Home » Archive Bisha December, 2012

Boqolkii Maalmood ee Dowladda oo uga Dhamaatey Magacaabis: 10kii September – 19ka December 2012

Dec 19, 2012
10/9/2012 – 19/12/2012: Waxaa buuxsamey 100 maamlmood oo ka soo wareegtey doorashadii Xasan Maxamuud, waa Saddex Bilood iyo Toban Maalmood….. Guuxa Dadweynaha : 1-Ilaah ha na Dhaafiyo midaan 2-Waa Boqol Maalmood oo ku dhamaatey Magacaabis 3-War ha loo sugu Sannad 4- Lix Bilood Gaari meyso 5- Waa Dowlad jabisey Gidaarkii 4.5-ka 6- Tii Shiikh Shariif baa Dhaantey 7-Waa Dowlada lacag yari... 
Halkudheg: ,

Baaq kusocda Afhayaynka iyo dhamaan xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya

Dec 18, 2012
Markahore waxaan idiinka mahadcelinaynaa habsamida aad uhogaaminaysaan siyaasadda dalka iyo dadkeena Soomaaliyeed xiligaan xaaladda adag lagujiro. Sida aan wada ognahay dalkeenu waxuukabaxay xiligii kumeelgaarka waxuuna galay xili uu caalamku utexgalin sida doowladaha caalamka kajira ookale. Haddaba waxaa muhiim ah in aad la’imaataan taxadar dheeraad ah, waxii qaldaad ahaa ee horay udhacay in aad... 

FaahFaahin Dheeraad ah oo ka soo Baxaysa Qarax Saddex ah oo Habeenimadii Xalay ka Dhacay Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi.

Dec 17, 2012
Inta la xaqiijiyay illaa Laba qof ayaa ku dhaawacantay Qaraxyo Seddax ah oo habeenkii Xalay ahaa ka dhacay Xaafadda Soomaalidu ay ku badan tahay ee Islii ee Magaalada Nairobi. Qaraxyadan ayaa sida lagu soo waramay ka dhacay goob Baar ah oo ay ku Caweeyaan Keenyaahanka laguna Magacaabo Xaafadda Jaamka ee Islii halkaasoo sida la sheegay Salaaddii Maqrib kaddib uu soo maray Gaari kaasoo Seddax Bum ku... 
Halkudheg:

Taariikh Nololeedkii Sh.Cabdiwali Sh. Cabdilaahi Sh. Aamin| Macalim Hambaase

Dec 17, 2012
1- Hordhac 2- Qoyska uu sheekhu ka soo jeedo 3- Dhalashadii sheikha iyo barbaaritaankiisii 4- Kaalinta uu ku lahaa sh.cabdiwali Dacwada Guud Uganda 5- Xadhigii Sh.Cabdiwali 6- Culumadii uu waxka bartay sh/C/wali 7- Ardaydii sheekh Cabdiwali 8- Wanaagii looga maragkacay 9- Casharadii ugu danbeeyay ee uu gacanta ku hayay 10- Qoysaskii iyo caruurtii sheekha 11- Aaskii sheekha 12- Kalmadda Culumada ay... 
Halkudheg: ,

Cabdiweli Cali Gaas oo Dowlada Kenya uga Digey in ay Dib u Celiso Qaxootiga Soomaaliyeed

Dec 16, 2012
Dowladda Dalka Kenya ayaa mar kale waxa ay ka hadleen Qaxootiga Soomaalida ee ku sugan Gudaha Magaalada Nairobi gaar ahaana Xaafadda Soomaalidu ku badan tahay ee Islii. Xukuumadda Kenya ayaa amar ka soo saartay Qaxootigaas gaar ahaana kuwooda haysta Kaararka Aqoonsi ee ay bixisey Hay’adda UNHCR oo cadeyneysa Qaxootinimadooda kuwaasoo loogu baaqay in ay dy dib ugu laabmaan Xeryaha Qaxooti eek u yaala... 
Halkudheg:

Mid kamid ah Wasiir Ku-Xigeenadii uu soo magacaabay Shirdoon oo is-casilay….

Dec 15, 2012
Waxaa Jimacadii is-casiley mid kamid ah wasiiro-ku-xigeenadii uu Khamiistii magacaabay ra’iisul wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya, sida laga soo xigtey ilo ku dhow wasiir xigeenka is casilay. Is-casilaadda Abuukar Xasan Cali – oo loo magacaabay wasiir ku xigeenka wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta – ayaa wararka ugu horeeyey ee ka soo baxdaya ay tibaaxeen in ay sabab u tahay... 
Halkudheg:

Raiisul Wasaare Shirdoon oo Magacaabey 20 Wasiir Ku-Xigeen iyo Shan Wasiiru Dowlayaal

Dec 13, 2012
Raiisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta December 13, 2012 soo saarey Wareegto uu ku Magacaabayo Wasiir Ku xigeeno iyo Wasiiru Dowlayaal kuwaas oo ka koobana 20 Wasiir Xigeen oo Tabanka Wasaaradood loogu qaybiyey min Laba Wasiir Kuxigeen, halka Shanta Wasiiru Dowlayaasha loo Magacaabey Shan Wasaardood oo ugu Muhiimsan waxayna kala yihiin Magacyada Magacyada Wasiir u Dowlayaasha 1. Cabdi... 
Halkudheg:

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Sheegay in Wax Khilaaf ah Uusan Kala Dhaxayn Xukuumadda Kenya.

Dec 13, 2012
Madaxweynaha DFS ayaa ka hadlay Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya wuxuuna sheegay inaysan jirin wax Caqabad ah isla markaana Kenya ay kaalin ka qaadanayso nabadeynta dadka Soomaaliyeed isagoo dhinaca kalena sheegay dhinaca maamul u sameynta Gobolada Jubbooyinka in Kenya wax shaqo ah aysan ku lahayn Gobolada Jubbooyinkana ay Xaq u leedahay in dawladda Soomaaliyeed ay go’aankeeda qaadato. Prof. Xasan... 

Shiikh Maxamed Cabdi Umal oo Wada Barnaamijyo wacyigelin ah oo ku Aadan in Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Xaafada isli Nairobi Is Difaacaan

Dec 12, 2012
Iyadoo weli ay taagan tahay Qalalaasha ka jira Magaalada Nairobi gaar ahaan Xaafadda Islii iyo Gobolka “waqooyi Bari” ee Soomalida Degto ayaa Shiikh Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada waaweyn Soomaaliyeed ee ku sugana Dalka Kenya ayaa weli Wada Baraarujinta iyo wacyigelinta dadka Soomaaliyeed ka dib markii ay dhacewen dhowr weerary oo la Damcsanaa in lagu boobo Suuqa ugu weyn Afrikada Bari... 
Halkudheg:

KENYA ON THE WRONG TRACK IN SOMALIA:

Dec 12, 2012
After intense fighting in Southern Somalia for the past eighteen months, the Somali forces and backed by Kenyan military have liberated kismayo from Al-Shabaab and its environs. However, we have witnessed attempts by ‘some elements’ to establish a parallel government in Southern Somalia. As a result, we have heard heated debates about Lower Juba Region and in particular Kismayo and judging from... 
Halkudheg:

Shir Looga Hadlay Horumarinta Degmada Dolondole ayaa ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Dec 11, 2012
Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen beelaha ka soo jeeda degamada Dolondole ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho 9ka December 2012. Shirkaas oo ay soo abaabuleen xildhibaanada ka soo jeeda degmada Dolondole ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala gedisan ee bulshada oo ay ka mid yihiin odayaal dhaqameedka, siyaasiyiinta, wax-garadka, qurba-joogta, ganacsatada iyo dhalinyarada. Shirkaas ayaa waxaa... 
Halkudheg:

Dawladda ay Hoggaamiyaan Calasow, Shirdoon iyo Jawaari oo aan weli ka jawaabin Hadalkii Qareen Maraykan ah oo ku saabsanaa Badda Soomaaliya – 200 vs 12-miles

Dec 10, 2012
Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaan muddo toddobaad kor u dhaaftay wax jawaab ah ka bixin hadalkii ka soo yeeray Garyaqaanad ka tirsan Dawladda Maraykanka:  “inkasta oo qareenada difaacayey ay soo bandhigeen caddaymo farabadan oo muujinayey in Soomaaliya ay sheegatay 200-mile badeed oo ah Territorial Waters ah, haddana waxay ku guul daraysteen in ay muujiyaan in Soomaaliya ay madax-bannaani... 
Halkudheg:

About Somali pirates and not only about them

Dec 10, 2012
Alexander MEZYAEV | 02.12.2012 | 00:00 The UN Security Council has returned to the problem of pirates. On November 19 a new report by the UN General Secretary on piracy was discussed, and on 21 November a new Security Council resolution was adopted, which established a number of very interesting provisions. Marine transportation accounts for 90% of all international trade transportation in the world,... 
Halkudheg:

Shacabka ku Dhaqan Magaalada Kismaayo oo ka Cabanaya Bandow Halkaa lagu soo Rogay

Dec 9, 2012
Iyadoo Maamulka ka arrimiya Magaalada Kismaayo uu Bandow ka bilaabanaysa Lixda Maqribnimo ku soo rogay Magaalada ayaa waxaa arrintaa si weyn ay u saameysey dadka Reer Kismaayo oo xiligan si aad ah uga cabanaya baandowgaas. Qaar ka mid ah Ganacsatada Magaca ku leh Magaalada Kismaayo ayaa Maamulka Magaaladaasi u gudbiyay Codsi ay ku weydiisanayaan in Magaalada laga qaado Bandowga iyagoona sheegay in... 
Halkudheg:

Dugsiga Sare ee Suldaan Hurre oo Degmada Xarfo laga dhagax dhigay

Dec 8, 2012
Gaalkacayo: Degmada Xarfo oo ka tirsan Gobolka Mudug dhacdana dhinaca Waqooyi barri ee magaalada Gaalkacayo ayaa waxaa December 6, 2012 laga dhagax dhigay Dugsi sarre oo loo bixiyey “Dugsiga Sarre ee Suldaan Hurre” Dugsigan sarre ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee noociisa Degmada Xarfo laga hirgaliyo. Qabanqaabada iyo dhisida Dugsiga sarre ee Suldaan Hurre ayaa waxaa iska kaashaday Jaaliyada dibadda... 
Halkudheg: ,

Qarax ka dhacay Nairobi oo uu ku dhaawacmay Xildhibaan Yusuf Hassan oo laga soo doorto Kamukunji, Nairobi

Dec 8, 2012
Saddex qof ayaa dhintay habeenimadii Jimcada (ee Sabtidu soo geleysey), waxaa kale oo ku dhaawacmay siddeed qof oo uu ka mid yahay xildhibaan Yuusuf Xasan oo laga soo doorto Kamukunji Nairobi, kaddib markii qarax ka dhacay meel u dhow Masaajid oo ku taal xaafadda Eastleigh (Islii) ee magaalada Nairobi, sidaas waxaa qortay jariidada Standard. Laba qof oo kale ayaa u dhintay dhaawacii. Qaraxaasi waxa... 
Halkudheg:

Golaha Wasiiradda DFS Oo Soo Saaray Go’aan Lagu Mamnuucayo Ka Ganacsiga Qalabka Ciidamadda.

Dec 7, 2012
Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha wasiirada Dawlada Federaalka soomaaliya ayaa sheegay “in laga bilaabo maanta aan laga ganacsan karin qalabka ciidamadda sida, Hubka noocyadiisa kala duwan, Rasaasta, Tuutaha, Booshashka iyo dhamaan qalabka ay isticmaalaan Ciidamadu.” Waxa kale oo warsaxaafadeedku xusay in golaha wasiradu ka ay ka doodeen sidii loo howl galin lahaa Maxjarka Xoolaha ee... 

Madaxweynaha Dawladda Federaalka oo ku sugan Turkiga oo Heshiisyo la Saxiixan Doono Dowlada Dalkaas

Dec 6, 2012
Iyadoo maalintii Shalay Magaalada Istanbuul uu gaaray Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya iyo Wafdigii uu hoggaaminayay ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay Dalkaas. Sarkaal ka tirsan Qunsuliyadda Soomaalida ee Istanbuul oo ka hadlayay Booqashada Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tegay Dalka Turkiga ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya shalay markii uu gaaray dalka Turkiga in halkaas si... 

SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii | Casharkii 28-aad

Dec 4, 2012
Casharkii XXVIII-aad Xoogagga is-baheysiga xuddunta (Axis Powers) waxay horey u diyaariyeen ciidan xooggan oo si toos ah u weerara xuduudda waqooyi ee dalka Giriigga. Waxay isugu jireen Jarmal iyo Bulgarian. Weerarka ay ciidankaasi qaadayeen wuxuu ahaa mid ku lammaanan weerarkii xagga cirka ee Jarmalku ay la beegsadeen magaalo-madaxdii Yugoslavia (Belgrade) iyo dalka Macedonia ee waqooyiga Griig. Ciidanka... 
Halkudheg:

Marka Guurka Laguu Diido!

Dec 4, 2012
Waad salaamantihiin walaalaha qeymaha badan ee kuxiran websitekan qaaliga ah. Maanta iyo maqaalkeena wuxuu kusaabsanyahay caado aad ufool xun Quursi oo ubaahan in la’iska kaashado cirib-tirkeeda. Quursi? Waa qofka oo isku qanciyo inuu qofka kale kaga fiicanyahay isir,midib,diin, qaabka Allah usameeyey,lab iyo dhadig kuu yahay! Quursiga waa cudur da’ weyn oo lakowsaday Aadamaha maalintii... 
Halkudheg:

Jaamacada Kismaayo oo ay ka qalin jabiyeen 94 arday

Dec 4, 2012
Maalintii khamiista ahayd 29/11/2012 ayaa xarunta Jaamacadda kismayo waxaa ka dhacay xaflad qalin jabin ah oo si weyn loo soo agaasimay uuna shicaarkeedu ahaa “helidda Jiir aqoon leh” , xafladaas oo ay ku qalin jabinayeen arday gaadhaysa 94 arday ayna ka soo qeyb galeen dhamaan bahda waxbarashada, ganacsatada, ururada bulshada iyo qeybaha kaladuwan ee Saxaafada. Ardayda qalin jabinaysay ayaa waxay... 
Halkudheg:

Isbaaradii ugu Weyneyd Isbaarooyinka ee Magaalada Muqdisho oo la qaadey

Dec 4, 2012
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku Sugan Ex. Kontorll Afgooye ayaa Isniintii qaaday Isbaaradii Gaadiidka Lacagaha looga qaaday ee halkaas taalay.Isbaaro qaadistaas kaddib ayaa waxaa Saxaafadda halkaa kula hadlay Taliyaha Ex. Kontorool Afgooye Gaashaanle Nuur Xasan oo Saxaafadda uga warbixiyay qaabkii ay u qaadeen Isbaaradaas. Taliyaha ayaa sheegay in iyadoo la fulinayo amarkii Madaxweynaha... 

Cudurka Dilaaga ah ee AIDS oo Fara ba’an ku haya caalamka, waxaana sannadkii 2011 u dhintay 1,700,000 qof

Dec 2, 2012
Halkii maalin oo kasta waxaa cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS uu ku dhacaa 7,000 qof oo ku nool dunida dacaladeeda, taas oo ka dhigeysa in halkii saac oo kasta uu qiyaastii cudurkaasi asiibo 300 qof. AKHRI “…dadka qaba AIDSee Sannadkii Tagey 2011 Caalamka waa 34 Milyan. Dadka uu ku dhacay ee qaadey waa 2 Milyan iyo Bar. Dadka u Dhintey waa 1 Milyan iyo Todobo Boqol oo kun qof …. “Soomaalida... 
Halkudheg:

Gabay: DAREEN QARAN – WT. Maxamuud Axmed Cabdalla (shiine)

Dec 2, 2012
November 30, 2012 Email: mabdalle@gmail.com HORDHAC: Dhammaan ummadda Soomaaliyeed salaan ayaa abwaanku u dirayaa. Gabayga DAREEN QARAN wuxu ku yimi dood dhex martay abwaanka iyo nin ay saaxiibbo yihiin oo la yiraahdo Ducaale. Ducaale oo ah nin aamminsan fikradda kala qaybinta dalka, ayaa wuxu abwaanku kaga hadlayaa gabaygan. Si kasta ha ahaatee, abwaanka ayaa ducaale dareensiinaya in kala tagga iyo... 
Halkudheg:

Shirkii Jigjiga ma la odhan karaa Xabsi Maxaabiista ku Jirtaa ay Hal Xuquuq ah la haayeen,?

Dec 1, 2012
Waxaa markaliya kasoo muuqday shaashada idaacadaha la iska arko & Websites uu maamusho xukuumada ethiopia & kuwa xidhiidh qotodadheer la leh maamulka gumaysiga ethiopia shir lagu qabtay magaalada Jigjiga oo loogu magac bixiyay shirka wadatashida xukuumada & shacabka. Waxaa magaalada jijiga lagu soo ururiyay dadwayne aad u tiro badan oo laga kala keenay gobolada & tuulooyinka Soomaalida... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...