Daabaco Boggan | Print
Qaabka
Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji
Gotenborg: Xagee...
May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka
Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri
Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya
The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
|
:::GEEDDI & TERRA NUOVA ::: |
Geeddi
oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu
Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri |
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE::: |
Gabay:
Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku
ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine
Akhri |
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR::: |
Qormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka
Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri..... |
:::KOOSHIN MAXAMED::: |
Fadeexad Haysata
Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka...
Akhri |
:::MAQAALKII HALDHAA::: |
SOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A
|
B | C |
E |
:::MAQAALKII CAAQILKA::: |
Sidee
Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in
dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri... |
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH::: |
YAAGABLAMI,YAASE
GOOD DILI
Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi
Spanish |
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA |
Riigga
Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya
Akhri... |
:::Dr. CALI NUUR::: |
Gabha
Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee
Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali
Nuur |
:::GABAYGII DR. C/LAAHI |
Doofaarta
Raacdiyo Amxaar:
Nin qabyaalad
falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii
Dr. C/laahi Spanish |
:::GABAYADII XIIRANE ::: |
Gabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare...
Akhri |
:::GABAYGII: SHIINE::: |
Gabay: GUUBAABO QARAN...
Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey
AKhri |
:::TIFATIRKII LAFOOLE::: |
AW JAAMAC CUMAR CIISE::
Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta-
Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire:
C/Risaq Lafoole
|
:::MURTIDA MAANTA::: |
Meles Zenawi:
Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan
Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka
Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama
VISION-ka dhabta ah ee Dawladda...
Akhri...
QAYBTA:
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
06 |
07 | |
:::TAARIIKH::: |
DHACDADII YARMUUK & KHAALID
BIN WALIID |
:::SHIRKII HAYB-SOOCA::: |
Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay
Minneapolis,
oo lagu magacaabay guddi... Akhri
Dr.
Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii
Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka..
Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY
|Xuseen |
:::MFA: WASAARADA A/D::: |
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan
Soomaaliya
Himilada
iyo Siyaasadda Itoobiya...
Akhri.... |
:::JAAMACADDA MUQDISHO::: |
Jaamacada Muqdisho oo La
Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho |
:::MAQAALKII ALLMAN::: |
Baydhabooy
Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo
Qore: Maxamed Allman |
:::MAQAALKII M.BAASHE::: |
Hadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe |
:::GABAYGII DHAGAAFE::: |
Qaadan
Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri... |
:::GABAY: GOBANIMO::: |
Gobanimo:
Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada,
Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye...
Akhri |
::WARAYSI: FAARAX MACALIN:: |
SomaliTalk
oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad
looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya
Dhegeyo
|
:::MAQAALKII EELAY::: |
WAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf)
Qore: Eelay. Guji...
|
:::GANACSIGA NASAREED ::: |
Warbixin
Gaar ah: Itoobiya
- ganacsiga Bariga
ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji |
|
Dhaleeceyn kulul oo
loo jeediyay Laanta afka soomaaliga ee British Broadcasting
Corporation.
Waxaa Khamiistii shir iskugu yimid wasiirada dowlad
goboleedka puntland kaas oo ka dhacey magaalo madaxda puntland ee garowe waxaana
looga hadlayay maxkamad dastuuri ah loo la damacsan yahay in loo sameeyo
puntland, hase ahaatee waxaa ay wasiiradu dhaleeceyn usoo jeediyeen laanta afka
soomaaliga ee British Broadcasting Corporation iyagoo ku eedeeyay in aysan dhex
dhexaad ka ahayn wararka ay puntland ka sheegaan.
Waxaana sidoo kale Khamiistii (July 5, 2007) warqad
shaqo ka fariisan ah uu wasiirka warfaafinta ee dowlad goboleedka Puntland
Mudane Cabdirahman Maxamed Bankax uu u gudbiyay weriyihii puntland u joogey
British Broadcasting Corporation, Axmed maxamed cali (Ahmed kismaayo) iyadoo loo
diidey in uu ka shaqeeyo deegaanada puntland uuna war oga tabiyo British
Broadcasting Corporation.
BEEN ABUURKII NAAGO ISKU GUURSADEY BOOSAASO
GUJI...
[21 Feb. 2001] |
British Broadcasting Corporation waxaa lagu eedeeyay in
aysan dhex dhexaad ka ahayn waxa ka dhaca dowlad goboleedka puntland ayna
sheegina hormarka ay puntland ku talaabsadtey sanadihii ugu dabeeyay, hase
ahaatee waxa ay ku eedeeyeey in ay u janjeerto gobolada koonfureed iyo kuwa
waqooyi oo ay laantaasi bbcda ay si weyn u faaniso una buunbuuniso wararkeeda si
wacana oga waranto.
Isku soo wada duuboo laanta afka soomaaliga waxaa ay dad
badani ay sheegayaan ama ay ku eedaynayaan in aysan dhex dhexaad ka ahayn
wararka ay ka baahiso deegaanada maamul goboleedka puntland ee soomaaliya ee ay
siideyso wararka xun xun ee wax u dhdimaya deegaanada puntalnd hase ahaatee
dhinaca wanaagsan kama waranto waa sida la sheegaye.
Hoos u dhac ku yimid Sarifka Doolarka Magaalada
Boosaaso
Hoos u dhac weyn ayaa ku yimid sarifka lacaga
qalaad ee magalada boosaaso oo labadii maalmood ee ugu danbeeyay gaarey heerkii
ugu sareyey ee uu abid gaaro.
Mar aan saaka booqdey suuqa sarifka lacagaha
qalaad ee doolarka loo yaqaan ayaa waxaa suuqa doolarka laga dareemayay hoos u
dhac ku yimid sarifka doolar magaalada boosaaso.
Maalintii shalay ahayd ayaa waxaa cabasho shaqo
joojin ah muujiyay ganacsada suuqa weyn ee magaalada boosaaso iyadoo ay
albaabadu u xirnaayeen shalay meelo badan oo ka mid ah suuqa weyn ee magaalada
boosaaso.
Ganacsada suuqa ee magaalada boosaaso ayaa waxa
ay ka cabanayeen sarifka doolarka oo shalay gaarey heerkii ugu sareeyay ee uu
gaaro sarifka doolarka ee suuqyada puntland iyagoo ganacsatadu muujiyay in ay si
weyn ugu xun yihiin,
Isku soo wada duboo waxaa kor u kaca safrika
doolarka loo aaneynayay labadoo cishe oo lasoo dhaafey iyadoo ay suuqyada
magaalada soo buux dhaafiyeen lacago cusub oo faalso ah oo kun kun ah oo lagu
soo daabacey magaalada boosasao.
Yusuf Guduudow
Yusuf Guduudow
E-mail
yusufguduudow@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | July 6, 2007
|