Home » Archive Maalinta December 3rd, 2014

Khilaafka Madaxda Soomaaliya, Khalad aan wax laga baran!!

Dec 3, 2014
Hadal heynta ugu badan ee arimaha soomaaliya ayaa noqotay khilaafka madaxdad soomaaliya gaar ahaana madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha. Shacabka, warbaahinta iyo xittaa hay’adaha dawladda sida baarlamaanka iyo xukuumadda ayaa la kala saftay madaxda is qabatay. Madaxda is qabatay midkasta wuxuu ku doodayaa anigaa waddo sharci ah ku taagan, waxay kale oo ku doodayaan inay diyaar u yihiin in sharciga... 

Siyaasiyiinta Soomaalida oo dalkii u gacan geliyey Itoobiya xilli rajo laga qabay qaran Soomaaliyeed oo mid ah islamarkaana madax banaan

Dec 3, 2014
Siyaasiyiinta Soomaalida, ayaa dalkii u gacan geliyey taliska Xabashida ee ay hormuudka u tahay Qowmiyadda Tigreeda xilli rajo laga qabay qaran Soomaaliyeed oo mid ah islamarkaana madax banaan.Waana waxa ay ku saabsan tahay qormadan gaaban.Itoobiya ayaa si dadban u la wareegtay dalkii, Iyadoo ka faa’iideysaneysa kala qeybsanaanta dadka Soomaalida ah iyo waliba waxtar-xumida Siyaasiyiintooda. Maadaama... 

Hayadda SCAC iyo Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  oo si Wadajir ah u Xusey Maalinta AIDS-ka Adduunka 2014

Dec 3, 2014
Halkii maalin oo kasta waxaa cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS uu ku dhacaa 7,000 qof oo ku nool dunida dacaladeeda, taas oo ka dhigeysa in halkii saac oo kasta uu qiyaastii cudurkaasi asiibo 300 qof. AKHRI Sida ay sheegtay Hay’adda WHO iyo UNAIDS, 35.3 million ayaa qabay cududrka dilaaga ah ee AIDS/HIV sannadkii 2012, dadka sannadkaas u geeriyoodey cudurkaas waa 1.6 million oo qof. “Soomaalida Qabta... 
Halkudheg:

Mid ka mid aha Beelaha Dega Gobolada Dhexe oo Dooratey Hogaan Cusub oo Siyaasada u Metela.

Dec 3, 2014
  Dr Nuur Shiikh Maxamed “Waxaa Baaq Nabadeed u jeedinayaa Dhinacyada ku Dagaalamaya Gobolada Dhexe”   Munaasabad si heer sare ah  loo soo agaasmey ilsmarkaana ku saabsaneyd soo bandhigida  Gudoomiyaha Siyaasada Beesha  Cayr iyo Xubnhiisa ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho , waxaana Munaasabadaan ka soo qayb galey, Siyaasiyiin, Waxgarad, Aqoonyahano, Xisbiyada Siyaasada , Culimaudiin,... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...