Home » Archive Maalinta October 10th, 2014

Xulashada Jimcaha: Xasuuqii Ciidanka Kenya ka geysteen magaalada Wagalla ee NFD

Oct 10, 2014
Xulashada Jimacaha Somalitalk ee toddobaadkan, waxaan ku soo qaadanaynaa xasuuqii ay ciidamada Kenya ka gesyteen magaalada Wagalla ee dhulka Soomaaliyeed ee NFD, muddo hadda laga joogo 30 sanadood. Markey taariikhdu aheyd 8dii Febraayo 1984, goor habeennimo ah, ayuu kulan qarsoodi ahaa oo ay albaabadu u xiranyihiin uu ka dhacay aqalka dowladda ee degmada Wajeer. Kulankaas oo ahaa mid heer sare ah waxaa... 
Halkudheg:

Boosaaso iyo Minneapolis oo la mataaneeyey

Oct 10, 2014
 Cabdi Warsame ayaa cod googo’aya ku yiri isagoo ilmada iska tiraya…….. Dowlada oo hoose ee magaalada Minneapolis ayaa maanta cod aqlabiyad ah ugu codeeyey in la mataaneeyo labada magaalo ee Minneapolis iyo Boosaaso. Arintan oo gudiga dowlada Hoose ee Minneapolis u gudbiyey Cabdi Warsame oo ah Mudane laga soo doorto xaafada Cedar iyo Koonfurta Magaalada Minneapolis ee Soomaalida... 
Halkudheg:

Shirkada Golis laga bilaabo Jimcaha Canshuur ayaan ku daraynaa daqiiqadaha lagula hadlo dalka iyo dibadaba

Oct 10, 2014
Daawo: Maareeyaha Guud ee Shirkada Isgaarsiinta ee Golis, Siciid Aadan Axmed oo ay weheliyaan madaxda kale ee Shirkada Golis ayaa ku dhawaaqay inay hirgalinayaan canshuurta wacitaanka telafoonka oo ah daqiiqadaha ay isticmaalayaan dadku marka ay lahadlayaan gudaha  iyo dibadba,  kadib markii dowladu soo rogtay in canshuur laga qaado isticmaalka telafoonka. Hadalkii maareeyaha waxaa ka mid ahaa. ”... 
Halkudheg:

Golaha wasiirada oo ansixiyey Heshiis is afgarad ah oo xukuumadu la galayso Baarlamaanka

Oct 10, 2014
Shir ay galabta isugu yimaadeen xubnaha golaha wasiirrada oo uu shir guddoominayey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda F.S. Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa looga dooday heshiis isfaham oo u dhexeeya Golaha shacabka Baarlamaanka Fedaraalaka Soomaaliya iyo golaha Wasiirada xukuumadda oo kusaabsan dardargalinta dejinta shuruucda hortabinta u leh kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka Soomaaliyeed. Hoos... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...