Daabaco Boggan | Print
Qaabka
Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka
Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri

Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
|
:::GEEDDI & TERRA NUOVA ::: |
Geeddi
oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu
Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri |
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE::: |
Gabay:
Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku
ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine
Akhri |
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR::: |

Qormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka
Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri..... |
:::KOOSHIN MAXAMED::: |
Fadeexad Haysata
Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka...
Akhri |
:::MAQAALKII HALDHAA::: |
SOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A
|
B | C |
E |
:::MAQAALKII CAAQILKA::: |
Sidee
Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in
dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri... |
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH::: |
YAAGABLAMI,YAASE
GOOD DILI

Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi
Spanish |
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA |
Riigga
Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya
Akhri... |
:::Dr. CALI NUUR::: |
Gabha
Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee
Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali
Nuur |
:::GABAYGII DR. C/LAAHI |
Doofaarta
Raacdiyo Amxaar:
Nin qabyaalad
falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii
Dr. C/laahi Spanish |
:::GABAYADII XIIRANE ::: |
Gabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare...
Akhri |
:::GABAYGII: SHIINE::: |
Gabay: GUUBAABO QARAN...
Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey
AKhri |
:::TIFATIRKII LAFOOLE::: |
AW JAAMAC CUMAR CIISE::
Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta-
Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire:
C/Risaq Lafoole
|
:::MURTIDA MAANTA::: |
Meles Zenawi:
Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan
Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka
Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama
VISION-ka dhabta ah ee Dawladda...
Akhri...
QAYBTA:
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
06 |
07 | |
:::TAARIIKH::: |
DHACDADII YARMUUK & KHAALID
BIN WALIID |
:::SHIRKII HAYB-SOOCA::: |

Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay
Minneapolis,
oo lagu magacaabay guddi... Akhri
Dr.
Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii
Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka..
Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY
|Xuseen |
:::MFA: WASAARADA A/D::: |
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan
Soomaaliya
Himilada
iyo Siyaasadda Itoobiya...
Akhri.... |
:::JAAMACADDA MUQDISHO::: |

Jaamacada Muqdisho oo La
Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho |
:::MAQAALKII ALLMAN::: |
Baydhabooy
Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo
Qore: Maxamed Allman |
:::MAQAALKII M.BAASHE::: |
Hadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe |
:::GABAYGII DHAGAAFE::: |
Qaadan
Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri... |
:::GABAY: GOBANIMO::: |
Gobanimo:
Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada,
Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye...
Akhri |
::WARAYSI: FAARAX MACALIN:: |
SomaliTalk
oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad
looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya
Dhegeyo
|
:::MAQAALKII EELAY::: |
WAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf)
Qore: Eelay. Guji...
|
:::GANACSIGA NASAREED ::: |
Warbixin
Gaar ah: Itoobiya
- ganacsiga Bariga
ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji |
|
Wararkii: July 22, 2007
- Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Oo Noqday Goob Ay Ka taagan
Yihiin Dhibaatooyin Amaan Darro.
- Gudoomiye Ku Xigeenkii Degmada Hodan Oo Habeenkii
Sabtida La Diley .
- Dhibaatooyinka Amaan Darro Ee Ka Taagan Caasimada Oo
Saamayn Ku Yeeshay Shirka Qaran.
Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Oo Noqday Goob Ay Ka taagan Yihiin Dhibaatooyin
Amaan Darro.
yaasiin maxamed cali (faytin)
yaasiinfaytin@hotmail.com
Suuqa ganacsiga ee bakaaraha ayaa dhowaanahanba ahaa meel ay ka taagan yihiin
fowdo,qas iyo qalaan-qal iyo weliba dhibaatooyin amaan xumo .
Suuqa bakaaraha oo kamida suuqyada waaweyn ee ganacsiga soomaaliya ayaa mudo
ka badan 15-cisho aan wax ganacsi ah ka jirin ,islamrkaana ahaa mid ay ka jiraan
fowdo dhibaatooyn loogu gaysanayo dadka ganacsatada ah ee suuqan ka ganacsada .
Axmed jaamac oo kamida ganacsatada suuqan ayaa saxaafada u sheegay inay
suuqan ka jiraan dhibaatooyin amaan daro oo uu ku eedeeyey askarta dowlada ee
halkaas jooga inay abuurayaan dhibaatooyin ,islamrkaana la dhacayo dadka
ganacsigooda ,taasoo uu ku sheegay inay dhacayaan askarta dowladu dadka
hantidooda .
Axmed ayaa intaas sii raaciyey inaysan jirin cid ay u sheegtaan dhaca iyo
dhibaatada ay ku jiraan ,islamrkaana ka codsaday masuulyiinta dowlada KMG ah
inay ka bixiyaan suuqa askarta dhibaatada ku wada ,suuqa oo uu sheegay in la
dhacay dad badan oo hantidoodii ku waayey ,qaarna lagu diley .
'' waanu dhibaataysan nahay ma garanayno cid aan u sheegano waxaaba dadkii
dhibaato iyo weliba dhac u gaysanaya askartii la lahaa amaanka ayay sugayaan
,ayaaba noogu daran '' ayuu yiri axmed jaamac.
Si kastaba ha ahaatee suuqa weyn ee bakaaraha ayaa xiran mudo ka badan labo
todobaad ah islamrkaana aysan jirin cid hantideedii kala soo bixi karta ,iyadoo
ay ku hareeraysan yihiin askar tiro badan oo kamida ciidamada dowlada KMG ah .
Gudoomiye Ku Xigeenkii Degmada Hodan Oo Habeenkii Sabtida La Diley .
Waxaa xalay dil toogasho ah lagu diley gudoomiye ku xigeenkii degmada hodan
ee gobolka banaadir xili uu kasoo baxay dukaamada lagu iibiyo daawada ee loo
yaqaano pharmacy oo ku yaalay deegaanka suuqa siigaale ee isla degmadaasi.
Goob joogayaal ku sugnaa goobta falka dilka ahi ka dhacay ayaa saxaafada u
sheegay inay gudoomiye ku xigeenka dileen niman ku hubaysnaa bastoolado
islamrkaana madaxa kala beegsadeen rasaas .
Sidoo kale dableyda dilka gaysatay ayaa baxsaday kadib markii ay dilka
gaysteen islamrkaana in cabaar ah kadibna ay halkaas soo gaareen Ciidamo aad u
fara badan oo ay kamid yihiin kuwa Booliska dowlada KMG ah .
Maaha markii ugu horaysay ee sidan oo kale loo khaarajiyo masauuliyiinta
degmooyinka gobolka banaadir ,iyadoo lagu diley tan iyo intii la dhisay maamulka
gobolka banaadir in ka badan 7-masuul oo ka kala haye jagooyinka gudoomiyeyaal
iyo gudoomiye ku xigeeno .
Dhibaatooyinka Amaan Darro Ee Ka Taagan Caasimada Oo Saamayn Ku Yeeshay
Shirka Qaran.
waxaa isa soo taraya walaaca laga qabo shirka qaran ee beelaha soomaaliyeed
loogu qabanayo madasha shirka ee xaruntii hore ee gaadiidka booliska
soomaaliyeed sida uu u qabsoomayo taasoo wel wel iyo amaan xumo ay soo wajahday
ergooyinka shirka .
Dhibaato amaan xumo ayaa ka taagan caasimada muqdisho oo ay weliba usii dheer
yihiin qaraxyada joogtada ah dilka iyo weliba dhaca iyo fowdada taasoo lamoodo
marba marka kasii damabaysa inay isa soo tarayaan .
Waxaan wax ka weydiiyey rajada shirka ay ka leeyihiin qaar ka tirsan
ergooyinka kasoo boqoolay gobolada islamrkaana codsaday in aan magacyadooda la
shaacin ayaa iskaga mid ka noqday dhginaca fekerka ah inay magaalada caasimada
muqdisho xiligan wax shir ahi ka hagaagayn taasoo ay ku macneeyeen dhibaatada
amaan xumo ee ka jirta .
''Waxaa muuqata in markii shir ama kulan bilowdaba ay qaraxyo ama madaafiic
haraynayaan madasha shirka ama meelaha u dhow dhow , taasina aysan waxba suurto
geleinayn '' ayuu yiri mid kamida ergada shirka oo xilgan ku sugan muqdisho
Dhinacyada siyaasada indha- dheeye ayaa sheegaya inaysan jirin xiligan shir
ka qabsoomi kara muqdisho oo weliba ay joogaan cutubyo ciidamo shisheeye ,
prof,guute ayaa sheegay inaysan marnaba muuqan rajo nabadeed oo kasoo baxaysa
muqdisho iyo weliba soomaaliyaba islamrkaana loo baahan yahay inay wada hadlaan
dhinacyada siyaasada dalka isku haya hadii kale ay sii fogaanayso xaalada
nabadeed ee dalkan soomaaliya .
Dhinaca kale garabka odayaasha dhaqanka ee beesha hawiye ee uu gudoomiyaha u
yahay xasan xaad ayaa taageersan inay wada hadlaan dhinacyada siyaasada dalka
isku haya sida dowlada KMG ah ,golaha maxaakiimta islaamka soomaaliyeed iyo
weliba xubnaha baarlamaanka xorta la baxay.
yaasiin maxamed cali (faytin)
yaasiinfaytin@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | July 22, 2007
Furitaanka Ciyaaraha EuroSom ee Helsinki 2007
Dagaallo lagu jabiyey
ciidamada cadowga Itoobiya.
Heshiis
Dhexmaray Ururka Saxafiyiinta
Soomaaliyeed Iyo Ururka Xidhiidhka Guud
Ee Dalka Suuriya
Afgaanistaan oo lugu afduubtay kooxo loo
maleeynayo iney faafinayeen diinta
Masiixiga
Wafti
Wacyi Gelin u tegey Goobaha lagu gubo
Dhirta ee Gobolka Sanaag
Meherado Badan oo ku yaal Boosaaso oo
Xirey.
Waraysi Sh. C/qaadir Noor Faarax Halka
uu marayo Masjidu Al-hudaa
Digniin
Culus oo Ka Timid Dr. Cumar Cusmaan
Raabe


|