Home » Archive Bisha June, 2014
Dagaal u Dhaxeeya Norway iyo Sweden oo ku saabsan Batroolka Soomaaliya, gaar ahaan aagga Laascaanood
Shirkadaha Shidaalka ee Norway iyo Sweden oo isku haysta cidda sahaminaysa ceelka shidaalka ee Holhol..
Joornaalka ugu weyn Sweden ee Aftonbladet ayaa qoray warbixin dheer oo uu kaga hadlay in dagaaal u dhaxeeyo shirkadaha shidaalka ee Sweden iyo Norway, dagaalkaas oo ku saabsan shidaalka Soomaaliya, gaar ahaan aagga magaalada Holhol ee u dhow laascaanood.
Shirkadda Lundin (Africa Oil) ee Sweden iyo...
Ardeydii ugu Badneyd oo ka Qalin Jabisay Jaamacada Horseed International University.
Waxaa Hotelka City Palace ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey taasoo ku saabsaneyd ardey ka Qalin Jebisay Jaamacada Horseed International University ,waxaana Xafladaasi ka Qayb galey Raiisul Wasaare ku Xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Diinta iyo Owqaafta ee Dowladda Federaalka Ridwaan Xirsi Maxamed , Wasiiro , Xildhibaano, Maamulka Gobolka Banaadir,Ardeyda wax...
SHIR JARAA’ID – BURCAD BADEEDNIMADII OO AAN CAGO KU TAAGNEYN:
DARAASAD CUSUB
26ka June 2014, Muqdisho. Xarunta Soomaaliyeed ee Macluumaadka ka Hortagga Burcad badeeddu waxay hotel Jazeera ku qabatay madasha kulankeeda 8aad, bishan June 26 keeda, 2014 ka.
Ajandaha kulanka oo ahaa “aragtida iyo fahanka dadka Soomaaliyeed ay ka qabaan Burcad-badeednimada” wuxuu abuuray jawi saamaxay in si rasmi ah loogu soo bandhigo sababaha keenay hoos u dhaca falalkii burcad-badeeddnimada...
Soomaaliya oo saxiixday heshiiska ciidamada heeganka ee dalalka Bariga Africa.
Warsaxaafadeed- 26-06-2014 Madaxda dalalka Bariga Africa ayaa magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea maanta ku gaaray heshiis dhigaya in si rasmi ah loo howlgaliyo ciidamada heeganka ee ay yeelanayaan dalalka ku bohoobay Bariga Afrika ee lagusoo gaabiyo (EASF), waxaa Soomaaliya heshiiskaasi u saxiixay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed.
Madaxda Midowga Afrika ayaa soo...
Warar Goos goos ah ee Soomaaliya – June 26, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.
Somalitalk 26-6-2014
· Wararka aan ka heleyno Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in Saakey Oroortii uu halkaas uu ka dhacay dagaal, wuxuuna Dagaalkaas uu u dhaxeeyey Ciidamada Amisom gaar ahaan kuwa Jabuuti iyo Xarakadda Shabaab , waxaana la sheegey in dagaalkaas uu ka dhashey Khasaaro isugu jirta Dhimasho iyo...
Shir looga hadlayo Jinsiyadda Soomaalinimada oo ka socda Jabuuti
Waxaa ka socda caasimadda waddanka Jabuuti ee jabuuti , shir looga arrisanayo dhalashada ( jinsiyadda) Soomaalinnimada. Sida uu caddeeyay wasiirka arrimaha Gudaha iyo Faderaalka ee Soomaliya C/laahi Goodax, waxaa shirkaas ka qaybgalaya ergo ka socota xafiiska madaxweynaha, mid ka socota xafiiska wasiirka koobaad, xubno ka socda baarlamaanka.
Waxaa kale oo kulanka ka qaybgalaya khubaro la sheegay...
Golaha Wasiirradda Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii ay gaareen Dhinacyadii Isku Hayey Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Mogadishu, June 24, 2014—–Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi ahayn, kaasoo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Waxaana golaha wasiirradu si wadajir ah u soo dhaweeyeen qodobadii ka soo baxay heshiiskii ay shalay gaareen dhinacyadii khilaafaadku u dhexeeyay ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Ra’iisu Wasaaraha...
Kenya oo duqaysan degaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ee Soomaaliya
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.
Somalitalk 23-6-2014
· Wararka aan ka heleyno Deegaanada Pundland waxay sheegayaan in Maamulka Pundland uu si weyn uga soo horjeestey Heshiis ay Dowladda Federaalka ay la gashey Shirkado Shisheeye kuwaa oo Shidaal ka baari doono deegaanada Soomaalida ,waxayna Shirkadahaas ay kala yihiin Shell iyo Exon, Agaasimaha Shidaalka Iyo Macdanta...
Warar Goosgoos ah oo ku saabsan Soomaaliya
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.
Somalitalk 22-6-2014
· Waxaa Dalka Holand ku soo dhamaadey Shirweyne ay laahaayeen Madaxda iyo Taageerayaasha Xisbiga tayo, waxaana kulnakaas looga hadlayey Xaalada Dalka haatan uu marayo iyadoo Kulankaas mar uu ka Hadley Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxaa uu sheegey in Xisbiga tayo uu qayb...
Wasiirka Batroolka Soomaaliya oo laga codsaday in uu Guddiga cusub ee dib u eegidda DASTUURKA u gudbiyo Xeerka Law no 37 si looga dhigo dastuuri
Haddii si cad naloo dhaco oo boobka la sharciyeesto, calaacal iyo qeylo iyo mudaharaad waxba inooma tari doonaan ee hadda inta goori goor tahay aan gacmaha isqabsanno oo aan ka hortagno.
Waxaan Ummadda Soomaaliyeed la socodsiinayaa in taariikhdu markey ahayd 15-06-2014 , aan HILTON Hotel ee Den Haag ku booqday Wasiirka Batroolka Soomaaliya Mudane Daa-uud Moxamed iyo Agaasimaha Guud Mudane Farax Cabdi...
Federal Republic of Somalia hold discussions with Shell and ExxonMobil in The Hague
On Friday 13 June 2014, His Excellency Minister Daud Mohamed Omar, Minister of Petroleum and Mineral Resources of the Federal Republic of Somalia visited the headquarters of Shell in The Hague, The Netherlands. This is the first meeting between Minister Omar and Shell.
The Minister was in The Hague at the invite of Shell EP Somalia B.V. (“Shell”) who was awarded a concession for five blocks (Blocks...
Munaasabad Qalin Jabinta Qur’aanka Kariimka oo ka dhacday Dugsiga Muscab Binu Muceyr ee Degmada Wadajir.
Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay ku qalin jabinayeen afar iyo labaatan Ardey oo dhamaysatay barashada Diinta Islaamka ayaa ka dhacday Madarasada Muscab Binu Muceyr ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Xafladatan oo ay ka soo qayb galeen Mashaa’iikh, waalidiinta Ardeyda iyo Marti sharaf lagu casuumay ayaa Ardeydii qalin jabinaysey oo da’doodu u dhaxayso Laba iyo...
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.
Somalitalk 21-6-2014
· Raiisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyey Qaraxii lagu Diley Wariyey Yuusuf Axmed Abuukar (Yuusuf Keynaan) oo ka mid ahaa Wariyayaasha ugu caansan Magaalada Muqdishoo una soo shaqeeyey Idaacado badan isagoo haatan u shaqeynayey Idaacada Mustaqbal iyo Idaacadda Ergo oo ka shaqeysa arrimha baniaadnimada, wuxuuna Raiisul Wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed...
Weriye Yuusuf Keynaan oo lagu dilay qarax Muqdisho
Ra’iisul Wasaare Cabdiwali “Qaraxii lagu dilay wariye Keynaan waa mid laga dheehan karo nacaybka ay nabaddiidku u qabaan saxaafada xorta ah”
Muqdisho, 21 June, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii foosha xumaa ee loo gaystay wariye Yuusuf Axmed Abuukar Keynaan, oo ku geeriyooday qarax saaka lagu xiray...
Xarunta Dugsiga Indhoolayaasha ee Al-Nuur lagu qabatey Munaasabad lagu soo Gabagabeynayey Waxbarashadda Sanad Dugsiyeedka 2013-2014.
Waxaa Xarunta Dugsiga Indhoolayaasha ee Al –Nuur ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu soo Gabagabeynayey Sannad Dugsiyeedkii 2013-2014 ,waxaana Munaasbadaas ka qayb galey Masuuliyiin ka socotey Hayadda Hormuud Foundation , Maamulka Dugsiga Al-Nuur, Macalimiinta , Ardeyda Waxka barata iyo Waalidiinta iyo Marti Sharaf kale oo ka socotey Qaybaha kala duwan ee Bulshada ,
Ugu Horeyntii...
Sheekh Maxamed Cabdi Umal Oo maanta Muxaadaro ujeediyay Ganacsatada Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobalka Bari
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo booqasho Dacwadeed ku jooga Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobalka Bari ayaa waxa uu Maanta muxaadaro qiima badan u jeediyay Ganacsatada Ku Nool Magaalada Bosaaso, iyadoo muxaadarada sheekhu inta badan ay ku wajahaneyd Ganacsiga ku banaan Diinteena Islaamka .
Sheekha ayaa ugu horeynba waxa uu ku booriyay Ganacsatadii ka soo qeybgashay Dhageysiga Muxaadaradii Maanta ...
Somalia iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiiska kamid noqoshada dalalka ku bohoobay ACP.
Warsaxaafadeed: 19/6/2014 — Dawladda Soomaaliya ayaa maanta magaaladda Nairobi ku saxiixday kamid noqoshada dawladdaha ku bohoobay Africa, Caribbean and Pacific iyadoo Midowga Yurub uu qayb firfircoon uga jiro kaalmada dalalka (ACP) oo kulankoodii 99-aad maanta lagusoo gaba gabeeyay xarunta KICC ee magaaladda Nairobi iyadoo ay kulankan goob joog ka ahaayeen inta badan xubnaha ACP iyo Midawga...
Wasiirka Garsoorka & Datuurka: “Horumar weyn baa laga sameeyey nidaamka Dib u eegista Dastuurka Somalia.”
Warsaxaafadeed:
Mogadishu, 19 June 2014 – Wasiirka Garsoorka & Dastuurka Mudane Farah Sheikh Abdulkadir, ayaa maanta soo dhoweeyey ansixinta baarlamaanka ay ansixiyeen Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka. 134 xildhibaan baa ansixiyey, halka 9 ay diideen, 10 xildhibaana ay ka aamuseen. Wasiirka ayaa yiri “Horumar weyn baa laga sameeyey nidaamka Dib u eegista Dastuurka...
Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo ka wada hadlayo arrimo ay kamid yihiin qaxootiga Soomaalida Kenya.
Warsaxaafadeed, 18/6/2014– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo magaaladda Nairobi ee dalka Kenya u jooga ka qayb-galka kulanka 99-aad ee dalalka ku bohoobay African, Caribbean, and Pacific Group of States , laguna soo gaabiyo (ACP) ayaa magaaladda Nairobi kulan dheer kula qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Mudane William Rutto iyagoo ka wada hadlay arrimo ay...
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.
Somalitalk 18-6-2014
· Qarax Gaari lagu soo rakibey ayaa waxaa uu ku qarax Gudaha Isbitaalka Keesaney oo ku yaala Duleedka Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegey in Gaari uu lahaa Dhaqtar lagu Magaacabo Dr Cabdiqaadir Xoog oo marki uu ka degey uu oo Caabar uu ka Maqan yahay ayaa lashegey in Qaraxaasi uu dhacay waxaana ku Dhintey Wiil Kaaliya u ahaa Dhaqtar sidoo kale waxaa ku dhaawacmey...
Warar Goos Goos ah ee Soomaaliya – June 17, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.
· Wararka naga soo gaaraya Dalka Kenya waxay sheegayaan in mar kale Dalka Kenya Weerar lagu qaadey meel aan sidaa uga fogeyn Weerarkii dhawaan lagu qaadey Meel ku dhowr Jasiirada Laamuu , waxaana weerarkaas uu ka dhashey Khasaaro isugu jirta Dhimasho iyo Dhawwac iyadoo la sheegey in Weerakaas ay ku dhinteen ilaa 10 Ruux, wararka...
Waraysi Cabdiwaaxid Cilmi Cumar Goonjeex ee SomaliTalk kula yeelatay Minneapolis – Video
Khudbadii Cabdiwaaxid Cilmi Cumar Goonjeex ka jeediyey Minneapolis – Video
Kulan lagu qabtay Minneapolis oo ay ka qayb galeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin iyo aqoonyahan kale.
Cabdiwaaxid Cilmi Cumar Goonjeex oo isaga si gaar ah loogu weyneynayey kulanka, isla markaana u muuqdey nin u sharaxan xilalka qaranka ayaa ugudambeyn meesha ka Hadley.
(Khudbadii...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo u ambabaxay dalka Norwey kadib cazuumaad rasmi ah oo uu helay.
Mogadishu, Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ka ambabaxay caasimadda Muqdisho , isaga oo ku sii jeeda Magaalada Oslo ee Caasimadda dalka Nowey ,halkaasi oo uu kula kulmi doono mas’uuliyiin sarsare oo ka tirsan dowladaasi oo uu ka mid yahay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda H.E. Hans Brattskar .
Booqashadan...
CULIMO SUCUUDIYAAN AH OO SAFAR DACWO KU YIMID KOOFUR AFRIKA
Waxaa SabtidiiJune 15, 2014, ku yimid dalkan koofur afriko safar dacwo culimo sucuudiyaan ah oo ka soo degay johannesburg, culimadan oo ka soo duulay magaalada jeddah ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay mas,uuliyiinta albayaan oo uu ka mid yahay amiirka guud albayaan sheekh xasan guure, sheekh axmed dheere xoghayaha guud ee albayaan, sheekh yuusuf xubin ka mid ah aasaasayaasha albayaan, sheekh maxamed...
Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda Federaalka Somalia: Shirka Jaraa’id ee Usbuuclaha ah
Mogadishu, 14 June 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Sheekh Atom ka soo tagidii kooxda Al-shabaab, Horumarka Qorshaha Xasilinta Dalka, dagaaladii ka dhacay Marka, Qorshaha si Iskaa wax u qabso ah loogu nadiifinayo waddooyinka,...