Home » Archive Maalinta November 6th, 2014

MA DOORAN INAAN DARBI JIIF NOQDO !

Nov 6, 2014
Dagaaladdii wadanka Soomaaliya ka dhacay dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay ayaa waxay dalka ku reebeen, raadad kala duwan. kuwaasi oo saameyntooda laga dheehan karo, marka aad dhexmarto magaalooyinka waaweyn ee dalka. waxaa wadanka Soomaaliya aad ugu soo kordhay tirada caruurta darbiyada jiifta, iyaga oo la sarqaansan xabag ay dhuuqeen, taasoo la sheegay in caafimaadkooda ay dhibaato xoog... 

Madaxweyne Xasan iyo Kooxdiisa miyaa Gar leh mise Beesha Caalamka ayaa Jid leh!!

Nov 6, 2014
Tan iyo markii uu soo bilowday khilaafka madaxda sare ee Dowladda Federaalka waxaa isa soo tarayay hadallo kala duwan oo ka soo baxaayay shacbiga Soomaaliyeed, xubno ka tirsan Dowladda Federaalka iyo wakiilada beesha caalamka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya. Khilaafka soo kala dhex galay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed ayaa cirka isku shareeray kaddib... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...