Home » Archive Maalinta October 12th, 2014

Updates: NUSOJ Condemns the Attack on Television Journalist in Mogadishu

Oct 12, 2014
Mogadishu, 12 October, 2014 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in the strongest terms possible the attack on the television journalist in Mogadishu’s Howlwadaag neighborhood in Mogadishu by unknown assailants. Unknown Gunmen opened fire at Abdirisak Jama Elmi known as “Black”, the Director of Somali Channel Television in Mogadishu office, while seated outside his home... 

AU Special Representative condemns the attempted assassination of a Somali Journalist in Mogadishu

Oct 12, 2014
PRESS RELEASE (For Immediate Release) AU Special Representative condemns the attempted assassination of a Somali Journalist in Mogadishu Mogadishu-October 12th, 2014; The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Maman S. Sidikou has condemned today’s assassination attempt on journalist Abdirizak Jama Elmi. Mr. Abdririzak Jama Elmi was... 
Halkudheg:

Masaajidka Flen ee Sweden (Flens Moske) oo markii 5-aad dhaawac lagaarsiiyey

Oct 12, 2014
Daaw: Maamulka iyo Culumnmada Masaajidka Flen ee Sweden oo ka warbixinaya dhaawac loo gaystay Masaajidka, muslimiintana ka codsaday inay gacan ka gaystaan, sidii Markasku usii jiri lahaa. llaahu Akbar- waa markii shanaad ee la burburiyo Masjidka Flen ee waddanka Sweden. Gurigaan maanta Masjidka ah ayaa markii hore ahaan jiran Kaniisad Illaah qayrkii lagu caabudo,  waa arrin muslimiinta degan magaallada... 
Halkudheg: ,

Kooxo Hubaysan oo Dhaawc u geystey Wariye Cabdirisaaq Black oo u Shaqeeynayey T.V.ga Somali Channel.

Oct 12, 2014
Xaaladda Wariye Cabdirisaaq Jaamac Cilmi (Black) ayaa iminka soo hagaagaysa ka gadaal markii subaxnimadii hore ee saaka Kooxo Hubaysan Rasaas ay ku fureen gaari uu watay. oo markaaku sugnaa Suuqa Bakaaraha. Wariyahan oo u shaqeeya T.V.ga Somali Chanel ayaa ku sii jeeday Goobtiisa Shaqo xiligaa ay rasaaseynayeen kooxdaas Dableyda kuwaasoo dhowr Xabadood kala helay Caloosha iyo Gacmaha Cabdirisaaq ayaa... 

Soomaaliyeey dhib wadaag noqonaye dheef wadaag ma noqonaa?

Oct 12, 2014
Soomaalida qolo walba waxay u haysatey in colaadda iyo dagaalku dhibayo qolada ay is hayaan kaliya, iyaguna ay ka faa’iidayaan ama ugu yaraan aan wax kasoo gaarayn laakiin waxaa xaqiiqo noqotay wax walba oo soo gaara qolada la is hayo inay qolada kalena soo gaarayso, dhimasho, dhaawac, dhac, qax, dhaqaale burbur, agoon, gablan, araamil (dumar laga dhintay) iwm. Kolkii gobolada dalka qaybo ka... 
Halkudheg:

Mu’asasada Al-Minhaaj oo soo gabagabaysay dawro ah “Tababarka Tababarayaasha”

Oct 12, 2014
waxaa xalay kusoo gababoobay magaalada bosaaso ee gobolka bari tababar ka socday labadii maalimood ee u dambaysay hoolka shirarka ee mu’asasa al-minhaaj, tababarkaan oo loo qabtay qaar ka mida ardayda wax ka barata jaamacadaha magalaada boosaaso ayaa waxaa soo qaban qaabisay mu’asasada al minhaaj ee dacwada iyo hormarinta, waxaana soo jeedinayay tababare cabdifitaax cajab oo ah tababare kasoo... 
Halkudheg:

Tacsi: Geerida ku timid Marxuum Yasiin Cali Warsame Guleed

Oct 12, 2014
Inalilaa wa’inilayhi Raajucuun inga oo ah Mohamed Ghalib Musse oo ku hadlay magaca dhamaan Reer Ghalib Musse Afi waxaanu tacsi u dirayaana Dhamaan Reer Cali Warsame Guuled. Ilahay ha u naxariisto oo maanta lagu aasay Magaalada Hargeysa. Dhamaan eheladii iyo qarabadii uu ka geeriyooday Marxuumku waxaanu leenahay Samir iyo Imaan Ilahay ha indka siiyo, Geeridu Waa Xaq. Kulu Nafsun Daa’iqatul... 
Halkudheg:

Weekly Press Conference on the Progress of the Government

Oct 12, 2014
Mogadishu, 11 October 2014 – The Minister of Information, Mustafa Duhulow, today addressed the media, providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister discussed various issues: The development of Postal Services in Somalia; political outreach to Somalis in the Diaspora; the introduction of Cash Machines in Somalia, the liberation of Barawa;... 
Halkudheg:

Askar badal ah

Oct 12, 2014
Shaqaaluhu waxay u kala baxaan kuwo si buuxda cid ugu shaqeeya oo waqtigooda oo dhan ciddaasi leedahay ama ku takrifalayso iyo shaqaale dadka u dhexeeya oo ciddii u timaadaba shaqo u qabta, sida: harqaanlaha ama kabatolaha iwm. Askartu waxay ka midyihiin shaqaalaha sida buuxda ugu shaqeeya cidda ay askarta u yihiin, loomana oggola inay cid kale u shaqeeyaan ama amar ka qaataan, waxayna diyaar u yihiin... 
Halkudheg:

Lixdan (60) jirka Calanka Soomaaliya.

Oct 12, 2014
“Calanyihow cisada eebbahey ku cimri weynaahe Cawo dhalad ilaahey ninkuu ku cawimuu siiyo Caadada adduunkaa ma dhibo cayshka nololeede, adna curashadaaadii na daa culus dhadhaabeede cambarkaan lahayn lagama rogo caari meel kale e” Xaaji Maxamed Axmed Liibaan (Axyaa wadhani) 1950kii Soomaaliya qaybteeda koofureed waxaa ka hergalay xukunkii daakhiliga ahaa (Maxmiyad) ee uu kor ka xukumaayay Guumaysigii... 
Halkudheg:

Xukunka Qofka Diinta ka Laabta

Oct 12, 2014
Xilli kasta waxaa jira dagaal ka dhex taagan xaqa iyo baadilka. Dagaalkaas oo soo bilowday xilligii nabi Aadam. Nabi Aadam(SCW) waxaa la siiyey xorriyad dhammeystiran, taas oo ah in uu sidii uu doono jannadda u isticmaalo laakiin uusan u dhawaan geed ka mid ah geedaha jannadda. Markaas ayuu nabi Aadam cunay geedkii, saas ayaana jannadii looga saaray. Shaydaanku had iyo goor waxuu ka soo galaa dadka... 

SANNAD GUURADII 60aad: 1954-2014 CALANKA QARANKA SOOMAALIYEED

Oct 12, 2014
October 12, 2014 In badan oo naga mid ah kuma baraarugsana maalmaha qaranka, waxaana haboon in mar weli baa an is xusuusino maalmaha qiimaha weyn ugu fadhiya shacabka soomaaliyeed si ay u ogaadaan jiilka yar yar ee maanta soo koraya sidaasi darteed waxaa maanta xusid mudan in ay tahay 12kii Oktoober 2014 kuna  beegan sannad guuraddii 60aad ee helida astaanta  calanka qaranimadda soomaaliyeed , nasiib... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...