Daabaco Boggan | Print

AQOONISWEYDAARSIYO IYO DOODO ISBOORTI iyo
Ciyaaraha EuroSom
Cadde
Muuse oo ka hadlay mudaharadaadkii ka dhacay Garoowe dhegeyso halkan.
Daawo: Video-Bannaanbaxii Garoowe
DAAWO...

Xubno ka
tirsan Xiriirka
Soomaaliyeed ee
K/cagta oo ka
qaybgalay
Siminaarkii
Futsalka iyo
Beach Soccer-ka
ee dalka
Marooko.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Washington DC oo deeqdii ugu balaarneyd soo
gaarsiiyey dadkii ku waxyeeloobay dagaalada


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka
Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri

Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
|
:::GEEDDI & TERRA NUOVA ::: |
Geeddi
oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu
Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri |
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE::: |
Gabay:
Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku
ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine
Akhri |
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR::: |

Qormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka
Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri..... |
:::KOOSHIN MAXAMED::: |
Fadeexad Haysata
Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka...
Akhri |
:::MAQAALKII HALDHAA::: |
SOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A
|
B | C |
E |
:::MAQAALKII CAAQILKA::: |
Sidee
Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in
dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri... |
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH::: |
YAAGABLAMI,YAASE
GOOD DILI

Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi
Spanish |
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA |
Riigga
Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya
Akhri... |
:::Dr. CALI NUUR::: |
Gabha
Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee
Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali
Nuur |
:::GABAYGII DR. C/LAAHI |
Doofaarta
Raacdiyo Amxaar:
Nin qabyaalad
falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii
Dr. C/laahi Spanish |
:::GABAYADII XIIRANE ::: |
Gabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare...
Akhri |
:::GABAYGII: SHIINE::: |
Gabay: GUUBAABO QARAN...
Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey
AKhri |
:::TIFATIRKII LAFOOLE::: |
AW JAAMAC CUMAR CIISE::
Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta-
Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire:
C/Risaq Lafoole
|
:::MURTIDA MAANTA::: |
Meles Zenawi:
Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan
Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka
Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama
VISION-ka dhabta ah ee Dawladda...
Akhri...
QAYBTA:
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
06 |
07 | |
:::TAARIIKH::: |
DHACDADII YARMUUK & KHAALID
BIN WALIID |
:::SHIRKII HAYB-SOOCA::: |

Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay
Minneapolis,
oo lagu magacaabay guddi... Akhri
Dr.
Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii
Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka..
Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY
|Xuseen |
:::MFA: WASAARADA A/D::: |
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan
Soomaaliya
Himilada
iyo Siyaasadda Itoobiya...
Akhri.... |
:::JAAMACADDA MUQDISHO::: |

Jaamacada Muqdisho oo La
Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho |
:::MAQAALKII ALLMAN::: |
Baydhabooy
Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo
Qore: Maxamed Allman |
:::MAQAALKII M.BAASHE::: |
Hadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe |
:::GABAYGII DHAGAAFE::: |
Qaadan
Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri... |
:::GABAY: GOBANIMO::: |
Gobanimo:
Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada,
Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye...
Akhri |
::WARAYSI: FAARAX MACALIN:: |
SomaliTalk
oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad
looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya
Dhegeyo
|
:::MAQAALKII EELAY::: |
WAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf)
Qore: Eelay. Guji...
|
:::GANACSIGA NASAREED ::: |
Warbixin
Gaar ah: Itoobiya
- ganacsiga Bariga
ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji |
|
Mooshinkii la
xisaabtanka Xukuumadda Prof,Geedi oo
Mooshin kale la korsaarey.
Gudoomiyaha Golaha
Baarlamaanka Sh. Aadan Maxamed Nuur (Sh. Aadan Madoobe) ayaa maanta
[Axad July 29, 2007] kulannkii looga hadlaayey dooda mooshinka la
xisaabtanka Xukuumada uu hogaamiyo Prof, Geedi ka sheegey inuu horyaalo
lana soo gaarsiiyey Mooshin kale oo isna ka dhan ah Xukuumada FKMG.
" Mooshinka waa i
horyaalaa waxaana ii keeney Xildhibaano, waana idiin soo hor dhigayaa,
balse doodan imanka na hortaalo oo ay xildhibaanadu is qoreen marka ay
dhamaato ayaan idiin horkeeni doonaa” ayaa yiri Af-hayeenka
Baarlamaanka, intaa kadib waxaa inoo suuragashay inaan helno, nuqul ka
mid ah mooshinka cusub ee uu Gudoomiyuhu u sheegey Baarlamaanka oo ay
habeen-nimadii Jicmcaha ee la soo dhaafey, ku dhowaad 40 Xildhibaan ay
ku sixiixan yihiin.
Mooshinka cusub oo
cinwaankiisu yahay Xukuumadu inay kalsooni weydiisato Golaha shacabka
ayaa wuxuu u qornaa sidatan;-
Mudane Gudoomiye anagoo
tixraacayna heshiiskii is af-garadka(MEMORANDUM OF UNDERSTANDING) ee ay
wada galeen, ayna wada sixiixdeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane
C/llaahi Yuusuf Axmed, Ra’iisul Wasaaraha Mudane Cali Maxamed Geeddi iyo
Gudoomiyihii Golaha shacabka xiligaas Mudane Shariif Xasan Sh, Aadan ,
taariikhdu Markey ahayd 5-tii Agousto 2006.
Is-afgaradkaas oo Madaxweynuhu ka hor akh’riyey Golaha Shacabka, kaasoo
ku aqbaley aqlabiyad balaaran, sidaasna uu dhaqangal ku noqdey.
Is-afgardkaasi wuxuu
xaliyey khilaafkii soo kala dhexgaley Golaha Xukuumadda m,arkii ay is
casileen Wasiiro badan, isla markaana wuxuu keeney in la soo dhiso
Xukuumada cusub.
Mudane Gudoomiye is
afgardkaas ee ay madaxdu wada sixiixdeen Golaha Shacabkuna Ansixiyey,
mooshinkuna ku lifaaqan, qodobkiisa ugu horeeya wuxuu qeexayey in
Ra’iisul Wasaaruhu xafiiska haynayo mudo Lix bilood ah, si deg deg ahna
ku soo dhisayo Xukuumad, una soo gudbinayo Golaha Shacabka Qorsho
hawleedka Xukuumaddaas.
Sidaas daraadeed Mudane
Gudoomiye annagoo tix raacayna , Is Afgardkaas, markaan aragney qodobada
soo socda.
1- In mudadii loogu tala
galey Ra’iisul Wasaaraha iyo Xukuumadiisuba, inay xilka hayaan ee
Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha ku heshiiyeen islana sixiixeen,
islamarkaana Golaha shacabku Ansixiyey ay 5-bilood ka hor dhamaatey,
Golaha shacabka wuxuu xukuumadda ansixiyey 18/Septembar 2006, waxayna
lixdii bilood ugu ekeyd 18/Febraayo 2007.
2- In Qorsho hawleedkii
xukuumadda loo ansixiyey isla mudadaas uu isna dhamaadey shan bilood ka
hor.
3- In Xukuumaddu ay si
sharci daro ah xilka ku haysay mudo shan bilood ah.
4- In isla mudadaas ay
dalka ku maamulaysay Qorshe hawleed la’aan, iydoo ay dalka ka dhaceen
isbedelo waaweyn.
Hadaba Mudane Gudoomiye
waxaan soo jeedinaynaa in Xukuumaddaan waqtigii loogu talagalay inay
xilka hayso uu ka dhamaadey, ayna Golaha Shacabka soo weydiisato {
KALSOONI SIIN } si loo cusbooneysiiyo xilka ama laga gaaro taladii kale
ee uu Golaha sharafta lihi u garto.
Mudanayaasha ku sixiixan
mooshinkan cusub ee Ugubka ah ayaa waxay kala yihiin:-
-
-
2-C/fitaax Sh,
Ibraahim Rashiid.
-
3-C/llaahi Macallin
Maxamed (Faax).
-
4-Faarax Ismaaciil
Xuseen.
-
5- Xasan Cabdi Xiirey
(Xasan Deer).
-
-
-
8-C/rashiid Cali Cabdulle.
-
9-C/kariim Naasir
Saciid Seef(C/Dheeg).
-
10-Jen, C/raxmaan
Maxamuud Cali.
-
11-Avv,Axmed Ibraahim
Maxamed.
-
12-Axmed Maxamed
Samatar.
-
13-Shar mar’arke
Maxamed Xaashi Gaani.
-
14-Dr. Cali Baashi
Cumar.
-
15-Yuusuf Maxamed
C/qaadir.
-
16-Dr. Axmed Maxamed
Goonle
-
17-Avv.Cabdi C/lle
Saciid (Jinni Boqor).
-
18-Ismaaciil xasan
Jaamac.
-
19- Cusmaan Muqtaar
Maxamed (Miirow)
-
20-Col. Axmed Cumar
Jees.
-
-
22-Col.C/rashiid
Aadan C/llahi (Gabyow).
-
-
24-Ing. Cabdi Buule
Xuseen.
-
-
26-Saynab Maxamed
Caamir.
-
-
28-Xaawo C/llaahi
Qayaad.
-
29-Col.Axmed Xaashi
Max’uud.
-
30-Sheekh Shaacir
Sheekh.
-
31-Cali Aadan Xuseen {Cali Eylow}.
-
32-Ibraahim Cabdinuur
Xasan.
-
33-Dr.C/raxmaan Cabdi
Waarre.
-
-
35-Maxamed Dhaqane
Cilmi.
Dhinaca kale kulankii
manta oo ahaa mid ay soo xaadireen in ka badan 200 oo mudane ayaa
markaad eegto fadhiga baarlamaanka waxaa lag dheehaneyey degenaasho
la’aan, waxaana mararka qaar Gudoomiyuhu mudanayaasha baarlamaanka ku
amraayey inay si degan u dhegeystaan mudanayaasha doodooda.
Doodii maanta ayaa
mudanayaasha ka Hadley intooda badan waxaad moodaa inay isku fakir ka
ahaayeen dhinaca Xukuumada, marka laga reebo xubno yar, halka qaarkoodna
aad moodidba in si gaar ah ay u halbeegsanayeen qaab dhismeedka
Baarlamaanka, hase ahaatee Gudoomiyaha oo soo xirey kulanka ayaa sheegey
in maalinta Talaadadda dib laysugu soo noqondoono hadii ilaahay idmo.
Akh’ristayaasha sharafta
leh hadii uu ilaahey idmo waxaan idiin soo gudbin doonaa sida ay doodu u
dhacdey wareegii labaad ama kulan kii labaad ee fadhiga Baarlamaanka