Home » Archive Bisha November, 2014

Ra’iisul Wasaaraha DFS: “Xukuumadaydu waxay samaysay horumar ballaaran oo aan dib looga noqonayn”

Nov 10, 2014
Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo hadal ka jeediyey Shirka Hay’adda Horumarka iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRF): Muqdisho – 10 November 2014….. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa hadal ka jeediyey shirka wada jirka ah ee Hay’adda Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRF) iyo Golaha Sare ee Shuraakada Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya... 

Kenya iyo Soomaaliya Waxaa Dhici karta in Dagaal ku Dhexmaro Dhul-badeedka (muranka la geliyey)

Nov 9, 2014
Warbixin ay qortay Jariidadda Standard ee ka soo baxda Nairobi (Axad November 9, 2014) ayaa si bareer ah waxay u qeexday in Kenya ay awooddo in dhul-badeedka ay ku haysato Soomaaliya ee ay hore muranka u gelisey ay ku qaadan karto awood dagaal, dhulbadeedkaas oo baaxad ahaan ka badan 100,000 kiilomiter oo laba-jibbaaran. Waxaa qoraalka Jariidaddu muujiyey in dacwadda ay Soomaaliya u gudbisey Maxkaamadda... 

Guddoonka Baarlamaanka Oo Xildhibaannada La Qaatay Kulammo Wadatashi Ah Oo Ku Aadan Xasilinta Siyaasadda Dalka

Nov 9, 2014
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa laga soo bilaabo xalay oo ay taariikhdu ku beegneyd 07-November,maanta ilaa caawa fiidkii waxa uu kulammo wadatashi ah oo la xiriiray xasilinta siyaasadda dalka si kala gaar gaar ah ula qaatay Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Inkastoo kulammadii xalay ay bilow iyo gogol xaar u ahaayeen kulammadii ballaarnaa ee iyagu... 

Hay’ada HARO oo Deeq Raashin ah Gaarsiisey Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.

Nov 7, 2014
Hay’adda Humanitarian African Relief Organization (HARO) ayaa deeq raashin ah gaarsiisay dadka ku nool Deegaanada Alango, Kurtun, Hareeri Hoosle, Carra Cas, Shabeel Duulaa iyo Gubadhiyaa oo dhaamtood ka tirsan Gobolka Gedo Dadka la gaarsiiyey Deeqadaan intooda badan ahaayeen dad xoola dhaqato ah, balse ay si ba’ani abaari ugu dhufatay ka dibna wax badan oo ka mid ahaa Xoolihii ay ku noolaayeen... 

MA DOORAN INAAN DARBI JIIF NOQDO !

Nov 6, 2014
Dagaaladdii wadanka Soomaaliya ka dhacay dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay ayaa waxay dalka ku reebeen, raadad kala duwan. kuwaasi oo saameyntooda laga dheehan karo, marka aad dhexmarto magaalooyinka waaweyn ee dalka. waxaa wadanka Soomaaliya aad ugu soo kordhay tirada caruurta darbiyada jiifta, iyaga oo la sarqaansan xabag ay dhuuqeen, taasoo la sheegay in caafimaadkooda ay dhibaato xoog... 

Madaxweyne Xasan iyo Kooxdiisa miyaa Gar leh mise Beesha Caalamka ayaa Jid leh!!

Nov 6, 2014
Tan iyo markii uu soo bilowday khilaafka madaxda sare ee Dowladda Federaalka waxaa isa soo tarayay hadallo kala duwan oo ka soo baxaayay shacbiga Soomaaliyeed, xubno ka tirsan Dowladda Federaalka iyo wakiilada beesha caalamka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya. Khilaafka soo kala dhex galay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed ayaa cirka isku shareeray kaddib... 

Wasiirka iyo Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan tacsi ah u sameeyay Marxuum Maxamed Cabdi Juusto.

Nov 5, 2014
Mogadishu, November 05, 2014- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kaga qeybgalay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda kulan tacsi iyo duco loo sameeyay Allah u naxariistee marxuum Maxamed Cabdi Maxamed Dhollawaa “ Juusto” oo ka mid ahaa howlwadeenada Wasaaradda oo koox hubeysan ay ku dileen Xaafadda Buulo xuubey ee degmada... 

Inta aan Baqeyno Birtu Waa na Saaran Tahay.

Nov 5, 2014
Tan iyo markii dowladii dhexe ee Soomaaliya ay bur-burtay ammaankii iyo adeegii bulshaduna ay meesha ka baxeen waxaa jiray isku-dayo badan oo lagu doonayey in dhibaatada Soomaaliya xal loogu helo iyadoo badankood dadaaladaasi ay ku dhammaadeen fashil, waxaana aad u adkaatay in qarankii sida fudud lagu bur-buriyey dib loo helo sababta ugu weyn ee sii fogeysay in la helo qaran Soomaali ay leedahay oo... 

Shirkada Albayrak oo Dowlada ku warejisay dhaqaalo badan oo Dakada ay ka soo xareysay

Nov 5, 2014
Warsaxaafadeed ka soo Baxay maamulka Shirkada turkiga ee bil ka hor la wareegatay maamulida dakada magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay wax soo saarkii mudamada bisha ah ee ay heysay arimaha amaanka dhaqaalaha ka soo xarooday Shirkadu waxay sheegay in ay dowada ku wareejisay qidmadii ay saamiga u lehyd oo ay cadadeeda ku sheegtay in ay tahay 1,582,000 (1.5 million dollars) Warsaxaafadeedka ayaa waxaa... 

Khilaafka Madaxweyne Xassan iyo Ra’iisal Wasaare Cabdiweli muxuu salka ku hayaa?

Nov 5, 2014
Tan iyo intii ay dowladii dhexe ee Soomaaliyeed burburtay 1991 waxaa dalka soo maray dowlado aad u faro badan.  Dhamaan masuuliyiintii dowladahaasi waxay xilka intii ay hayeen ku dhamaysteen khilaafaad iyo dagaal joogto ah oo curyaamiyay hanaan socodkii shaqada dowlada.   Ma jiro Madaxweyne dalka soo maray 15 sanadood ee ugu danbeeyay oo aysan is hardin ama fooda is darsan Ra’iisal Wasaarayaashii... 

Wafdi ka socda hay’addaha QM oo booqday degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.

Nov 5, 2014
Saraakiil ka tirsan hay’addaha QM qaarkood ayaa maanta gaaray degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, wafdiga oo kasoo kicitimay magaalada Nairobi ayaa waxaa degmada Garbahaarey kusoo dhaweeyay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo oo guddoomiyaha gobolka Maxamed Cabdi Kaliil uu horkacayo. Guddoomiyaha gobolka Gedo Mudane Maxamed Cabdi Kaliil oo ugu horeyn hadalka qaatay, ayaa xusay... 

Somalia: Conundrum of an Activist

Nov 4, 2014
As issues of the day may dictate, the norm for activists is to engage on substantive issues such as calling for peace, justice, and freedom. To achieve success in advocating for these enduring values, activists must struggle to remain focused and sustain their momentum despite the trials and tribulations as well as the consequential challenges of powerful establishments. Activism is a noble cause that,... 

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.

Nov 4, 2014
Somalitalk  4-11-2014   . Shiikh Bashiir Axmed Salaad oo ka Hadley Khilaafka Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha Tan iyo markii uu soo shaac baxay Khilaafka ka dhax aloosan Madaxweynaha soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaarihiisa ayaa waxaa isa soo tarayay Talooyinka iyo Aaraada laga soo saarayo  Khilaafkaas iyo waxa uu keeni karo. Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed Shiikh Bashiir Axmed Salaad... 

Taliyahii Ciidanka Booliska oo lagu aasay Muqdisho

Nov 3, 2014
Madaxda ugu sareysa dalka oo ka qeyb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Mogadishu, 02 November 2014 –Madaxda ugu sareysa dalka ayaa ka qeyb galay Aas Qaran oo gelinkii danbe ee maanta loogu sameeyay Dugsiga tababarada Ciidanka Booliska ee General Kaahiye, Taliyihii Ciidammada Booliska Soomaaliyeed S/G Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo oo maalintii khamiista... 

Maamulka Al-Minhaaj oo Safar daco ku gaaray Galdagob

Nov 1, 2014
Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj ee Mudug iyo Qaar kamida Ducaada Gaalkacyo oo Safar Dacwo ku tagay Degmada Galdogob. Gaalkacyo-Galdogob: Oktoober 31, 2014. Safarkaan oo ay ujeedadiisu ahayd u kuurgalida Xaalada Dacwada ee Degmada Galdogob ayaa waxaa qayb ka ahaa :- Sawiro dheeri a halkaan ka daawo 1-Dr.Aadam Muxamed Cigaal : Gudoomiyaha Shuurada ee Mu’asasada Al-Minhaaj ( Mudug) ahna Gudoomiyaha... 
Halkudheg:

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Taageeray Go’aanka Xukuumadda Ee Dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed “VIDEO”

Nov 1, 2014
Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa taageeray go’aannada Xukuumadda oo la xiriira in la ballaariyo dadaallada ku aadan in loo wada dhamaado gogosha shirka ergada dhisidda maamul sameynta gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka soconeysa magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Mudane... 
Halkudheg:

Labakacleyntii Qabyaaladda (from Dekad to Saldhig)

Nov 1, 2014
Inkasta oo duufaanadii qabyaaladeed ee maalmahan magaalada Hargeysa ka dhex socdey, ay foolxumaayeen dhamaantoodba, haddana waxaa soo ifbaxayey in sidii lagu sheegi jiray cudurka HIV/AIDS marxaladaha ay dadkiisu maraan, ay ugu xuntahay marxalada dafiraada ama isdiidsiinta. Taas oo noqotey ta ugu xun ee qarisa in xalka la helo. Kuwa qabyaalada la badheedhay aad ulamaan sii yaabin, waxaase ka sii yaab... 

Geediga Wadaay & Maxaa Iga Gallay!

Nov 1, 2014
——— ———- BULXAN ——– —– 1) Kacaan baa dhashay; Bishaaro! Bishaaro! Geeddiga wadaay! 2) Qabyaaladdii waa la aasay; Bishaaro! Geeddiga wadaay! 3) Af-Soomaaligii waa la qoray; Bishaaro! Geeddiga wadaay! 4) Waxbarashadu illaa jaamacad waa billaash, Geeddiga wadaay! 5) Ololihii -Miyigaa waa la hirgaliyay; Bishaaro! Geeddiga wadaay! 6) Waxqoreyaal... 

Caashuuraa Waa Maalin Fadli Badan- Waxay ku beegantahay Isniinta

Nov 1, 2014
Bisha Muxaram waa bil fadli badan, tobnaadka oo Caashuuraa ah waxay ku beegan tahay November 03, 2014 waa Isniin. Sagaalaadkuna waxay ku beegantahay Axada November 02. 2014. Taariikhada maalinta tobnaad ee Caashuraa, Fadligeeda muxaram iyo arimo la xiriira ayaan ku eegi doonaa qoraalkaan. Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu Bismillaahi Raxmaani Raxiim ::: Muxaram 08, 1436 Walaalayaal marka... 
Halkudheg: ,

Weekly Press Conference on the Progress of the Government – Nov 1, 2014

Nov 1, 2014
Mogadishu, 01 November 2014 – The Minister of Information, Mustafa Duhulow, today addressed the media, providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister discussed various issues: the delivery of food aid to Barawa; details of the explosives and military equipment intercepted at Mogadishu seaport; the South West State conference; the progress... 

Cali Maxamed Xasan (Cali Dhagaweyne) oo ku Geeriyoodey Qarax Gaari oo ka Dhacay Degmada Hodan

Nov 1, 2014
Saakay subaxnimadii markay ahayd 7:00 subaxnimo  ayaa gaari nuuca raaxada oo marayay wadada Tarbuunka  qarax qabsaday, qaraxaasi ayaa markii uu dhacay waxaa goobtii qaraxa isugu soo ururay dadweyne fara badan waxayna dadku hadal hayeen Darawalkii gaariga oo qaraxu si aad u haleelay isla markaana goobtii ku geeriyooday hase ahaatee nin  ay saaxibo ahaayeen Darawalka Gaariga  ayaa  wax dhaawac ah... 

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Mahad Salad oo kala hadlay dowladda Finland fulinta mashaariic iyo tababarida Salaadiinta beelaha Soomaaliyeed.

Nov 1, 2014
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFS: Mogadishu, October 31, 2014- Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Mahad Mohamed Salad oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar shaqo oo uu ku tagay dalka Finland , ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho oo si weyn loogu soo dhoweeyay kaga warbixiyay guulaha socdaalkiisa . H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa... 

Xulashada Jimcaha: Furitaankii Masaajidka Abubakar Al-ssadiq ee Ohio

Nov 1, 2014
Sidaan la wada soconno waxaa maalintii sabtiga oo ay taariikhda miillaaddigu aheyd 25/10/2014 curtay sanadkii cusbaa ee Hijriyada Islaamka 1436. Haddaan nahay bahda Somalitalk-na waxaan guud ahaan umadda muslimiinta ah u rajeynaynaa sanad khayr qaba. Haddaba, waxaa farxad u ah Somalitalk in ay xulashada toddobaadkan ku soo qaadato furitaankii masjidka weyn ee Abubakar Asaddiiq oo magaalada Ohio,... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...