Daabaco Boggan | Print
Qaabka
Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka
Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri

Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
|
:::GEEDDI & TERRA NUOVA ::: |
Geeddi
oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu
Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri |
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE::: |
Gabay:
Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku
ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine
Akhri |
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR::: |

Qormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka
Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri..... |
:::KOOSHIN MAXAMED::: |
Fadeexad Haysata
Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka...
Akhri |
:::MAQAALKII HALDHAA::: |
SOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A
|
B | C |
E |
:::MAQAALKII CAAQILKA::: |
Sidee
Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in
dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri... |
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH::: |
YAAGABLAMI,YAASE
GOOD DILI

Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi
Spanish |
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA |
Riigga
Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya
Akhri... |
:::Dr. CALI NUUR::: |
Gabha
Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee
Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali
Nuur |
:::GABAYGII DR. C/LAAHI |
Doofaarta
Raacdiyo Amxaar:
Nin qabyaalad
falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii
Dr. C/laahi Spanish |
:::GABAYADII XIIRANE ::: |
Gabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare...
Akhri |
:::GABAYGII: SHIINE::: |
Gabay: GUUBAABO QARAN...
Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey
AKhri |
:::TIFATIRKII LAFOOLE::: |
AW JAAMAC CUMAR CIISE::
Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta-
Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire:
C/Risaq Lafoole
|
:::MURTIDA MAANTA::: |
Meles Zenawi:
Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan
Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka
Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama
VISION-ka dhabta ah ee Dawladda...
Akhri...
QAYBTA:
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
06 |
07 | |
:::TAARIIKH::: |
DHACDADII YARMUUK & KHAALID
BIN WALIID |
:::SHIRKII HAYB-SOOCA::: |

Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay
Minneapolis,
oo lagu magacaabay guddi... Akhri
Dr.
Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii
Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka..
Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY
|Xuseen |
:::MFA: WASAARADA A/D::: |
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan
Soomaaliya
Himilada
iyo Siyaasadda Itoobiya...
Akhri.... |
:::JAAMACADDA MUQDISHO::: |

Jaamacada Muqdisho oo La
Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho |
:::MAQAALKII ALLMAN::: |
Baydhabooy
Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo
Qore: Maxamed Allman |
:::MAQAALKII M.BAASHE::: |
Hadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe |
:::GABAYGII DHAGAAFE::: |
Qaadan
Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri... |
:::GABAY: GOBANIMO::: |
Gobanimo:
Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada,
Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye...
Akhri |
::WARAYSI: FAARAX MACALIN:: |
SomaliTalk
oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad
looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya
Dhegeyo
|
:::MAQAALKII EELAY::: |
WAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf)
Qore: Eelay. Guji...
|
:::GANACSIGA NASAREED ::: |
Warbixin
Gaar ah: Itoobiya
- ganacsiga Bariga
ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji |
|
Kulan Nabadeed oo Ka Furmay Magaalada Qardho
Waxaa saakay [Isniin, July 9, 2007] degmada qardho ee xarunta gobolka karkaar
ka furmay shir nabadeeyn ah oo lagu dhexdhexaadinayo beelo walaalo ah oo dhawaan
dilal ka kala geystay inta u dhexeysa Qardho iyo Garowe kulaankaan ayaa waxaa
suurta geliyey qabsoomidiisa Maamulka laba gobol ee karkaar iyo Nugaal.
Shirkan dib u heshiisiinta oo ah markii ugu horeeysay oo beelaha ku dhaqan
deegaanka kulan isugu yimaadaan ayaa waxaa la filayaa in aay ka soo bixi doonaan
natiijo aad loogu qabowsado laguna afjaro dilalka aay kala geystaan labadaan
beelood oo in muddo ah socday.
Colaada beelahaan oo ay asal u ahayd aano qabiil oo ka dambaysay dilal
dhexmaray beelaha wada degan ee walaalaha ah iyada oo aay inta badan si nabad ah
ku wada noolaa ayaa waxaa ugu horeyntii shirka furay Boqor c/laahi boqor muuse
isaga oo dardaaran u soo jeediyey laba beelood ayaa sheegay in aaysan macquul
aheyn sii socoshada colaad beelaha walaalaha ah.sidaas darteedna ay muhiim
tahay in laga xaliyo dhibta dhacday wada hadal iyo is afgarada
sidoo kale islaan Ciise Islaan Max'ed oo isna shirkaas ka hadalay ayaa
sheegay in loo baahayn yahay in laba beelood aay dadaaladii colaadda u bedelaan
dadaalo nabadeed si aay laba beelood nabad ugu wada noolaadaan waxaa uu islaanka
xusay in beelahaani aay yihiin beelo wada dhashay isla markaana wixii dhacaa aay
ku xaliyaan wada hadal iyo is afgarada.
Islaan max'uud islaan yaasiin ayaa isna waxaa uu si kooban ugu hadlay in
isimada iyo boqoradba aay dhoowrayaan sidii aad idinka u soo heshiisaan"
Iyada oo uu halkaas tixgabay ah oo ka hadleysa nabada uu ka soo jeediyey
Abwaanka soomaaliyeed ee Caanka ah Abwaan SHUBBE.
Intaas ka dib waxaa halkaas warqad qoraal ah ka aqriyey Gudoomiye ku xigeenka
gobolka karkaar Faarax Jaamac Boos oo soo gudbiyey liiska odayaasha beelaha ee
wada hadalka uga qeyb galayo kuwaas oo kala ahaa:
Nabadoon Beesha Ciise Max'uud
- · Nabadoon Xuseen Subeer
- · Nabadoon C/Laahi Aadan Maax
- · Nabadoon C/Laahi Jaamac Ismaaciil
- · Nabadoon C/Qaadir Siciid Nuur (Naxar)
- · Nabadoon Cali Guure
- · Nabadoon Jaamac Firdhiye
- · Nabadoon Khaliif Cali Gaanje
- · Nabadoon Max'ed Cali Ciise
- · Nabadoon Max'ed Faarax Bulay
- · Nabadoon Max'ed Muuse Cabdule
- · Nabadoon Mire Xaaji Axmed
Beesha Cismaan Maxamuud
- Nabadoon Axmed Da'la'aan
- Nabadoon Cabdi diiriye Jaamac
- Nabadoon Cismaan Ciise Faarax
- Nabadoon Cismaan Ismaaciil cali
- Nabadoon Cumar max'ed xasan
- Nabadoon Khaalid Cilmi Mataan
- Nabadoon Max'ed Aw ciise
- Nabadoon Axmed Dacar
- Nabadoon c/laahi yuusuf faarax
- Nabadoon Max'ed Aadan Cali (Xangaag)
- Nabadoon Siciid Xaaji Cali
Shirkaan ayaa waxaa la filayaa in uu socon doono ilaa inta laga xalinayo
dhibta jirta
iyada oo kulankaan wixii ka soo baxaa dib idinka soo gudbin doono (isha
Allaah
C/weli Xasan Gooni
Qardho,Puntland
Gooni2@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | July 10, 2007


|