Daabaco Boggan | Print
Qaabka
Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka
Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri

Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
|
:::GEEDDI & TERRA NUOVA ::: |
Geeddi
oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu
Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri |
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE::: |
Gabay:
Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku
ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine
Akhri |
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR::: |

Qormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka
Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri..... |
:::KOOSHIN MAXAMED::: |
Fadeexad Haysata
Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka...
Akhri |
:::MAQAALKII HALDHAA::: |
SOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A
|
B | C |
E |
:::MAQAALKII CAAQILKA::: |
Sidee
Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in
dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri... |
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH::: |
YAAGABLAMI,YAASE
GOOD DILI

Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi
Spanish |
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA |
Riigga
Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya
Akhri... |
:::Dr. CALI NUUR::: |
Gabha
Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee
Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali
Nuur |
:::GABAYGII DR. C/LAAHI |
Doofaarta
Raacdiyo Amxaar:
Nin qabyaalad
falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii
Dr. C/laahi Spanish |
:::GABAYADII XIIRANE ::: |
Gabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare...
Akhri |
:::GABAYGII: SHIINE::: |
Gabay: GUUBAABO QARAN...
Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey
AKhri |
:::TIFATIRKII LAFOOLE::: |
AW JAAMAC CUMAR CIISE::
Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta-
Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire:
C/Risaq Lafoole
|
:::MURTIDA MAANTA::: |
Meles Zenawi:
Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan
Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka
Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama
VISION-ka dhabta ah ee Dawladda...
Akhri...
QAYBTA:
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
06 |
07 | |
:::TAARIIKH::: |
DHACDADII YARMUUK & KHAALID
BIN WALIID |
:::SHIRKII HAYB-SOOCA::: |

Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay
Minneapolis,
oo lagu magacaabay guddi... Akhri
Dr.
Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii
Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka..
Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY
|Xuseen |
:::MFA: WASAARADA A/D::: |
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan
Soomaaliya
Himilada
iyo Siyaasadda Itoobiya...
Akhri.... |
:::JAAMACADDA MUQDISHO::: |

Jaamacada Muqdisho oo La
Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho |
:::MAQAALKII ALLMAN::: |
Baydhabooy
Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo
Qore: Maxamed Allman |
:::MAQAALKII M.BAASHE::: |
Hadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe |
:::GABAYGII DHAGAAFE::: |
Qaadan
Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri... |
:::GABAY: GOBANIMO::: |
Gobanimo:
Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada,
Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye...
Akhri |
::WARAYSI: FAARAX MACALIN:: |
SomaliTalk
oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad
looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya
Dhegeyo
|
:::MAQAALKII EELAY::: |
WAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf)
Qore: Eelay. Guji...
|
:::GANACSIGA NASAREED ::: |
Warbixin
Gaar ah: Itoobiya
- ganacsiga Bariga
ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji |
|
Gudoomiy Kuxigeenka Jaaliyada Somaaliyeed ee Dalka Kenya Mudane ilkacase
oo Taageeray Shirka Dib uheshiisiinta Muqdisho.
Gudoomiye-Kuxigeenka Jaaaliayada Somliyeed ee Dalka Kenya Mudane Maxamed
Cali Maslax (ilkacase) ayaa Maanta Shir jaraaid ku qabtay hoolka Shirarka
ee xafiiska Maamulka Jaaliyadu ay ku leeyihiin Bartamaha Nairobi Mudane
ilkacase ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay Furitaanka Shirka Dibuheshiinta
Qaran ee magaalada Muqdisho kaas oo la iskugu Keenay gabi ahaan Beelaha ku
Abtirsada Magaca Somaali.
Mudane
ilkacase oo Arabka kusoo celceshay in badan kalamada ah ( Dawladnimo waa Dahab
Dad iyo Dal aan Dawlad lahayna Dugaaga wax ma dhamaan) hadalkaas oo qiiro ku
abuuray kasoo Qaybgalayaashii Shirkiisa Jaraa’id. Sacabka iyo Mashxaradu maahan
mid kala joogsanayso iyadoona arintaas ay muujinaysay sida ay iskugu calool
wanaagsanaayeen dad kii Somaalida ahaa ee Goobtaas joogay kuwaas oo aad uwada
tageersanaa Shirka Dibuheshiisiinta Somaalida ee Xamar. Horay ayey ahayd
Maalmo kahor markii Gudoomiyaha jaaliyada Somaaliyeed Mudane Ahmed C/samad uu si
habsamialeh utageeray Shirka dib uheshiisiinta Qaran isagoona kulamo Danaha
dalka Somaaliya looga hadlaayo la yeeshay madax kala duwan oob ka tirsan Dawlada
Federaalka ee Somaaliya iyo dawlada martida Maamulku ay uyihiin ee Kenya.
Sidoo kale waxaa socda Abaabul lagu doonaayo shir weyn oo ay wada yelanayaan
maamulka sare ee jaaliyadaha Dalka Kenya iyo Masuuliyiin uu kamid yahay
danjiraha Dawlada Somaaliya ufadhiya dalka Kenya Mudane Mahamed Cali Nuur
Ameerika kaasoo looga hadli doono sida uu warbaahinta usheegay Gudoomiye ku
Xigeenka jaaliyadaha Somalaiya ee dalka Kenya Mudane Mahamed Cali Maslax oo ku
magacdheer “Mr ilkacase” hagaajinta Xariirka kawada Dhaxeeya safaarada Somaliya
ee Dalka Kenya iyo jalaiyada Ka dhisan wadanka Kenya. Gabagabadii Shirkaas
jaraaid ayaa kusoo Afmeermay kulan Aad uwanaagsan iyadoona ay goob jog ka
ahaayeen Madaxkatirsan Dawlada Kenya iyo Dawlada Federaalka Somaaliya iyo
Aqoonyaho Dhalinyaro Odayaal Cuqaal, waxaana ka mid ahaa Gudoomiayaha
Dhalinayarada Somaalida ah ee kunool wadanka Kenya Maxamuud maxamed Yuusuf
Xayr,La Arkidonaa waxii kasoo baxa shirarka lafilaayo in ay dhawaan dhacaan
iyadoona aan idin ka balan qaadayno in aan idiin soo gudbindoono Warbixinada iyo
Sawiradooda.
W.Q.C/wali ibraahim.garyare.Nairobi Kenya.
Email,garyare20@hotmail.com
Waxaa soo tebiyey
axmed cabdicali
hanadyare05@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | July 19, 2007


|