Home » Archive Maalinta October 21st, 2014

21- kii oktoobar: Oktoobarey adaa laha

Oct 21, 2014
Bisha oktoobar oo ah bil sooyaalka soomaaliyeed saamaayn wayn ku leh ayaa sanad kasta marka ay soo marta lagu xusuustaa dhacdooyin xiisa badan oo kala duwan, balse taariikhahaas kuwa ugu mudan waxaa kamid ah kuwii dhacday 12 Oktoobar 1954 oo ah maalinta calanka iyo 21 Oktoobar 1969 oo aheed maalintii uu gayiga soomaaliya ka curtay kacaankii barakaysnaa oo ciidan xoo ga Dalka soomaaliyeed kula wareegeen... 

Tolkayow inoo kala doora

Oct 21, 2014
Nin kasta oo ina ka mid ah wuxuu jecelyahay inuu sharaf iyo karaamo ku noolaado oo aadanuhu qaddariyaan isaga, dadkiisa, diintiisa iyo dalkiisaba, mana jiro nin jecel ama raalli ku ah in la ihaaneeyo, la gumaysto, la dulmiyo ama hoos loo eego isaga iyo inta uu jecelyahayba. Dhinac kale dad badan oo inaka mid ah ayaa doonaya inay liidaan, dulmiyaan, laayaan, boobaan ama barakiciyaan qabiilooyinka ama... 
Halkudheg:

Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada oo Go’aamo ka soo saaray Xallinta Mushkiladda Gobolka Hiiraan

Oct 21, 2014
Shir ay isugu yimaadeen Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo loo xilsaaray xallinta mushkiladda Gobolka Hiiraan ayaa laga soo saaray go’aamo dhawr ah oo ku aaddan rabshadaha ka dhacay gobolka Hiiraan. —————————– Ahmed-Nur Mohamed Warbaahinta Xafiiska R.W Mogadishu-Somalia Tel:... 
Halkudheg:

Court Adjourned and Shabelle Owner and Newscaster Released on bail

Oct 21, 2014
Mogadishu, 21 October 2014 The Hearing of the case of Shabelle and SkyFM journalists started at the regional Court on Tuesday morning around 10:00am and lasted for an hour. Judge Hashi Elmi Nor opened the hearing as scheduled and read a letter from the office of the Attorney General charging Abdimaalik Yusuf Mohamoud, owner of Shabelle Media Network and Ahmed Abdi Hassan, Shabelle newscaster on Articles... 
Halkudheg:

Minister of Information: “Confidence building with communities is key to the progress of brining peace and stability in Somalia.”

Oct 21, 2014
Mogadishu, 21 October 2014 – H.E. Mustafa Duhulow, Minister of Information today hosted an important meeting between AMISOM and Somali Police forces and Civil Society groups in Mogadishu. The aim of the meeting was to better coordinate between AMISOM and the Federal Government institutions as well as on how best to engage with public in order to bring peace and stability. AMISOM Police Force Commander... 

Dabagal Durista Diin walwaallada: khadar faarax saciid (warfaa)

Oct 21, 2014
Mahad Eebbe sarreeye ayaa mutaystay, Ammaan iyo nabdoonaani nebi muxamed dushisa ha daboosho. Gabalkan qoraalka ahi wuxuu dabagal miyirqaba iyo raadguris rasiin ah ku mashqacin doonaa diirashada culumadu ma daw baa mise waa daalinnimo hor leh? Qaybta hore waxay dul istaagi doon Duristani ilaha ay ka soo durdurayso , waxa ay daarran tahay iyo dareen ka laga muujiyay. Waayahan dambe degelada xidhiidhka... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...