SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print

Qaabka Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji



May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
 

:::GEEDDI & TERRA NUOVA :::
geeddiGeeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE:::
soofeGabay: Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine Akhri
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR:::
musuqmaasuq
dhegaweyneQormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri.....
:::KOOSHIN MAXAMED:::
koshinFadeexad Haysata Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka... Akhri
:::MAQAALKII HALDHAA:::
HaldhaaSOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A | B | C | E
:::MAQAALKII CAAQILKA:::
caaqilSidee Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri...
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH:::
YAAGABLAMI,YAASE GOOD DILI
somalia
Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi Spanish
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA
riigRiigga Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya Akhri...
:::Dr. CALI NUUR:::
calinuurGabha Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali Nuur
:::GABAYGII DR. C/LAAHI
drDoofaarta Raacdiyo Amxaar: Nin qabyaalad falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii Dr. C/laahi Spanish
:::GABAYADII XIIRANE :::
stGabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare... Akhri
:::GABAYGII: SHIINE:::
Gabay: GUUBAABO QARAN... Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey AKhri
:::TIFATIRKII LAFOOLE:::
LafooleAW JAAMAC CUMAR CIISE:: Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta- Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire: C/Risaq Lafoole

:::MURTIDA MAANTA:::
Meles Zenawi: Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama VISION-ka dhabta ah ee Dawladda... Akhri...
QAYBTA: 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 |
:::TAARIIKH:::
DHACDADII YARMUUK & KHAALID BIN WALIID
:::SHIRKII HAYB-SOOCA:::
somalia
Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay Minneapolis
, oo lagu magacaabay guddi... Akhri

calinuurDr. Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka.. Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY |Xuseen
:::MFA: WASAARADA A/D:::
ItoobiyaSiyaasadda Itoobiya ee ku wajahan Soomaaliya
Himilada iyo Siyaasadda Itoobiya... Akhri....
:::JAAMACADDA MUQDISHO:::
Jaamacad
Jaamacada Muqdisho oo La Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho
:::MAQAALKII ALLMAN:::
allmanBaydhabooy Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo Qore: Maxamed Allman
:::MAQAALKII M.BAASHE:::
maxamedbaasheHadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe
:::GABAYGII DHAGAAFE:::
dhagaafeQaadan Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri...
:::GABAY: GOBANIMO:::
Gobanimo: Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada, Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye... Akhri
::WARAYSI: FAARAX MACALIN::
SomaliTalk oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya Dhegeyo
:::MAQAALKII EELAY:::
eelayWAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf) Qore: Eelay. Guji...
:::GANACSIGA NASAREED :::
Hirut SemuWarbixin Gaar ah: Itoobiya - ganacsiga  Bariga ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji
 

Wafti Wacyi Gelin u tegey Goobaha lagu gubo Dhirta ee Gobolka Sanaag

Xingalool: Wafti aad u balaadhan oo isgu jira Hay'addo, Maamulka Degmada Xingalool, odayaala Dhaqmeedyo, Culamaa'udiino iyo Ururada Bulshada ayaa u buqoolay dhinacaas iyo Tuulada Balibusle ilaa tuulada Kaladhacda oo ah dhula ugu badan oo lagu gubo dhuxusha, Waftigaas ayaa waxa hogaaminayay odayaal dhaqameeyo,kuwaas oo hadaba dhinac uga bay dhayay xagaafka uu marayo gaadhiga say ula socdeen am u ogaadaan xaalka dhabta ah ee jira.


Bulshada ku dhaqan Tuulada Kala dhacda oo meel fagaara ah taagan

Waftigaas ayaa gaadhay tuulada Kaldhacada  oo kulama halkaas kula yeeshay odayaasha Deegaankaas iyo wax garadka say isula kaashadaan sidii looga  hortagi lahaa dabar jarka lagu hayo deegaan oo haatan u muuqda mid aan waxba ka sii taagnayn.


Gaadhi sida Dhuxul kaas oo u sii jeeda Gobolka Nugaal kana qaaday Gobolka Sanaag

Qaban qaabada socdaalkaas waxa soo abaabulay Ururada ka dhisan Degmada Xingalool kuwaas  ku midoobay Dallada Hon, ilaa dhawr Urur ayaa wacyigalin balaadhan oo xaga Deegaanka ah ka wada Deegaanadaas Xaalufinta badan ka jira iyagoo kaa shanaya Maamulka Degmada Xingalool iyo Hay"adda Horn Lief oo ah Ha"add qaabilsan Arimaha Deegaan ayna joogaan Magaalada Xingalool masuuliyiin sar sare oo ka tirsan hay'adaas.


Xubno ka tirsan Ururka S.S.A oo dul taagan dhuxul markaa larabo in la shido

Ururadaas iyo wafti gaas balaadhan oo isgu jira  aqoon yahan iyo Maamulka Degmada Xingalool Hay"adda Caalamiga ah ee Horn lief  ayaa lafilayaa inay magaalada Kal dhacda uga sii gudbaan dhinacaas iyo Soolka si ay usoo wacyi galiyaan Dadka ku hawlan inay Xaalufiyaan Deegaankooda.


Dhirtii oo lada bar jaray oo dhamaatay

Waftigaas caalamiga ahi intay wadeen wacyi galintaas waxyaalaha Caqabadaha ah oo lataaban karo ee ay la kulmeen waxa ka mida gaadhigaas aad Sawirkiisa argtaan ayaa Ninmaka wataa waxay Diideen inay Saxaafadu sawir ka qaadato ayan warbixino ka dhegaystaan Ururadii iyo Dadkii halkaas Joogay iyagoo ragii gaadhigaas watay ay Qorya la soo baxeen oo ayba qaarkood u hanjabeen Ururadii iyo Saxaafada Badax banaan oo iyana halkaas jogtay.


Xubno ka mida Waftigii wacyigalinta Deegaanka waday

Gaadhigaas iyo Kowo kale oo badan oo markaas boqoolay ayaa badanaa waxay dhuxusha geeyaan Gobolka Nugaal iyo Gobolka Mudug iyagoo ka qaada Gobolka Sanaag oo aad moodo inuu noqday Meel qashinka loo soo doonto laguna soo qobo hatan.


Soolka u dhaw tuulada Kala dhacda oo aad loo dabar jaray

Ururada dhexda u xidhay say uga wacyigalin lahaayeen bulshadooda Xaalufinta deegaanka waxa kamida (Urura S.S.A.) iyo Ururka (KePO)  (H.D.O) iyagoo waliba ay lascdaan masuuliyiinta Dallada ay Ururadaasi ku midoobeen ee (HON) oo abaabulkaas qayb wayn ka qaadatay.

Jaamac Ayaanle feyte
LaasqorayNet/ Xingalool
feyte37@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | July 20, 2007

Geedi "Wax aan kala socdo ma jirto heshiiska la sheegayo in DFKMG la gashay Shirkado Shidaalka Baara"
.Taliska Booliiska: hawlgalada Suuqa Bakaaraha waa socon..
.Ganacsatada Bakaaraha oo beesha Caalamka ka codsaday..
.Cali Geedi oo dib ugu soo laabtay Muqdisho...
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... July 18

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com