Home » Archive Maalinta November 1st, 2014

Maamulka Al-Minhaaj oo Safar daco ku gaaray Galdagob

Nov 1, 2014
Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj ee Mudug iyo Qaar kamida Ducaada Gaalkacyo oo Safar Dacwo ku tagay Degmada Galdogob. Gaalkacyo-Galdogob: Oktoober 31, 2014. Safarkaan oo ay ujeedadiisu ahayd u kuurgalida Xaalada Dacwada ee Degmada Galdogob ayaa waxaa qayb ka ahaa :- Sawiro dheeri a halkaan ka daawo 1-Dr.Aadam Muxamed Cigaal : Gudoomiyaha Shuurada ee Mu’asasada Al-Minhaaj ( Mudug) ahna Gudoomiyaha... 
Halkudheg:

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Taageeray Go’aanka Xukuumadda Ee Dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed “VIDEO”

Nov 1, 2014
Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa taageeray go’aannada Xukuumadda oo la xiriira in la ballaariyo dadaallada ku aadan in loo wada dhamaado gogosha shirka ergada dhisidda maamul sameynta gobollada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ka soconeysa magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Mudane... 
Halkudheg:

Labakacleyntii Qabyaaladda (from Dekad to Saldhig)

Nov 1, 2014
Inkasta oo duufaanadii qabyaaladeed ee maalmahan magaalada Hargeysa ka dhex socdey, ay foolxumaayeen dhamaantoodba, haddana waxaa soo ifbaxayey in sidii lagu sheegi jiray cudurka HIV/AIDS marxaladaha ay dadkiisu maraan, ay ugu xuntahay marxalada dafiraada ama isdiidsiinta. Taas oo noqotey ta ugu xun ee qarisa in xalka la helo. Kuwa qabyaalada la badheedhay aad ulamaan sii yaabin, waxaase ka sii yaab... 

Geediga Wadaay & Maxaa Iga Gallay!

Nov 1, 2014
——— ———- BULXAN ——– —– 1) Kacaan baa dhashay; Bishaaro! Bishaaro! Geeddiga wadaay! 2) Qabyaaladdii waa la aasay; Bishaaro! Geeddiga wadaay! 3) Af-Soomaaligii waa la qoray; Bishaaro! Geeddiga wadaay! 4) Waxbarashadu illaa jaamacad waa billaash, Geeddiga wadaay! 5) Ololihii -Miyigaa waa la hirgaliyay; Bishaaro! Geeddiga wadaay! 6) Waxqoreyaal... 

Caashuuraa Waa Maalin Fadli Badan- Waxay ku beegantahay Isniinta

Nov 1, 2014
Bisha Muxaram waa bil fadli badan, tobnaadka oo Caashuuraa ah waxay ku beegan tahay November 03, 2014 waa Isniin. Sagaalaadkuna waxay ku beegantahay Axada November 02. 2014. Taariikhada maalinta tobnaad ee Caashuraa, Fadligeeda muxaram iyo arimo la xiriira ayaan ku eegi doonaa qoraalkaan. Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu Bismillaahi Raxmaani Raxiim ::: Muxaram 08, 1436 Walaalayaal marka... 
Halkudheg: ,

Weekly Press Conference on the Progress of the Government – Nov 1, 2014

Nov 1, 2014
Mogadishu, 01 November 2014 – The Minister of Information, Mustafa Duhulow, today addressed the media, providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister discussed various issues: the delivery of food aid to Barawa; details of the explosives and military equipment intercepted at Mogadishu seaport; the South West State conference; the progress... 

Cali Maxamed Xasan (Cali Dhagaweyne) oo ku Geeriyoodey Qarax Gaari oo ka Dhacay Degmada Hodan

Nov 1, 2014
Saakay subaxnimadii markay ahayd 7:00 subaxnimo  ayaa gaari nuuca raaxada oo marayay wadada Tarbuunka  qarax qabsaday, qaraxaasi ayaa markii uu dhacay waxaa goobtii qaraxa isugu soo ururay dadweyne fara badan waxayna dadku hadal hayeen Darawalkii gaariga oo qaraxu si aad u haleelay isla markaana goobtii ku geeriyooday hase ahaatee nin  ay saaxibo ahaayeen Darawalka Gaariga  ayaa  wax dhaawac ah... 

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Mahad Salad oo kala hadlay dowladda Finland fulinta mashaariic iyo tababarida Salaadiinta beelaha Soomaaliyeed.

Nov 1, 2014
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFS: Mogadishu, October 31, 2014- Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Mahad Mohamed Salad oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar shaqo oo uu ku tagay dalka Finland , ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho oo si weyn loogu soo dhoweeyay kaga warbixiyay guulaha socdaalkiisa . H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa... 

Xulashada Jimcaha: Furitaankii Masaajidka Abubakar Al-ssadiq ee Ohio

Nov 1, 2014
Sidaan la wada soconno waxaa maalintii sabtiga oo ay taariikhda miillaaddigu aheyd 25/10/2014 curtay sanadkii cusbaa ee Hijriyada Islaamka 1436. Haddaan nahay bahda Somalitalk-na waxaan guud ahaan umadda muslimiinta ah u rajeynaynaa sanad khayr qaba. Haddaba, waxaa farxad u ah Somalitalk in ay xulashada toddobaadkan ku soo qaadato furitaankii masjidka weyn ee Abubakar Asaddiiq oo magaalada Ohio,... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...