Kalfadhiga Baarlamaanka islamarkaan..
Shariif Xasan oo Beeshiisa u sheegey in uu yahay Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Haddii Caalamku igu Gacan siiyana waxaan Gacanta Dowladda soo gelinayaa Deegaanada Digil iyo Mirifle
Shiikh Shariif oo Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG iyo Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa Murankooda...
Shiikh Shariif oo soo saarey War- Saxaafadeed lagu soo beegey Imaanshaha Gudoomiyaha Baarlamaanka
(Ma aha in Waqtigaan lagu Mashquulo Murano iyo Is Qabqabsi Siyaasadeed oo Fursad siinya..)
Madaxweynaha Dowladda Federalka Shiikh Shariif Shikh Axmed ayaa maanta soo saarey War Saxaafadeed ku aadan Arrimaha Doorashada wuxuuna War-saxaafaddeedkaan ku soo beegmey Xili uu maanta dib ugu soo laabtey Muqdisho Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan mar uu ka soo degey Garoonka Diyaaradaha...
Qodobada heshiiska SKA iyo dowlada | 4aad-2
Qaybtii 4aad
Part-2 | Qaybahii hore: https://somalitalk.com/tag/ska/
Waxaan hore aqristayaasha ugu soo gudbinay qayb ka mid ah qodobada heshiiska dhexmaray shirkada SKA iyo dowlada Soomaaliya taasoo aan u balan qaadnay inaan soo dhamaystiri doono. Hadaba maqaalkan ayaan ugu tala galnay arinta dhamaystirka falaanqaynta heshiiska anagoo diyaar u ah inan ka jawaabno su’aal kasta oo ay nasoo waydiiyaan...
Laas Geel Goob dalxiis:
3 kun oo sano Nabi Ciise ka hor dad lahaa cilmi u suurageliyey in ay taariikh u reebaan dadka maanta nool
Soomaalidu waxay tiraahdaa (cimrigaagu dheeraada geel dhalayuu ku tusaa) oo loola jeedo in ay suuragal tahay in adduunka dushiisa kula kulanto waxyaabo kaa yaabiya, kuwaas oo qaarkood kugu kordhiya waayo-aragnimo indhaha kuu sii furta, dadka waxaa loo qaybiyaa saddex qaybood marka la cabirayo...
Walaal i sii Shaah Daqran!! | Amiin
20 kii sano ee ay Soomaalida ku jirtay Dowlad la’aanta iyo fowdada ayaa wax weliba waxaa ku yimid isbedel, haddii aan soo qaadano afka Soomaaliga waxaa ku soo biiray ereyo ka sameysmay xaaladda jirta, ku sii dheeraan meyno in 20 kii sano wixii erayo ah ee soo kordhay aan soo qaadano, balse waxaan soo qaadan doonnaa erayadii soo kordhay intii u dhexeysay 2000-2011 ee dhanka biibitooyinka shaaha laga...
“Dadka dilka, dhaca iyo Boobka ka daaya oo Guyahooda u daaya” Marxuum Maxamed Siyaad Barre
Aduunkan Shaqsi iyo Koox walba oo Taariikhda soo marta waxbaa lagu xasuusan doonaa, Soomaaliya waxa ka dhacay 20 sano ee ugu danbeesay qof looga sheekeenayo ma jirto, Dhibaatadda nagu heesato daafaha dunida uma baahna in cidna loo sharxo, sida nabad iyo kala danbeyn aan ugu baahanahay ka wada hadal umaba baahna.
Qof walba Danbigiisa Alle ayaa kula xisaabtami doono, Kama hadlayo in Maxamed Siyaad Saxnaa...
Ciidamada AMISOM Oo Duqayn Ay Dadku Dhinteen Ka Geystay Suuqa Baraakaha Muqdisho
iyo Ciidamada Ethiopia Ee Ku Sugan Deegaanka Geedweyne Ee Gobolka Gedo Oo Kufsi Fool Xun U Geystay Hooyo Soomaali ah oo Uur Leh – Waraysi seyga hooyada la kufsaday—
Ciidamada Midowga Afrika Ee AMISOM Oo Xili Uusan Jirin Dagaal Duqayn Ay Dadku Dhinteen Ka Geystay Suuqa Baraakaha Ee Magaalada Muqdisho
Duqeymo loo adegsaday madaafiic oo ay dad rayid ah ku dhinteen qaarna ku dhaawacmeen ayaa...
Qodobada heshiiska SKA iyo dowlada
Qaybtii 4aad
Part-1
Xiriiro badan oo xaga emailka ah oo naga soo gaaray aqristayaasha ayaa waxaa laga maarmaan noqotay inaan u boodno qaybtii 4aad ee qorshaheena, kaasoo ahaa falaanqaynta heshiika dhexmaray dawlada iyo shirkada SKA.
Heshiiskan ayaa la saxiixay labo jeer kadib markii ay xubnaha xaga dawladu su’aal ka keeneen qodobo ku qornaa, sida dekeda oo ka mid ahayd meelaha ay shirkadu la wareegayso,...
SKA Soomaaliya: Qaybta 2aad
Heshiiskani waxa uu saameeynayaa dhamaan umada Soomaaliyeed oo ay ku jirto xitaa dowlada saxiixday. Hadii aan ka bilaawno saameeynta xaga dowlada, waxaad la wada socotaan in aanay dowladu lahayn tabar sidaa u buuran oo ay kula xisaabtanto shirkad wayn oo awoodeedu ay ka dhisantahay dhinac kasta sida dhaqaalaha, lehna qalab military maadaama ay ka ganacsato sugida amaanka (security service) oo hada...
Siyaasiinta Soomaaliyeed oo ku sii qulqulaya Caasimada Wadanka Itoobiya si ay Taageero ugu Helaan…
Bisha August ee foodda nagu soo hayso (2011) ayaa la filayaa in la qabto Doorashadii Madaxweynaha iyo tii Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadooda waxaa durba bilowdey ololihii Tartanka Doorashada waxaana haatan loo kala ordayaa sidii taageero looga raadin lahaa Beesh Caalamka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka waxaana taageerada ugu badan Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay ka raadinayaan Dowladda Itoobiya...
Boqorkii ka cararay boqortooyadiisa | Axmed C/samad
alwaqaar@hotmail.com
Imaamu Axmad iyo Bazzaar baa ka wariyey Cabdullaahi Ibnu Mascuud inuu nabigu (scw) yiri: Reer Banii Israa’iil nabi Muuse ka dib waxay khaliif (madax) ka dhigteen nin khaliifa ah, markaas buu habeenimo dayax ah kacay oo salaad ku tukaday Bayt-almaqdis korkiisa, markaas buu soo xusuustay arrimo uu sameeyay, markaas buu baxay, wuxuuna ku soo daadagey xarig, markaas baa xariggii...
41 Sanno Kadib Shirkadda Dahabshiil oo u Dabaaldegeysa Sannad Guuraddiin Koobaad Banki Ku Shaqeeya Shareecadda Islaamka oo Laga Furey Dalka Jabuuti
Xaflad lagu xusayo sannad guuraddii koowaad ee Dahabshiil Banka International Jabuuti oo ay ka soo qayb galeen Gudoomiyaha Dahabshiil Bank, xubno ka mid ah Culumaa’udiinka waaweyn ee dalka Jabuuti iyo martisharaf kala duwan ayaa lagu qabtey Guriga Ummadda ee caasimadda dalka Jabuuti 20/03/2011.
Halkaan ka daawo sawirada
Munaasabaddan oo ahayd mid lagu soobandhigayey sannad kadib wax qabadka Dahabshiil...
Gulufka dagaal ee Dawladda haduu guuleeysto lacalla maxaa dhicikara?
W.Q. Shuqul Sh Aadan
____________________
Dawladda TFG da waxay tijaabisay awoodeeda ciidan iyo hub waxay heli karto si ay xoogga mucaaradka u jiirto, TFG du waxay heeysataa quwadda ASWJ oo si rasmi ah ula howwlgala ciidamada TFGda, hadaba waxaa hubaal ah in awooda dawladdu soo korayso iyadoo waliba haysata taageerada AMISOM ee hagar la’aanta leh markasta.Waxaana suurta gal ah in degaanada gobolada...
Raiisul Wasaare Farmaajo oo Qirtey in Dowladiisa ay Heshiis la gashey Shirkad Mareykan ah
Webka Somalitalka oo dhawaan soo bandhigey in Raiisul Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu heshiis Qarsoodi ah la galey Shirkad Mareykan ah oo lagu Magacaabo park-strategies (LOBBYING FIRM) oo ah Shirkad Dulaal-Ololayn ah ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray Farmaajo (Hoos ka akhri warsaxaafadeedka) iyo wareysi uu siiyey Idaacadda Codka Mareykanka Qaybteed Soomaaliya VOA-Somali ayuu wuxuu ku qirtey...
Dood Cilmiyeed lagu qabtay dalka Malaysia
iyoo Ardeyda soomaaliyeed ee ku nool Malaysia oo soo bandhigey hidaha iyo dhaqanka ay soomaaliya leedahay
Dood Cilmiyeed Xiisa leh oo lagu qabtay dalka Malaysia
Dood cilmiyeed si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Hallka weyn ee Jaamacada islaamka caalamiga ee dalka Malaysia. Doodan ayaa waxaa soo agaasimay Golaha Horumantia Soomaaliyeed ee afka qalaad lagu yiraahdo Somali forum for Progress...
DHAMBAAL – Ku: Aqoonyahanka Soomaaliyeed -Qaybta 2aad
Mar haddii ay noo caddahay in waddada nala-ku-wado aysan ahayn mid ceel ina geynaysa, balse ay tahay mid cid la’ ku dhammaanaysa; mar haddii ay noo muuqato in maalinba maalinta ka dambaysa ay xaaladda dalkeenu tahay mid ka sii daraysa oo dawyo dhaadheer ka sii dhacaysa; aanan ogsoonahay in aan cidina wax noogu maqnayn, waxna noo soo wadin; maxaa inala gudboon? Ma daawadayaal baynu sii ahaanaynaa...
Harddanka Siyaasadeed ee u Dhaxeeyey laba Shariif oo gaarey Meeshii ugu Sareysey ka dib Markii…
Isbaheysi Dhexmarey Shariif Xasan iyo Cali Maxamed Geedi —
Iyadoo fooda nagu soo heyso Doorashadii Madaxweynaha Dowladda Federaalka iyo mida Gudoomiyasha Baarlamaanka iyo ku xigeenadisa ayaa waxaa durba bilowdey ololihii Doorashadaas gaar ahaan midda Madaxweynaha waxaana socda kulumo lala yeelanayo Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Beesha caalamka.
Shiikh Shariif oo ah Madaxweynaha Dowladda Federaalka...
Imisa Magac leh Ah ayaa Mooyga Ku maqan….
20 Sano ayaan ku jirnaa Dil,dagaal,daad, Abaaro,iyo musiibo aan dhamaad laheyn intaa oo dhan waxaan jirin bidhaan nabad ama neecaaw lagu nasto maanta.
Hadaba qoraalkan ayaan ku muujin doonaa akhristow inta qof ee soomaali iyo ajaanib ah ee lagu dilay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba iyo taariiqaha la shirqoolay oo aan wali la soo gacan galin gabood falayaashi geystay dhagartan lagu maja xaabinayo...
8630 Neef lo’da oo laga daweeyey cuduro kala duwan
Maamulka islaamiga ah ee Wilaayada Shabeellada Hoose oo soo gaba-gabeeyey howlo ay ku daweeyeen 8630 Neef lo’da, oo laga daweeyey cuduro kala duwan, halka qaarkoodna la siiyey daawo lagu naaxinayo.
Dhaqaatiir aqoon durugsan u leh xanaanada xoolaha kana tirsanaa wasaaradii xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee dowladii hore ee Soomaaliya oo ay shaqasiisey wilaayada Shabeellada hoose ayaa ka qayb-qaadanayay...
Shacabka Jabuutiyoow yaanan qiiqa la idinkugu soo gaban | Ahmed-haadi
Wadanka Jabuuti waxuu ka mid yahay wadamada Afrika ugu dad iyo dhul yar laakin siyaasad ahaan waa wadan uu Alla ugu nimceeyay hogaan iyo maamul aragti dheer taana waxaa ay shacabka Reer Jabuuti dhaxalsiisay ineey ka badbadaan xasilooni darida ka jirto qaaradda Afrika guud ahaan iyo gaar ahaan qaska iyo qalalaasaha ka aloosan wadamada jaarka la ah ee loo yaqaan Geeska Afrika oo dhamantood saaran doon...