Daabaco Boggan | Print
Qaabka
Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka
Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri

Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
|
:::GEEDDI & TERRA NUOVA ::: |
Geeddi
oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu
Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri |
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE::: |
Gabay:
Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku
ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine
Akhri |
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR::: |

Qormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka
Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri..... |
:::KOOSHIN MAXAMED::: |
Fadeexad Haysata
Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka...
Akhri |
:::MAQAALKII HALDHAA::: |
SOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A
|
B | C |
E |
:::MAQAALKII CAAQILKA::: |
Sidee
Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in
dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri... |
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH::: |
YAAGABLAMI,YAASE
GOOD DILI

Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi
Spanish |
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA |
Riigga
Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya
Akhri... |
:::Dr. CALI NUUR::: |
Gabha
Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee
Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali
Nuur |
:::GABAYGII DR. C/LAAHI |
Doofaarta
Raacdiyo Amxaar:
Nin qabyaalad
falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii
Dr. C/laahi Spanish |
:::GABAYADII XIIRANE ::: |
Gabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare...
Akhri |
:::GABAYGII: SHIINE::: |
Gabay: GUUBAABO QARAN...
Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey
AKhri |
:::TIFATIRKII LAFOOLE::: |
AW JAAMAC CUMAR CIISE::
Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta-
Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire:
C/Risaq Lafoole
|
:::MURTIDA MAANTA::: |
Meles Zenawi:
Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan
Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka
Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama
VISION-ka dhabta ah ee Dawladda...
Akhri...
QAYBTA:
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
06 |
07 | |
:::TAARIIKH::: |
DHACDADII YARMUUK & KHAALID
BIN WALIID |
:::SHIRKII HAYB-SOOCA::: |

Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay
Minneapolis,
oo lagu magacaabay guddi... Akhri
Dr.
Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii
Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka..
Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY
|Xuseen |
:::MFA: WASAARADA A/D::: |
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan
Soomaaliya
Himilada
iyo Siyaasadda Itoobiya...
Akhri.... |
:::JAAMACADDA MUQDISHO::: |

Jaamacada Muqdisho oo La
Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho |
:::MAQAALKII ALLMAN::: |
Baydhabooy
Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo
Qore: Maxamed Allman |
:::MAQAALKII M.BAASHE::: |
Hadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe |
:::GABAYGII DHAGAAFE::: |
Qaadan
Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri... |
:::GABAY: GOBANIMO::: |
Gobanimo:
Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada,
Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye...
Akhri |
::WARAYSI: FAARAX MACALIN:: |
SomaliTalk
oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad
looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya
Dhegeyo
|
:::MAQAALKII EELAY::: |
WAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf)
Qore: Eelay. Guji...
|
:::GANACSIGA NASAREED ::: |
Warbixin
Gaar ah: Itoobiya
- ganacsiga Bariga
ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji |
|
Gabagabadii Kubadda Kolayga Somali Week iyo Gobolka
Minnesota
Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxa sitoos ah ugu
furmay cayaarihii kubadda kolayga ee dadoodu u
dhaxeesay 7-13(TEENAGER) iyo dadka waaween(ADULT)
Gobolka minnesota ay Soomaalidu buuxdhaafisay ee
ciyaaro iyo damaashaadyo loogu magacdaray Todabaadka
Soomaalida (Somali Week), oo ay soo qaban qaabiyeen
cayaaryahanadii qaran ee kubada kolayga iyo ku da'da
yare ee hadda ku nool gobolka minnesota Isla markaasna
lagu xusayay maalintii ay xuroobeen kooforta
Soomaaliya iyo isu taggii labada gobol ee Waqooyi Iyo
Koonfur.
 Munaasibadan oo lagu soo bandhigay cayaaro ay
dadkii daawanayay si aad ugu doorsadeen.Koobkan ayaa
hadaba waxa si xirfadaysan ugu tartamay 18 kooxood oo
ka kala yimid Dunida daafaheeda sida Yurub, Canada iyo
gobalada kala gadisan ee dalkan Mareykanka.

Ciyaarahaas oo dhamaantoodba ahaa kuwa xiiso iyo
xaamaasad badan. Cayaarahaas oo maalinba maalinta ka
dambeysa laysugu xoog sheeganayey ayaa waxaa laysla
soo gaaray FINALKA ama ugu dambeyntii ay isugu soo
hadheen labada kooxood oo kala ah VIA ROMA oo ka
sacotay Minnesota iyo Toronta oo kasacotay Canada.

Ciyaarahaas oo run ahaantii aheyd mid xiiso leh oo ay
laba kooxoodba banaanka soo dhigeen wixii ay khibrad
iyo tobabarba qabeen si ay u hantaan guusha Koobka.
Balse waxay ku dhamaatay TORONTA 53 VIA ROMA 48 iyadoo
halkaa guushii ku raacday kooxdii toronta,CANADA.
 Waxa
xusid mudan oo aan marna la iloobin karin afeeyay oo
wiil yar oo dhalinyara ah oo isku taxalujiyay in uu
isku keeno cayaarahanadd walina ku doonsiiyo qaar ka
mid ah cayaartoodii sida fiican u cayaartay bilshar
ay muteesteen.

Gabagabadii Mubnaasabaddaasi waxay
ahayd mid dadkii ka soo qeyb galey ay si aad ah ugu
riyaaqeen waxyaabihii halkaas ka socda iyo farxaddii
ay is dhaafsanayeen dadka Soomaaliyeed ee ku nool
gobolkan Minnesota oo had iyo jeer aad u weyneeya
Maalmaha qaddarinta mudan ee Gobanimada Soomaaliya.


zakaria aden
somali media
zakihaji@yahoo.com
Faafin: SomaliTalk.com | July 12, 2007


|