Home » Archive Qoraaga

Deeq lacag ay soo Direen Jamaacada Masjidka Ibnu Cutheymiin ee Dalka Ingiriiska gaar ahaan Xaafadda Leicester.

Aug 29, 2011
Deeqdaan ay iska soo ururiyeen Jamaacadda Masjidka Ibnu Cutyeymiin ee Dalaka Ingiriiska Gaar haan Xaafadda Leicester ayaa waxay ugu tala galeen in ugu gargaaraan walaalahooda Soomaaliyeed ee dhibaateysan oo ku waxyeeloobey Abaaraha Dalka ka jira. Qeybinta Deeqdani lacagta ah ayaa waxaa loo soo Wakiishay Sheekh Cabdi wali Muuse in uu gaarsiiyo Dadka dhibaateysan oo si aad ah ugu baahnaa uguna soo beegantey... 
Halkudheg:

Shirkadda SKA Soomaaliya oo si kulul u Beenisey in Diyaaradaha Sida Gargaarka ay ku soo Rogeen Khidmad .

Aug 29, 2011
Shirkadda SKA ee Soomaaliya oo Hka Howl gasha  Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaaladda Muqdisho ayaa si kulul u beenisey Warar ay faafiyeen qaar ka mid Waraabinta Soomaalida  taasoo ku  aadaneyd in Shirkadda SKA ay Khidmad  ku soo rogtey Diyaaradaha Gargaarka u sida dadka Soomaaliyeed ay Abaaraha Saameeyeen waxayna Warkaas ay shirkadda ku tilmaantey kuwa aan Sal iyo Raad toona lahayn. ... 
Halkudheg:

Markaan Shisheeyaha ii Garsoor idhi

Aug 28, 2011
Maskaxdaadu marka ay caadi wax u kala saari weydo, waxay culimada caafimaadku ku macneeyaan waxa ay ugu yeeraan “brain malfunction”oo ka yimaada xanuunno badan oo isugu taga maskaxda kana dhiga aalad aan sidii loogu talogalay u shaqeyn amaba isku daadata. Waxay yiraahdaan takhaatiirtu inta aaneyn heerkan soo gaarin waxay soo martaa heerar ay in yar in yar u soo lumiso awoodahii fekerka, xusuusta,... 
Halkudheg:

Yaa Hortaagan in laga faaiideeysto Walaalaha-Turkida ee noo soo gurmaday?

Aug 28, 2011
Wadanka iyo madaxda TURKIDA aan taariikh wadaaga iyo dhaqamada isku dhowba aan leenahay muujiyeen, islamarkaana jebiyeen qufulkii lagu xiray dalka guud ahaan, gaar ahaan caasimada, ee ahaa inaan caasimada la tagai karin,lagana shaeeyn karin amni daro aawgiis. Sidaad ogtihiin RW-Turkiga Ardogan waa diiday inuu raaco gaadiidka AMISOM. Markii u horeeysay madaxda wadanka gaar ahaan labada Shariif ayeey... 
Halkudheg:

Aqool xumada hey’adaha gar gaarka, iyo Xeeladaha Barakacayaasha, Alloow ur u bixi,

Aug 28, 2011
war bixin ka hadleysa xaaladda, Barakacayaasha… Weedhan ama hadalkan waxa ay dibnaha qof ama bulsho soo dhaafaan marka hooyo ubadkeeda diidoo wax la quuto la waayo, ama naf nolol lagu ogyahay ay dabin u gasho wax halis ku ah, welina aan laga quusan, hadaba maanta dad badan oo soomaaliyeed waxa ay halis ugu jiraan geeri,welina lagama quusanoo naftu wey ku jirtaa,waayoo inta cagahooda soo maashayee... 
Halkudheg:

Saadaalinta siyaasadda iyo horumarka Ahlu sunna waljameeca

Aug 28, 2011
Todobaadkaan, August 26, 2011, ayaa magaalada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud loogu doortay Prof. Xirsi Maxamad Hilowle, Guddoomiyaha Guud ee Ahlusunnah waljamaacah. Professorka waxa alagu doortay cod aqlabiyad ah oo ku dhacay nidaamka ah “hal nin iyo hal cod” oo ka barax la’ musuqmaasuq marin habaanin iyo muruq marin intaba. Haddaba waxaan maqaalkaan ku falanqaynaynaa waxa uu Prof. Hilowle ku... 
Halkudheg:

Yaa Hoggaamin doona Liibiya Qadaafi kadib?

Aug 28, 2011
Intiii uu socday Dagaalkii labaad ee Dunida  , Liibiya waxaa  gumeysan jirey talyanaiga , ilaa  kooxaha Gumeysi diidka ahi ay wadanka kasaareen xoogagii talyaaniga sanadkii 1943-dii, wixii  xilligaas  kadanbeeyana waxaa wadanka lawareegay ciidamo ka kala socday Farnsiiska iyo Boqortoyada  Ingiriiska  oo hoostagayay hay’adii kahoreysay Jamciyada qurumaha  kadhaxaysa ee marka magaceeda lasoo... 
Halkudheg:

Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif oo Gaarey Magaalada Garoowe islamarkaana Kulan Saddex Geesood uu la yeesheey Maamulka Puntlanad

Aug 28, 2011
Waxaa maanta Magaaladda Garoowe ee Maamulka Puntland gaaray wafdi balaaran oo uu Hogaaminayey Madaxweynaha  Dowladda Federaal KMG Sharif Shiikh Axmed  waxaana Garoonka Garoowe ku soo dhaweeyey Raiisul Dowladda Federaalka oo maalmahaan ku sugnaa Magaaladda Garoowe iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland  Cabdiraxmaan Faroole. Wafdiga Madaxweynaha DFKMG ayaa kulamo la yeesheey Masuuliyiinta Maamulka... 

Deeq ay soo Dhiibeen Walaalaha Muslimiinta ee Zaambiya oo Wajigii Kowaad la gaarsiiyey Barakacayaal ku sugan Degmadda Xamar Jabjab

Aug 28, 2011
Waxaa Magaaladda Muqdisho ka socda gargaarka la gaarsiinayo dadka Soomaaliyeed ee Abaaraha Saameeyeen waxaa Deeq ay soo dhiibeen Muslimiinta ku nool Wadanka Zambia la gaarssiiyey Barakacayaal ay saameeysey Abaarata oo ku sugan Degmadda Xamar Jabjab waxayna Deeqdaan ay ka mid tahay Wajigii koowaad ee la siinayo  dadka Barakacayaasha ee k nool Magaalada Muqdisho Qoysaska ka faa’ideystay gargaarkan... 
Halkudheg:

Denmark oo qaaraan gaaraya 21Milyan oo doolar xalay u ururisay Soomaliya, Itoobiya, Kenya.

Aug 28, 2011
Waxaas oo lacag ah ayay dadka reer  Denmark  xalay u ururiyeen dadka ku gaajoonaya geeska Afrika. Lacagtan oo lagu ururiyay labada telefishan ee Denmark ugu wayn ee kala ah TV2 iyo DR ayay ka qaybqaateen ururinteenda  dhamaan noocyada kala duwan ee bulshada, caruurta iskuulada , ururada siyaasada, ganacsatada , tijaarta waaweyn oo ay qaarkoon bixiyeen nus milyan. fanaaniinta , ciyaartooyga  .... 
Halkudheg:

Saameeynta Saxaafadda Weriyaha xaqdhowr(Qalinkii Maxamed Xaaji) Qaybtii 2-aad

Aug 28, 2011
Warbaahinta caadiga ah (Conventional media) sida TV-yada, Raadiyoowga iyo Wargaysyadu waxay aalaaba door wax ku ool ah ka ciyaaraan arimaha bulshada maxalli ahaan iyo caalamiyan ahaanba balse marka ay timaaddo ujeedadii rasmiga ahayd ee loo dhisaalay oo lagu tilmaamo codsiinta inta cod la’aanta ah iyo tabareeynta inta taag la’aanta ah ama hadii aan sida kale u iraahdo waa maxkamad iyo booliis aan... 
Halkudheg: ,

$250,000 oo Jaaliyada Somalida & Muslimiinta degan Sydney (Australia) ugu tabaruceen abaaraha

Aug 27, 2011
WAR SAXAAFADEED – Deeq gaareysa $250,000 ayaa jaaliyada Somaliyeed iyo Muslimiinta magaalada Sydney ee Australia gaarsiiyeen deegaanada abaaraha ku dhufteen ee Somaliya. Hay’ada Somali Drought Relief oo ka diinwaan gashan gobolka New South Wales, ee Australia ayaa isku duba ridey deeqdaas waxayna qeybinteeda u wakiishatey hay’adaha kala ah Al-Manhal Charity iyo World Assembly of Muslim Youth... 
Halkudheg: ,

Walid Bin Dhalaal Bin Cabdicasiis oo Maanta soo gaarey Magaaladda Muqdisho

Aug 27, 2011
Waxaa maanta Magaaladda Muqdisho soo gaareyn Maalqabeenka u dhashay dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya kana mid ah Amiirada dalkaas Waalid Bin Dhalaal Bin C/casiis Al-Sacuud oo uu adeer u yahay Boqorka Sacuudiga waxaana uu Muqdishi u yimid sidii uu u eegi lahaa xaaladda dad ay Abaarta Saameeysey. Waaliid Bin Dhalaal Bin Cabdicasiis  oo ay la socdeen xubno ka mid ah qoyskiisa ayaa waxaa uu kormeer... 
Halkudheg:

Raiisul Wasaaraha DFKMG oo Garoowe ku Booqdey Kaamam ay ku jiraan dad Barakacayaal ah oo ku sugan Magaaladaas

Aug 27, 2011
Raiisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo haatan ku sugan Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland ayaa waxaa Kormeer ku tagey Xerooyin ay ku jiraan dad Barakacayaal oo ku yaal Magaalada Garoowe Raiisul Wasaaraha DFKMG ayaa Warbxin ka dhageystey Horjoogayasha Kaamamka iyo Madaxda Puntland taasoo ku aadaneyd Xaaladda ay ku sugan yihiin Dadka Barakacayaasha isagoo sheegey in... 
Halkudheg:

Hay’adda Tools For Humanity oo Gargaar Raashin ah Gaarsiisey 150 Qoys, Barakacayaal ah oo ku kala Nool Degmooyinka Hodan, Wadajir iyo Xamar Weyne

Aug 27, 2011
Hay’adda Tools for Humanity  ee fadhigeedu yahay Wadanka Kanada, ayaa Magaalada Muqdisho ka fulisay Barnaamij lagu kaalmeeynayo dadka Abaaraha soo barakiciyeen ee ka soo hayaamay Goboladda koonfur galbeed ee Soomaaliya,  kuna Nool  kaamam ku yaal Degmoyinka Gobalka Banaadir. Hay’adda Tools for Humanity oo la  aasaasay sanadkii 1993, laguna aasaasay Wadanka Canada,kana howl gasha USA, Canada,... 
Halkudheg:

Gabay: Hannaskiyo Abaaraha …WT Maxamuud Axmed Cabdalle (shiine)

Aug 27, 2011
08/25/2011 Email: mabdalle@gmail.com ASC: Waxan ilaaha raxmaanka ah kor ahaaye ka baryayaa inuu ummadda Soomaaliyeed ee ay wiiqeen abaaraha, colaadda iyo cudurradu, uga miciino oo raxmaad u shubo, boggooda subag isu mariyo, talcuusahana ka samata bixiyo, aammiin!. Gabaygan oo soo baxay 08/25/2011 waxa abwaanku ugu ducaynayaa dalkii iyo dadka Soomaaliyeed inay ka raystaan abaarta, cudurka  iyo colaadda... 
Halkudheg:

Sideen u fahamnaa Quraanka? Q: 28aad

Aug 27, 2011
Bayaan ku Socda kuwa aan Muslimka aheyn Suurada 112aad Al-Ikhlaas: Suuradan waa makiyah, Cadadka Aayadaheeduna waa 4 Aayadood, waxeyna soo Dagatay Suurada An-Naas ka dib, Musxafkana waxey kaga Beegan tahay Dhamaadka Juzka 30aad. Suuradan waxey si Guud uga Hadashaa Tilmaamaha Dhabta ee Rabi lagu yaqaano. Waxeyna Suuradan Tilmaantay Allaah (Cw) inuu kali yahay oo uusan laheyn Mid Shabaha, Mid la mid... 
Halkudheg:

Tacsi Saciid Cismaan Keenadiid

Aug 27, 2011
Waxaa shalay oo taariikhdu ahayd 23.08.2011 ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Allaha u naxariistee Siciid Cismaan Keenadiid. Siciid waxaa dhalay gabyaagii iyo abwaankii Soomaaaliyeed Cismaan Yuusuf Keenadiid, ee 1922kii hindisay xuruufii uu ugu talagalay qorista af soomaaliga (Somali script), loona yiqiin Far Soomaaliga. Dhanka kale, Siciid waxay walaalo ahaayeen  Yaasiin oo ahaa... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo gaarey Magaaladda Garoowe si uu u dhameeyo Khilaafka Ka Dhaxeeya Federaalka iyo Puntland

Aug 26, 2011
Waxaa  Goor dhow Garoonka Diyaaradaha ee  ee Garoowe ee maamulka Pundland  ka degey Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayo Raiisul Wasaaraha DFKMG Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas , waxaana Goroonka Diyaaradaha Garoowe ku soo dhaweeyey Madaxwewynaha Maamulka Pundland Cabdiraxmaan Shiikh Faroole  iyo Dadweynae aad u fara badan kuwaas oo safnaa hareeraha wadada ka tagta Garoonka ilaaXarunta... 
Halkudheg:

Xildhibaan Cabdiraxmaan Ibbi: “Madaxda dawlada waxaan kagudbinay Mooshin..”

Aug 26, 2011
Dowladda Federaalka ayaa waxaa maalmaahaan soo gaaryey eedeemo ugu imaanaya qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka taasoo ku aadan sida loo maamulayo Gargaarkii kala duwanaan ee dadka Soomaaliyeed ugu deeqeen Beesha Caalamka ee ay ugu deeqeen Dadka ay Abaarta Saameeysey ee ku nool Magaaladda Muqdisho waxayna eedeeyntii ugu kululeyd ay ka timid Xildhibaan... 
Halkudheg:

Mu,asasadda Al-Naciim ayaa deeg isugu jira raashin iyo lacagba uqaybisay barakacayaasha

Aug 25, 2011
Mu’asasadda Al-Naciim Foundation oo raashin iyo lacag u qaybisay qaar ka mid ah barakacayaasha Muqdisho. Mu’asasadda Al-naciim Foudation oo ka mid ah hay’adaha ka howlgala Muqdisho ayaa deeq isugu jirta raashin iyo lacag u qabisay barakacayaal ku jira kaamam ku yaalla magaalada Muqdisho. Deeqdan ayaa waxaa bixisay mu’asasadda Al-naciim, waxaana ka faa’iideystay 130-qoys... 
Halkudheg:

War-Saxaafadeed ka soo baxaya Shirkii Golaha Wasiirada ay maanta Muqdisho kuyeesheen

Aug 25, 2011
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Xuquuqul Insaanka, arrimaha Amniga, iyo arrimaha Gargaarka Bani’aadanimo.   Golaha Wasiirada waxey taci u direen Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dastuurka, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Xassan Maxamed Jimcaale... 
Halkudheg:

Isbitaalka Daru-Shifaa oo maanta 200 oo qof oo barakacayaal ah u sameeyey adeeeg Caafimaad

Aug 25, 2011
Isbitaalka Daru-Shifaa oo ka mid ah isbitaalada ka shaqeeya Magaalada Muqdisho ayaa maanta wuxuu qaabilay 200 oo qofood oo u badnaa haween iyo carruur kuwaas o ka tirsanaa dadka barakacayaasha ah ee dhibaatadu ka soo gaartay abaaraha iyo colaaddaha kuwaas o uu isbtaalku u qabtay adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah sida Baaritaan guud, Raajo, Shey Baar iyo daao lacag la’aan ah.   Adeegaan caafimaad... 
Halkudheg:

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar “Shiikh Shariif Xaq uma lahayn in Ra’isul Wasaaraha Turkiga ku soo Dhaweeyo Garoonka Muqdisho”

Aug 25, 2011
Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo ah siyaasi inta badan wax laga weydiiyo arrimaha Soomaliya ayaa mar uu u waramayey idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa waxaa la weydiiyey dhowr su’aalood oo ku aadan xaaladdii ugu dambeeysey ee dalka Soomaaliya, isagoo mar ka waramayay Safarkii Ra’isul Wasaaraha Turkiga Racap Urdogan uu ku yimid Magaalada Muqisho si uu u soo eego xaalada dadka ay abaarta ku... 
Halkudheg:

Hayadda Dr Xuseeney Notable Humanitarian Inter Relief Aid Organization oo Deeq Gaarsiisey Dadka Abaaraha ee Muqdisho

Aug 25, 2011
Iyadoo weli ay Socdaan Gargaarka la gaarsiinayo Dadka ay saameeysey Abaaraha ayaa Hayadda Dr Xuseeneey Notable Humanitarian Inter Relief Aid Organization ayaa Deeq gaarsiisey Barakacayaasha ay saameeysey Abaaraha ee ku sugan Mgaaladda Muqdisho gaar ahaan Kaamka la yiraahdo Jeyte ee Degamadaa Xamar Jabjab.                                                                ... 
Halkudheg: