Daabaco Boggan | Print
Qaabka
Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka
Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri

Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
|
:::GEEDDI & TERRA NUOVA ::: |
Geeddi
oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu
Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri |
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE::: |
Gabay:
Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku
ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine
Akhri |
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR::: |

Qormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka
Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri..... |
:::KOOSHIN MAXAMED::: |
Fadeexad Haysata
Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka...
Akhri |
:::MAQAALKII HALDHAA::: |
SOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A
|
B | C |
E |
:::MAQAALKII CAAQILKA::: |
Sidee
Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in
dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri... |
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH::: |
YAAGABLAMI,YAASE
GOOD DILI

Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi
Spanish |
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA |
Riigga
Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya
Akhri... |
:::Dr. CALI NUUR::: |
Gabha
Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee
Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali
Nuur |
:::GABAYGII DR. C/LAAHI |
Doofaarta
Raacdiyo Amxaar:
Nin qabyaalad
falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii
Dr. C/laahi Spanish |
:::GABAYADII XIIRANE ::: |
Gabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare...
Akhri |
:::GABAYGII: SHIINE::: |
Gabay: GUUBAABO QARAN...
Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey
AKhri |
:::TIFATIRKII LAFOOLE::: |
AW JAAMAC CUMAR CIISE::
Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta-
Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire:
C/Risaq Lafoole
|
:::MURTIDA MAANTA::: |
Meles Zenawi:
Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan
Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka
Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama
VISION-ka dhabta ah ee Dawladda...
Akhri...
QAYBTA:
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
06 |
07 | |
:::TAARIIKH::: |
DHACDADII YARMUUK & KHAALID
BIN WALIID |
:::SHIRKII HAYB-SOOCA::: |

Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay
Minneapolis,
oo lagu magacaabay guddi... Akhri
Dr.
Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii
Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka..
Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY
|Xuseen |
:::MFA: WASAARADA A/D::: |
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan
Soomaaliya
Himilada
iyo Siyaasadda Itoobiya...
Akhri.... |
:::JAAMACADDA MUQDISHO::: |

Jaamacada Muqdisho oo La
Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho |
:::MAQAALKII ALLMAN::: |
Baydhabooy
Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo
Qore: Maxamed Allman |
:::MAQAALKII M.BAASHE::: |
Hadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe |
:::GABAYGII DHAGAAFE::: |
Qaadan
Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri... |
:::GABAY: GOBANIMO::: |
Gobanimo:
Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada,
Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye...
Akhri |
::WARAYSI: FAARAX MACALIN:: |
SomaliTalk
oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad
looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya
Dhegeyo
|
:::MAQAALKII EELAY::: |
WAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf)
Qore: Eelay. Guji...
|
:::GANACSIGA NASAREED ::: |
Warbixin
Gaar ah: Itoobiya
- ganacsiga Bariga
ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji |
|
Gudoomiyaha Jaaliyada beesha SSC ee Dalka Kenya oo jawabaa kulul ka
bixiyay hadal ka soo yeeray nin sheegaty inuu yahay afhayeenka beeshaas
waxaa noo suurta gashay in aan waraysno Gudoomiyaha jaaliya beesha
dhulmahante ee waxaa noo suurta gashay in aan waraysno Gudoomiyaha jaaliya
beesha dhulmahante ee dalka keenya Axmed C/samed cali shire isagoaa ka
hadlaya hada ka soo yeeray nin sheegay inuu yahay afhayeenka beeshaas
guudoomiyaha oo an warysi kula yeelanay hoteel Barkaat ee magaalda Nairobi
Ayaa su'aasha aan ugu horeyn waydiinay waxa ka mid ah
Su: sidee u aragtaa shirka dib u heshiisiinta ee ka furmay magaalada
Muqdisho?
Ja: waxaan u arkaa in uu shirkaas yahay shir soomaalida wax u taraya laguna
gaarikaro heshiis buuxa oo ay ku walaal toobaan umada Soomaaliyeed
Su: waxaa jir in af hayeen u hadlay Beesha dhul mahante uu sheegay in
shirkaas uu yahay shirbirayahow heesa oo uusan wax ka soo baxaynin,isla
markaana beesha dhulmahante dad matalaa aysan shirka ka qeybgalin sidee u
argataa arinkaas?
Ja: ninkaas waa nin iska hadlay mana ahan afhayeen beeshu dooratay marka
hadalkaas waxaan u arkaa in uu yahay nin hada raba in shirka isga laga
qeybgaliyo oo boos raadis ah mana haboona hadii aad wax raadsanaysid in aad
danta guud ee umada aad wax ka sheegtid si aad danhaaga u heshid
" anigu waxaan kuu sheegayaa in beeshu ay taageersantahay shirka
islamarkaana si buuxda ay uga qeybgashay,waxaana Ergada soo xulay garadaka
beesha iyo madaxda Maamulka Puntland" ayuu yiri Axmex C/samed Cali shire.
Su: waxaa la sheegay in ergada Beesha aad ka soo jeedo ee yimid muqdisho
aysan aheyn dad xilkas oo ay yihiin dhalinyaro u shaqaysa Maamulka puntland
side uu saxaafda u sheegay afhayeenkaas maxaad taas kaga jawaabay Gudoomiye
Ja: shirka waxaa qorshihiisu yahay in lagu heshiisiiyo beelaha soomaaliyeed
cida beesha SSC uga qeybgalaysan waa xubno wakalad buuxda ka heysta Beesha
iyo dhaqankeeda marka hadlkan ninkaas ka soo yeeray waxaan u arkaa goobtii
waan jooga mana la tabin
S: ma aaminsantahay in shirkaas wax ka soo baxayaan?
J: haa haa waan aaminsanahay in shirkan ay wax ka soo baxayaan taladan waxaa
leh odayaasha loo qabtay shirka in ay wax fiican ku gaaraan waan rajaynaya
Su: xaalda amaan xumi ee ka jirta caasimada shirka waqtigiisa ma
dhamaysankaraa?
Ja: shirku wuu socanaayaa cid horistaagi kartana ma jirto waxa yar yarka ah
ee hada jirna way dhamayaan waxaan u rajaynaa shirka guul inuu ku dhamaado.
hadalkan ayaa yimid ka dib markii nin sheegtay inuu yahay afhayeenka beesha
SSC uu saxaafada u sheegay inaysan marnba ka qeyb gali doonin beesha
dhulbahante shirka
dibu heshiisiinta qaranka somaliyeed,iyadoo arinkaasi si kulul uu uga
jawaabay Gudoomiya jaaliyada SSC ee Dalka Kenya kuna sugan magaalada Nairobi
mudane Axmed C/samad Cali Shire.
waxaa waraysigaasi qaaday Bile Gurxan Axmed
Soodere Cumar Cabdi Xaashi
Faafin: SomaliTalk.com | July 18, 2007


|