Home » Archive Maalinta November 12th, 2014

Abdirahman Beileh : waxaa dalka laga dhisayaa 10 Xarumood oo leh dugsiyo farsamada gacanta

Nov 12, 2014
Mogadishu, November 12, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh oo cishooyinkii ugu dambeeyay socdaal shaqo ku joogay Magaalada Jeddah ee dalka Saudi Arabia , ayaa maanta Caasimadda Muqdisho dib ugu soo laabtay, isagoo shir jaraa’id oo uu ku qabtay garoonka diyaaradaha Adan Abdulle , ku faah faahiyay guulaha uu ka soo hoyay kulamo kala duwan... 
Halkudheg:

Dalada Jaaliyada Putland Iyo Jaaliyada Jubaland ee Finland oo Ka Tacsiyeysay Geerida Ugaas Axmed Ugaas Maxamed

Nov 12, 2014
Dhamaan jaaliyada Puntland iyo jaaliyada Jubaland ee Dalka Finland,Ayaa si wadajir ah waxay ugu Tacsiyeynayaan geeridii Allaha u Naxariistee Ugaaskii Beesha Tanade Daarood Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Geesood oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Goldogob ee Gobalka Mudug. Jaaliyada Puntland Iyo Jaaliyada Jubaland ee Dalka Finland ayaa si gaar ula qeysaneynaa murugada qoyska ugaaska iyo dhamaan umada somaliyeed... 

Xildhibaannada Mooshin hallaga keeno! (Qalinkii Maxamed Xaaji)

Nov 12, 2014
Waxaan ka mid ahay dadka aaminsan inaysan Soomaalidu ahayn dad weli fahmay ama u bisil waxa la yiraahdo nidaamka iyo kala dambaynta daysan ee aan dan gaar ah ama caadifad toona ku dhisnayn (absolute rule of law). Waxaa Muqdisho ka dhacay kulan hordhac u ah mashruuca madhalayska ah ee loo bixiyay New Deal balse u muuqda ’New Dheel’’ kaasoo ay ka qaybgaleen madaxda ugu sarreeysa dowladda dhexe... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...