Daabaco Boggan | Print
Qaabka
Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji

Gotenborg: Xagee...


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka
Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri

Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
|
:::GEEDDI & TERRA NUOVA ::: |
Geeddi
oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu
Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri |
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE::: |
Gabay:
Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku
ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine
Akhri |
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR::: |

Qormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka
Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri..... |
:::KOOSHIN MAXAMED::: |
Fadeexad Haysata
Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka...
Akhri |
:::MAQAALKII HALDHAA::: |
SOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A
|
B | C |
E |
:::MAQAALKII CAAQILKA::: |
Sidee
Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in
dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri... |
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH::: |
YAAGABLAMI,YAASE
GOOD DILI

Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi
Spanish |
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA |
Riigga
Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya
Akhri... |
:::Dr. CALI NUUR::: |
Gabha
Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee
Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali
Nuur |
:::GABAYGII DR. C/LAAHI |
Doofaarta
Raacdiyo Amxaar:
Nin qabyaalad
falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii
Dr. C/laahi Spanish |
:::GABAYADII XIIRANE ::: |
Gabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare...
Akhri |
:::GABAYGII: SHIINE::: |
Gabay: GUUBAABO QARAN...
Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey
AKhri |
:::TIFATIRKII LAFOOLE::: |
AW JAAMAC CUMAR CIISE::
Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta-
Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire:
C/Risaq Lafoole
|
:::MURTIDA MAANTA::: |
Meles Zenawi:
Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan
Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka
Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama
VISION-ka dhabta ah ee Dawladda...
Akhri...
QAYBTA:
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
06 |
07 | |
:::TAARIIKH::: |
DHACDADII YARMUUK & KHAALID
BIN WALIID |
:::SHIRKII HAYB-SOOCA::: |

Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay
Minneapolis,
oo lagu magacaabay guddi... Akhri
Dr.
Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii
Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka..
Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY
|Xuseen |
:::MFA: WASAARADA A/D::: |
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan
Soomaaliya
Himilada
iyo Siyaasadda Itoobiya...
Akhri.... |
:::JAAMACADDA MUQDISHO::: |

Jaamacada Muqdisho oo La
Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho |
:::MAQAALKII ALLMAN::: |
Baydhabooy
Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo
Qore: Maxamed Allman |
:::MAQAALKII M.BAASHE::: |
Hadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe |
:::GABAYGII DHAGAAFE::: |
Qaadan
Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri... |
:::GABAY: GOBANIMO::: |
Gobanimo:
Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada,
Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye...
Akhri |
::WARAYSI: FAARAX MACALIN:: |
SomaliTalk
oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad
looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya
Dhegeyo
|
:::MAQAALKII EELAY::: |
WAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf)
Qore: Eelay. Guji...
|
:::GANACSIGA NASAREED ::: |
Warbixin
Gaar ah: Itoobiya
- ganacsiga Bariga
ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji |
|
SULDAAN KA GUUD EE BEESHA HABAR CAFAAN OO LAGU
CALEEMO SAARAY DEEGAANKA HOL-HOL EE DEGMADA BOORAMA.
Munaasabadan oo lagu caleemo saarayay suldaanka guud ee beesha H. Cafaan oo
ahayd tii ugu balaadh nayd taariikhda Boorama, ayaa shalay lagu qabtay
deegaanka hol-hol ee galbeedka magaalada Boorama, xafladaas waxaa ka soo
qayb galay dadwayne fara badan, Maamulka gobolka, Kan degmada, Salaadiin ka
kala socotay goboladda dalka S/land oo ay ku jiraan kuwa gobolka awdal ,
Maamulka jaamacada Camuud, iyo Culimaa udiin, iyo waliba daweyne ka kala
yimi deegaanada kala duwan ee gobolka awdal iyo waliba dad kale oo fara
badan oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee bulshada.
Munaasabadani oo ahayd mid dareen xoog leh uu ka muuqday dadwaynihii ka qayb
galayey caleemo saarka oo watay caleemo qoyan iyo calamo midaba kala duwan
leh oo lagu soo dhaweynayey Suldaanka guud ee beesha Habar Cafaan waxayna
ahayd munaasabadii ugu waynayd ee tirada dadka ka soo qayb gala suldaan la
caleemo saarayo damaashaad loo sameeyo ee ka dhacda degaanka Boorama ee
gobolka Awdal.
Munaasabadaas lagu caleemo saarayey suldaanka guud ee beesha Habar Cafaan
Suldaan Cabdi Jaamac Dhawal waxaa ka hadlay munaasabadan SH. C/laahi Sh.Cali
Jawhar oo yidhi waxay soo magacowdeen Habar Cafaan Suldaan guud Suldaan
C/raxmaan Jaamac Dhawal anaguna waaan ka aqbalnay, waxaanu tibaaxey oo uu
amaan usoo jeediyay suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo uu yidhi; meel walba
oo uu dalka ka joogo suldaan Ibraahim Jaamac Samatar waa u garab iyo
gaashaan u yahey dadkeena, waanay muuqataa sidii uu dadka u dhexgalay
adigana waxaa lagaa rabaa inaad isbarbar taagto, waxaana muhiim ah oo lagaa
doonayaa in aad tix galin siiso odayaasha kale ee beesha hadey ahaan laheyd
cuqaal iyo wax garadba oo ah kuwa aad ku hadlaysid magacooda.
Waxaa isaguna ka hadlay goobtaas Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ku
hadlayey magac salaadiinta gobolka Awdal waxaanu sheegay in ay suldaanka
cusub ku soo dhaweynayaan salaadiintu hawshaas loo doortay waxaanu balan
qaaday in ay la shaqeynayaan; garab iyo gaashaan ula taagan yihiin waxaanu
xilka suldaanimada ku tilmaamay mansab gudoomiye oo meel jooga laakiinse loo
baahan yahay in ay bulshada soo dooratay looga baahayn yahay in aan ayna
halkaas kaga tagin ee ay la shaqeeyaan oo ay kala hawl galaan waxa uu
qabanayo.
Waxaa isna halkaasi ka hadlay Prof. Sulaymaan Axmed Guleed Gudoomiyaha
jaamacada Camuud wuxuuna xusay in ninka xilkiisa ka so baxa loo dhiibto xil
sidaa awgeedna uu ku tilmaamay Suldaankan guud ee beesha Habar Cafaan in uu
yahay nin u qalma wuxuuna intaas sii raaciyey tobankii sano ee ugu danbaysay
in ay wada shaqeynayeen uu ku bartay in uu yahay nin bulshada arinteeda
siday tahay aan ka gaban, wuxuuna ku tilmaamey nin ehlu diin ah, anaguna
wixii nagaga soo aada waan ka taageeraynaa, talo wanaagsana waan siinaynaa
bulshada dooratayna waxaan leenahay ha la shaqeeyaan.
Waxaa kale oo ka hadlay madasha ka Hadley Oday ka tirsan beesha Habar cafaan
oo ah run ahaantii oday tixgalin wayn beesha ku leh X. Axmed Miisaan Aare
wuxuuna ka sheekeeyay sidii uu ku yimi Suldaankani iyo siddii ay u doorteen
laba iyo tobanka (12 ) ka beelood ee Habar Cafaan isaga oo ku tilmaamey
shaqsiyadan ama ninkan in uu yahay nin karti u leh oo hawshiii loo doortay
ama loo igmadey oo ah mid uu ka bixi karayo.
Waxaa isaguna halkaasi ka hadlay sudlaan Maxamed Xasan Ibraahim oo ka mid ah
Salaadiinta Hargaysa wuxuuna sheegay in aanay xilka suldaanimadu ahayn mid
la isku hamabalyeeyo balse laysaga tacsiyadeeyo taasi oo uu jeeday in ay
tahay mas'uuliyad culus oo u baahan adkaysi dulqaad iyo in aad wax kasta oo
bulshada soo kala dhex gala loo baahan yahay in aad si daacad u dhamaysid,
reer awdalana waxaa uu ugu baaqay in ay suldaanka xooleeyaan oo ay is garab
taagan.
Waxaa kale oo munaasabadaas ka hadlay X.Daahir Aw Cilmi oo ka mid ah
odayaasha dhaqanka ee reer Awdal waxaanu sheegay in u uga mahad celinayo
Salaadiinta reer S/land ee ka soo qayb gashay xafladan; wuxuuna sheegay in
ay S/land tahay dawlad jirta sidaa awgeed waxaa laynooga baahan yahay
salaadiin iyo odayaalba in aan waqtiagan la joogo aan ka tashano sidii aan
ka yeeli lahayn iyo waliba sidii aan ku garab joogsan lahayn xukuumada isaga
oo cadeeyey in sidii horeba wax walba looga tashan jiray aan ka arinsano
hadba wixii ina soo foodsaara wuuna dardaaray una duceeyey suldaanka iyo
bulshada ka qayb gashayba.
Waxa halkaasi hadalo bogaadin ah ka soo jeediyey Mayor-ka Boorama C/raxamaan
Shide Bile oo sheegay in ay taageersan yihiin Suldaankan guud ee beesha
Habar Cafaan.
Waxaa gabagabeeyey gudoomiyaha gobolka Awdal Max'uud Sh. C/laahi Cige oo
sheegay in u hambalyeynayo Suldaankan guud ee beesha Habar Cafaan uuna
sheegay in uu la shaqayn doono una fududayn doono hawl kasta oo uu u baahdo.
Abdirahman Ibrahim Abdilahi
Contact :
Abdirahman119@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | July 8, 2007
Digniin
Culus oo Ka Timid Dr. Cumar Cusmaan
Raabe
Miisaaniyada Puntland waxay ku baxdaa amniga 80%
Hab-xisaabeedka Puntland........ Akhri
Qaraxyo
shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho..
.Geedi oo
taageero ka raadinaya Dowladaha Carabta
.Max’ed Dheere oo kulan la yeeshay
Xaaji Cabdi Iimaan iyo
.C/raxman Shifti “Soomaali u
xayirnaameyso Beelaha Hawiye”
.Hay’adda Amnesty oo sheegtay in Dilkii
toogasho ee ay...
.Toban qof oo ku geeriyootay baabuur ku
gadoomay Guriceel
.Odayaasha Beesha Dhul-bahante Ee Waamo
oo kabiyo diidey
.Puntland oo iska Fogaysay Eedaymo kaga
yimid DKMG...
.Xubno ka tirsan xiriirka K/cagta oo
maanta u ambabaxay..
Wararka
oo dhan ka akhri halkan...
July 8


|