Home » Archive Maalinta November 5th, 2014

Wasiirka iyo Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan tacsi ah u sameeyay Marxuum Maxamed Cabdi Juusto.

Nov 5, 2014
Mogadishu, November 05, 2014- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kaga qeybgalay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda kulan tacsi iyo duco loo sameeyay Allah u naxariistee marxuum Maxamed Cabdi Maxamed Dhollawaa “ Juusto” oo ka mid ahaa howlwadeenada Wasaaradda oo koox hubeysan ay ku dileen Xaafadda Buulo xuubey ee degmada... 

Inta aan Baqeyno Birtu Waa na Saaran Tahay.

Nov 5, 2014
Tan iyo markii dowladii dhexe ee Soomaaliya ay bur-burtay ammaankii iyo adeegii bulshaduna ay meesha ka baxeen waxaa jiray isku-dayo badan oo lagu doonayey in dhibaatada Soomaaliya xal loogu helo iyadoo badankood dadaaladaasi ay ku dhammaadeen fashil, waxaana aad u adkaatay in qarankii sida fudud lagu bur-buriyey dib loo helo sababta ugu weyn ee sii fogeysay in la helo qaran Soomaali ay leedahay oo... 

Shirkada Albayrak oo Dowlada ku warejisay dhaqaalo badan oo Dakada ay ka soo xareysay

Nov 5, 2014
Warsaxaafadeed ka soo Baxay maamulka Shirkada turkiga ee bil ka hor la wareegatay maamulida dakada magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay wax soo saarkii mudamada bisha ah ee ay heysay arimaha amaanka dhaqaalaha ka soo xarooday Shirkadu waxay sheegay in ay dowada ku wareejisay qidmadii ay saamiga u lehyd oo ay cadadeeda ku sheegtay in ay tahay 1,582,000 (1.5 million dollars) Warsaxaafadeedka ayaa waxaa... 

Khilaafka Madaxweyne Xassan iyo Ra’iisal Wasaare Cabdiweli muxuu salka ku hayaa?

Nov 5, 2014
Tan iyo intii ay dowladii dhexe ee Soomaaliyeed burburtay 1991 waxaa dalka soo maray dowlado aad u faro badan.  Dhamaan masuuliyiintii dowladahaasi waxay xilka intii ay hayeen ku dhamaysteen khilaafaad iyo dagaal joogto ah oo curyaamiyay hanaan socodkii shaqada dowlada.   Ma jiro Madaxweyne dalka soo maray 15 sanadood ee ugu danbeeyay oo aysan is hardin ama fooda is darsan Ra’iisal Wasaarayaashii... 

Wafdi ka socda hay’addaha QM oo booqday degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.

Nov 5, 2014
Saraakiil ka tirsan hay’addaha QM qaarkood ayaa maanta gaaray degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, wafdiga oo kasoo kicitimay magaalada Nairobi ayaa waxaa degmada Garbahaarey kusoo dhaweeyay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo oo guddoomiyaha gobolka Maxamed Cabdi Kaliil uu horkacayo. Guddoomiyaha gobolka Gedo Mudane Maxamed Cabdi Kaliil oo ugu horeyn hadalka qaatay, ayaa xusay... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...