Home » Archive Maalinta August 17th, 2012

Waa maxay shuruudaha iyo sifooyinka laga rabo Madaxweynaha Cusub?

Aug 17, 2012
Qore: Farah Aw-Osman Madaxweynuhu waa wajiga ama muraayada matalaysa ummada Soomaliyeed taas oo caalamku ay wada arkayaan. Sidaa awgeed, waa lama huraan in qof u qalma buuxiyayna shuruudaha ama sifooyinka aasaasiga ahna la doorto jagadaas muhiimka ah. Hadaba waxaa isweydiin mudan maxay yihiin sifooyinka lama huraanka ah ee ay tahay in laga helo madaxweynaha mustaqbalka, si markaasi qof tayo, tacliin,... 
Halkudheg:

Kulan Looga soo Horjeedo Laguna Cambaareynayay Dilalka iyo Xadgudubyada loo gaysanayo Saxaafadda oo Maanta ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Aug 17, 2012
Kulan ay soo qaban qaabiyeen Hay’adda Suxufiyiinta Qaranka ee NUSOJ isla markaana ay ka soo qayb galeen Agaasimayaasha qaybaha kala duwan ee Warbaahinta ayaa maanta ka dhacay Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho Kulankan ayaa guud ahaan waxaa uu ahaa mid looga hadlayay dhibaatooyinka loo gaysanayo Suxfufiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaana Magaalada Muqdisho oo Sanadkan gudihiisa lagu dilay illaa Sagaal... 
Halkudheg: ,

Xarakada Alshabaab oo Deegaanada ay ka taliyaan Dadka u sheegey in Hilibka Waraabaha la Cuni karo.

Aug 17, 2012
Shiikh Cabdi Umal “Hilibka waraabaha waa Xalaal mana jirto meel lagu Xaaraatinimeeyey” Shiikh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif “Hilibka Waraabaha Waa xaaraan Cidii Tiraah waa Xalaal Been bey sheegtay”  Waraabaha oo ka mid ah Duur Joogta isla markaana Cuna Dadka iyo Xoolaha ayaa xiligan waxaa la sheegayaa in Cunsitiisu ay Banaan tahay Diinta Islaamkana aysan waxba ka qabin iyadoo Xarakada Alshabaab  Deegaanada... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...