wasiirka
Arimaha Gudaha
oo kulan la
yeesha Jaaliyada
Beesha reer
Xaaji Saleebaan
ee Kenya.
kulan muhiim
ah oo ay ka soo
qeyb galeen
Jaaliyada Beesha
reer Xaaji
Saleebaan ee
kenya iyo
Wasiirka Arimaha
Gudaha Dowlada
Fadraalka ah Dr.
Maxamed Maxamuud
Guuleed
{Gacmadheere}
ayaa shalay ka
kadhacay
magaalada
Nairobi ee isla
dalka kenya
kulankan oo
looga hadlay
armimo badan oo
ay ka midyihiin
xaalada dalaku
marayo iyo
taageerada
dowlada
fadaraalka h
ayaa waxaa ka
soo qeybgalay
qeybaha bulshada
ee jaaliyada
Saleebaan Sida
odaayal dhaqan
nabadoona
siyaasiin
aqoonyahan
ganacsato
dhalinyaro iyo
haween
kulankaas oo
ayaa dadkii ka
hadlay waxay soo
dhaweeyeen
dowlada
Fadaraaka iyagoo
tageeray
qorshaha
siyaasada ee
dowlada
Soomaaliya,
waxayna
sidookale soo
jeediyeen in
dhaliilaha ay
leedahay Dowladu
la saxo
wasiirka
arimaha Gudaha
Dowlada
Soomaaliya
Dr.Maxamed
Maxamuud guuleed
Gacamadheere
ayaa soo
dhawayeey
hadalka Beesha
waxuuna
sidookale
sharaxay qorsha
Dowlada Isagoo
sheegay in
dowladu ay wax
badan qabatay
islamarkaan ay
hada inta harsan
waqtigeeda ay
wax weyn
qabanayso
Mr
gacamadheere
ayaa sheegay
hadii ay dowladu
dhaliil leedahay
ay wax ka
qabanayso
waxuunayiri"
waxan dhahay
dowlad aysan
jirin waxay
dhaxashay oo
meel cidlo ah
wax ka bilooday
marka hadii ay
jiraan dhaliilo
waa la saxayaa
ee shacablka
waxa looga
baaanyahay inay
dowlada la
shaqeeyaan
kulamakan oo
ahaa mid si weyn
loogu taageeray
dowlada ayaa
waxuu ku
dhamaaday jawi
wanagasan,iyagoo
ugu hanbalyeey
xilkiisa
islamrakaana
waxay beeshu ku
boorisay inuu si
waafi ah oo
daacad ku jirto
u gudto
shaqadiisa
mahan markii
ugu horaysay ee
uu la shiro
jaaliyada Reer
Xaaji saleebaan
ee daclada
dunida ku nool
ee waxuu horay
ula soo shiray
jaaliyada ku ka
nool wadanka
Maraynkanka,kanada,ingiriiska,sweden,filand,iyo
dalka kenya