SOMALITALK
. C O M
Online Community
 
  SomaliTalk.com   » Archive» 2007» JULY  

TAXANE
Siyaasiga Soomaaliga ah ammaan ma mudan yahay:
[
1] [2] [3] [4] [DM] [XL] [SL] [MDH] [[
SO]
SIIRADA
. Siirada Rasuulka Muxamed (scw)
Wq. Cusmaan Bilaad, Ohio, USA.
SAXAABADA
. HabNololeedkii Saxaabada
Wq. Ibraahim Saalax, Denmark.
QUR'AANKA
114 Suuradood ee Quraan: Maqal iyo Muuqaal.. Guji
TAFSIIRKA
. Tafsiirka Cumar Faaruuq
.
The Miracles of the Qur'an
SALAADDA
. Ahmiyadda Cibaadada Salaada
Maqal, muuqaal, sawir iyo qoraal ku bar carruurtaada Salaadda.
Prayer Times Prayer Times For 5 Million Cities Worldwide

 

Boqor Cusub oo ay dooratay Beesha Ismaaciil Cali
Shir lagu qabtay Boosaaso oo ay isugu yimaadeen in kabadan 230 ergo oo ka tirsan beesha Ismaaciil Cali ayaa... Akhri..

Geedi oo muujiyey in uu kalsooni weyn ku qabo Xidhibanaada Baarlamaanka
.Iska hor imaad ciidamada DF ku dhex maray Laanta Buuro
.Magacyada xulka qaranka 17-ka jirka Soomaaliyeed..
.Wabar Orey “Beesha Cayr kama qaybgalin shirka dib u...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... July 31

banaanbax

Daawo: Video-Bannaanbaxii  Garoowe
Banaanbixii shalay ka dhacay Garoowe ee looga Cabanayay sicir bararka ay keentay lacagaha Faalsadaa ee ku soo Qulqulaya Puntland DAAWO...

Waraysi Sh. C/qaadir Noor Faarax Halka uu marayo Masjidu Al-hudaa

RaabehDigniin Culus oo Ka Timid Dr. Cumar Cusmaan Raabe

Avv, Cali Muumin Ismaaciil “waxaa iga su’aal ah meel aan amaan ka jirin sida loogu xisaabtamayo”

Mooshinkii la xisaabtanka Xukuumadda Prof,Geedi oo Mooshin kale la korsaarey.

Qaraxyo ka kala dhacay Muqdisho, Afgooye iyo Baladweyne
.Weeraro lagu qaaday xarumo ciidamada DF & kuwa Itoobiya
.Nin sheekh ah oo laga watay Masjid ku yaala Muqisho..
.Geedi oo kulan albaabadu u xiran yihiin la yeeshay Zenawi
.Koobka Jaaliyadda soomaaliyeed ee Koofur Afrika
Wararkii July 30, 2007 halkan ka akhri...

Nairobi: Shir looga hadlayo Xaalada Somalia oo ay soo qaban qaabisay Jaalliyada Somalida Kenya...

Ciyaarihii ugu dambeeyey ee EuroSom & Doodo Sports

Cali cabdow "Maalin walba labo Haween Soomaaliyeed ayay Ciidmaada Itoobiya qaadsiiyaan cudurka AIDS-ka"
.Qaraxyo iyo iska hor imaadyo ka dhacay Muqdisho
.C/llaahi Yuusuf "Waan ka damqaday wixii ka dhacay....." 
.Geedi oo Adis-Ababa kulan kula yeeshay Wasiirka....
Wararka oo dhan ka akhri halkan... July 29

Doodii Moshinka Baarlamaanka DFKMG ee ka Dhanka ahayd xukuumada Prof. Geedi oo weji kale isu rogtay (Qaybtii 3aad ee doodda) - July 29

MADAX SARE OO HAY'ADDA CARE KA TIRSAN OO SOCAAL KU MARAY KARKAAR (DAAWO SAWIRO)

Dagaallo ciidammada cadowga lagu waxyeelleeyay.

Dowladda Itoobiya oo qorsheneysa in ay dhex dhexaadiso labada Gole ee Dowladda Federaalka
.Booliiska iyo Milatariga oo isku haya gacan ku haynta Suuqa
.Geedi oo la sheegay in Adis-Abab u tagay sidii uu Meles..
.C/llaahi Yuusuf oo gaaray Magaalada Garoowe...
.Haweenay Yuhuudiyad ah oo islaamtay, Falastiina ugu..
.Dadweynaha Muqdisho oo ka walwalsan dadka lala baxayo
Wararka oo dhan ka akhri halkan... July 28

AL-Islaax oo soo saaray Warsaxaafadeed ay ku beeninayaan eedayntii Cadde Muuse - July 27

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Washington DC oo deeq soo gaarsiiyey dadkii ku waxyeeloobay dagaalada - July 27

Xubno ka tirsan Xiriirka Soomaaliyeed ee K/cagta oo ka qaybgalay Siminaarkii dalka Marooko - July 27

AABAHA ISBOORTIGA SOMAALIYEED IYO XOGHAYAHA GUUD EE OLYBIKADA SOMAALIYEED OO SOO GAARAY CIYAARAHA EUROSOM

Duqa Magaalada Helsinki oo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey kasoo qayb galayaasha ciyaaraha Eurosom

Ciidamada Itoobiya oo fal aad u fool xun ka gaystay deegaanka warshaddii hore ee Caanaha
.Hay’adda Manhal oo deeq raashin gaarsiisay Afgooye..
.Gudiga iskuXirka Haweenka oo lagu doortey Baydhabo

.Qaraxyo ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho
.Badbaado “Nin Nambar Afar iyo Kaaraan aan dhex dhexaad..
.Dowladda Talyaaniga oo Baydhabo ka soo dejisay deeq ay..
.Banaanbax lagu taageerayey shirka dib u heshiisiinta oo...
Wararkii July 25, 2007 ka akhri halkan...

Doodii Moshinka Baarlamaanka DFKMG ee ka Dhanka ahayd xukuumada Prof. Geedi oo weji kale isu rogtay
iyo Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Qoyska oo Siminaar u furtey ku dhowaad 40 xubnood... Akhri... July 26

Dagaalo lagu jabiyey ciidamada cadowga iyoobiya.
iyo Dadwayne ciidammada cadowgu laayeen....

Kalkaaliyeyaasha Bulgaariya oo dalkood dib ugu laabtay

Itoobiya oo ka soo horjeeda in xilka laga qaado Ra’isul Wasaaraha DFKMG Geedi
.Soomaali farabadan oo ka soo barkacay Soonka Shanaad..
.Qaraxyo weli ka sii socda Magalada Muqdisho...
.Asmara oo martigelineysa kulan ay ka soo qaybgalayaan 700
Wararka oo dhan hakan ka akhri... July 24

WARBIXIN:- SHIRAR KA DHACAY MAGAALADA CEELBUH OO LAGAGA HADLAY ARIMAHA DEGAANKA.

Jaaliyada PL ee Minnesota oo ergay udirtay Puntland

ogadenJaaliyadda Ogaadeeniya ee K/Africa oo Banaanbaxey Tacadiyadda Laguhayo Shacabka Soomaalidda Kililka 5aad Akhri


xamarMunaasabadda Maalinta Xuquuqda Aadamiga Soomaaliyeed, 22 July 2007 - oo lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaa looga hadlay.... Akhri... July 23

Weeraro Bambaano Oo Lala Beegsaday Fariisimo Ciidamada DFKMG Iyo Kuwa Ethiopia
.
Beesha harti Waamo Oo Dhisatay Gudiga Xaalada Deg-dega
.Ururka SPLU oo Waraaq Furan u direy Madaxda DFKMG..
.Suuqa Bakaaraha Oo Markale Qarax Xoogani Gil-giley
.Harar oo lagu qabtey Xuska 1000 Sanadguuradeedii.
Wararka oo dhan ka akhri halkan...

Boqorkii hore ee Afgaanistaan oo geeriyooday 

Wasiirka Arimaha Gudaha oo kulan la yeesha Jaaliyada Beesha reer Xaaji Saleebaan ee Kenya.

Cadde Muuse oo Xilkii ka Qaaday Wasiirkii Amniga ee DGPL
Axmed Cabdi (Xaabsade) ayaa xilkii wasiirnimada looga qaday wareegto ka soo baxday madaxweynaha DGPL... Akhri.. Jul 22

Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Oo Noqday Goob Ay Ka taagan Yihiin Dhibaatooyin Amaan Darro.
.Gudoomiye Ku Xigeenkii Degmada Hodan La Diley .
.Dhibaatooyinka Amaan Darro Ee Ka Taagan Caasimada..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... July 22

Furitaanka Ciyaaraha EuroSom ee Helsinki 2007

Dagaallo lagu jabiyey ciidamada cadowga Itoobiya.

Heshiis Dhexmaray Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed Iyo Ururka Xidhiidhka Guud Ee Dalka Suuriya

Afgaanistaan oo lugu afduubtay kooxo loo maleeynayo iney faafinayeen diinta Masiixiga

Wafti Wacyi Gelin u tegey Goobaha lagu gubo Dhirta ee Gobolka Sanaag

Meherado Badan oo ku yaal Boosaaso oo Xirey.

Dib U Dhac Ku Yimid Shirka Sababo La Xiriira Hoobiyeyaal..
.Tigreegga oo Xasuuq ba'an u gaystay dadkii Higlaley...
.Cabdi Xaaji Iimaan : Baaqashadayada Shirka Waxaa Sabab..
Wararka oo dhan halkan ka akhri... July 20

Ergayga Midowga Yurub ee Soomaaliya oo shaaciyay in uu xiriir la sameeyey madaxda Maxaakiimta iyo DFKMG
.Geedi oo Mareykanka  iyo Midowga Yurub ku eedeeyey in..
.C/raxmaan Shifti: wax kama jiraan in Guddiga Shirku uu...
.Mas’uuliyiinta ugu sareysa DFKMG oo kulan wada yeeshay
.Suuqa Bakaaraha oo maalintii 15-aad uusan dhaqdhaqaaq..
.D/C/casiis, Shibis iyo Shangaani oo la soo dhoobay ciidamo
.Dhul gariir mudu 3 maalmood ah laga dareemayay Islii, NRBI
Wararka oo dhan ka akhri halkan... July 19

Gudoomiy Kuxigeenka Jaaliyada Somaaliyeed ee Dalka Kenya Taageeray Shirka Dib uheshiisiinta Muqdisho. 

Geedi "Wax aan kala socdo ma jirto heshiiska la sheegayo in DFKMG la gashay Shirkado Shidaalka Baara"
.Taliska Booliiska: hawlgalada Suuqa Bakaaraha waa socon..
.Ganacsatada Bakaaraha oo beesha Caalamka ka codsaday..
.Cali Geedi oo dib ugu soo laabtay Muqdisho...
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... July 18

Garowe: Hanaankii Dimuquraadiyadeed ee lagu waday Puntland in ay ku dhaqanto oo bur buray.

Kooxaha London stars iyo Minnesota oo ku adkaaday koobabkii Somali week Toronto-Ontario

Kalkaaliyeyaashii reer Bulgaariya oo lugu xukumay xabsi daa'in 

Dagaallo lagu jabiyay ciidammada gumaysiga Itoobiya

Gudoomiyaha Jaaliyada beesha SSC ee Dalka Kenya oo ka hadlay shirka Dib-u-heshiisiinta

Afhayeenka beesha dhulbahante ee ku dhaqan muqdisho oo ka hadlay Shirka Dib-u-heshiisiinta
.Mujaahdiinta S/Galbeed Oo Dagaalo Qaraar La GalayTigreega
.Kabta Hayga Goyn Oo Ka Dhacday Madashii Shirka...
.Bosaso: Shirkad Ilaalisa Xeebaha Soomaaliya oo la shaaciyey
Wararkii oo dhan ka akhri halkan... July 17

Qaylo Dhaan Kasoo Baxaysa Beelaha Qarkood Oo Ku Aadan Qaabka Ergooyinka Shirka Loo Qaybsaday.
.Qaraxyo Iyo Iska Horimadyo Ka Dhacay Muqdisho...
.AMISOM Shaqo Ku Laha Amaan Sugida Madasha Shirka..
.Gudoomiyayaasha Baarlamaanka iyo Xisbiga UCID oo...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... July 16

Qaraxyo dhowr ah oo Muqdisho ka dhacay
.
Nabadoonka Beesha Murusade oo sheegay in lagaga been..
.Ergooyinka Shirka Dib u heshiiinta oo qaarkood dib u dhac..
.Ciidamada Midowga Afrika oo sheegay in aysan shaqo ku..
.War-Saxaafadeed ka soo baxay Ururka Xirfadleyda Soom..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... July 15

Dagaallo lagu jabiyay ciidammada gumaysiga Itoobiya

Haweeney Ingiriis ah oo sheegtay iney guursatay wiilkii uu dhalay Usaama Bin Laadin 

Mu'tamarka Xagaaga Birmingham-UK: Goorma... AKhri

Wasiirka Ganacsiga Britian: "Haatan waxaa la joogaa xilligii wax la dhisi lahaa ee lama joogo waqtigii wax la bur burin lahaa".. Akhri... July 14

Gaadh-haye : Shirka Dib U Heshiisiinta Maaha Mid U Muuqda Mid Qabsoomaya .
.Yuusuf: Shirku wuu Dhici Doono Xiligii Loogu Loo Balamay
.Weeraro Loo Adeegsaday Qoryaha Hoobiyaha Oo Habeenkii
Wararka oo dhan ka akhri halkan... July 13

Banaanbax shalay ka dhacay Switzerland

Sen. Coleman oo warqad ku saabsan xuquuqda dadka Soomaaliyeed ee ku nool Ogaden u diray PM Meles Zenawi (English)

Bush: "Weli waan ku guuleysan karnaa dagaalka Ciraaq"

Jaamacada Gedo oo Loogu Yaboohay $179,000
Warbixin: Kulankii Jaamacadda Gedo oo Ka dhacay London.

Sheekh Shariif iyo Shariif Xasan oo 1/9/2007 ku baaqay shirweyne lagu sameynayo urur.
.Ugaas Cabdi Daahir oo shaki ka muujiyey ka qaybgalka shirka
.Ban-Kii-Moon "Ciidamada Afrika waxay imaanayaan marka..
.Wafdi ka socday Contac Group oo Muqdisho kulan kula..
.Caleemo Saarka Boqorka Daarood oo Dib loo dhigay...
.Xarfo oo ka tirsan G/Mudug oo degmo aahaan loo ansixiyay
Wararka oo dhan ka akhri halkan... July 12

Gabagabadii Kubadda Kolayga Somali Week iyo Gobolka Minnesota

Xukuumadda Liibiya oo weli ku adkeysaneysa dilka ay ku xukuntay Kalkaaliyaashii reer Bulgaariya 

Dadweynaha Muqdisho "Marnaba Dowladda kama fileyn in ay noola dhameyso sidaan…"
.
Gudoomiyaha Boondheere oo koox hubeysani dhaawaceen
.Wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo laga dayrinayo
Wararka oo dhan ka akhri halkan... July 11

Itoobiya: Madaxdii mucaaradka oo la codsaday in toogasho lagu xukumo.

Ra’isul Wasaarha DFKMG Geedi oo kulan la qaatay Boqorka Sucuudiga
.
Cali Mahdi “Haddii laga dhabeeyo qodobada shirka Beelaha
.Saddex qarax oo ka dhacay Suuqa Bakaraha ee Muqdisho
.Beesha Sade “Dhaqan la iskuma haysto laakiin waxaa la isku
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... July 10

Kulan Nabadeed oo Ka Furmay Magaalada Qardho
shir nabadeeyn ah oo lagu dhexdhexaadinayo beelo... Akhri

Ganacsatada Gobolka Banaadir oo sheegay in ay gebi ahaana Suuqa uga guurayaan Dowladda Federaalka
.Guddoomiye ku xigeenkii Yaqshiid oo la dilay
.
Xaaji Cabdi “waxaan u tanaasulay si loo dhameeyo is jiid...
.Salaad Jeele oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta G/Mudug
.Beelaha Hawiye oo uu khilaaf hor leh soo kala dhex galay
Wararka oo dhan ka akhri halkan... July 9

Baaq: Dagaalka Gumeystuhu ku hayo Diinta Ummadda Soomaaliyeed.
Dhambaalkii Sh. Shariif Sh Axmed, Gudoomiyaha GMIS.. Akhri

Weriye Yusuf Guduudow oo Booqasho Gaaban ku jooga Degmada Xarfo ee gobolka mudug oo aan wareystey.

Boorama: Munaasabadan oo lagu caleemo saarayay suldaanka Guud ee beesha Habar Cafaan

Miisaaniyada Puntland waxay ku baxdaa amniga 80%
Hab-xisaabeedka Puntland........ Akhri

Todabaadka Soomaalida  Magaalada Zürich ee Dalka Switzerland

Qaraxyo shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho..
.Geedi oo taageero ka raadinaya Dowladaha Carabta
.
Max’ed Dheere oo kulan la yeeshay Xaaji Cabdi Iimaan iyo
.C/raxman Shifti “Soomaali u xayirnaameyso Beelaha Hawiye”
.Hay’adda Amnesty oo sheegtay in Dilkii toogasho ee ay...
.Toban qof oo ku geeriyootay baabuur ku gadoomay Guriceel
.Odayaasha Beesha Dhul-bahante Ee Waamo oo kabiyo diidey
.Puntland oo iska Fogaysay Eedaymo kaga yimid DKMG...
.Xubno ka tirsan xiriirka K/cagta oo maanta u ambabaxay..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... July 8

Dagaallo cadowga Itoobiya lagu jabiyay.

“C/llaahi Yuusuf kama taliyo Dalka ee waxaa ka taliya Gen. Gabre” Max’ed Xasan Xaad
.Weerar xalay lagu qaaday Saldhiga Booliiska Hawl-wadaag
.Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho...
.Baarlamaanka Soomaaliya oo ka cabanaya Mushaar la’aan
.Sarkaal ka tirsan nabad sugida Puntland oo la dilay
.Xubno ka tirsan Xiriirka Soomaaliyeed safar ku tagay PL
.Canbaarayn Xasuuqa ay Tigreegu ka wadaan S/Galbeed
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... 07.07.07

Baaqa adkeynta mabaadi’da iyo mawaaqiftii hore ee odoyaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed

Puntland oo Mamnuucday Laanta afka Soomaaliga ee British Broadcasting Corporation.

Qarax Xoogan Oo Khamiistii Ka Dhacay Isgoyska Nasiib Buundo Ee Degmada Shibis.

Odoyaasha dhaqanka Beelaha Hawiye oo Qaadacay Shirka Wadatashiga
.Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo gadooday
.Qaraxyo xalay laga maqlay qaybo ka mida Muqdisho
.Amaanka Caasimada Muqdisho Oo Aad Looga Dayriyey...
Punt-land Oo Maamul Ahaan Uga Soo Qayb Gelaya Shirka
.Beelaha Harti Waamo Oo Isku Khilaafsan Qaabka Ay Uga..
.Colaadii Tuulada Coomaad Ee G/Hiiraan Oo Lasoo Afjaray.
.Jabhada ONLF Oo Guulo Ka Gaartey Cadowga Ethiopia...
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Jul 5

Xildhibaano si aad ah uga carooday lacagaha Been-abuurka ah ee Soomaaliya la keenay
.DFKMG oo Puntland uga digtay in ay heshiis la gaarto...
.Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho oo...
.Shirkii Madaxda Afrika ee Gaana oo la soo gebagabeeyey
.Ciidamada Itoobiya oo ka qabqabtay Boqolaal Soomaaliya..
.Eng. Muunye oo laga dalbaday in Maraakiibta uu hayo si..
Wararka oo dhan ka akhri halkan...  Jul 4

Golaha Wakiilada  DGPL oo dib u ceshay Xisaab-xirkii miisaaniyada DGPL ee 2006
waxayna soo jeediyeen in loo-yeero Isimada DGPL...

Caleen oo ciidammada gumaysiga si wayn loogu jabiyay.

Maxay tahay sababta uu u baaqday shirweynihii Beelaha Hawiye
.Meles Zenawi oo lagu cadaadinayo in dib ugala soo baxo..
.3-kun oo Ciidamada Dawaariishta Puntland ah oo....
.Guddoomiye ku xigeenkii Degamada Heliwaa oo la dilay..
.Labo dhallinyaro ah oo ku dhimatay walxo ku qarxay
.Labo beelood oo Deegaanka Saakow uu dagaal ku dhex.
.Cadde Muuse "4.5 ayaa ciidamada loo qaybsaday...
Wararka oo dhan Akhri... July 3

JAALIYADDA SOMALIYEED EE MINNESOTA IYO XUSKA SANNAD GUURADII 47aad EE MIDNIMADA SOMALIYA...
Iyo Hambalyo Qalin jebin- Jaamacada Suuudaan

BAAQ KASOO BAXAY BEESHA GABOOYE

Mareykanka: Arrinta Soomaaliya lama barbardhigo karo tan Ciraaq
.Shaar-Guduud oo deg deg loola cararay Isbitaal....
.Dagaalkii ka socday Coomaad ee G/ Hiiraan oo qaboobay..
.Ciidamada DFKMG oo shalay dilay wiil 7-jir ah ku dilay..
.DF oo mudo bil ah ku kordhisay mudadii ay horey ugu qabtay
.Shirkii Beelaha Hawiye oo maanta ka lagu wado in uu ka..
.Qarax shalay ka dhacay xaafadda Taleex oo gaystay....
.C/llaahi Yuusuf “waa wax la yaab leh in dadka sheeganaya
.
MUNAASABADA 1DA LUULYO ....JAKARTA, INDONESIA...
.Tartankii xagaaga ee cayaaraha wadanka finland oo gabgaba ah.

Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Jul 2

Xawaaladda Amal Express oo dhisme wayn oo ay ugu ka furtay magaalada Galkacyo
iyadoo lacag ka badan 25000$ ugu yaboohday Agoonta magaalada Galkacyo... Akhri...

Garowe: Cade Muuse oo si cad oo bareer ah u rartay biro scrab ah oo yaalay xerada Booliska Garowe

WARBIXIN:- Dabaal degii 1da Luulyo oo si weyn uga dhacay magaalada Badhan ee Sanaag

WAREYSI: XILDHIBAAN MAXAMED C. YUSUF OO KA SOO LAABTEY CASMARA

Qarax ka dhacay Isgoyska Afarta Jardiino oo ay dad ku dhinteen
.Beesha Sade oo ka carootay hadalkii C/llaahi Yuusuf...
.Saraakiisha Ciidamada Daraawiishta PL oo ka hor yimid in..
.Beel ka cabaneysa maamul u sameyntii Degmada Afgooye..
.Wafdi Olombikada Soomaaliyeed oo u safar ku tagaya PL
.1-da Luulyo maalin xasuus mudan basle Niyad xumo...

Wararka oo dhan ka akhri halkan.... July 1

Dagaallo lagu jabiyay ciidammada cadowga iyo aqallo badan oo ay Doollo ku gubeen.

DFKMS oo la wareegtay Ciidamada Daraawiishta DGPL, waa maxay sababtu?

WARARKII EE JUNE 2007

 

:::WAXBARASHADA SWEDEN:::
cabdirisaqSweden: Maxaa Keenay Guuldarada Ardeyda Soomaaliyeed: Waxaa diyaariyey  macallin Soomaaliyeed Akhri..
:::GOLAHA AMMAANKA:::
Tallaabada la filan karo in uu Golaha Ammaanku ee Qaraamada Midoobey uu ka qaato Soomaliya.. Akhri
:::DARFUR, SUUDAAN:::
Qaddaafi: Batroolka ayaa Sabab u ah Dhibaatada Darfur
Qaddafi
Qaddaafi ayaa reer Galbeedka ku eedeeyey in ay la wareegaan khayraadka Sudaan iyagoo adeegsanaya UN-ta Guji
:::SOOMAALIDA DENMARK:::

Shir looga arinsanayo arimaha Somalia laguna taageeraayo ku dhaqanka shareecada oo ka dhacay Denmark.. Guji...
:::HAAMO SOO CAARIYEY:::

Hay’adda DBG oo soo Bandhigtay Khatarta 15 Haamood oo ku soo
Caariyey Xeebaha Soomaaliya
::WAXBARASHADA PAKISTAN::
boqor Caqabadaha kaladuwan ee ardayda Soomaaliyeed ku qabsada wadanka Pakistan Qore: Cabdi Boqor. Akhri
Cisbitaalka Carafaat oo lagu soo gabagabeeyey hawl indho fiiq ah
:::WIIL KU DHIBBAN KANADA::
Canada
Wiil Soomaaliyeed oo ku dhibaataysan dalka Canada.
Guji
:::DUGSIGA AL-BILAAD:::
Dugsi
Ardayda Dugsiga H/dhexe iyo Sare ee Al-bilaad, Muqdisho Guji
:::HANTI LUNSASHO :::

Madaxweyne Cadde  oo eedeeyey Gaagaab... Akhri
:::WARBIXIN:::

Warbixin iyo sawiro laga soo qaaday ninka reer Thailand ee ay gacanta ku hayaan Puntland Tigers.... AKHRI....
:::SOOMAALI: AF XASILI LA'::
Waxaa la hubaa in afka soomaaligu yahay af hodan ka ah... Qore: C/fitaax Cabbaas
:::MAALMO MUHIIM AH:::
Maalmo Muhiim ku ah Jadwalka Islaamka 1427-1428.. AKhri
:::GARGAAR AADAMINIMO:::
gargaar
Naciimo Cusmaan Sabriye waxay codsaneysaa in... Guji...

Mohamed Abdulle Hassan ; Shaqsi naadir ah; waxa qoray joornaalka (La Nation) ee Jabuuti... Guji..
:::SIR FAKATAY:::
Lacag
Soomaalida Deggan Woqooyiga Ameerika Maxay Kala Kulmeen "Quixtar"... Guji
:::QAADKA & MARAYKANKA:
qoraal
44 Qof oo Lagu Eedeeyey in ay Qaad Soo Geliyeen Maraykanka
QORAALO KALE OO XIISO LEH... GUJI
 
:::FILIM:: XORAYNTII 77:::

xorriyo
Daawo Filim laga duubay: Xorayntii Soomaali Galbeed & Soomaali Abow ee 77.. Daawo

:::OTTAWA ISLAMIC SCHOOL:::
iskuul
Waraysi maamulaha Ottawa Islamic School, Maxamed Sh. Axmed.... Halkan Guji...
::: DOOD-CILMIYEED:::
dood
Aqoonyananno Soomaaliyeed oo ka hadlay isbedelka iyo kacdoonka ka dhacay Soomaaliya Halkan ka dhegeyso...
qoraalHooyo Faadumo “Wiilkayga kama quusane, Qiil gargaar ma ii haray" Akhri...
::: XAFLAD MAHADCELIN AH:::
qoraal
Minneapolis: Masjida Dar-alHijra oo qabtay xaflad mahad celin ah
:::MUQDISHO:::
qoraal
Aayadaha Qur’aanka Maxay Galabsadeen | Qore: Amiin Yusuf

:::ISBEDELKA CUSUB EE SOM:::
somSOOMAALIDA DIBADDA IYO ISBEDELADA CUSUB!:: Qormadii Sh. Xasan Jaamici... Guji..
:::WARAYSIGII SH. SHARIIF:::
Sharif Wareysigii Sheekh Sharif Sheekh Ahmed ee June 22 oo Af-Soomaali lagu tarjumey... Akhri..
::ARDAYDA SOMALIDA INDIA::
qoraal
Xaflad  Qalin Jebin Ardayda Wax ka barata  Hindiya... Guji..
:::BILICDA BOOSAASO:::
bilic
Warbixintii Yusuf Gaduudow.. Guji
:::WARAYSI: DR. FAROOLE:::
farooleC/Raxmaan Maxamed Faroole oo u Waramay Idaacada Australia... Guji..
::GARYAQAAN C/LAHI FARAX::
qoraalWajiga Labaad ee Kacdoonka  Muqdishu:
ha la taageero rabitaanka iyo kacdoonka Shacbiga reer Muqdisho...
Guji...
::MAQAALKII ASAD::
Maxkamaduhu Maka Faa'iideysan Doonaan Guulaha, MIse Saliid iyo Baladxaawo Kama Duwana | Asad
:::WARAYSI:: QAADKA:::
qoraalWaraysi ku saabsan Qaadka oo Radio Australia SBS la yeelatay  Eng.Ismail Said Aw-musse... Guji
:::M. C. YUUSUF:::
yusufMaxaad ka taqaan Mudane Maxamed Cabdi Yuusuf: Waddaniga aan Daalin!.... Guji...
:::CIBITAALKA MANHAL:::
qoraal
Manhal Specialty Hospital waa cusbitaal Hargeisa laga furay
Bandhigga "Ibn Khaldun"
Spain iyo dunida Islaamka...
::: ISGAARSIINTA::::
qoraalTAARIIKHDA WAR-ISGAARSIINTA Q.10aad
Qaybtani waxa ay ku bilaabaneysaa heerarkii uu soo maray Raadiyaha. Akhri..

Qoraale kale ka Akhri halkan....  

:::682 QOF OO LA DILEY:::
Soomaaliya: Magacyada iyo meelahii lagu diley 682 qof oo rayad ah muddadii u dhexeysey July 22, 05 - July 20, 06.. Akhri...
::GABAYGII INJ.CIBAAR::
cibaar
:::HARGEYSA:: GARGAAR:::
Xamse Axmed Xuseen waa wiil yar oo ay haleeleen xanuun rabaani ahi una baahan in lagula daalo dhakhtaro... Akhri...
:::MAQAALKII CILMI:::
cilmiGardarada garabka og iyo gobanimadoonka go’doonsan: WQ. A.D. Elmi.. Akhri
OLOLAHA NADAAFADA XAMAR:
hamar
Garoonka Muqdisho: Wejiga hore ee ololaha nadaafadda iyo bilicsamida Muqdisho.. Akhri..
:::GEEDDI & BAARLAMAANKA:::
geediGeedi oo Gowska Dambe  ka Qosley: waayo 90% waxay filayeen in Geeddi uu dhacayo. Qore: Amiin
:::GAROONKA GAROOWE:::

$250,000 Range Resource Sheegtay in ay u dhiibtey Isimada Garoowe Halkee ku Danbaysey...
:::MAQAALKII INJ. CIBAAR:::
cibaar Maqsuud: Maashaa-Allee Sow Muqdisho Lama Mushaaxaayo!
isbeddelladii dhowaan ka dhacay  Muqdisho
Akhri...
:::MAQAALKII ASSAD:::
AssadDimishiq Caasimaddii Umawiyiinta, Taariikh Qotodheer, Warbixin:.. AKhri... (pdf)
:::HORYAALKA YURUB:::

Isku Aadka Horyaalka Yurub
 
:::GARGAAR AADAMINIMO:::
gargaar
Naciimo Cusmaan Sabriye waxay si bini'aadamino ku jirto u codsaneysaa in... Guji...
:::XANNAANADA XOOLAHA::
qoraalBarnaamijka Wacyigelinta Sharciga xanaanada Xoolaha ee Puntland
Q.1aad  |  Q.2aad | Q.3, 4, &  5aad | Q.6, 7, 8, 9, 10, 11, & 12aad

(PDF - waxaad u baahan tahay Acrobat  Read)
 
:::MAQAALKII CILMI:::
Dowladdii cidla joog, maxay curatoo dalka keentay?. WQ. A.D. Elmi.. Akhri
:::ASAD AADAN TURAABI:::
Haddii Banaanka laga helay, miyuusan u baahneyn gacan bini’aadannimo iyo Gargaar... AKHRI...
:::SOMALIDA KENYA & POOL:::

Soomaalida Deggan Nairobi Maxay Kala Kulmeen "Pool"

Waa "Quixtarka Kenya" Guji
:::DHACDO NAXDIN LEH:::
Cabdi Cali Siyaad “Argagixiso ayay igu tilmaameen, laakiin waxaan ogaaday in argagixisadu ay tahay  Dadkii falkaas ku kacay... Akhri...
:::SAFARKII MINNEAPOLIS:::
SOOMAALIDA MINNESOTA: Safarkii Ibraahim Saalax... Guji
:JAWAABO: HADALKII GEEDDI
00 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 |
::SH. MUXAMAD IDRIS::
SOOMAALIYA MAANTA IYO BERRII!
Ilaahay aan barino! WQ. Sh. Maxamed Idris
(XISBIGA) AAMUSANE GOORMUU AFKIISA FURI DOONAA!! :
SOCDAAL: 1 | 2 | 3 | 4 | 5
CALOOL XUMO: 1 | 2 | 3
MALAYSIA: 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 |Shukran dhamaantiin
:::SOOMAALIDA W/AMEERIKA::

Soomaalida W/Ameerika Maxay Kala Kulmeen "Quixtar"...Guji..

Qaybta: 1| 2 | 3 | 4 |
Daawo: video: Barnaamijkii NBC
:::TURXAAN BIXINTA AFKA::
Afka soomaaliga sidee looga dhawri karaa erayda doolka ah?.. Qore: C/fitaax Cabbaas (pdf)
:::MAQAALKII DIRIDHABA::
Cadde Muuse Ma Sidaasi Ayey Ka Ahayd? kol haddii dubbiyo waran duunkayga.. Guji..
:::MADHOODHOW::
Xaggee ayuu ku Dambeeyey Madhoodhow Sannadkii 2004 waxa uu ku Casheynjirey Ciidda, Haddase..
:::FAHAD & ISNIINTA:::
WAR WAX QOROW, ADIGU WAX MA'AKHRIDAA?: Maqaalkii Isniinta ee Fahad Yaasiin Guji...
:::CODSI GARGAAR:::
Labo bilood gudahood haddii uusan helin qalliin deg deg ah wuuxu.. Akhri...
:::UGAAS MAXAMEDWALI:::
Allow sahal Libaax seexday bay niman salaaxeene: Haddii aad noolaato maalinba maalinta ka dambeysa, waxaad la kulmeysaa ayaado waaweyn oo uu ku cimro qaato.. Guji...
::: AF-SOOMAALIGA :::
Magac & Muuqaal: Mayricidda Hab-dhigaalka Magac Soomaaliga!. Maqaalkii Anwar...
::: SUUQA BAKAARAHA :::

Us$100-kii = 1,370,000 Sh.So.
Qiimaha badeecada... Akhri..
::MUQDISHO, SOOMAALIYA::

Hay’adda Fatxa oo faahfaahin ka bixisay howlaha ay u qabato Bulshada Soomaaliyeed... Guji..
::XASKIISII AYAA GUBTEY::
Dhibaatooyinka ka dhalata biyaha kulul ee loo adeegsado ragga marka ay dumarku masayraan... Guji...
::ABAARAHA GOBOLKA GEDO::
Faalo: Abaaraha ka Aloosan Gobalka Gedo. Kaalinta Lama ilaabaanka ah ay Jaaliyadaha dibadda ka qateen Gurmadka Abaaraha: Qore C/risaq Jeesteeye
::XADAARADDA ISLAAMKA::
London oo lagu soo badhigay carwo soconeysa Maarso 8 ilaa June, carwadaas oo ku saabsan xadaaradda Islaamka iyo horumarkii ay adduunka kusoo kordhisey Guji..
Akhri Qormadii Jariidada Guardian
 
YASER ARAFAT
Taariikh Nololeedkii Yassir Arafat
Hoggaamiyihii reer Falastiin oo  ku geeriyoodey France, loona duuliyay Qahira, laguna aasi doono
Guji...
NELSON MANDELA
Taarikhda Neson Mandela
Madaxweynihii Madowga ahaa ee ugu horeeyeye ee K/Arika si xor ah u soo doortaan
Guji...
 WAQTIGA:::
Maalinta oo Lagu daro ama Laga dhimo Saacad Guji..
 

XAJKA CIIDDA IYO AXKAAMTEEDA | Xoday



KITAABKA XAJKA::: Akhri ama soo rogo kitaabka xajka iyo cumrada oo ka kooban 84 bog... | pdf (Waxaad u baahan tahay pdf reader..)
Xajka iyo Axkaamtiisa
Ma uso cotaa Xajka? marabtaa adoo diyaarsan oo bartay sida loo guto Xajka inaad tagto?, halkan ka dhagayso Muxaadaradan cusub ee kaa kaafin doonta Axkaamta Xajka iyo Cumrada insha alaah oo uu inoo soo diyaariyey Shiikh Cismaan Xaaji Maxamed
Dhegeyso
XAJJKA1aad | 2aad | 3aad | 4aad5aad6aad7aad  | Video Xajjka
:QORMADII MAX'ED XAAJI::
Maxaa ka jira in CIA-du Xamar ku Dishay Ganacsade iyaga u shaqeynayey? | Qore: Maxamed Xaaji... Guji
:::ABAARAHA SOOMAALIYA:::
Baaq Abaaraha Soomaaliya Heysta: Soomaalida Joogta Qurbaha, Soomaalida Gudaha Dalka joogta, & Dowlada Federaalka... Guji...
:BANNAANBAXII MINNEAPOLIS

Soomaalida Minnesota iyo muujinta jacaylka Nebi Muxamed NNKH... Guji
::CODSI GARGAAR DEGDEG AH::
Calasey “Ninkaygii oo Kawaanle ahaa baa sidaan ii galay oo aan ku waayey labadeydii Gacmood” Guji...
:::GABAYGA ABSHIR BACADLE::
Abwaan Abshir Nuur Faarax {Bacadle} ayaa Gabay iyo geeraar ka tiriyey Aflagadadii loo geystey Nebi Muxamad NNKH GUJI
:::TACSIDA GARAAD C/QANI:::
Maxamed "Abgaalow" oo Tacsi u diray eheladii Garaad Cabdi-qani Garaad Jaamac.. Guji
:::FAALLADII C/SHAKUUR::
Faallo Shirka Baydhabo Ninba Timo Xamar: Bishaaan 26-keeda waxaa la filayaa in magaalada Baydhabo ay... Akhri
:::MAQAALKII CABDI-MAHDI:::
Aqoonta iyo aqoon-yahanka: waxaan is hordhigeynaa su`aasha oranaysa,  waa kuma aqoonyahan?.. Akhri
:::MACHADKA GAROOWE:::

Booqashadii Kuliyada Waxbarshada Macalimiinta Garoowe & Isbitaalka Garowe Guji
:::DUGSIYADII MUQDISHO:::
Warbixin Dugsigii Hoose/Dhexe ee 1da Maajo ee magaalada Muqdisho... Qore: Jiisow... Guji..
:::MAMNUUCIDA QAADKA:::
Britain oo Mamnuucaysa Qaadka: Akhri Qaadka iyo London
:MAQAALKII CUSMAAN AXMED:
Khudbadii Ciida ee Cade Muuse oo ay u Riyaaqeen Shacabka reer Puntland... WQ. Cusmaan Axmed.. Guji
::KASHAWIITO & TALAADADA::
RIYADU MA RUNBAA?: Xiliftan  Siyaasadeed - Waa sheeko mala-awaal ah - Qaybtii 9aad ee Maqaalkii Kashawiito.. Guji
::COLUMBUS, OHIO::
Kumanaan Soomaali ah oo Bannaanbax ku Dhigay Columbus, Ohio. USA: Bannaanbaxa oo Soomaalidu ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin dilkii... Guji
::GUURKA QURBAHA::

GUURKA SOOMAALIDA EE SHISHEEYAHA 
Cabdinaasir Farah Cilmi Shidde waa 26 jir. Wuxuu dalka Norwey yimid isagoo 13 jir ah..
Guji...

::JAAMACADA BARIGA AFRIKA:

Ardaydii ugu Horaysay oo ka qalin jabisa Jaamacada Bariga Afrika oo la gudoonsiiyay Shahaadadii Guji
::TB-da & SOOMAALIYA:
Dr. Axmed Yuusuf Guuleed oo sheegay in Cudurka Qaaxadda uu si aad ah ugu fidayo Soomaaliya.. Guji
:::XABSIGA BOORAME::
Xabsiga Boorama  Iyo Maalmihii Xadhigayga| Gobolka Awdal - Qalinkii Wariye C/Raxman Mohamed Habane.. Guji
 

Copyright © 2004 SomaliTalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.