Home » Archive Maalinta October 7th, 2014

DALDALLAADDA GODANE !!! MA U HELAY DARONE !!!!

Oct 7, 2014
Dhimashada Axmed Cabdi Godane aad baan ugu diirsaday, waana sidaan la rabay Maqaalladdii ugu danbeeyey ee aan ka qoro Xarakadda AL-shabaab Shufto ayaa ahaa mid aan raadinaayey wax Axmed Cabdi Godane ii Daldala Sidii uu Xijaaj Ibnu Yusuf u daldalay Madaxdii Khawaarijta ee kala ahaa : 1) Shabiib Abuu Madallah oo madax u ahaa Khawaarijta AL_shabiibiyah . 2) Qadri Ibnu Fujaa’iyah oo asaguna Madax... 

Wararkii ugu Dambeeyey Soomaaliya Maanta. Dhagayso

Oct 7, 2014
Xukuumadda Soomaaliya oo Baaq Digniin ah u dirtay Wadamada la deriska ah Somalitalk Muqdisho:  Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa baaq u diray Dalalka Soomaaliya la deriska ah isagoona uga digay Khatar uga iman karta Dagaalyahanada Xarakada Shabaab. Cabdiweli Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in Dalalkaasi ay sameeyaan Feejignaan dheeraad ah kana digtoonadaan inay... 

Warbixin dhamaystiran oo ku saabsan shirweyanah Midnimo kow ee Garbahaarey.

Oct 7, 2014
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ka furmay magaalada Garbahaarey , iyadoo xafladdii furitaanka shirka ay kasoo qeybgaleen madax ka tirsan dowladda, Siyaasiyiin, Ganacsato iyo qeybaha bulshada ku dhaqan gobolka Gedo. Intii ay xafladdu socotay ayaa waxaa laga jeediyay khudbado kala duwan, waxaana halkaasi ugu horeyn ka hadlay gudigii shirka... 

Gabadhu si ay u noqoto marwo iyo hooyo maxay u baahantahay?

Oct 7, 2014
Qormadaana waxaynu kusoo bandhigaynaa waxyaabaha xaqiiqa ahaan looga baahanyahay gabadha si ay marwo iyo hooyo u noqoto, waxyaabahaas oo diin ahaan iyo nolol ahaan loogu baahnayahay, waana kuwaan soo socda: 1- nin geeyaan ah (diin iyo akhlaaq leh). 2- say ninimo ugu filan 3- nolol ahaana dhaqan kara (masruuf lugu noolaado u heli kara ama usoo shaqayn kara). 4- hoy ku filan iyada iyo saygeeda u heli... 
Halkudheg:

Hayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo soo Gabagabeysey Barnaamij Hilbo Qaybin ah oo ku Aadan Ciidul Adhxaa.

Oct 7, 2014
Hay’ada Humanitarian African Relief Organization ee Marka la soo gaabiyo la yiraah (HARO) oo inta badan ku howlan taageerida Dadka tabaaleysan, ayaa waxay soo gabagabeeyesey Barnaamij Xoolo Qaybin oo ku aadan Ciidul Adhxaa , waxayna Barnaamijkaas ka fulisey Magaalooyinka  Muqdisho iyo Baydhabo gaar ahaan Xerooyin ay ku jiraan Dad Barakacayaal ah iyo dad naafo ah. Intii ay ka  socotey Hilbo Qaybintaas... 

Sidii looga Ciiday Seattle Washigton, Sweden iyo Gaalkacayo- Al-Adxa 2014

Oct 7, 2014
Sidii looga ciiday Seattle Washington, Gaalkackayo iyo Sweden Flen Daawo oo ka bogo   Magaalada Seattle Washington ayaa si wanaagsan looga ciiday, waxaana ciida soo qaban qaabiyey Masaajidka wayn Abubakr Islamic Center of Washington. Waxaa goobta ciida oo ahayn sida sunnaha ah buux dhaafshay muslimiinta ku noo Seattle Washington, dadka ayaa aad u faraxsanaa isuguna hambalyeynay ciida Al-Adxa ee... 

Guddiga Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Oo Ka Dooday Naqshada Dhismaha Cusub ee Baarlamaanka “SAWIRRO”

Oct 7, 2014
Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta oo axad ah ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay kaga doodeen naqshada dhismaha cusub ee Baarlamaanka iyo dhismayaasha xarumaha Baarlamaanka uu ku yeelan doono gobollada dalka. Kulankan oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho waxaa shir gudoominayey Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...