Daabaco Boggan | Print
Qaabka
Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka
Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri

Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
|
:::GEEDDI & TERRA NUOVA ::: |
Geeddi
oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu
Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri |
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE::: |
Gabay:
Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku
ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine
Akhri |
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR::: |

Qormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka
Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri..... |
:::KOOSHIN MAXAMED::: |
Fadeexad Haysata
Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka...
Akhri |
:::MAQAALKII HALDHAA::: |
SOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A
|
B | C |
E |
:::MAQAALKII CAAQILKA::: |
Sidee
Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in
dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri... |
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH::: |
YAAGABLAMI,YAASE
GOOD DILI

Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi
Spanish |
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA |
Riigga
Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya
Akhri... |
:::Dr. CALI NUUR::: |
Gabha
Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee
Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali
Nuur |
:::GABAYGII DR. C/LAAHI |
Doofaarta
Raacdiyo Amxaar:
Nin qabyaalad
falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii
Dr. C/laahi Spanish |
:::GABAYADII XIIRANE ::: |
Gabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare...
Akhri |
:::GABAYGII: SHIINE::: |
Gabay: GUUBAABO QARAN...
Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey
AKhri |
:::TIFATIRKII LAFOOLE::: |
AW JAAMAC CUMAR CIISE::
Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta-
Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire:
C/Risaq Lafoole
|
:::MURTIDA MAANTA::: |
Meles Zenawi:
Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan
Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka
Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama
VISION-ka dhabta ah ee Dawladda...
Akhri...
QAYBTA:
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
06 |
07 | |
:::TAARIIKH::: |
DHACDADII YARMUUK & KHAALID
BIN WALIID |
:::SHIRKII HAYB-SOOCA::: |

Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay
Minneapolis,
oo lagu magacaabay guddi... Akhri
Dr.
Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii
Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka..
Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY
|Xuseen |
:::MFA: WASAARADA A/D::: |
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan
Soomaaliya
Himilada
iyo Siyaasadda Itoobiya...
Akhri.... |
:::JAAMACADDA MUQDISHO::: |

Jaamacada Muqdisho oo La
Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho |
:::MAQAALKII ALLMAN::: |
Baydhabooy
Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo
Qore: Maxamed Allman |
:::MAQAALKII M.BAASHE::: |
Hadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe |
:::GABAYGII DHAGAAFE::: |
Qaadan
Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri... |
:::GABAY: GOBANIMO::: |
Gobanimo:
Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada,
Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye...
Akhri |
::WARAYSI: FAARAX MACALIN:: |
SomaliTalk
oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad
looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya
Dhegeyo
|
:::MAQAALKII EELAY::: |
WAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf)
Qore: Eelay. Guji...
|
:::GANACSIGA NASAREED ::: |
Warbixin
Gaar ah: Itoobiya
- ganacsiga Bariga
ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji |
|
Kooxaha London stars iyo Minnesota oo ku adkaaday
koobabkii Somali week
Toronto-Ontario
Waxaa garoonka weyn ee centennial park lagu soo
gabagabeeyay tartankii ciyaaraha kubbadda cagta ee
toddobaadka soomaalida(somali national week 07).
Tartankan isaga ah oo ay ka soo qaybgaleen 13 kooxood
kuwaasi oo ka kala yimid daafaha dunida waxaana ay
kala ahaayeen: Somali united, Washington, London
stars, Iftin Uk, Ohio, Iftin Toronto,North London,
Horseed UK,Hamilton ,All juniors stars, Edmonton,
Albion, iyo Banaadir.


Tartankan isaga ah oo kooxuhu ay u qaybsanaayeen 2
guruub ayaa horraantiiba waxaa dhabarka loo jeediyay
kooxo iyagu ku hanweynaa hanashada koobkan ,waxaana
durbadiiba bannaanka u soo baxay kooxo aad u da,yaraa
oo ciyaarahoodu ay aad u xiisaynayeen dadweynihii
faraha badnaa oo iyagu galab kastaa soo camiri jiray
garoomada ay ka socdeen ciyaaraha. Ciyaarihii
Semififalka oo iyagu ay isugu hareen afar kooxood ayaa
look ala adkaaday sedan: London stars ayaa 4 iyo 0
waxay kusuuldaartay kooxdii Iftin . Sidoo kale waxaa
kooxda Somali united ay 3 iyo 0 ku sagootisay kooxda
Ohio. Waxaa markaasi halkaasi laga dareemayaa in
labadii kooxood ee isugu haray finalka ay ahaayeen
kooxo awoodoodii ciyaareed ay aad u heer sarreysay.
Ciyaartii finalka waxaa foodda is daray kooxihii
London stars iyo Somali united. Waxaana gool ku
hormaray kooxda Somali united oo ciyaartooygii u sitay
lambarka 18aad uu madaxa ku dhaliyay.waxaana halkaasi
ka billowday qaylo iyo sawaxan ay taageerayassha
Somali united ku qarqiyeen garoonka. Qaybtii hore ee
ciyaarta waxay ku dhammaatay 1 iyo 0 oo hoggaanka ku
haysay kooxda Somali United.
Qaybtii dambe ee ciyaarta ayay kooxda London stars
wax ka badaleen ciyaarta ,waxaana ay bilaabeen inay
weerar badan ku qaadaan goolka kooxda Somali United
,waxaana u suuro-gashay in daqiiqaddii 71aad ee
ciyaarta uu halkaasi gool aad u qurux badan u dhaliyo
ciyaaryahan Axmed Denis oo lambarka 7aad u sitay
kooxda London Stars, waxaana ciyaartii ay ku soo
gabagabowday 1 iyo 1 barbardhac. Wixii markaasi ka
dambeeyay labada kooxoodba wax goolal ah ma kala
dhalin,waxaana xusid mudan in kooxda London Stars ay
iska lumiyeen fursado faro badan oo goolal lagu dhalin
karay. Dabadeedna labadii kooxoodba waxaa lagu kala
saaray rigoorayaal oo ay guushii ku raacday kooxda
London Stars oo iyadu sannadkan noqotay horyaalka
kubbadda cagta ee Somali Week 2007 –Toronto.
Munaasabaddii xiritaanka waxaa ka soo qayb-galay
masuuliyiin ka socday dalka Canada, rag can ku ahaa
ciyaaraha kubbadda cagta iyo koleyga iyo fannaaniin
caan ka ahaa soomaaliya.
Sidoo kale waxaa iyaduna dugsiga sare ee lagu soo
gabagabeeyay ciyaarihii kubbadda koleyga oo ay ku
tartamayeen sideed kooxood oo kala ahaa:Toronto,
Kitchener,KCI, Jay City, Ottowa, SIA, Raising stars
iyo koox ka socotay Minnesota.
Guud ahaanba ciyaarahaasi oo socday intii u dhaxaysay
6da luulyo ilaa 14ka luulyo ayaa natiijooyinkiisa iyo
sida look ala adkaadeen ay noqdeen sedan:
Minnesota 51 Dhibcood Jay City
45 Dhibcood
Kitchener 70 Dhibcood KCI
67 Dhibcood
Toronto 45 Dhibcood
Ottawa 47 Dhibcood
KCI 49 Dhibcood SIA
50 Dhibcood
Minnesota 47 Dhibcood Ottawa
35 Dhibcood
Kitchener 33 Dhibcood Raising
Star 36 Dhibcood
Jay City 26 Dhibcood Toronto
30 Dhibcood
Kitchener 54 Dhibcood SIA
50 Dhibcood
Minnesota 58 Dhibcood Toronto
47 Dhibcood
SIA 41 Dhibcood Raising
stars 70 Dhibcood
Ottawa 45 Dhibcood Jay
city 55 Dhibcood
Raising Stars 66 Dhibcood KCI
50 Dhibcood
Ciyaarihii semifinalka waxaa foodda is daray kooxaha
Minnesota iyo Kitchener.Ciyaartan oo ahayd mid aad u
culus waxaa labada kooxoodba ay ku soo bandhigeen
ciyaar aad u qurux badnayd ,waxaana ay ku soo
gabagabowday wiilashii Minnesota oo keensaday
dhibcood ,halka kooxdii kitchener ay ka keensadeen
dhibcood.Sidoo kale kooxdii Kci ayaa iyaduna ka soo
adkaatay kooxdii Raising stars.
Ciyaartii kama dambaysta waxaa isku haleelay Minnesota
iyo kooxdii KCI oo ka socotay Kanada. Labada kooxoodba
ciyaar wanaagsan oo aad u asluubaysan ayay soo
bandhigeen. Hase yeeshee horay ayaa loo yiri gari laba
nin kama wada qosliso,waxaa guushii halkaasi kala
hoyday kooxdii ka socotay Minnesota oo iyadu noqotay
horyaalka ciyaaraha kubbadda koleyga ee toddobaadka
soomaalida Toronto 2007.
Munaasabaddii xiritaanka tartanka waxaa ka soo
qayb-galay masuuliyiin ka socotay dawladda Kanada,
Ciyaartooydii soomaaliyeed ee ciyaaraha ka cuslaaday
oo isugu jiray kubbadda cagta,koleyga gabdho iyo
wiilaliyo dadweyne aad u faro badnaa oo xiisaynayay
daawashada ciyaarta kubbadda koleyga.
zakaria aden
somali media
zakihaji@yahoo.com
Faafin: SomaliTalk.com | July 18, 2007


|