Home » Archive Maalinta October 28th, 2014

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibdda Buri’ Hamza oo la kulmay ergeyga midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

Oct 28, 2014
Mogadishu, October 28, 2014- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa ergeyga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa howlgalka AMISOM Ambassador Maman S. Sidikou , Taliyaha ciidanka AMISOM Lt. Gen. Silas Ntigurirwa iyo Saraakiil kale . Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta wadashaqeynta... 

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya

Oct 28, 2014
Somalitalk 28-10-2014 Madaxweynaha Dawladda Federaalka oo furey Shirkii Maamul u sameynta Koonfur Galbeed Wafdigii uu hor kacayay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa barqanimadii maanta ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo. Madaxweynha Xasan Shiikh iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Xubno uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Barlamaanka... 

Machadka EISA oo Garoowe ku soo Gabagabeeyey Tababar

Oct 28, 2014
Machadka EISA oo Garoowe ku soo Gabagabeeyey Tababarka ku saabsan sida looga qayb qaato Doorashooyinka Tababarkaan oo ay soo qabanqaabisey Machadka Electoral Institute for Sustainable Democracy in Africa (EISA) oo inta badan qaabilsan Arrimaha Doorashooyinka iyo Dastuurada ayna ka qeyb-galleen dad laga soo xulay bulshada rayidka qaybaheeda kala duwan ayaa lagu soo gabagabeeyey Magaalada Garoowe ee... 

Golaha Wasiirrada oo ka dooday qorshayaal kor loogu qaadayo Miisaaniyadda dowladda

Oct 28, 2014
Mogadishu,27, October 2014–Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta isugu yimid kulan aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Kulanka oo dhammaan xubnaha golaha Wasiirada ay soo xaadireen ayaa looga dooday arrimo dhawr oo ay ka mid yihiin ammaanka qaranka, Miisaaniyadda dowladda ee... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...